Heshiis lagu kala saxiixan lahaa Addis Ababa oo dib u dhacey.

Published on March 13, 2010 by   ·   7 Comments   ·   print

Heshiis lagu wadey Maanta Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya inuu ku dhex maro DKMG iyo kooxda sheegata Ahlu Sunnah ayaa dib loo dhigey ilaa Isniinta soo socota ee 15 March.

Go’aanka dibu dhiga Xaflad lagu wadey in lagu soo afmeero heshiis labada dhinac isla Addis ababa horey ugu dhex marey, waxaa baahiyey Ururka Midowga Afrika oo garweyn ka ah heshiiskan.

Sababta dibu dhiga xaflada gaba gabeynta heshiiskan waxa uu Midowga Afrika ku sheegay, qeybo ka mida dhinacyada uu u dhaxeeyo oo aan wali goobta soo gaarin.

Hadalka Midowga Afrika ka soo baxey ayaa sidoo kale lagu sheegay in dadaal xoogan lagu bixinayo sidii ugu danbeys heshiis kama danbeysa labada dhinac isula gaari lahaayeen, fulintiisa gacan weyn uga geysan lahaayeen.

Dowladaha gacanta weyn ku leh degenaansho la’aanta ka jirta Soomaalida ee Itoobiya iyo Mareykanku ugu horeeyaan ayaa u muuqda xilligan kuwo baal cusub u furey, si Nidaam iyo Maamul rasmiga oo la xisaabtama aanu uga hirgelin Dalka.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Sh. Shariif oo kulamo kala duwan ka wada Addis Ababa.
  2. Sh Shariif oo Addis Ababa ka degay
  3. Shirkii 12-aad ee Ururka IGAD oo ka furmay Addis Ababa
  4. Sh Shariif oo Addis Ababa tegaya.
  5. DKMG ah & Kooxda Sheegata Ahlu Sunnah oo Heshiis kala Saxiixanaya

Readers Comments (7)

  1. Geedaawi says:

    Tacliiqa somalimirror baaba ah waxaan la heli karin.

  2. libaax says:

    balaayada iyo sharka aad ummadda soomaaliyeed u
    soo waddaan ha idinku wareegto oo ku baaba’a hana ka soo noqonina , rabbiyow naga hay, rabbiyo sharkooda na dhaafi.
    aad bay khiyaanada iyo beenta u barteene yaysan
    si nabada isugu imaan.
    munaafiqu ballan ma yaqaan, runna ma sheego , waxaa maraykan oo wata yuhuudda falaashaha isku dayayaan inay soomaali islaamka ka saaraan
    waase haddii ay awoodaan taas, ma ku dhacaan mana u soora galayso , ummadda soomaaliyeed waa
    ummad muslima oo jecel diintooda oo jecel inay isku duubnaadaan waxa kaliya oo kala dhex galay waa shaydaanka qabyaaladda iyo shaydaanka
    hunguriga iyo shaydaanka isla waynida iyo shaydaan aan la aqoon wuxuu yahay kaas oo u badan inuu qarsoon yahay oo qofkaad shalay ahaydeen walaalo muslima baa maanta agtaagan kuffaarta axmaarada iyo maraykanka.
    marka waxaa ila habboon inaynu ka faa’idaysanno
    inta ay is khilaafsan yihiin shayaadiintu oo aynu hal dhinac uga wada safano.

    rabbow islaamka igu dil.

  3. RAAXEEYE says:

    Hadii gaalo raacyo midoobayaan waxaan aad iyo aad ugu kalsoonahay in Mujaahidiinta dhabta ah ay midoobayaan dhawaan dadkii qabiil iyo kursi iyo qabyaalad u dagaalamyayne ay iska kala tegi doonaan sida hada xamar noooga dhex muuqato

    gaalo raacyadu ogow uma midoobayaan in ay diin Alle koryeelaan ee waxay u midoobayaan in diinta Alle la dagaalamaan iyo in kuraas aduunyo ay qeybsadaan waayo Mels Zanaawi iyo gaalada kale diin islaam in wax loo qabto ama islaam la tadbiiqiyo lagama filayo

    Bishaareysta dadka dibada joogow kheyr badan iyo guulo badan baa xamar ka jiro gaalo wey jabtay labadii dagaal ee ugu danbeeyay

    Bishaareysta xamar beryahan kulamo badan oo midow ah ayaa jiree ducada noo soo badiya dadkiina dibada joogow dad muslimiin ah oo la dulminayo oo gaalo isku soo habarwacani baa nahay Alle bes ayaan talo saaranay soo duceeya in Alle Quluubta mujaahidiinta saxda isku wada xiro

    ogaada mar walba oo guusha islaamka soo dhawaataba waxaan maqleynaa shirar dibada laga abaabulayo si loo mija xaabiyo guulaha mujaahidiinta , Xasbunalaah wanicma wakiil bes ayaan haynaa weyna nagu filantahay waayo Alle isaga ayaa ugu cilmi badan cadowgeena isagaana nagu fillan . ee ducada muslimiinta fadlan yaan nalaka baqiilin

    Raaxeeye
    mogadishu Somalia

  4. hani says:

    BISMILAAH
    war soo dadajiya heshiiska ad sheegesaan waa kii aad kujabi lahedeen waxan rabna in aan ogaano jabkiin naarta u soo dhaqsada war hunnu hunnu hadal ma aha himbiriirsi arag ma aha ee meesha nacnacda ka daafa

  5. Cali Guure says:

    acw

    waxaa nagu abuuray suufiyadan iska cambuulaysanay xikmad darrada shabaabka.

