Dowlada KMG iyo kooxda sheegatada Ahlu Sunnah Wal-jameeca ayaa gelinii danbe ee maanta heshiis aan rasmi aheyn ku kala saxiixdey Xarunta Dalka Itoobiya ee Addis Ababa.
Dhinaca DKMG waxaa heshiiskan u saxiixey Sh Shariif Sh Aadan, Wasiirka Maaliyada Ahna Ra’isul wasaare ku xigeen, halka dhinaca kooxda sheegatada Ahlu Sunnah uu u saxiixey Sh Maxamed Yuusuf Xeefow.
Qodobada heshiiska labada dhinac isla gaareen waxaa ka mida in xubno dhowra oo Galaha Wasiirada kuwooda ugu horeeya la siiyo Kooxda Ahlu Sunnah isku magacowdey, sida uu Cumar C/rashiid, Ra’isul Wasaaraha DKMG ka sheegay Xafladii xiritaanka.
Waxa uu sidoo kale sheegay sida ugu dhakhsiyaha badan iney ku dhaqaaqayaan dhankooda fulinta heshiiskan.
Jagooyinka Kooxda sheegata Ahlu Sunnah loo ogolaadey waxaa ka mida xubno dhowra oo xagga hogaanka ciidanka ah.
Xaflada iyo Shirka labada dhinac heshiiskan ku gaareen waxaa soo qaban qaabiyey Xafiiska Siyaasada ee Midowga Afrika, waxaa gebo gebadiisii goob joog ka ahaa xubno ka kala socdey IGAD, EU, QM iyo Jaamacada Carabta.
Saxiixa heshiiskan ayaa imaanaya ka dib dhowr isbuuc oo kooxdan dhexdeeda uu ka taagnaa muran xoogan oo ku aadan heshiiskan dhigaya ku biiridooda DKMG, waxaana la saalaalinayaa hirgalka heshiiskan iney arintani saameyn ku yeelan karto.
Intii shirka labada dhinac u dhaxeeyay uu socdey waxaa jirey hadalo ka soo baxey Xubno ka mida Kooxda sheegata Ahlu Sunnah oo ku aadan iney qaadacsanyihiin kana soo horjeedaan oo qeyb ka aheyn.
Waxaan la ogeyn heshiiskan waxa uu ka bedelayo xaalada xilligan labada dhinac ee uu u dhaxeeyo ku sugan yihiin, balse dhinaca kale ee Xaalada guud ee Dalka uu sii gelinayo mugdi iyo dibindaabyo cusub oo Dowladaha shisheeye ee faragelinta ku haya la rabaan.

Related posts:
kkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkk
4.5 ayaa lagu qeybinaya awood qeybsiga sida hadii ey tahay waa in ceyr+dir+marexaan ey wax ka qatan jagooyinka lagu qeybsanayo 4.5 ka waxaa kalo jeclahay in putland heshiiskii galgacayo halkiisa laga si wado why xaaq ayee u le yihin in ayagana sidan oo kale wax ey kula qeybsadan dowlada fandarada ah
beesha ceyr oo lagu yaqano had baa shar cusub in ey soo talato ayaa ayaado waadato magacii ugu danbeyay ee ahlu jaago ayaa manta saxiixday heshiiskii ey ku dabar goilahayen xaqiiq waxaa ah dulkii joog laga waayo in uu dhamanayo belaha marexan iyo dir oo ku baqay in ey ka sartan maleshiyadkooda ee shalay beesha ceyr ku qaladay magaca ahlu sunna beesha dir ayaa ciidamadeeda ula labatay xiiraale ayaago ka qomameynayo inta wiil ee ugu dhimatay wabxo+ dari+ guure ceel to dhuuse mareeb halka besha marexan ey le dahaya ayadana mar i dage allaah dago mar labad ayaan leygu dagin magacan danbo xaqiiq waxaa ah qom hadu ka horyimado ku dhaqanka sharceada islaamka in ey uu danbeyso hog iyo ba,aba an aduun iyo aqiro an laga dhaxlin faiido kaliya laga dhaxlo naarta jaxiimo ilaah ayaan ka magan galne waxaan malmaha soo socdo arki doontan sida ey uu dhaman doonan beesha hunguriga weyn ee ceyr waxaadna maqli doontan belahii shalay sida xooga ah ethiopia ey isgu kentay oo idacadaha iska caynayo
ahlu sunna kulahaa.
