Comments on: Shir looga Hadlayo Soomaaliya oo ka furmay Dubai

By: hymo
Ninamkii walaalaheen ee Xisbul-Islaam hogaamiyayaashoodii iyo taageerayashoodii warkoodii wuxuu isugu biyo shubtay waxay reer waqooyigu oran jireen “KU QABSO KU QADI MAYSIDE” ama walaalaha reer Muqdisho soo saareen waqtigii warlordsku Muqdisho haysteen ee ahayd “ARYAA WAA TAABTAY, ARYAA WAA TAABTAY”.

Sheekadu waxaa weeye Nimankaan dhalinyarada ah dekada Kismaayo waa kula xukumi, tan Marka waa kula xukumi, tan Baraawe waan kula xukumi, hay’ada shisheeye hoostaan soo gashan mana igila hadli kartid xitaa haddii uu ku dili; Go’ weyn baan huwanaan oo cid waliba waa soo geli xitaa Indhacade, Axmed Madoobe, Prof. Ibi, Cabdi Qaybdiid, Faroole iyo cid kasta oo dibin daabyo wada waa soo geli cid igala hadli karta ma leh.   UNKa iyo Kenya iyo cid kasta waa xu xirnaan laakiin Shariif Axmed fartaan ku fiiqi oo fartaan ku godi oo waxaan dhihi NIMANKA TUNKA WAAWEYN baa wax u yeerin laakiin haddii aan nahay Xisbul-Islaam hogaamiyayaashooda arinkayagu waa xeelad oo waa noo xalaal arimahaasi.   Haddii aad nimankaas dhalinyarada tihiin waxaan ku dhihi aan midnimo raadino xulafadaas kala duwana waan wadan waxaana ku dhihin waa XEELAD.   Xitaa haddii Indhacade iyo Xe ay dad iga dilaan waxaan ku dhihi idinkaa diley ee waa in raggii dilka geystay lasoo qabataa.

War nimanku isla qumanaa mar QARDHAAS baa u xiran, kkkkkkkkkkk!!

By: cabdi yare
Arrinkaa cali Guure sheegay waa arrin sax ah.

Waxa kolley aniga rajo i geliyey oo aan maqlay in koox culimada soomaaliyeed ee ingiriiska deggan ka mid ahi ay qaban qaabinayaan shir lagu kulmin doono culimada ugu waaweyn ee ummadda soomaaliyeed.Si ay ummadda meel cad ugu hagaan.

Waana arrin ay tahay in laga qayb qaato haddii aad Ingiriiska joogtaan sidii loo hirgelin lahaa,oo aad la xiriirtaan culimadaa hawsha wadda..

By: khaadimul-ISLAAM
BISMILLAAH.

….. waa la isu mujaamalaynayaa …………..

[ Shirkaasi waxaa Shir gudoominaya Sheekh u dhashay Wadanka Muritania oo lagu magacaabo C/llaahi Bin Biih, waxaana ka qeyb galaya Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynihii hore ee Suudaan Al-Mushiir Suwaar Al-Dahabi, Ergayga Q.M u qaabilsan Soomaaliya Axmed Walad Cabdalla, ku-xigeenka Ururka Islaamka C/llaahi Caalim iyo Dr. C/llaahi Nasiif ku-xigeenkii hore ee Golaha Shuuradda Sacuudi Carabiya.]

takfiir iyo tafiirtiis midna ka hadli maayaane

waxay isugu yimaadeen raalagalin maraykan , wayna og yihiin in maraykan caraboo dhan uu haysto , bad,cir iyo birriba , mana suura gali

karto in xaq iyo baadil miis soo wada fariistaan, taasna ninkii ku riyoonayoow ha is daalin waa adoo calaacashaada timo ka raadinaya ! ! ! , raggaan meesha isugu yimid

marka laga reebo shariifow waa rag maraykanka u

liis garaysan oo aan is nuuxin karin walow ayba

dhinaca ikhwaaniga u janjeeraane , waxaadna moodaa in waayadaan danbe dhinaca siyaasadda waxa lagu sheego ay rag badani u carareen taasoo ay u maleeyeen inay kaga fakan karaan jihaadka fool ka foolka ah , waqtigaanna ma suura gali karto inaad munaafaqayso , waa inaad

labada god mid ku biirtaa.

WALLAAHU ACLAM.

khaadimul-ISLAAM | Mar 14, 2010 | Reply

By: Cali Guure
Shirkan waxaa uu daliil u yahay sida culimada salafiga Soomaaliyeed u gabeen kaalintooda.

Baahida loo qabo marjiciyad Islaami oo tafniidisa inxiraafka manhajiga ee shabaab waa mid dad badan oo islaam isha ku hayaan.

Waxaan shaki ku jirin in culimada salafiga Somaaliyeed hurdada ka kacaan oo saxaan manhajka takfiiriga ee shabaabka.

