Comments on: Yuhuuda oo qorsheyneysa inay Sanadkan lawareegto Qudus & Muqadasaadkeeda.

By: Maano
Asalaamu Alaiukm

Waan ku farxay warkaan aad noo qorteen

Mahadsanidiin.

By: Abu-salman
Ra’yigayga

muslimiintu maanta waxay u baahan yihiin ugu horayn inay fahmaan

1- In waxa musliminta hortaagani ay yihiin Xukumadaha ka taliya dhulalka muslimiinta.

2- In muslimiintu guud ahaan isku si ufahmaan JIHAADka.

Si aanu ugu muuqan mid koox gooniya ugaar ah sida maanta in badan oo muslimiin ihi u arkaan.

3-In shucuubtu mawqif cad oo ku aaddan muqadasadka musliminta ka dalbaan culaysna ku saaraan xukuumadaha

4- in da’yarta muslimiinta meel walbay joogaan samaystaan ururo nabadeed o ku taamaya muqadasaadka ka maqan xitaa goobaha cayaaraha ka muujiyaan.

5- In culumada muslimiintu fataawi cadcad u gudbiyaan xukuumadahooda aanay ku jirin labacsanaan iyo dahsoonaan.

6- Intaa iyo kuwo kaleba marka laga helo mujtamaca muslimiinta ayey sahlanaan karay in la helo ummad midaysan isku dhan ujeeda.

By: khaadimul-ISLAAM
BISMILLAAH.

meel hoo u baahan hadal wax kama taro , yuhuud muslimiinta tartiib tartiib bay dhulkooda isugu

fidisay, taasna waxay u suura gashay markii ay

waddamada muslimiinta ay ka xayuubiyeen diintii

ISLAAMKA IYO XUKUNKIISII, taasoo ay ku guulaysteen inay samaystaan waardiyaal ilaaliya

xudduuda ay xaaraanta ku haysato, saas baadan u

maqlayn in  masar iyo suuriya iyo urdun iyo lubnaan iyo turkiya iyo dhammaan inta ku xigta in waddamadaas  ay  siidayn karaan mujaahidiin ka anba qaada dhulkooda si ay ugu jihaad tagaan

dhulka barakaysan oo yuhuudu xaaraanta ku dhacday .

muslimoow baraarug, muslimoow diintaada u noqo

WALLAAHU  ACLAM.

By: Farhan
Asc ya ikhwani Ilaahay wuxuu yiri hadal sidan guud loo macneyn karo: Innagaa soo dejinnay dikriga (Qur’aanka) innaga ayaana ilaalneyna (?????????????????????????????????)

Ka: Somalimirror

Ku: Farhan iyo walaalaha kale ee tacliiqaadka qora

Walaal annagoo kaaga mahad celineyna tacliiqaaga waxaan kugu wargelineynaa in aan tirtirnay aayaddii Qur’aanka aheyd ee aad af laatiiniga ku qortay kuuguna beddelnay aayadda macneheeda si aan kalaamka Alle uga ilaalinno taxriifka.

Adiga iyo walaalaha kale waxaan idinku wargelineynaa in aanay beegtooneyn in lafdiga Qur’aanka lagu qoro af aanan aheyn kii lagu soo dejiyay haddii aysan jirin wax arrintaa qasab ka dhigaya (Daruuro) sidaa daraadeed waxaan si xushmad leh kaaga codsaneynaa in aadan wixi hadda ka dambeeya Qur’aanka ku qorin af aan aheyn carabi.

Mahadsanid

Maamulka Somalimirror

By: ukhtul muslimin
Ilaahay wuxuu yiri hadal sidan guud loo macneyn karo:Ha nuglaanina hana murgina idinka ayaana sarreynaya haddii aad tihiin mu’minii. (???????????????????????????????????)

IKHWAANII GUUSHA KUWA LAHAAN DOONA WA MUSLIMIINTA

Ka: Somalimirror

Ku: Ukhtulmuslimiin iyo walaalaha kale ee tacliiqaadka qora

Walaal annagoo kaaga mahad celineyna tacliiqaaga waxaan kugu wargelineynaa in aan tirtirnay aayaddii Qur’aanka aheyd ee aad af laatiiniga ku qortay kuuguna beddelnay aayadda macneheeda si aan kalaamka Alle uga ilaalinno taxriifka.

Adiga iyo walaalaha kale waxaan idinku wargelineynaa in aanay beegtooneyn in lafdiga Qur’aanka lagu qoro af aanan aheyn kii lagu soo dejiyay haddii aysan jirin wax arrintaa qasab ka dhigaya (Daruuro) sidaa daraadeed waxaan si xushmad leh kaaga codsaneynaa in aadan wixi hadda ka dambeeya Qur’aanka ku qorin af aan aheyn carabi.

Mahadsanid

Maamulka Somalimirror

By: Dahir
Inshalah.alle.waxanka baryeyna.inmuslimint a muminiinta.ah.qalbi goda imanku kujiro.in arinkas.aykahortagido onaan anagana macod a.ayaan nahay.alaahu akbar.alle.ayey sharaf usugnatay.iyo.rasulkis a.iyo mumininta.yuhu d iyo.galada lasocotan a.dhabarka.lagajabini. Bidnilahi.karim.

By: Dawiila
Waxaan ugu baaqayaah muslimiinta jihaadka falastiin in laga qebqaato  oo yuhuuda lagu jihaado naf iyo maalaba lohuro

By: liibaan
gargaarka illahey wuu imaanaya insha allah . horta hore muslimiinta midnimo ha sameeyaan oo wadaninimo  iyo qaranimo meel ha iska dhigaan muslimku ha midoobo meel wlaba uu joogana ha difaaco arintaan waa arin muslimka u taal falastiin uma taalo iyo carab kaliya

By: abuu mujaahid
as/cl walaalayaal waxaa soo dhow bishaaradii nebiga ee eheyd in yuhuuda iyo muslimiinta ay is dagaali doonaan oo geedka iyo dhagaxa uu dhihi doono yaa muslim yaa cabdalaah haadaa khalfii yahuudi tacaal faqtul weyna dhici doontaa inshaa alaah hadaynu muslimiin nahay arintaan waxay timaaday markaan jihaadka ka tagnay oo aan raacnay xoolaha aana ku ganacsanay ribada marka aynu jihaadkii ku laabano wado aan asaga eheyn guul kuma heleyno ee haya calal jihaad yaa muslimiin wabilaahi towfiiq.

By: ahmed
insha allah laa taxsan inalaaha macanaa hadaan nahay muminiin