Dowlada KMG, Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo dhinacyo kale ayaa si weyn u soo dhaweeyay heshiis Shaley Magaalada Addis Ababa ee Itoobiya ay ku kala saxiixdeen DKMG iyo kooxda sheegata Ahlu Sunnah Waljameeca.
Sh Shariif Sh Axmed, Madaxweynaha DKMG oo gelinkii danbe ee Maanta Shir jaraa’id ku qabtey Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay heshiiska shaley Dowladiisu la gashey, kooxda sheegatada Ahlu Sunnah.
Heshiiskan ayuu ku sheegay Sh Shariif mid muhiima, qeybta ka ah Barnaamijka dibu heshiisiineed ee Dowladiisu ku howlan tahey siduu hadalka u dhigey.
Waxa uu dhinaca kale soo dhaweeyay amaana u jeediyay dhinacyadii ku lugta lahaa ee beesha Caalamka, kana shaqeeyay qabsoomidiisa iyo miro dhalkiisa.
Sh Shariif waxa uu si weyn uga cowday warbixin dhawaan QM ka qortey Dowladiisa, gaar ahaan ciidamada oo lagu tilmaamey kuwo aan tayo waxqabad oo la isku haleyn karo laheyn.
Shariif, inkastoo uu qirey jiritaanka qaar ka mida eedeymaha loo jeediyay Dowladiisa, hadana waxa uu warbixintan ku tilmaamey mid dhabar jab weyn ku ah DKMG, gacanna aan ka geysaneynin horu socodkeeda.
Heshiiska labada dhinac ku gaareen Addis Ababa, waxa sidoo kale soo dhaweeyay Wakiilka QM ee Soomaaliya, Axmed Walda C/lle oo ugu baaqey dhinacyadii uu u dhaxeeyay iney ka shaqeeyaan fulintiisa.
Waxaa sidoo kale heshiiska ka Hadley soona dhaweeyay Midowga Yurub oo ku tilmaamey mid wax ku oola, kuna soo aadey xilli loo baahnaa mudanna in laga faa’iideysto lana taageero.
Heshiisyada noocaana dhibaato hor lena u seeda Dalka, dibadiisana lagu gaaro, waxaa badanaa soo dhaweeya taageeradoodana Shafka u garaaca Dowladaha shisheeye ee faragelinta ku haya Arimaha Soomaaliya.

Related posts:
Maasha allah walaahi waa guul in labo kooxood oo ka mid ah dadka dagaalada ku lug leh heshiiyaan.
Somali wa inay heshiisa iskuna tanazulan saas umbayna guul kugaarayana hadi kale anakoo is hays haysana umbuu aduumka intiisa kale nadhaafi
aragtidayda ku aadan heshiishkaas
waa mid aad u fiican waana soo dhawanayaa
waxaanan rajayanayaa in ilaahay idankiis way wax ka badil doonto xaalda somalia
sidoo kale maadaama ay hawsha dawladu tahay dib u heshiisiin waa loo baa hanyahy in ay sidaa samayso
lana soo dhaweeyo cid kasta oo somali ah ha ahaato suufiyo ama khawaarij ama wax kale
bal aan eegno waxa kooxahaan mooryaanta ah isku raacaan iyo sida heshiis Gaalo dabataagan tahay u socon doono welee qorshe Gaalo ooy Raac wado ma guuleysto
Hassan Guushaynaan isku si u arag
Nimakii lahaa Tawxiid ayaan fidinaynaa markii ayu La imanwaayeen Barnaamij Cad
waataas maanta lagu Qaramaynaayo Suufiyadii Qubuuraha iskaga Mashquulsanaa lagu
Qarameeyay taasoo looga jeedo in Tawxiidka lagula Dagaalam
Allaase Tawxiidkan u soo saari doona kuwo Culumadooda dhegeysta
Si aanay ugu dhicin Hoga ay Qodayaan Gaalada iyo waxa ay wataan.
WC
labo koxod oo mujrimin ah heshikoda wax uu tarayo malahan illahay ha ka qabto umada.