    Maanta saddex qoys oo kala ah (Mareexaan, Cayr and dir iyo qoysas kale qab qablayaashoodi)ayaa noo huwanaya magac diimeed.

    Maanta waxay isu beddeleen sidii lagu yiqiin mooryaantii Soomaaliyeed hore oo adeegsatey qabiil, suufinnimo, gaalo, iyo diin intaba.

    Marka yey sirayaan? waxay wada galeen ururada islaamiga sida shabaab, islaax, aala sheekh, suufiyada iwm. Markii ay arkeen in danahooda qoys weli dhammaystirnayn waxay bilaabeen inay sameystaan suufiyada kaddib markii shabaab boorka ka jafeen.

    Maanta sh, Maxamuud xasan waxa uu ka soo duulay caasimadda mooryaanta iyo kuwa diintooda gatay laga xukumo ee Adis ababa, isaga oo saaka ka degay Nayroobi si uu ula kulmo shariifka asharaafta oo ka xanaaqsanaa sida looga tagey qaybinta jagooyinka iyo manaasibta.

    Isaga oo islamaantaba wararka hoose sheegayaan inuu u hoyday halka laga xukumo ee adis ababa.

    Su’aasha is weydiinta leh ma ku heshiin doonaan qabqablayaasha qaybsashada manaasibta beenta ah?

    Maxaa xigi doono? Yaa ciyaari doono dariiqoyin cusub oo adis iyo mareykan daryeeli doonaan?

    Magacyada bixi doono waxa filyaa inay noqon karaan? Qaadiriya hubaysan, saalixiyada jibbeysan, samatariyada hawraarsan, Axmadiyada hagoogan iwm?

    Waxaan shaki ku jirin inaysan siri karin qabiilooyinka la baxay ahlu sunnah thulman wa jowran ruux yaqaanno diinta iyo taariikhda ciyaarahan khashifan ee Soomaaliya.

  6. RAAXEEYE says:

    Cali Guure maxaad uga reebatay Xisbul islaam yaa xisbul islaam uga badan cayr iyo Dir????? sow kuwa meel walaba uga imaanayo xisbul islaam baa nahay sow xisbul islaam maaahayn kuwii ugu horeeyay ee dowlada ridada ku biiray??? sow dir maahan kuwa xisbul islaam wax ka hogaamiyo???

    Qabiil iyo qurun baa kaa buuxo awelna waxaad ku daashay Ogaadeen ama absame baad ku xiiqday maantana cayr miyaad bilowday

    Shabaab naceyb ha ku naar gelin wax xishoonaa mahide maalin walba meel u carar

  7. SHIINE says:

    A/C:
    WAXAAN UDARDAARMAYAA DHAMAAN UMADA SOOMALIYEED MEEL KASTOO AY JOOGAAN HILAAH CABSIDIISA GAAR AHAAN MUJAAHIDIITA, WALAALAYAAL HADAY GAALO IYO GAAALA RAACYO MIDOOBAAN WAXAAN FILAYAA INAYSAN AHAYN WAX CUSUB EE AY TAHAY WAX SOOSOCONJIRAY,WAXAANA FILAYAA INAY ARIN WANAAGSAN TAHAY MARKII LOO EEGO UMADA SOOMAALIYEED IYO WADCIGA XAALKA DALKU KUJIRO.
    ARINTAA WAXAAN KAWADAA HAAY MIDOOBAAN WAXAA MEESHA KABAXAYSA WAXII DADBADANI KA AAMINSANAAYEEN OO AHAA INAY NIMAN DIIN WATA YIHIIN. HILAAH BAA MAHADLEH SHAKIGAA SUULIYAY.
    DADKA SOOMALIYEED WAXAAN DHAMAAN USHEEEGILAHAA INAY CADOWGOODA MEEL UGAWADA SOOJEENSADAAAN NAF IYO MAALNA UHURAAN DIFAACIDA DIINTA.
    ILAAH IDANKII GAALO IYO WAXII RAACABA WAY JABAYAAN.MA AHAN MARKII UGU HORAYSAY OO AY GAALA LAMIDOOBAAN EE TAARIIKHDA DIB UBAARA.
    WABILAAHI ATOWFIIQ;




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Sh. Shariif oo kulamo kala duwan ka wada Addis Ababa.
  2. Sh Shariif oo Addis Ababa ka degay
  3. Shirkii 12-aad ee Ururka IGAD oo ka furmay Addis Ababa
  4. Sh Shariif oo Addis Ababa tegaya.
  5. DKMG ah & Kooxda Sheegata Ahlu Sunnah oo Heshiis kala Saxiixanaya

Latest Headlines