Xasan Maxamud goormuu noqday ahlu sunnah? Markii iigu dambeysay duubwayn iyo xir wayn oo diinta dhabta baran baan ku ogaa. Reer Caabudwaaq iyo dhuusamareeb waa fikireen sidii ay u heli lahaayeen manaasib adduun iyagao oo qabiilooyin ah adeegsanaya xeelad kasta oo been ah.
Waxay Xabashida u alliftay magaca ahlu sunnah kaddib markii qaarkood ku dacwiyeen in magacaasi shaqayn karo.
Suuqooda siyaasadeed waxaa uu cirka isku shareerary markii ay jabiyeen shabaab, wareen dhallintooda waddoonyinka.
Labada qabiil ee doonaya inay siraan Soomalida kale waa mareexaan iyo cayr.
Hadda labaduba waxay ku jiraan shabaab (mareexaan oo taarigiisa qabiil ahaan u taagersan yahay), Xisbiga, dowlad ku sheegga iwm.
Marka xitaa kuwa xisbiga ku jira ee mareexaan badankooda shuhba ku jirta. Kuwa Kismaayo joogo ee shabaabka sheegta iyaga iyo mooryaantooda waxay dhammaan ka siman yihiin sidii ay ula dagaallami lahaayeen absamaha iyaga oo adeegsanaya shabaabka.
Haddaba dhibka mareexaan haysata waxay tahay haddii heshiiska dhex mara shariif waxaa uu rabaa in lala dagaalo Xisbiga iyo shabaabka.
Mareexaanka ahlu sunnada sheegtana waa og yihiin haddii uu heshiinkan Xabashida taagerto waxaa khasab ku noqonaya inay la dagaallamayaan wiilashooda gaar ahaan kuwa ula safan shabab hab qabiil.
Arrinku waa ku qaraar yahay. Sidaa awgeed maanta kii u hadleyey oo cimaamadda madow xirnaa laba daan ayuu yeeray. Dhinacna heshiiska waa uu rabaa, dhinacna waxaa uu diidayaa qodobadda la doonayo in lagu fuliyo.
Marka arrinku waa ku xees bees.
Ahlu baadhilka waa lagu yaqaan is beddel beddelka.
Haddii heshiiskan sidiisa loo fuliyo waxay dhib ku tahay shacabka Soomaaliyeed.
Waxay si khaas u kashifi doontaa ciyaarta siyaasadeed ee mareexaan ee ku adkaatay fulinteeda sida muuqata.
Waxay khasaaro ku tahay laba koox haba kala darnaadeene:
1- shabaabka oo cudduddooda qabiilka ay ku taagnayd qabsan doonto laba daran mid dooro
2- Qosyka Marexaan oo u muuqata in liqi kari la yahay cad ka wayn hungurigiisa.
Si kastaba ha ahaate waxaa la sugayaa in markii kooxdan hadafkeeda gaarto ama ku fashinto in saaxada soomaliya u furan tahay in kooxo kale soo baxaan oo xambaarsan magacyo diineed iyaga oo doonaya himiliyo qabiileed.
Labadan urur oo qarka isu saaraan waxaa ka muuqata inaysan lahayn karti siyaasadeed ee ay ku dhisaan dawlad Islaami iyo cudud ciidan ay ku muuqiyaan gaalada Amison iyo gaal la jireenka.
Marka waa ha wareego caddeysato.
Ilaahow na famsii fiqiqa jihaadka iyo in loo jideeyey jihaadka hanuunita dadka iyo helidda dawlad Islaami ah.
Maasha allah kolayba qolooyinka iska soo horjeeda oo laba ka mid ah heshiisay waxaan isleeyahy culeyska ayaa kala qafiifaya
Wallee Timawaynbaan Wax tarin awalba arin may haynkuwaasiye bal halkay wax ku danbeeyaan uun ha la eego insha allah xaqa ayaa sarayn doona dulmiguna waa hoosayn doonaa
DKMG & Kooxda Ahlu Sunnah sheegata oo heshiis isla gaarey.!!!!
sanaacatul-qabar hadeydayn garaneyn somalimirror,xikaayatul-xaalkii xirtana ma garanweydeen.
warka iyo magaca kooxahaba sidiisa u sheega eydooloojiyadda yey idin indha tirine!!!.