BISMILLAAH.
……..waa dhurwaa soo dhawayso…………..
shirkii waa dhamaadaye shareecada ma waafaqay.
sharkii ma daayeen shaydaana ma ka hareen.
shacabkay gumaadeen magdhow ma u sidaaaaaaan.
shalay miyay hilmaameen waa tay islaayeen.
shantii kumi la siiyay sharaftii ma ku seegeen.
shaati badane ma tuureen mase waa ka siidareen.
shariifow ma daaline shirku waa ka xeelad.
sheegimaayaan xaqiiqdee wallee way shiraacan.
showrdanbe waa dhamaadaye shaxda ha seegina.
shisheeye baryadiis baad dhabta ka dhigateene.
shakligiinu waa dhurwaa soo dhawayso.
dadaw baraarug sheeko waa dhammaataye.
WALLAAHU ACLAM.
Asalaamucalaykum wr wb
waxaan u arkaa anigu ka shaqsi ahaan guuldaro oo usoo hooyatay soomaaliya. waa marka horee DKMG,waxaa cad in maalinba maalinta kadanbaysa diinta lagasii fogaynayo xitaa laga gaarsiiyo inay shaydaan la hishiiyaan ALLAHna ay ku gaaloobaan! “Ahla sun wal Jallaafa” waa daalimiin diin unisba sheeganaya, diinta xaniifka ahina beri ayay ka tahay kuwaas, balse dad badan oo wax magarato ah ayay gaalaafandoonaan waxaase ii muuqata inay tahay bilowgii ay ku dhamaan lahaayeen oo saaxada uga bixi lahaayeen sidii qabqablayaaashii dagaal ay mujaahidiintu saaxada uga saareen bi,idnillaah(wamaa daalika calallaahi bicasiis) inkastoo ayba ubadanyihiin qabqablayaashii la jabiyay oo magaca soo badashaday si jahwareer ugu ridaan caamada oo markaa layiraahdo culumadii ayaa is haystee xagee baanu aadnaa culumana ismahaysee daalim iyo xaq u dirir baa ishaysta! tan kale waxaan jeclaa nimanka xaq u dirirka ah(mujaahidiin, irhaabiyiin,seef labood) waxaad doonto ugu yeere inay u dhimriyaan waayo badankoodu waa jaahiliin intii males Zanawi maskaxdooda wax ku shuban lahaa idinka wax kushubta balse nasiib xumo ma, noqon arimo badan darteed! welillaahi fii khalqihii shu,uun
BISMILLAAH.
…labadaan garanaye labadii kale aawaye?……
raggii qabuuraha ku dawaafi jiray baa dhinac isula baxay , kuwaas la garay , shabaabka iyo xizbigii xaalkoodu ma dhow yahay ? may heshiiyaan mar haddaysan qabuuraha iyo qanuunka
ku dawaafayn, war waa la yaabe ragga maxaa kala
haya ? sow kuma quus qaataan inaan marna gaalo raali ka ahayn ISLAAM iyo muslimiin saxa
gaalo waxay rabtaa munaafiq iyo murtad aan wax
u harin oo ka xuubsiibtay ISLAAMKA iyo dadkiis
marka ma laga yaabaa in ahlu tawxiidka saxda ah inay isku dhinac noqdaan ?
war dadaw tawxiidka isugu imaada , haddii kale
gaalo idinka badan, idinkana baabuur badan,idinkana baaruud badan, waxaadse dheertihiin ALLAAH kaliya baad baridaan oo rumayseen, ee ALLAHAAS ka baqoo kiina qaloocsan ha istoosiyo hana isu diyaariyo in
hal saf lga wada duulo.
WALLAAHU ACLAM.