Haddii nin walba ka baqo in la gowraco ama la qarxiyo waxa la gabayaa ballantii Alle ee uu la galay ahlul cilmiga taasoo ahayd caddeynta xaqa iyo inaysan qarin cilmiga,

Allow culimadeenna xaqa, hurdada ka kici una yeel wadnaha sheekhul Islaam ibnu taymiyah ama cizadiin cabdisalaam iwm.

By: cabdulahi
Juhalo warkeed waa warka wiilashaasi ku hadlayaan war dubai dad islaama ayaa ku nool oo ku nabad gala wadankeena ma diin ayaa ka socota waxaad ogaataan al xaaliqa inay ayadoo dhinac kata ah ka socoto haday ahaan la,hayd dadkii oo diintii la nacsiiyey dadkii oo dhiigoodii la banaystay haday ahaan lahayd juhalo muftiyaal ah dhinacna uma fiyooba ee bal miisaanka islaamka saara wax ka socda soomaaliya

By: cali
Sudan arrests Somali Islamist leader while trying to escape to Eritrea

Sunday 14 March 2010

March 13, 2010 (KHARTOUM) – Sudanese security services arrested a Somali Islamist leader while he was attempting to cross border to Eritrea, a Somali outlet reported today from Mogadishu.

Muse Abdi Arale, the secretary for defence of Hizbul Islam group has been arrested in Sudan while trying to enter in Eritrea with money embezzled from the rebel group.

Sheikh Hassan Mahdi, a senior official from Hizbul Islam told Mareeg Online that the Sudanese police arrested Arale while he was trying to cross the eastern Sudan border and reach Eritrea.

Muse Arale embezzled the money from the group and travelled from Mogadishu by car to Kenya from where he entered south Sudan and then reached Khartoum secretly.

Led by Sheik Hassan Dahir Aweys, Hizbul Islam is facing a leadership crisis inside since the defection of Sheikh Hassan Abdulahi Al-Turki, a notorious Islamist guerrilla leader to Al-Shebab early this year.

Last week, a senior insurgent leader from Hizbul Islam, Bare Ali Bar, has been shot to death in Mogadishu at Bakara market which is a stronghold of Al-Shebab rebels.

The gunmen shot the Hizbul Islam military leader several times in the head and escaped on foot. No one has yet claimed responsibility. But Somali say Bare was an outspoken critic to the Al-Shebab, a former ally of Hizbul Islam.

Formed by four groups to fight the UN backed government of President Sharif Sheikh Ahmed, the Hizub Islam is witnessing power struggle and divisions since last year.

(ST)

By: cabdi yare
Reer Somali mirror warbaahinta kale go’aamo iyo qodobbo xaddidan oo ka soo baxay shirka ayay qoreene idinkoo xagga islaamka u yare xaglin jirey maxaa u daahdeen?mise walaalayaal waanay idin soo gaadhin?

Hanagu khasbina in aanu malaha xumayno oo idinka dhigno niman aan ka helin oo marada saaraya ee nagu darsada xisaabta haddaanu akhristayashiina nahay.

By: Xasan
Cajiib!!SHARIIFKA WUXUU NOQDAY MUNAAFAQ,,GAALADA MARKII UU LA JOOGO WUXUU LEEYAHAY,,MARKII UU ISLAMKA UU U TAGANA WUXUU LEEYAHAY ,INTAAS WUXUU U SAMEYNAA SHARIIFKA ADDUUNYO RAAC IYO KURSI IYO MAAL,LAAKIIN ALLAH AYAA NAGA QABAN DOONA SHEYDAAN SHARIIF OO NOQDAY KUTUBO-XOOR.

By: Yahya
SHARIIFKA WAA MUNAAFAQ,,GAALADA MARKII UU LA JOOGO WUXUU LEEYAHAY,,MARKII UU ISLAMKA UU U TAGANA WUXUU LEEYAHAY ,INTAAS WUXUU U SAMEYNAA SHARIIFKA ADDUUNYO RAAC IYO KURSI IYO MAAL,LAAKIIN ALLAH AYAA NAGA QABAN DOONA SHEYDAAN SHARIIF OO NOQDAY KUTUBO-XOOR.

By: saakin
asc , waa arin lagu farxo in Umadda soomaliyeed loo cadeeya ragaan diinta ku qarabanaya,.. oo dadka takfiirinya, iskana xukumaya,.. iyo dowladaan waxmatarada ah in lacadeeyo waxa la isku haysto oo diiniyan ah ,, waxa ayy diinta ka qabto waa wax aad iyo aad u wanagsan ,.. waxa ka qaybgalaya waa culima dunida muslimiinta laga yaqaan maahan in axmed wala iyo shariifka ay wax ka waadaan ee waa lagu casuumay , aduunkaan hadii aad shir ka qabanayso waa qasab in lahelaa dad ay khusayso arintaas shariifk isaga aya madax ka ah wadanka waladne waa argay UNKA ah wwaa sidas ee aanu eegno tolow waxa ka soo baxa

ILAAHAYOW WAX UMADA DAN U AH KA SOO SAAR, Rabiyow umadaad masakiinta ah musliminta ah nabad iyo nolol nasiiiiiiii,

AAMII wabilaah Towfiiq walaahu Aclam