Comments on: Gabadh Muslimad ah oo Fasal looga Ceyriyey Niqaabkeeda dartiis.

By: farxaan
acwb

salaanta islaamka kadib gaaladu waxay ka dhaceen nolosha waxayna rabaan in muslinkuna kala dhaco sidaa darteed soomaalidu waxay ku maahmaahdaa baroortu orgiga kaweyn niqaabka arintu kaweyn oo waxaa lala dagaalamayaa waa diinta islaamka ee dadka muslimiinta sheeganaya ee ra,yiga gaalada ku shaqeynayaa ha ogaadeen in ay aakhiro la soo xaadirayaan waxaan uga jeedaa markii arin la sheego gaaladu ay sameysay dad muslin sheeganaya ayaa gaaladii ka dheereeya oo difaacaya ee horta kuwaas aan meel cad uga soo harno in aqoon daro ugeysay iyo in ay nimanka toos ula shaqeeyaan oo munaafiqiin yihiin

oo dadkaasi waxaan leeyahay naagaha qaaqaawan ee galaaska fadhiya mala oran karaa dhar soo xirta  jawaabtu waa maya sidoo kale gabadhan muslimada ahna lama oran karo wajigaaga feyd ee nimanka gaalada ku fikirkaahow intaas u sheega oo weydiiya dimoqraadiyadii ay sheeganayeen meesha ay aaday

wcwb

By: sister
walaalayaal walaasheena muslimada ah ee diinteeda ku adkaatey ee gaaladu sidaa u galaysa waa in wax laga qabto haa waa run in uu niqaabku waajib ahayn waa la og yahay ee hadana way fiicantahay in aad caqiidadaadu fiicnaato anigu waxxaan odhan lahaa iska wado waxbarashadaada oo niqaabka is ka dhig inaguna walaalayaal aynu seefta galka ka saarno si aynu diinta u difaaci lahayn.

WA SALAAMU CALAYKUM WA RAXMATU LAAHI WA BARAKAATU.

By: SISTER ISLAAM
asalaamu calaykum..

Jamca wanagsan dhamaan walalaha,gabadhtan walsheen ee dhibka kala kulantey  fasal kega waxabn allah ka baryaya inu sharkoga ka qabto samir  walashay  wa imtaxan aan u samirno insha allah  anaguba wa nalaug  caya oo iska tuur ala yidha wax kastan ka kulanay  wanse u samreyna sharkogana allah ka magan galna  horta dadka islaamka uma wanagsna inay joogan dhul gaalo oo  fasuuq ah waxa u wanagsna dadka islaamka iney  dal islaam  tagan illahay waxna ka baryeeyna inu dalkena inagu  celiyo inaog nab aad qabna amiin ya rabbi amiin

By: axmed
Asc

salaan ka dib  gabadhan waa gabadh caqiido fiican allah siiyay allahna waxaan uga baryaynaa inuu ku sii sugo diinta laakiin waxaan u digayaa dadka  cambaaraynta  u soo jeediyay gabadhan allah swt toosiyay ee xaqa ku diriraysa ee waajibaadkii ku tilmaamaya nathaair  nusuusta taxriifinaya fiqihul awlawiyaadna sheegaya iyagoon garanaynba wax la dhoho Fiqhul awlawiyaat………wasalaam

By: Nasru_diin
As.w.w. wad salaman tihin dhaman musliminta idilked. kadib waxaa iga yaabiyey gaalo markey wax dhib ah noogeysato dad muslim ah oo kufrigiiba kaaga daran. Waxaan maqli jirey Ninbaa walaalkii ladiley markaasu intuu qori soo qaatey yiri war ninka yaa diley dadkiiba ugu jawaabey gaalo ayaa dishey markaasu yiri walee gaal nin iyo lababo waa dili.hada halki ayan taaganahey walalayal gabadha walaashen ah e gaaladu dhibka ugeysatey meeshan garabsiin laheyn maxan ceeb ugu raadinaa waa arin khalad ah haday gabadh xuntahey niqaab maysan ku dagaalanteen sida dadka qaar ayey odhan lahey meel laga il la yahay hadad tagto ishaa la iska ridaa. marka walalayal bal eega imisa naag oo qaawan aya canada joogta cid dhar xidho leh majirto halka gabadh ee niqaabka qabtana sidi loo qaawin lahaa aya geed dheer iyo geed gaaban la isku taagey walalayal indhaha fura arintu niqaab kaweyne wadada xaqa ah ayaa  la isku fadhiyaa naarta inaan wada galno weeye wacadkoodu. shaydaan ayaa alah hortiisa kabalan qaaday arintaan walaal iska jira waa cadowgena iyo cadowgii allah subxaanah.