Khaadimul-ISLAAM
well done jacbur gabaygaaga ah
waxaan se ku dari lahaa
Siriqdii la dhigaaba
sagaar dagan ma weydee
sirtii la saloolaba
ragbay saracda goosaaye
sun weeye siyaasadi
salfan siraadkii ifaaye
suuradaad arkeysiyo
sifahaad filanysid
sahankaad dirsaneysiyo
saadaashaad suganaysid
surankey ka dusaayaan hadaad
saanqaadkooda seegtid
sumalo is siraayiyo
suufaa ku sumoobi
salaadiina ku seegoo.
suubantii soomaalina
cid kale u salooli
subageedii u sifeeni
sararaheediina u sanuuniyo
saafidii hilibkeedana
saliibiga u sameeni.
adna samawade saacid
sacabadood hoorsatoo
subxaanaa tiraahdoo
saatirkii ku abuurey
sifihiisa hagaasan
isamdiisa ku tuugoo
isagaaba deeqee
samaanta bixiye
nana siin karayee
soomaaloo isku duuban
sadrigooda hagaagsan
ka sifeysan suntii
saaqdey shaleyto
surankii Alla jeexiyo
ku hagaagsan islaamka
indhaeena hortoona
subxaana watacaala
saadaasheeena ha dhabeeyo.
intaas baan uga baxay
Khaadimul-ISLAAM
well done jacbur gabaygaaga ah
waxaan se ku dari lahaa
Siriqdii la dhigaaba
sagaar dagan ma weydee
sirtii la saloolaba
ragbay saracda goosaaye
sun weeye siyaasadi
salfan siraadkii ifaaye
suuradaad arkeysiyo
sifahaad filanysid
sahankaad dirsaneysiyo
saadaashaad suganaysid
surankey ka dusaayaan hadaad
saanqaadkooda seegtid
sumalo is siraayiyo
suufaa ku sumoobi
salaadiina ku seegoo.
suubantii soomaalina
cid kale u salooli
subageedii u sifeeni
sararaheediina u sanuuniyo
saafidii hilibkeedana
saliibiga u sameeni.
adna samawade saacid
sacabadood hoorsatoo
subxaanaa tiraahdoo
saatirkii ku abuurey
sifihiisa hagaasan
isamdiisa ku tuugoo
isagaaba na deeqee
samaanta bixiyoo
nana siin karayee
soomaaloo isku duuban
sadrigooda hagaagsan
ka sifeysan suntii
saaqdey shaleyto
surankii Alla jeexiyo
ku hagaagsan islaamka
indhaheena hortooda
subxaana watacaala
saadaasheeena ha dhabeeyo.
intaas baan uga baxay
kufaarta midoowday iyo midoowga yeeyda dhamaandood allaah ayaa nacladay waana kaafiriin waxii eey usacab tumaana eey soodhaweeyaan waamujrimiin dhaalimiin ah sheeydaan isku tagay maxeey kaqaadaayaan towxiidka allaah waa waxwa allaah ayaa balan qaaday toowxiidka inuu kor noqon doono marka ama hamidoowaan ama hakala tagaan anaga shaqa kuma lihin tilawadii eey qadana halaagoodii uunbeey usii dhaweeyni iinshaa allaah xaqa haduu imado baadhil mataaknaan karo
Shukran Shabaab oo ka dambyeey sameynta kooxdan ka kooban Mareexaan, Cayr, Dir oo maanta sheegtay ahlu sunnah wal jamaaca.
Soomaalidu weligeed been dul meermeerta marka dhacdo taabanayso nolosha dadka dhacdo. Xaqiiqdu waxaa weeye in la ogaado maxay ku sameysmeen suufiyada oo maanta ka dhigay quwad ha guuleysato ama ha fashilinto e saaxada soo gasho?
Jawaabtu waa shabaab iyo xikmad darrada raggan jihaadka hoggaaminya.
Sidee bay ku dhacday?
- Shabaab waxay diideen inay jiraan marjiciyo Islaami ah
- Waxay culimadii Soomaaliyeed ee ummadan ku kalsoonayd ka dhigeen mid ay ku tilmaan fulay, mid dabadhilif ah, iyo mid la khaarijiyo ama diba iska jooga
- Waxay si xikmad darra ah ula dhaqmeen suufiyada oo sii jeedday kaddib markii ay ka dhigeen qabuuraha iyo mashaahidka meel ay ku muujiyaan si xikmad darro ah fidiinta towxiidka saxda iyaga oo manca iyo tamkiin culus haysan.
