Comments on: Intii aan qabyaaladda iyo balaayada bilaabay!

By: Azzaam
marka hore waan salaamayaa shiikha sh axmed c.samad baarakalahi fiika yaa shiikhana ..ilaahayna hakaa abaal mariyo kheyrka aad umadda u wadid ..shiikha wax yaaba uu sheegay oo dhan waan ku raacsanahay lknse hal mid ayaa jirta taasoo ah inuu kacaankii siyaad barre ku tilmaamay mid barakaysan!!!!!

runtii kacaankaas wuxuu ahaa anigu hadda kama hadlayo dadka oo dhan way ka dharagsan yihiin lknse iyadoo la ogyahay in la dhoho maahayn mid barakaysan bilcaksi wuxuuba ahaa mid mujrimaysan allaah ayaana naga qabtay oo mahad leh …intaan taas ka ahayn shiikhu wuu ku mahad san yahay allahna ha xifidyo s/c

By: falxado
Ugu horreyntii sheekha ilaahay ha barakeeyo cilmigiisa miisaankana ha u saaro dadaalkiisa dhinaca dacwada ah.

Aniga waxay ila tahay inay sax tahay in la qoonsado ishaysbiga duruufaha jira awgood.

Mowduuca qabyaaladdu waa mowduuca ugu mugga weyn saaxada soomaaliya iyo meelaha kale ee ay soomaalidu joogto, laakiin waxaad mooddaa inaan culimadu siinin xaqiisii, taasina waa tan keenaysa in sheeg-sheegistiisa “cuqdad” weyn laga qaado!

Anigu run ahaantii waxaan joogay dhawr sheekh oo mowduucaas qabyaaladda taabtey, haddana aad moodaysay inaysan sidii uu ku haboonaa u isticmaalin. Taas waxaan filayaa inay ugu wacantahay culimada badankeeda oo aqoontay ay qabailka u leeyihiin aysan dhaafsiisnayn, sheekooyinka ay caamadu isku xifaalayso, ama ay ku fadhi ku diriraan.

Aqoon darridaas ayaa culimada qaarkood u horseedda in hadalkoodu u ekaado hadalka caamada,taasina waa dabiici in la qoonsado.

Haddaba waxaa habboon in culimadu la yimaadaan istiraajiyad cusub oo ay dadka u kala caddeeyaan waxa bannaan iyo waxa reebban marka laga hadlayo qabiilka iyo qabyaaladda. Markii ay dadka wax u kala caddaadaan ayay habboon tahay, in dad cibaado iyo dawco isugu yimid ay is wiiyaan “yaa tahay??”

By: Adoon Eebe
Marka Hore aan u duceeyo Sh Axmed oo soo nooleeyey barnamijkii xiisaha badnaa…Eebe hakaa abaal mariyo wanaagaas..

Marka labaad aanu u cudur daarno inta ka ilduuftay oo inata baraamijka ka dhacday si kale u qaadatay. waxaan filayaa inay la qabsan doonaan mar haddii sheekhii garwadeenka ka ahaa si laabfuran u soo bandhigay wixii kala kulmay oo aanu huursan islama markaana cinwaanba ka dhigtay.

Waqtigaan waxaan filayaayey in Buug lagu soo koobay hasaawihii maqaaxida oo soo baxaaya. welina waxaan filayaa in Sheekhu ku hawlan yahay arintaas.

By: wanaag jecel
A.C. W. W.

Waxaan ku dhamaystay qormadaan qosol aanan in dhawaale qoslin!

Dhibta jirtaa waxaa weeye in aan hore tarbiyada loogu darin arimo badan oo ay arinta qabyaaladda iyo Qabilka kala saarkiisu ka mid yihiin. Waxaanan is leeyahay Sheekhu wuu la helay markuu u celiyay cilada aasiddii Kacaankii 21kii Oktoobar ee qabiil iyo qabyaaladba la wada aasay.

Haddaad dib u eegto dhibta ugu wayn ee dabar goyasay Dacwadii wax loo dhigo aanay jirin ee Soomaaliya waxay ahayd arintaan, markii Shacabkii kala baxay ee qabiil kastaaba meel dagayna wayba ka sii dartay oo wadaadadii culimo xaafadeed (qabiileed) ayay u ekaadeen.  Waxyaalaha aan taa ku cadayn karo waxaa ka mid ah Sh. Bashiir oo Boosaaso nadwo lagu soo dhawaynayo ayaa qadimaadii lagu sheegay inuu Gaalkacyo ku dhashay! Sh. Cali warsame oo iska difaacaya eedo loogu soo jeediyay inuu Xamar tagayna wuxuu tilmaamay in Reer ka joogo halkaa!