walaal wiilka XASAN wata mawxaad isleedahay waxa yaraanaa culayskii sxb hadaa yuu sii kordhaa maxaa yeelay XEROOWGII ayaa siyaasad nagu bartay teeda kale AHLU JALAAFO IYO AHLU AMISOM meel ay ku heshiiday qayr mayaal uu waad garee IN ETOOBIYAANKU AYSAN KA SHAQAYNAYN MASLAXO SOOMAALIYEED
Arintan heshiis kusheegan Mushrikiinta iyo DFK riddada ah ee caddaystay *muwaalaatul kufaar wal mucaadaatul muslimiin*waa qandaraas cusub oo nuxurkiisu yahay baabi’inta Ahlu towxiidka dhabta ah, marka “YAA SALAFIYUUN” is difaaca oo wiilasha halgamaya garab istaaga ama meelaha sheeko xariir malageed galay iyo FITNAA kasocota somaliya kuhaya,Mushrikiin & Xabashi cid ay dhaafayaan malaha xitaa ALJAAMIYAH=JADDIIDIYA,ee dagaalama hadii kale wadaad kasta isagoo Alfalaax weeyn ayaa islaanta laga soo agjiidi doonaa ?!
Asc arrintaan waa arrin lagu sii murginayo xal u helidda gayiga somalia oo la doonaya, in dabka sii damaya qoryaha la isku sii raaciyo, si uu muddo kale u sii huro, taasi waa mid. Tankale arrintaan waxay dharbaaxo weyn ku tahay culimada somaliyeed habacsan ee caqiidada suuban sheegata ee dawladdaan ganacsatada ah had iyo goor ka dhigta mid xukun islaam soo celineysa oo barwaaqo iyo baraare waddanka gaarsiineysaa, waayo kooxdaan xerta ah culimadaan waxay ka aamminsan yihiin khawaarij iyo bidco wadayaal ay habboon tahay in la dilo, sidii M. Siyaad Barre ay u fadwoodeen, markii uu culimada leynayey. Marka kooxda xertu dhagta dhiigga ha idin darto ama ay dalka idinka saaraan oo aad khaliijka iyo yurub u tahriibtaan. shiikhii xaqa ka gaabiya, bidco aya lagu xukumaa.
Waxan leeyahay dalku fursad dahabi ayuu haystaa hadda 80% waa dagan yahay ee xal gudaha dalka halaga keeno ee yaan dibadda xalka dalkeenna loo aadin, shirar lugooyana aan la dhigin. Qofwalbow xal maskaxdada ka raadi, adigoo ka saafi ah qabyaalad, gumeysi u shaqeyn, isla weyni, ad-adeyg, urur u shaqeyn, xukun raadin iwm.
QOFWALBOW INDHAHA KALA QAAD OO DALKAAGA HOOS U FIIRO, INTII AAD LA HEYSTE KU AHAAN LAHEYD CIRKA IYO DHULKA DHEXDIISA.
as/ caleeykum waxaan salaamayaa dhamaan walaalah muslimka ah ee aad oola socoda arimaha somaliya intaas kadib wali lama arag shir itopia lagu qabto oo qabsoma mida kale waxa meesha sheeganaya ehlu suna waa dad aya gaalo walaal; u yihiin waxa kastana kala tashadaan waana maleeshiyaad qabiil lagu dagaal galinayo iyaga ayaana is wada gaadaya waxa meel fog gaaraya ma islaamka waxaa u soo dhawaaday guushii waynayd kuwana ehlu shirki wal jamaaca na iyaga ayaay kalatagi markay waayaan wiilala badan wabilaahi towfiiq
muunye haday yeelaan saas taasi macneheedu waa subagle sidiisaba ama waa cayr ama waa dir ama waa mareexaan hadiise subagle uu kakoobanyahay waxay ugu yeeraan 4.5 markaa waa in lahelaa digil iyo mirifle iyo others wixii gaaladu ula baxfay
Dad wadaada lagu sheegayoo