-Taasi waxay siisay suufiyadii duub waynka fursaddii ahayd inay kacaan oo shacabkii kasbadaan. Halkaasi shabaab doodihii ay kula galeen suufiyada idaacadaha BBC iyo VOA waxaa ka muuqatay in shabaab bisayl diini ah lahayn. Xataa caddayn karin si cilmi ah sababta ay u burburinayaan qabuuraha la caabudo. Waxaa muuqatay sida ay dhufayli u yihiin xagga cilmiga sharci oo aysan caddayn karin si cilmi ah oo qancin karta dadka masaakiinta oo diin doonka ah.
U fiirso inaad sax tahay waa shay laakiin waxaa iyana muhiim ah inaad leedahay karti iyo cilmi aad dadka ku qancin karto.
- Taasi waxay abuurtay firaaq marjiyicad.
-Xisbiga kama roonaan oo ma soo muujin culimo marjiciyad walow uu ka manhaj roon yahay shabaabka..
-Faraaqaasi waxaa buuxiyey suufiyada oo dhinac ku beerlaxawsatay in diintii la beddelaayo, dhinacna gaalada dabada gashatay oo shabaab kaga adkaatay Galgaduud.
-Waxay taasi keentay in warlord badan arkeen fursad ay ku heli karaan sad qabiil iyo mid shakhsiyadeed.
- U fiirso weli dhaqaaaq ma jirin aanan xabbad ahayn shabaab inta waxan dhacayaan. Xisbiga waxaa uu la soo taagnaa midnimo iyo manhaj baa la ilaalinayaa.
- Waxay suufiya oo gaalo dabada ka waddo sameeyeen ciyaartii shaley ee aad wada aragteen.
Suufiyada waxaa uu muqata inay jebin karaan shabaabka iyo xisbiga leeyihiinna xamaasad diini ah iyo taagero gaalo iyo shacbi ka kooban qabiilooyinkooda iwm.
Maanta suufiya waa dawlad kale oo ku samaysmatay xikmad darrada shabaabka. Waana midda maanta u maahmaahanayso inay gacanta ku dhigaan dhulka ay mujaahidiinta gacanta ku dhigaan.
Waxaad arkaysaa arrinta oo sidaa ah shabaab leh waxaan maanta la burburiyey qabuur cusub.
Yaa ka faa’daysta suufiyada?
-gaalada
-Beelaha cayr, marexaan iyo Dir/
Ma loo hayaa barnaamij looga hortago?
Sida muuqa looma haayo anan ka ahayn qori caaradiisa oo maanta sii af beelaysa.
Suufiyada maanta waxaa muuqata inay gaartay guul adduun wax wakhtigii siyaad ay gaari wayday.
Maxaa tala ah:
Waa in
-La helaa marjiciyo culimo oo xisbiga sameeyo
-Laga qabtaa shabab xikma darrooyinka
-Lala yimaadaa barnaamij dacwi ah oo fidinta diinta
-Laga qabtaa shabaabka dhuminta miraha jihaadka oo aan horey uga hadalnay
-Lala yimaada barnaamij siyaasi oo kaabaya ilaahinta guulaha jihaadka
iwm
Haddii aan taasi la helin waxaan shaki ku jirin inaan la mahadin doonin duufannada soo socdo.
Guusha ilaah waxay ku xiran qaadashada sunnantiisa, taasina maanta waa ay sii yaraanaysaa ama mugdi baa sii galaya.
