Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole Xeerkeeduna ahaa (Xeer Madaxweyne LR 27 -12/02/2010) oo baxday maanta ayaa lagu sheegay in is badal lagu sameeyay jiritaankii ciidamada Sir doonta Puntland ee “Puntland Intelligence Agency And Puntland Security Force – PIA-PSF”.
Wareegta ayaa lagu magacaabay in uu Madax u noqon doono Ciidamada Sirdoonka Puntland Gaashaanle Sare Cali Maxamed Yuusuf oo loo yaqaano “Binge”.
Waxaa sidoo kale lagu xusay Wareegtadaa in ay ku timid baahi loo qabay in is badal lagu sameeyoo Hey’adda Amniga iyo Sirdoonka Dowladda , waxaana dhanka kale Wareegtada lagu sheegay in is badalkan uu ku yimid (Xeer Madaxweyne Lambarkiisuna yahay 113 oo soo baxay 17-12-2009).
Wareegtada ayaa lagu xusay in ay dhaqan gali doonto Marka uu arko Madaxweynaha waxaana qoraalka ku cad in uu sixiixay sidaana ku dhaqan gal yahay.
Wareegtada laguma xusin qofkii xilka Hey’adda horey u hayay magaciisa , waxayna Wareegtadana ku soo beegmaysaa xili uu C/raxmaan Faroole isku shaandheyn iyo dar dar galin ku wado Maamulkiisa.

Related posts:
Waan so dhawaynayaa fikirkaan waayo waxaa hdaw jer ka dhacday putlqnd dad masakin ah oo si shArci daro ah loogu dhiibay xukumada itoobiya
BISMILLAAH.
magacaw ama ha magacaabin kolay ashahaada la dirir buu asna madax u yahay , dhibkuna wuu ku sii badan maadaama uu maraykan ka amar qaato , waxooda oo dhanna waxaa ka horreeya oo cilmi ku soo koobay ALLAHII ogaa quluubta waxa dhex guuxaya iyo indhuhu waxay khiyaano damacsan yihiin inay sameeyaan .
WALLAAHU ACLAM.
Mooryaan Faroole kama duwana Mooryaan Riyoole.
Labdanba waxay ka dhigeen dhulkii Soomaaliyeed mid ay kireysato Xabashida,
Kooxdan ashaahdo la dirirka waa in laga dhiijiyaa. Waan hubaa in Godane ugu jirin xisaabta inuu ka xanaajiyo ashaada la dirirka Hargeysa barroosinka dhigtay. Maxuu ka xanaajinayaa Hargeysa gaal la jireenka joogo haddiiba uu aamisan yahay inay ka go’do Soomaaliyaa oo si beel ah ula jiro.
PSF waxay la kulmi doontaa jab iyo hoog oo taariikhda geli doonto.
Allahu akbar
website-kii khawaarijta oo la xiray
(somalimemo.com)
is ilaaliya somalimirror, waad ku xigtaan idinkana
haddii aad wax ka bedeli weysaan
taageeridda nabad diidka
ilaahay hakadhigo mid kii hore kafiican oo diin iyo iimaan leh
aad ayaan ula yaabanahay faroolle isagaaba PIS ah oo Xaraami ah
faroole joog illaaheey isku dhiib kahar itoobiyaan iyo qurun aaqira markii lagu soo istaajiyo itoobiyaan majoogo garab kusiineeyso joog fursad ayaa heeysataa waad ujeedaa maalin walbo qof ayaa dhimanaayo geerida meel dheer majiroto kitaabka allaah iyo adiga dagaalka idin ka dhaxeeyo jooji oo diinta allaah ogoloow in dalka lagu dhaqo muslim nimadada markaas ayeey sax noqoneeysaa lakiin gaalkii hebal ahaa tastuurkii uu nooqoray qodobka 11 maxuu ahaa intaad leedahay waxwa majiraan
ASHAHAADA LA DIRIR WAXBA KA BEDELI MAAYSO IN MAAMULKOODA LA BEDELO NIMANKAAS WAA INLAGA TIRTIRAA PUNTLAND IYO DALKABA SI GUUD HADII LA DOOANYO IN NABAD LAGU WADA NOOLAADO HADII KALE U DIYAAR GAROOBA QARAX IYO BUR-BUR
SU,AAL MAXAY U QABTAAN PUNTLAND? YAY U SHAQEEYAAN ? YAA WAX SIIYA ? MAA MAAMULA ? YAY QABTAAN MA TUUGADA MISE CULIMADA IYO QARIIBKA ?
waxaan ka codsnayaa maamulka madaxwaynaha puntland in uu ku hayo gacanta ciidanka sirdoonka usa ka jooga puntland waayo masuul waxaa ka ah xukumada waxii ay geystaan
taa micneheeda mahan .in ay ku hoos yimaadaan dhamaan qaybaha ee waxa kuu soo mara musha haariga kaliya sidaa darteed waxaa is a cad axaa aad u
waxaan idiinku salaamay salanta islaamka ascwb……waad daalaysaane waxaa loo baahan yahay in la dhergo marka la joogo ifka aakhiro meesheede, markii la abuuray qadarta ayaa weli (mumin) sida alshabaab ama sheqi (ahlu naar) sida faroole la abuuray marka haysku daalinina hana ku dambaabina dadkan la soo dirtey ee meeshoodii u socda….waad mahadsan tihiin
WAXAA SOMALIA KU CUSUB MADAX WAX LOO SHEEGAYO OO DADKII MADAXDA U AHAA AY DHAHAYAAN WAA QALDAN YAHAY
MADAX LA CAYAAYO WAXAA AY FURTA MID WALBA IN LA CAAYO
MARKA HADII AAD MADAX CAYDO OGOW ADIGA MARKA WALU CAYNA