eydu shirinayso
Islaamnimo kacararoo kufriga
Eheshadoo booqda
Amxaaradu heshiisiin walee
Waaba amakaage
Inkaarbay qabaan suufiyadu
waana aragtaane
Dambi aada weeyaan
Sunaba inad kusheegtaane
Ka agtaga abaaliis kufrigu
Ootay weeyaane
Soomaalaay ayaandaran
Intaad khayrka inkiraysid
Oo aad nimaan ehelunoqon
Arin u aadaysid walee inaadan
Ayroob dagiyo aaran dagidoonin
muunye >haday yeelaan saas taasi macneheedu waa subagle sidiisaba ama waa cayr ama waa dir ama waa mareexaan hadiise subagle uu kakoobanyahay waxay ugu yeeraan 4.5 markaa waa in lahelaa digil iyo mirifle iyo others wixii gaaladu ula baxfay
Dad wadaada lagu sheegayoo
eydu shirinayso
Islaamnimo kacararoo kufriga
Eheshadoo booqda
Amxaaradu heshiisiin walee
Waaba amakaage
Inkaarbay qabaan suufiyadu
waana aragtaane
Dambi aada weeyaan
Sunaba inad kusheegtaane
Ka agtaga abaaliis kufrigu
Ootay weeyaane
Soomaalaay ayaandaran
Intaad khayrka inkiraysid
Oo aad nimaan ehelunoqon
Arin u aadaysid walee inaadan
Ayroob dagiyo aaran dagidoonin
muunye: haday yeelaan saas taasi macneheedu waa subagle sidiisaba ama waa cayr ama waa dir ama waa mareexaan hadiise subagle uu kakoobanyahay waxay ugu yeeraan 4.5 markaa waa in lahelaa digil iyo mirifle iyo others wixii gaaladu ula baxfay
Dad wadaada lagu sheegayoo
eydu shirinayso
Islaamnimo kacararoo kufriga
Eheshadoo booqda
Amxaaradu heshiisiin walee
Waaba amakaage
Inkaarbay qabaan suufiyadu
waana aragtaane
Dambi aada weeyaan
Sunaba inad kusheegtaane
Ka agtaga abaaliis kufrigu
Ootay weeyaane
Soomaalaay ayaandaran
Intaad khayrka inkiraysid
Oo aad nimaan ehelunoqon
Arin u aadaysid walee inaadan
Ayroob heshiyo aaran dagidoonin
asc wr wb waan soo dhoweynaya wax walbo oo hishiis iyo isu soo dhowaansho abuurayo maasha aallaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah ku deyda ahlusunna kuwa nabada diidanow sida shabab iyo xisbiga kale soomaaliya waxey rabtaa nabad nabad nabad ,,,,,,,,waxad wax ku tihiin shacabkiina ee nabada qaata hada kooxaha nabadiidka lamo taagero ee shacabka hoobiyaha ka dhex rida waa la nacey ee dadkii xoog bey ku heystan wey qaarajinayaan qasab ey ku joogan balse waa gababsi iyo intee ka baxaa meel ALLE mar dhow insha allaah no mor nabadiid iyo qaswade soomaaliya gaar ahaan gobolada koonfureed ,,,,,,,,,, jihaadka aan sland iyo pland ka jirin ayaa lala yaaban yahey ragga jihaad ku sheegas wadana waxey ka soo jeedan sland iyo pland .
Weheliye
Habar wacashada aad ku habar wacaneyso Salafiya waa kuu garaad li,iye maxaad Salafiya u dhiibatey xageedse ku ogeyd?
Dagaal aan cidina idiin dirsan ayaad rag bunkooda dubanaya la gasheen, waana la idiinka maaro waayey oo culimadii war ka jooga waad ka diideen. Markey xaajadii idinku soo kululaateyna war salafiyooy ka kaca ayaad leedihiin!kkkkkk
Wallaahi waa wax lagu qoslo dhaqankiinu, oo lagu maadsado.