Ilaahow na fahamsii xikmadda jihaadka loo jideeyey iyo caddaynta xaqa.
ishii bugtaay ku bikaacso, maanta waa la arkaa kuwii u danbeeyaya ee la dhahaayay waa culimo meesha aay ka sii boorkicinaayaan lakin waa la ogaa inaa ahaayeen gaalo raacyo u shaqeeya yuhuuda iyo nasaarada inshaa allah waa aay jabayaan
Asalamu c w w walalayal wadmahadsantihin intaa kadib waxan u.arkaa guul iney u,tahay somalida iney mujrimintu iskumagac nogdaan maxayelay waxa baba.ay magicii(ahlu sunah) ay shegan jireen ayagon ehel u,eheen ayna kusirayeen kunaberlaxawsanayeen waxmagartada shacabkena madama shacabka intisi badneyd ayxaqa fahmem w/s c w
Somalida ayaan talooyin u jeedinayaa:
1. Siyaasada qabyaalada kaligeed yaan lagu saleyne in arimo qabiilka ka muhimsan ay jiraan waa inaan ogaanaa.
2. Nifaaqa qabyaalada ku saleysan aan iska deyno.
Tusaalaha nifaaqaas waxaa ka mid ah in qabiilooyinkii shaley Itoobiya markey soo duushey dagaalka adag la galey oo sheeganayey wadaniyada iyo diinta iney maanta yihiin kuwa Itoobiya xiriirka ugu fiican la leh, iyadoo uusan qalalin dhiiggii Itoobiya ka daadiset dadkooda.
Dhanka kalena qabiilooyin Itoobiya taageersanaa oo u sacbinayey oo lahaa dawlad xumi dawlad la,aan bay dhaantaa iyo Itoobiya Itoobiyadii hore maahan, sheegayeyna in Shabaabka iyo Islaamiyiinta kale yihiin wuxuush aan wax fahmeyn ayaa maanta dhankii kale u beyrey oo ” jahaad” cusub oo xamaasadiisa wata u lebistey!
Qofkii labadaas tusaale u fiirsada waxaa u soo baxeysa in soomaalidu tahey tan iyadu xujada isku ah, Itoobiyada lagu mar marsiyoonayo iyo Alqacidaba ay heleen dad u diyaar ah iney iyagu is dilaan, isku salidmaan isna xjeeyaan. Alqacida iyo Itoobiya waxey heleen dad kaalintaas horena usoo wadey welina diyaar u ah iney fuliyaan.
Maxaa talaa hadaba oo looga bixi karaa inaan matalayaal ka noqono adwaar iyo kaalin aan xun oo dalkeena iyo dadkeenaba lagu bahdilayo?
Ma inaan Alqacida iyo Itoobiya iyo Mareykan la kala safanaa?
Ma inaan jabriya noqonaa oon wax kasta dusha ka saarno shisheeyaha inaguna isku qirno inaan nahey warqad meel cidlaa dabeyshu ruxeyso oon khiyaar laheynbaa?
Mise waa inaan qirano inaan dhamaanteen qaldanahey oon qaladkana ka harnaa?
Inta qaarkeen shisheeyaha la kala safanyahey, qaarna intuu iska fariisto shisheeyaha eeda wada saarayo waxba noo hagaagi maayaan.
ASC SXBAYAAL ANIGU WXAAN QABAA WAXAA MALINBA MAALINTA KADANBEYSA IN AY SIIKALAFOGAANAYAAN SOOMALIDU MAXAA YEELAY HADDII LAKALAFOGEEYEY WADAADADII WAAGII HORRE LA ORON JIREY ITAXAAD OO AAN OGMAHAY MAANTA MEESHA AYKALA MARAYAAN MAANTANA LAGU GUULEYSTEY IN LAKALACAYRIYO KUWII QAADIRIYADA MAXAA INOO HAREY GUMEYSI DIYAAR AYUU UYAHAY INUU INAQABSADO QOLO HARTEY MAJIRTO WARANKA QOLOKASTA WAA LAGU TIJAABIYEY SOOMALIDU IYADAA ISUGEESI AH
asc
waxaan u arkaa hawl ay gaalo soo dhaweyso taas oo ah mid umada soomaliyeed lagu sii baabi’iyo tanina ma ahan wax dhagaha umada wax garataa ku cusub,waxaad fiirirsaa yaa soo dhaweeyey,waa gaalo aan rabin in dunida laga helo qof ehelu tawxiid ah,waa gaalo alle ku kufrisay oo la dagaalamaysa alle hadalkiisa,ma u malayn doono in ay liibaanayaan ilaa waxay u dhawaanayaan cadaab gaalo raali haday idinka noqoto ogaada allena waa idiin carooday,kan dhahaya heshiiskan waa mid wanaagsan hadee gaalo waxay jeclaatay un baad jeclaatay iyaga un baadna tahay ee alle haloo noqdo oo kuwa gaalo ka dheeratay iyaga iyo camaashooda hala jeclaado islaamkana haloo gargaaro taas ayaa nabad iyom xasilooni lagu heli karaa
BISMILLAH
CIDII CADHO ALLE KU DHACDAA CADOWOODAY MAGAN GALAAN!!
