Ciidamada Yuhuuda oo gaari Dulmariyey Qoys Fastiiniyiina dhamaantoodana Xasuuqay.

Published on March 6, 2010 by   ·   10 Comments   ·   print

Hooyo Falstiiniyad ah Ninkeedii iyo Caruurteeda oo gaaraya 4 ayaa dhamaantooda ku Shahiiday kadib markii gaarigii ay saaraayeen Ciidamada Yuhuudu Dul mariyeen Dabaabad meel ku dhaw Magaalada Ramalah ee Daanta Galbeed.

Bayaan ka soo baxay Maliishiyaadka Maxamuud Cabaas Abu Mazin ayaa lagu yiri:“dhacdadan ayaa dhacday Galabnimadii Jumcada kadib markii Dabaabad milatari oo nooca Harmarka ah Dulmartay Baabuur Qoys Falastiiniyiina saaraayeen meel ku dhaw Ramalah waxaana ku shahiiday 6 kamida Dadkii saaraa gaarigaas oo kala ahaa Hooyo, Afar Caruuteeda ah iyo Odaygii Reerka”.

Ninka Reerkan aabaha u ahaa ayaa lagu Magacaabi jiray Basaam Abu Cuud waxaana sidoo kale shilkan ku dhaawacmay Xaas labaad oo uu lahaa Basaam.

Yuhuuda ayaa si joogta ah Xadgudubyo iyo Xasuuq ugu heyso Shacabka ay dhulkooda xooga ku heysato ee Falastiiniyiinta ah mana jirto cid kahadasha dhibaatooyinkaas.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Ciidamada Uganda oo qoys ku xasuuqay Degmada Madiina
  2. Qazza oo la Duqeeyay & Gaari Jiib ah oo laga gubay Yuhuuda
  3. Shil Gaari oo ka Dhacay Degmada Afgooye.
  4. Ciidamada DKMG ah oo Gaari Rakaab ah ku Xabadeeyey Muqdisho.
  5. 5 Askari oo Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo shil Gaari ku dhintey

Readers Comments (10)

  1. Abu-salman says:

    INNALILAHI WA’INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

    Wax kale oon idhaahdo garan maayo.

  2. FATMA says:

    INALILAHI WANALI RAJUCUN ILAHAYE HAA U NAXARIISTO QOSEKASE AMIN KUWA LEHE WAXAN U DOODANA XAQUQUL INSANKA MARKAN MIYAA SIDA LO GALAYO FALASTIN MASE MUSLINKA XAQUUQ MALAHA WAXA EYE KU HESTAN CUMAR ALBASHIIR OO DADE OOWE LAYAYA MAHA MAA ARKAN MADAXAWEYNAHA ISRAIL ISOODWE UGALAYO FALASTIN WAXABA INDHAHA HASIKA DIIRIININ GALADA ILAHA IDINKA WEEYE WAXA SUBUNEESANA WAA LADIINKA JOYE DOODANA INSHALAA WAXAN LEYEHAYE FALASIN HASIKA SAMERENE WAA DHAMADAYE QATIGI GALADA INSHALAA MUSLINKA AYAA KULESAN DOONO INSHALAA

  3. Dawiila says:

    As/c walaalah muslimiinta ahoow waxaa waajib nagu ah anina ka qekhab qaadano jihaadka falastiin

  4. damqade says:

    ??? ???? ?????? ??????
    ????? ? ????? ????? ???? ????? ?? ????
    ??? ??? ???? ??? ?????? ???? ???? ?? ???? ???????walaalahas kushahiiday waxaan alle oga rajaynayaa insha allaah inuu janaddii fardawza geliya bi,idnillaah dadka muslimiinta degan falastiin waa dulmanyihiin waxay gacmahooda kugeesteena waa jirtaa alle xaqa hafahansiiyo cadawgana haka guulaysiiyo bi,idnillaah waa dhawyahay Nasriga alle

  5. gawaafe says:

    alle haw naxariisto qoysakaas shahiiday janadiina alle ha siiyo laakiin waxay cashar u tahay kuwa yidhaahda gaalaa naxda ama bani aadn imo ku shaqeeysa

  6. wararka ceerigaabo says:

    somalidu ma fekerto

  7. Abdulrizak says:

    nacal tulaahi yahuud one day falastin become power full

  8. cabdulaahi - a says:

    ha ogaado qof kastoo muslin ah gaal hdii uu ku qabsado in uusan kuu naxayn sidaas oo kalena uu kuu galaayo ku cibra qaataa waxyaabahaas oo kale
    alaha u naxariisto shuhadadaas , laakiin wax un sabab ah oo dulmiga la isaga celin karo waa in lala yimaadaa
    wabilaahi tawfiq

  9. SISTER ISLAAM says:

    Asalaamu calaykum

    Dawiila..wan kugu garab taganahay WAXA WAJIIB NAUG AH INAAN KA QEYB QADANO JIHADKA KA SOCDA”FALSTIINIYAH’WALALAYAL BAL EEGA SOMALIA WAX AKA SOCDAQ DHIG XAQ DARO AH IYO FITNO DHIG ISLAAM ALLAH XARAMIYEEY AYA LA DADINAYA OO JIHAD LOGU WACAYA DHALINYARTINA IS QARXIYA LAGU AMREY,DADYAHOW MUSLIMINTA AH JIHAD HADI LA RABO IYO JANO CADOWGAN WALALAHEENA KU XAD GUUDBAY SHARAFTOOD AIYO DALKOGA HA LAGA QABTO OO HALA JIHAADO!!!ISLAAMKU HAID GACMAHA IS QABSAN LAHA MANTA GAALO INAMA DULEYSTEN DULI AH OO NACALAD KU DHACDAY ILLAHAY HA UU GARGARO ISLAAMKI AYA KALA CARAAREY OO RER ADUUNYO IYO DHIG ISLAAM KU MASHKULEY IYO MID MAAL KA FIKIRA FALSTIINIYAH IN BADNA AYEEY YUHUDU DHIBAOT KU GEYSAY QOF ISLAAM AH OO KA HADLEY MA JIRTO YAMAAN WAYBA ISKA SO MASAFURISAY KAAR U HIJRODAY OO WALALAHENA FALASTINIYA AH CAJIIB WALAHI

  10. aasiya jaamac xirsi says:

    nacdashii ilaahay ayaa ku dhacday yuhuuda uraysaa iyo caradii ilaahay waa dad muslin nacayb ku ay ka gaartay heer xun




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Ciidamada Uganda oo qoys ku xasuuqay Degmada Madiina
  2. Qazza oo la Duqeeyay & Gaari Jiib ah oo laga gubay Yuhuuda
  3. Shil Gaari oo ka Dhacay Degmada Afgooye.
  4. Ciidamada DKMG ah oo Gaari Rakaab ah ku Xabadeeyey Muqdisho.
  5. 5 Askari oo Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo shil Gaari ku dhintey

Latest Headlines