intaan inaad kafikrat roontahaan kuumaleen jiray UMU ANISA mar hadaad gowal iyo reer habel ayuu kasoo jeedaa wali leedahay jihaadka soomaaliya meeqa jinsi oo kala kadisan ayaa kujira meesha adiga ad soomaaliya kala sareeyso yaarabi maku qanac sanid miyaa walaal tinimadii uu allaah CZW uu sheegay mise walaal tinimo ka qiima badan ayaad adiga taqaanaa yaarabi midedakale beenta qof muslin ah lagama yaawo inuu sheego haduu san ashahaado ladirir aheen somaliya kaligaa majoogtit shacabna kaligaa matihid anaga dhan shacab ayaan nahay intee ku araktay wax islaamiyinta neceb yaarabi halka eey joogaan ayaa loosoo guuraa eey ugu nabad galaan dadka lacakta yar ee jeebka ugu jirto iyo moobeeylada hadii huubiyo lagu garaacaayo oo muslin nimadooda lagu heesto oo kirishtaan magaalooyin oga sooduulay yimid mesha ayagawa soow kamid ma ahan dadka laheesto ayaga madhulkeey kasoo baxeen waxaa xaqiiqa ah islaamiyiinta waxaa neceb wax alaala iyo waxii xaqa islaamka cunijiray oo masaakinta halaagi jiray iyo mid alale iyo midkii xaqdaradii uu cuni jiray ka go day intii dhoorsanaan jirtay wali weey farax san yihin oo waxeeywa kubadan yihiin taageeris teeda runtii shabaab ayaad heeysataa wax diin ah aad ku heesatit majiraan mar hadaad u sacaba tumeeyso kirishtaan isku daray kuwa mushrikiin ah iyo kuwa dhaalimin ah si uu ula dagaalamo toowxiidka allaah ee adunyo ayaad kuheeysataa shabaab ee ugow kubeen abuurashada waaxaaraan illaaheey kacabso hooyo ayaad tahay ma umaleeynayi inaad jiilka aad soosaarto kubuurin doonto ineey ladagaalamaan shirkiga iyo munaafiqiinta marba hadaad adiga usacaba tumeeyso subxaanallaah illaahayoow xaqa nafahan sii dad waxaa jira gaalada iyo waxeey dawada kariixeysa naceb mushrikiintana neceb tastuur kirishtaan sooqoray in loomeeyriyana neceb asagoo kitaabka u nasba sheeganaayo yaalo in kitaabka allaah leeysku dhaqana jecel gaaladana ad adeeg lagula naqmo ogol maadama kooxdii allaah layahay aan leeys jilcin lakiin islaamiyiintana aan taageersaneen oo leh wali waxwaa si ah kuwaasi waawa lafahmay oo dadka waalakala arakti duwanaan kraa ayadoo iskumeel loosocdo lakiin adiga mataageersan tahay in kitaabka allaah leeys ku dhaqo hadeey tahay haa seed hadana ku taageeri kartaa wax malas uu isku sookabkabaayo waxuu malas isku sookab kabay iyo kitaabka allaah ma is wafiqi karaan nabad nabad inteey taalaa nabad malas soow mataqaanid iyo anaga waxa naga dhaxeeyo kawa sootak inkitaabka allaah leeys ku heesto hadaan katanaasulna kitaabka xataa malas manoo ogolyahay dowladii shuuciga aheed ookale waa calaa casha oo coos kasoo baxay abadan lagama yaawo malas ma ogolaan karo in soomaaliya danbe nabad hesho yaarabi marka maskaxda halaga fikiro dadkii waxeey iska noqdeen dad malas uun kolba dhinac ujiito oo xisaaba heeynin hada adigaanba kuweeydiinaayaa shalay shariif iyo malas dagaal ayaa kadhaxeeyay maxaa isku keenay ma malas ayaa diinti qaatay mise yarabi allaahuma yaamuqalibal quluub thabid quluubanaa calaa diinul islaam
?????? ????? aqayaaqta dhamanti waxan umahad naqaya webka somalimirror mida xigta waa arin aad ufool xun maan rag diin sheeganaya iney dhahan kufar ayaa na heshiisiineysa ?????? ???? mida xigta hadaan laqaadan amarka allah ahlu sixir wa sanaawi cid kahortagi karta malahay xisbiga iyo shabaabka alle ka baqa oo adinku heshiya hadaadna hashiin wax aad qabakartana malahan wadna fashilmi dootan dadkana udhimriya dadka inta xooga waxku qaadata iyo inta wanada inta waanada ayaa badan mar alle halag baqo ???? ???? ????{???] ???? ???????? ??????????? qaata dar daaranka nabiga s.c.w. waad liibaneysane dagaalkana wada inta laga gaaro qoowlka allah yiri ?¤?????????? ??? ?????? ???? ????? ????? ??? ???¤