EITHIOPIA MIYAA MAANTA SOMALIYA LAGA MAAMULAYAA
WAA ADDUUN AKHIRU ZAMAN KU JIRA
SHARIIFKUNA IN UU SUUFI AHAA AYAA CADAATAN, SIDII AY HOREBA REER GALBEEDKU U SHEEGEEN IN UU YAHAY”MODERN MUSLIN”, WAXA LAGA WADANA WAA LA YAQAAN.
LAAKIIN GUUSHA KAMA DAMBAYSTA AH WAXAA ISKA LEH
DADKA KITAABKA IYO SUNNAH HAYSTA.
GAAL, GAAL RAAC IYO BIDCO WAA DULAYSAN YIHIIN AKHIRO IYO ADUUMBA.
WA BILLAHI TAWFIIQ
Ascleykum warax matullaah wcrktuhu waa alle mahadii hadiiba ey midoobeen ahlusuna al mujaahid iyo dowlada islaamiga ah inshaa allaahu tacaalaa khawaarijta waa la beegsan doonaa meel walbo ey joogaan inshaa allaah
MOORYAAN U HISHIISAY ALLAH NURKIISA IN AY DAMIYEEN, KALAAAAA WALAAHI.
DOWLADA ISLAMKA———–KKKKKKKKKK– OO MAXAA ZINAWI LACNATULLAHI IN HOOS GEEYEY.
MOORYAANTII ITOOBIYA SAMEYSAY SI AY DIINKA ALLAH UGULA DIRIRTO— MAANTA ADUUNKII AYAA WATA, SHARIIF AYAA LEH SAFKA LA DAGAALANKA ISLAMKA KU SOO DHAWADA, SIDA AY U SOO DHAWEEYSAY AMRIIKKA, YAHUUD, EU,IYO UN LACNATULAAHI JAMEECAKUM.
WAA QASAAREEN WAAN KASHIFMAY NIMAKII DIINKA SHEEGANAYAY AAN OGNAHAY.
DIINKAAN ALLAH AYAA RAG U SOO DIRAY, UNA SAARI KUWA KALE.
bismilaah
waxaa jiro maalimn qof walbo lala xisaabtami dono insha alaah , waxaana u jeedaa dadka gaalada taageera cadawga allaah ah iyo dadka isku midka ka dhigay gaalada iyo muslimiinta kuna wada tilmaamay shisheeye sida wadad yare oo kale,
wixii xaq rabo in shaalaahu xaqu wuu cadyahay bay ilatahay, WAR BADAN QABIL BAA HALKAAN KABAXY IYO MID KALAA SAAS AH WAX TARI MAYSO
WALAAHULMUSTACAAN
abdathaRABBIHA, waa kugu raacay wallaal. Inshallaah, sidaas ayay tegin.