By: ????????
Asc ikhwani diintani islamka ninka aminsan oo rumeysan yuu san umaleyn in uu asigoo la imtixaanin in uu jannada galidoono walaalayaal waanal imtixaani aan sabirno Allah Akbar.

By: abu musab somal
nacam ya akhil aziz wa lagaray wakhtigii aan difaaci leheen diinteena & dadkeena.

By: dr.boss double
asc. w wb.

salaan kadib cadaawada muslinka looqabo mid hada in labandhigo ubaahan maaha waayo qof aan lasoconmalaha. qof qaflad iskaga jira mooyee waana in xaqa loo hiiliyaa nasrigii illaahay noo sheegay si lagu helo.

arinka gabadha soamliyeed ee ay wax qisadani ku dhacdo ugu danbaysayna waxaan ka dhihi lahaa hadee hadii aad beled islaam joogtid ayaaba GURYIHIIN AKU KAAADA LA IDIN FARAYE ADOO BELED KUFAAR JOOGA HADAD LUGAHAAGA KUDOONATAYIS EED ADigu.

waxaan se kula talinayaa shacabka soomaliyeed ee qurbaha soo galay inay hadiiba ay kamaarmi waayaan madaarista kufaarta in ay wixii aan denbi weyni uga ratimayn ay san isku cuslayn.

hada naqaab ay dhib kusoo jiidatay iyo inay gurigoodii ku ekaan weydo keebaa naska kusoo arooray adagyahay.

waxaa nasuus adag inay guryahooda ku ekaadaan aweenka muslinka ahi.

marka halaga feejignaado in laga horyimaado adeecida eebe oo wixii dhibaato ka imaanayso  loo adeegsadaa QAFU DARAREN .LABA DHIBAATO MIDII DARAN IN LAGA TAGO MIDA FUDUDNA LAQAATO.

wabilaahi tow fiiq.

By: Yuusuf
walaal way mahadsantahay laakiin niqaabka in sidaa loogu sii talax tagaa ma fiicna, waxaan u soo jeedin lahaa inay niqaamka iska dhigto oo aanay isku dhibin, waayo gabadha muslimada ah waxaa loo ogolyahay in wajigeeda iyo gacmaheeda uun ay muuqdaan sida uu Nebigu(NNKH) ku yidhi Asma Bint Abii Bakar.

adadayga lagu adaygo sunnayaasha qaar ka mid ahina hadday dhib ka wayn keenayaana waxaa haboon in la isk daayo

By: Abu-salman
Abu yasin

sxb ra’yi maha baad tidhi nususna maanad shegine nin uun bbd ra’yigiis ku raacday.

Jahligu marbuu qofka udhuunta isago is moodaya inu aqoon leeyahay eraygan Istusku waa acmaalul quluub ALLAH baa yaqaan.

1-NIQAABKU waa shay diini ah asaalatan inu diin yahay khilaaf kama taagna e khilaafku waa xukunka uu qaadanayo

2-walaalada qoray tacliiqaadka cid tidhi waa waajib kuma jirto waa guux kugu jira (XAAJATAN FII NAFSI YACQUBA)

3- ta kale qofku xuquuqdiisa wuu udoodaa oo doontaa (GARTAADA WAA LA QOTAA) gabadhu dabagaab wey ku dhigan kartaa schoolka marka la raaco xuquuq ku sheega tana xaqbay uleedahay.

4-waxbarashada haka tagto lama odhan FARANSIISNA waajib maha.

5- doraad waxan daawanayey soomaali la shiray wasiirka arimaha gudaha e ingriiska waxaa fadhiyey goobta hablo niqaaban xaq bayna u leeyihiin.

6-Minaaradaha masaajida e gaalada reer yurub qaardiideen kuwo culumo sheegtaa ku yidhi waajib maha.

Yaa kala hadlay wujuubkeeda curfiga muslimiintu muctabar maha sharcan?

Jahliga waxaa udaran ka aanad is ogeyn!!

7. Awlawiyaadka shariicadu leedahay maha iftiraadiyaadka gaalku ku saarayo e muslimkaa leh inu miisaanto KULLIYADKA JUZ’IYADKA AWLAWIYADKA IYO IKHTIYARIYADKABA.

Muslimiinta ha ugu gabanina sharicadooda.