Cali guure.dabbaad ololisaa kunana gubo daa,in abidkaaye intaad dogob shidaa baad taqaan diro direen jaane, caliyow tacliiqaagu wuxuu dhaafi la,yahay qabaa,ilaad walaalo ah inaan isku soofayso ama aad ka shaqaysid sidaad fitno u dhexdhigi lahayd, ama shaqadaadu waxay dhaafi la,dahay isku soofayn xisbiga iyo xarakada iyo shaqo namiimnimo ah oo aad ka wado dhexdooda, caliyow waxaan aad oola yaabaa waji-bir-nimadaada markaad sheegato mujaahid saaxada jooga inaad tahay! Caliyow waxaan ku leeyahay bhuko-ba saaxaduu joogaa adiguna kama sokaysid isku dirka,been abuurka,propagaandada,nafsun shay,un. Caliyow absame iyo mareexaan waa laba qolo oo walaalo ah xag diin iyo xag rixim-ba dhulalka ay degen yihiina al-shabaab ayaa ka taliya shareecadaana ka oogan nimco iyo barwaaqaana looga nool yahay absame iyo sade-na afkaaga isku dagaalimaayaan al-shabaabna waa wiilashoodii ay dhaleen oo la dagaali maayaan ee adigu isku dirka iyo isa surida dadka walaalaha ah haku naar galin. Amma xisbul islaamkan aad ku owr kacsatid intii badnayd waxay ku biireen xarakada awalba waxay koofurta ka joogeen 3-da degmo ee luuq,baladweyne iyo buur hakabo mujaahidiinta 3-daas degmo waxay ku biireen alshabaab waxaa soo haray afgooye oo qura iyaduna waa on the way. Ee waxaan kuugu nasteexaynayaa caliyow gaarigan jugta ah ee dhiiqada ku dhex damay ee sh.aweys isteerinka u hayo axmad madoobana dusha ka saaran yahay cali guurana gadaal ka riixayo yuusan muruq ku galinin kaasu mid meel gaarayo ma ahane.
CALI GUURE
waxuu is qariyawa maantuu banaanka iskeenay marhaduu qabiiladiwa kala qaad qaadaayo qaarana uu caaynaayo umadaan illaaheey waxaan oga baryeeynaa laa illaaha illalaahu ineey kumidoowaan ooy isku aqoonsadaan ooy iskugu hiliyaan oo midkii waxeey diideeyso laailaaha la imaadana bari kanoqdaan adigana musiiwo iyo halaag iyo qabil ayaad dawada kawadaa mideedakale qabiilka aat caaysay hada soow kamid ma ahan ciluma badan oo allahii abuuray kuxiran inaad caayso diintee kuu baneeysay allaahu akbar mise qofkii aad arakto inuu axmed madowe kasoo horjeedsado wad caayneeysaa waloow culuma ha ahaadee sub xaanallaah absame waxwa noomataraayo aaqire illaahayoow xaqa nagu suk illaahayoow cali guure qabo adigaa qaadir ahe
waxaan ka cod sanaayaa walaalaha ilaaheey xaqa fahansiiya waxaan wax lala doodi karo ma ahan meesha uufadhiyo wad ujeedaan hadii lala tirsado cudurkiisa ayuu nagu daaranaayaa fatlan qofkaan rajo malahan koow dhaha yaan lala hatlin waxuu rabo hasheega lawa malag ayaa kortaagan oo xisaabineeysee yaan loojabaabin
CALI GUURE
waxuu is qariyawa maantuu banaanka iskeenay marhaduu qabiiladiwa kala qaad qaadaayo qaarana uu caaynaayo umadaan illaaheey waxaan oga baryeeynaa laa illaaha illalaahu ineey kumidoowaan ooy isku aqoonsadaan ooy iskugu hiliyaan oo midkii waxeey diideeyso laailaaha la imaadana bari kanoqdaan adigana musiiwo iyo halaag iyo qabil ayaad dawada kawadaa mideedakale qabiilka aat caaysay hada soow kamid ma ahan ciluma badan oo allahii abuuray kuxiran inaad caayso diintee kuu baneeysay allaahu akbar mise qofkii aad arakto inuu axmed madowe kasoo horjeedsado wad caayneeysaa waloow culuma ha ahaadee sub xaanallaah absame waxwa noomataraayo aaqire illaahayoow xaqa nagu suk illaahayoow cali guure qabo adigaa qaadir ahe
waxaan ka cod sanaayaa walaalaha ilaaheey xaqa fahansiiya waxaan wax lala doodi karo ma ahan meesha uufadhiyo wad ujeedaan hadii lala tirsado cudurkiisa ayuu nagu daaranaayaa fatlan qofkaan rajo malahan koow dhaha yaan lala hatlin waxuu rabo hasheega lawa malag ayaa kortaagan oo xisaabineeysee yaan loojabaabin walalayal