BISMILLAAH.
ku : labaxaha : Shiikh c/qaadir cali cumar :
war shiikhow nimankaan qabuuraha ku dawaafa oo ahlu qabuuraha barakaysta , oo awliyada u yeerta waqtiga abaaraha, oo masaajidda xadrada cuh iyo cah ku haya oo axmaarada hoosta kaga jira oo waxii la ogaa oo kooxo ah ukala baxsanaa oo hiinraagoodu dhagaha dadka ka dilaacshay oo haatan ahlu sunta iyo ahlu jabka ah oo gaaladu hadda si fiican u wadato sow khawaarij ma ahan maadaama macnaha khawaarij ay ku timid inay ka baxeen jamaacadii muslimiinta oo ay imaamkii muslimiinta khilaafeen, haddaba shariifow asna waa khawaarij , hadda waxa kaliya oo saxda ah waa mujaahidiinta aan ku dawaafin qabuuraha oo haddana qabuuraha dhulka la simaya oo haddana dumarka u xijaabaya oo haddana akhlaaqdii fiicnayd la yimid oo haddana amniga sugaya oo haddana xuduuda oogaya maashaaALLAAH yaa ka fiican muuminiintaas , marka shiikhow waadba magac fiican tahay maxaa kaa haleeyay caqliga ?
WALLAAHU ACLAM.
Hamidoobeen Gaalo Iyo Gaalo Raace
Kahara idinku oo haraacina af iyo adin
gaalo waa mila waaxidah
asc walal waxay ilatahay xooxdaas waa xoox u adeegaysa danaha itooboya iyo maraykanka waana guuldaro in aay dad sheeganaya soomaali ay maantay sameeyaan arintaas
midkaas labaxay cali gure duuf kugubax ee mujahidinta afkada ka ilaali waraa ma’adiga xigmaad leh waa adiga leh shabab xigmaad yaridoda war munkaraadko lazuliyo maa xigmaad aah duliyohow dadkaas qabura galenka aah mawaaxad ledahay shirkiyaadkey sameyaan yaan lagahortagin akhiraan waxaan kuleyahay alle kabaq oo mujahidinta xigmaad yarida aad kutilmaameso kadaa waxaan kusogababeynaya (barakallahu fikum wafijihaadikum ya shababul mujahidin wa yaa usudal islaam
HADAL BADANI HAAN MA BUUXSHO!halkan maaha meel xal somaliyeed laga raadinayyo ama laga sugayo ee waa fadhi kudirir, xaalku waa ninbo ceesaanti ceel keen. marka anigo an hada diyarba u ahayn inan wax ka irahdo Awrta la isugu geeyay ethopia. aya waxa an ad iga qosliyay Gabay jacburka Mr Ali Guure. oo ahaa mid aad iila xiiso badan marka la eego jacbunimadiisa, sxb waxan kugu dhiiri galinaya inad gabayada sii wado si aad meel sare uga gaadho iyo si aad ugu sifowd Abwan ali gure.
Ogow jacbu waa gabayada gabayga loogu jecelyahay.
asc walayaal waxaan u arkaa heshiiskaasm mid loogu talagalay shacabka soo maaliyeed heshiis adissabab nooga imaaday ninkii wax kasugaaya waa niun hurda mida kale hadaan ku dar sado dhibaatada ka taagan soo maalia jihaad maahan ilaahay ayaanan ku dacweeynay kuwa dagaalka nagu haya fitan jihaad maahan ee ninii jihaad rabo culimada ha ka danbeyo asc
Khudbadii Sheekh Cabdiqani Kabojecel dib u dhegeysta markii uu jaaliyadaha Mucaskarka Raskambooni iyo Caanoole la hadlayey. Waxaan isku dayayaa inaan hadaladiisii wax kasoo gudbiyo, wixii aan ka iloobo ama ka qaldo Alle ayaan denbi dhaaf weydiistay.
Wuxuu yiri:
“Mujaahidiinta waxaa isku taagay beesha Cayr, wixii ka raacay waa la ogaa.”
“Waxaa mujaahidiinta islu taagay beesha Mareexaan, wixii ka raacay waa la ogaa.”
“Waxaa mujaahidiinta islu taagay beesha Xawaadle, wixii ka raacay waa la ogaa.”
Wuxuu u sheegay “wali waad nabdoontihiin oo tuulooyinkiina iyo magaalooyinkiinu way idiin dhaqanyihiin, xaqa ood u gargaartaan baa la idinku yaqaanay ee ogaada hadii aad Mujaahidiinta isku taagtaan in la idin abaalin doono sidii loo abaaliyay beelo badan oo idinka horeeyay.”