Waxaa arintaan duruuftu keentay aad uga faa’iidaystay qaar ka mida Culimada ardaydoodii oo yara dagdagsaday inay yool gaaraan una tusay dhalintii badankood in ay Culimadani kuwo qabaa’il yihiin aysanna wadin wax Diinta rabbi u gargaaraya ee ayba iyagu caqabad ku yihiin.  Meesha ay hadda wax marinayaana waan la wada soconaa oo inay iyagu qabyaaladdii dhex galeen oo dhiig IWM ku daadiyeen magaceedaaba lagu eedaynayaa.

Waxaa lagu doodi karaa in ay sunno tahay in qofka qabiilkiisa la raaciyo magiciisa maxaa yeelay addillo qur’aan iyo Xadiithba ah ayaa loo hayaa.  Culimadana waxaan oran lahaa socda oo meel kasta xaqqa la taga meel kaliya ha ku koobnaanina hadii kale in xitaa Cadawga Soomaalidu soo adeegsado dariiqooyinkii qasaa’idda isaga cibaadaysan jiray laga dhaadhiciyo inay dhiig daadshaan oo aasaastaan Gole Culimo Shaaficiyada u nusraysa waa ka qayb tarbiyadaha tasxiixa u baahan ee nusuusta iyo mad-habka kala fogaynaysa.

Sheekh Axmed Buurika fiik sii laalaab dadaalka hana u dan galin inta fakarkoodu ku koobmay inay diinta ka dhigaan waxay iyaga kaliyuhu arkaan inay diintu tahay ee shaqada ka dhigtay duridda qof Culimada ka mid ah oo dadaalay iyo xukumiddiisa.  Waxaan rajaynayaa inaad sii balaariso qoraaladaada oo ku sii darto silsilado kale sida khawfka laga qabo Fiq-higa iyo Mad-habaha iyo kuwa ku kala dhagay labada dhinac, Isticmaalka cinwaanka Wadaad/Wadaaddo iyo sida axkaam looga dhaliyo (walaa’ iyo baraa’)iyadoo la gaarsiinayo heerar kala duwan (Cismah, Kufri IWM)isla Muslimka dhexdiisa, kuwa diinta ka qabsada halka dhinac ee dayaca dhinacyadeeda kale sida Siyaasadda, Fiqhiga, Tawxiidka IWM.  bal kulansii oo u gar naq lacallal-laaha yuxdithu amran bidaalik.

Kaftan: “sheekha kuwo faacilu khayra[1] ugu tabarruceen sheeko been abuura oo ay iga sameeyeen”  Ficlan waa faacilu khayr sidaan u arko adiga kuu xamaalaya, faacilu sharin li anfusihim.

W. C. W. Wabarakaatuh.

By: Jiilu saxwah
Assalamu calaykum:w   sh Axmed jazaakallaahu alfa khayr. waxaan in mudo ah is waydiinay qoraaladii qiimaha iyo xikmada badan xambaarsanaa e sh axmed  goorma ayay so rogaal celinayaan hadana waxaan kuugu cududaarayay kalsooni aan ku qabay inaad hawsha meel kale ka waday oo aadan ka seexan dharaandhirinta hawlaha dacwada meel kasta aad ku sugantahay. wadaadka saaxiibkaa ah horta waxaan u rajaynayaa wanaag inuu u waday taladaas ee aysan wax kale ka ahay. waxaana dhici karta inay ka tan badisay qabyaaladi iyo balaayadii qurbaha taalay oo u ekaatay qaab buufis ah.  waxaan mar kale ku leeyahay ha ka daalin hawlaha aad haysid. ogowna irdaa,u alnaas qaaya laa tudarak.   wa jazaakallaahu alfa khayr

By: carab
allamagane maqaaxidii shaahu shiddey keentay haddiiba ay culimadii salow galisay!!

waxay ila tahay sheekh axmad waxaa lagula yaabay usluubka cusub ee uu adeegsaday ee ah hab sugaaneedka riwaayadeysan dadka qaarkiina malaha maba dhuuxin biya dhaca qormooyinka ee waxay kaga dhagtay uun reer hebal baa la sheegay!.

arrintani waxay dalil u tahay inay ducaaddu u baahanyihiin inay horumariyaan asaaliibta ay bulshadooda kula hadlayaan ama wax ku tusayaan, shakina kuma jiro in usluubka sheekh axmad dadka wax ku tusayay uu ahaa mid soo jiidasho iyo xiisaba leh qofkuna isaga oo qoslaya uu liqayay sahayda u sheekhu maqaalka ugu lifaaqay.

sheekh axmad waxan leeyahay asaalaiibta sii kordhi arrintani si fiican u abbaar mililna korkii lama dhayee hadalka dhibcee si loogu waano qaato waxna logu dhiso.

saaxiibada sheekh axmad u baqayna waxaan leeyahay ducuda ugu dadaala in ilaahay isaga iyoinnagaba ina samata bixiyo wardigana u soo haya aadna ha u qalindaarina si aanu u gaagixin wixii talo ah emailkiisa u mariya ama telkiisa ugu tabiya.