Markab lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya.

Published on March 10, 2010 by   ·   1 Comment   ·   print

Ciidamada Badda ee Midowga Europe ayaa sheegay in Burcad Badeed Soomaali ah ay Talaadadii shalay Afduubteen Markab uu ka babanayey Calanka Dalka Kenya oo la aaminsanyahay inay laheyd Shirkad Spanish ah.

Markabka ayaa loola dhaqaqaay sida la sheegay Dhanka Degmada Xarardheere oo horey loogu kaxeystay isbuucii hore Markab kale.

Andrew Mwangura oo kamida hay’ada kaalmeynta badmareenada Bariga Africa ayaa sheegay in Burcad Badeedu Afduubteen Markab kaas wuxuuna sheegay inuu aamin sanyahay inay doonayaan inay kuweeraraan Maraakiibta kale.

Markabka ayaa la sheegay inay saaraayeen Shaqaale gaaraya 15 qof kuwaas oo ay kamid yihiin 10 Kenyan, mid Spanish ah labo sinigal u dhashay iyo labo kale.

Waxa uu sheegay sargaalkaasi inaan la xadidikarin goobta laga afduubtay Markabka ilaa iyo hada wuxuuna intaa ku daray inuu Kenya imaan doono mas’uul ka tirsan Shirkada Markabka leh si uu wada Xaajoodka siideynta markabka u galo.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Markab Spain looga Afduubtay Xeebaha Soomaaliya.
  2. Markab lagu afduubtay Xeebaha Soomaaliya.
  3. Labo Markab oo Xeebaha Soomaaliya lagu Afduubtay.
  4. Markab Xamuul oo la Afduubtay
  5. Markab laga lahaa Greece-ga oo la Afduubtay.

Readers Comments (1)

  1. soomali says:

    ciidamada bada somaliya ka difaacaya cadowga hanooladaa amiiiiiiiiiiiiiiiiin somalimirror waxaan ka cod sanayaa in ay soo dayaan warkayga pls nimankan waxay rabaan in aybiliqaystaa bada somali wixiika difaca waan tagersanahay madama la wayay dowladka difaacda spain waxay soo qadatay calanka kenya tuugo xun dheh




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Markab Spain looga Afduubtay Xeebaha Soomaaliya.
  2. Markab lagu afduubtay Xeebaha Soomaaliya.
  3. Labo Markab oo Xeebaha Soomaaliya lagu Afduubtay.
  4. Markab Xamuul oo la Afduubtay
  5. Markab laga lahaa Greece-ga oo la Afduubtay.

Latest Headlines