Dagaal ka dhacay Muqdisho

Published on March 10, 2010 by   ·   1 Comment   ·   print

05:30 subaxnimo ayaa Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Xoogaga Islaamiyiinta iyo Ciidamada DKMG ah waxay ka dhaceen Qeybo ka mid ah Xaafadaha Degmada C/casiis ee Bariga Magaalada Muqdisho.

Dagaaladan oo ku bilowday si goos-goos ah ayaa markii Danbe isku badalay Dagaal xoogan oo la isku adeegsanayo Madaafiicda cul-culus.

Inta la ogyahay 2 Qof oo Rayid ah ayaa ku geeriyootay 4 kalana waa ay ku Dhaawacmeen Madfac ku Habsaday inta u dhaxeysa Isgoyska Beexaani iyo C/casiis.

Dagaalka Xoogiisa ayaa la sheegay inuu ka dhacay Hotelka Global oo ay isku horfadhiyaan labada dhinac.

Iska hor’imaadkan ayaa Qaboobay 07:30 Subaxnimo, Lamana sheegi karo khasaaraha Rasmiga ah ee labadda Dhinac ee kala gaaray.

Ma jirto wax war ah oo labada dhinac ka soo baxay oo ku aadan Iska hor’imaadkan.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Dagaal ka dhacay Xaafado kamid ah Muqdisho.
  2. Dagaal ka dhacay Muqdisho
  3. Dagaalo ka dhacay Hodan
  4. Dagaal ka Dhacay Duleedka Baydhabo
  5. Dagaalo ka dhacay xaafado ka mid ah Degmada Hodan ee M. Muqdisho

Readers Comments (1)

  1. ahmed aways says:

    shiriifku illaahay how toobad keeno sida aanu wada ogsoonahay walaalayaal illaahay waa ka digay in dadka muslimiitii iyaga dhexdooda xigto ka dhigtaan gaalada si kastaba ha ahatee waan ogahay in dad badini odhan doonan koox heblaa wada hadal diiday iyo koox heblaa nabada diiday lakiin cudurdaar looma heli karo in maanta nin musuul sheeganaya waliba islaam u nusba sheeganaya uu yidhaa kaloo maraykanoo dadkaga ku buufi babaanayo qatara anigu waxan leeyahay sh. shariif illaahay how soo laabto




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Dagaal ka dhacay Xaafado kamid ah Muqdisho.
  2. Dagaal ka dhacay Muqdisho
  3. Dagaalo ka dhacay Hodan
  4. Dagaal ka Dhacay Duleedka Baydhabo
  5. Dagaalo ka dhacay xaafado ka mid ah Degmada Hodan ee M. Muqdisho

Latest Headlines