Afhayeenka Xarakada Shababul Mujaahidiin Sh Cali Maxamuud Raage oo Maanta shir jaraa’id ku qabtey Magaalada Muqdisho ayaa ka Hadley arimo dhowra oo ay ku jiraan hadalo dhawaan ka soo yeeray Dowlaha Mareykanka, Ingiriinska iyo DKMG.
Cunaqabateyn dhawaan ay sheegtay Dowlada Ingiriiska iney ku soo rogtey Al-shabab ayuu ku tilmaamey mid aan waxba ka badaleynin Qorashahooda, basle ay dhiiri gelin u tahey.
Waxa uu sidoo kale go’aanka Dowlada Ingiriiska ku tilmaamey mid ka dhana Shacabka Soomaaliyeed ee halkaa ku dhaqan oo Dhiigooda iyo Xoolahooda loogu mar-mar siyoonayo, sida uu hadalka u dhigey.
Waxa uu sidoo kale soo hadal qaadey, hadal isna ka soo baxey Dowlada Mareykanka oo sheegayey iney qorsheyanaan weeraro cir iyo dhulba ah iyaga oo kaashanaya DKMG oo ay ku qaadayaan Xoogaga Islaamiyiinta.
Hadalka Dowlada Mareykanka ayuu ku tilmaamey afhayeenku mid aan waxba u dhibeynin horeyna ugu talo galeen, waxa uuna sheegay inaaney jirin cid xilliganba ka hor taagin.
Sh Cali, waxa uu sidoo kale ka Hadley, hadal ka soo baxey DKMG oo taageero u ahaa kuwa Mareykanka & Ingiriiska, waxa uuna sheegay iney iska difaaci doonaan weeraro walba oo uga yimaada dhinacyada ay is hayaan.
Xiriirka kala dhaxeeya, Qabaa’ilka Soomaalida ayuu sidoo kale ka Hadley waxa uuna sheegay iney xiriir wanaagsan la leeyihiin, ayna bogaadinayaan taageerada kale duwan ee ay u fidiyeen.
Dhinaca kale waxa uu sidoo hadal qaadey, Hay’ada WFP ee Qaramada Midoobey, waxa uuna sheegay inaaney cag soo dhigi Karin deegaanada ay ka arimiyaan.

Related posts:
BISMILLAAHIRRAXMAANIRRAXIIM.
RABBIGAY ha idin sugo , nasiriga hela , isku duubnaada , wada jira , ALLAAH ka baqa oo si fiican u qabsada xariga RABBI SUBXAANAH , iska ilaasha tafaruqa , xaasidkiin ha jabo, nasriga waad helaysaan inshaa ALLAAH.
waa lakala baxay, haddaa la ogaan doonaa ninka
diintiisa daafacaya iyo kan gadanaya diintiisa iyo dalkiisa iyo dadkiisa .!!!!!
naseexaday waa qabsada xarigga ALLAAH kuna dhinta adinkoo kalimadda ALLAAH kor ka dhigaya.
xaqqana waan idinku raacsanahay garabkiina baan
ahay inshaa ALLAAH nasrigu waa garabkiina .
RABBII WAXDAHUU YACLAM.
ACW
In gaalada la tuso ad adayg waa diin, in la xisaabtama waa diin , xikmad iyo caqli taasi oo ah mid aysan shabaab maanta haynin.
Inta kale hadal tiro weeye.
Maanta waxaan mulaaxadeeyey hadalka uu yiri ninkan kaasi oo ahaa haddii ay dawladda shariifka ka soo harto waxa ay ku jirto waan la hadlaynaa. Cajiib. Haddii uusan hadalku sidaa ahayn ha la’i saxo. Sidaas baan hadalkiisa u fahmay.
maan shaa allaah
sheekh cali dheere cabsiiya galada ayagana ha idin cabsiiyaan xaqa iyo baadhilka ayaa saas lid iskugu eh ee hadaad maqashid dad walaalaan nahay ku leh baadhlka waxwaa jira xaqa iyo baadhilka weey isnacebyihiin illaaheey ayaa idinla jira hadaad raali gilisaan dhag jalaq ha usinina hadalkoodaallaah uun kuxirnada lakiin maalintuu allaah garabkiina kabaxo ayaad guuldareeysateen kamana baxaayo ilaad idinka kabaxdaan waana idiin sooduceeyneeynaa illaaheey inuu idinguuleeyo
CALI GUUROW,
WALEE INAAD NIN YAAB LEH TAHAY.
MA NINKAN BAA KHATAR KUU AH,MISE DIYAARADAHA
DAGAALKA EE KU DUL HEEHAABAYA ?
BISMILAAH
mansha alaah sh cali ILAAH haku dhooro geesi ayaa tahay oo cabsi galiya gaalada iyo gaala raacyda ruunti waa sida uu ALLE jecelyahay ee wada ilaa aad kor yeeshaan kitaabka ALLE anagana duco wan wadnaa wana ku guleysaneysan sabar ayaa lo bahaanyahay ee sabarka ha la badiyo guusha wey soo dhawatay
HOL,
Maxaa tacliiqayga hal maalin loo xabistay?
Asc salaan kadib marekan waxuu rabaa in uu dad kiisa u sheego wax aanan jirin maalin walbo waxuu ku dhamaadaa dalka afkanistan
Walibo waxaan qabaa in uusan haynin wax ciidan ah wayo waxuu u layahay cidaan afkanistan
wsc
Cali Gure ,Dr Lamadage,
markanaan hubaa inaad somalimirror leedahay.
Farahow sxb horaan u sheegay inu meesha leeyahay e ma ila aragtay? !!!
akhuuna faarax
Muxuu ahaa diktoorkanna?
Somalimirror anigaa iska leh miyaad dhahday? Masha Allah hahahaha