Baaqaasi wuxuu hadda quseeya beelahaa Galgaduud ee Suufiya iyo mooryaanka Ethiopia gaashaanka u ah. Wiilal badan waad waayeysaan haddii aydin ka waantoobin dhibka aad ummada iyo in kalimada Alle kor noqoto aad ku haysaan. Waxaan Alle ka baryayey inuu xaqa idin sololsiiyo oo dhibkaas aad ku jirtaan ka baxdaan, gaashaana u noqotaan xaqa sidii awelba aad u ahaan jirteen oo wiilashiina badbaadisaan.
Ninkii jecel qudbadii Sheekh Cabdiqani Kabojecel halkaan kala xiriir qaybo ka mid ah. Haddii aad doonaysid inaad iyadoo qudbad ah dhegaysatid, google garee waad heli inshallah:
http://www.wadanka.com/Somali-News/2451.html
Halkam ka dhegayso Axmed Madoobe oo la expose gareeyey:
http://www.somaliaonline.com/cgi-bin/ubb/ultimatebb.cgi?ubb=get_topic;f=9;t=020367;p=0
akh Abduu Maxamed
Jacburka halkeen ku tiriyey? kkkkk. Mase tacliiqaygii baad ka dhigtay jacbur?.
Kan magacayga qaatay (To Cali Guure)
Ilaah ha ku siiyo cilmi, Alle ka cabsi iyo xikmad aad xaqa ku caddeyso.
Guulwadayntaada kama jawaabi karto dooodayda.
Keliya ogow: La jirka Mujaahidiinta dhabta ah waa diin, sixiddooda iyo u naseexeentooda ama toosintooda (naqdintoodana waa diin)
Shirki baa la diidi sixintaankiisa kulahaa. Miskiin
Warxoolo, Wabxo, iyo Hiiraan.com bay wax ku qaadan la’ yihiin? Kuwaan meel baa loo wadaa e haku daalina.
Mid iga qora, gacmaha mujaahidiinta baa inshallaah Alle ku cadaabayaa.
Weli waxaa hamuun loo qabaa xaqii ummada ee la dudubinayey.
Masaakiintii xaqeeda la boobayey, qabuurahii la caabudayey oo shirkiga laga samaynayey, caadifad qabiil oo aan xal iyo sal midna lahayn, niman siyaasiin sheeganaya oo wiilal yaryar dhiigooda xukun ku raadinaya ama ku dilaalaya, Ethiopian ku fuliya istraategiyaadiisa gobolada dhexe, iyo difaac iyo xayndaab ay u yihiin Piratesland iyo Soomaalidiidka, waxaa meesha yaala oo lagu shaqaynayaa waa intaas.
Mar baan taariikhda Soomaalida waxaa laga sheegay in nin qabiil Soomaalida ka mid ah horjooge u ahi u diray nin qabiil kale oo Soomaalida ka mid ah oo arrini kala gashay. Ninkii baa soo noqday oo horjoogihii ku yiri “Nimankii wax kale garan maayee ama way kufi ama way kujfriyi”. Ninkii horjooga ahaa wuxuu yiri intay Kufriyi lahaayeen ha kufaan.
Waxaan inshallaah rajaynayaa in nimankaan dibindaab yadaan Suufiyada ku jiraa kufaan si kuwa ka hadha aan ugu ayno oo kuwa dhabarfkooda ku jira ugu ayno, oo kuwa kasoo go’a ugu ayno, oo kuwa nolosha lagu qabto ee dibindaabyadaan garawasada ugu ayno.
war ilahay kabaqa kuwina xabalaha qodaya iyo ku wiina xabalaha kuda waafaya waxba isma dhantane
oodad ka somaliyeed ugargara manta adunkii wa inga yaabe muslim iyo galba way fajecene intad qoriga dhigtan dadkina musliminta gaalo akusheegina waa yo dadka somali yeed waligod ba muslimin bay ahayeen maanta dinta mabaray saan ee meesha waa kursi don uun batihin