March 2010 Archive

Garta Odayga naqow, Melez ma garanaysaa!?

More From March 2010

Dagaal khasaare xoogani ka dhashey oo ka dhacey G. Mudug.

16 qof ayaa ku dhimatey 20 meeyo kalena dhaawacyo kale duwan ayaa ka soo gaarey dagaal xun oo saaka ka dhacey ...

Sh Xasan Daahir:“Umada Cunaqabateynteedu gorgortan Malaha ha soo daayeen Maraakiibtaas Farahana haka laabteen”.

Gudoomiyaha Al-Xizbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ugu baaqay kooxaha burcad Badeeda ah inay sida ugu dhaqsaha badan ku siidaayaan ...

Dagaal ka dhacay Degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho.

Dagaal aad u Xoogan oo leysku adeegsanayo Hubka noocyadiisa kala duwan ayaa Saaka Aroortii ka dhacay qeybo kamida Degmada Shibis ee ...

Maamulka Al-Shabaab ee G.Sh/Hoose oo digniin u jeediyey Diyaaradaha Ciidamada Shisheeye.

Maamulka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa digniin u jeediyey Ciidamada Shisheeye ee kusgan Xeebaha Soomaaliya waxayna sheegeen inay ...

Markab Imaaraadka laga lahaa oo la Afdubtay.

Markab Xamuul oo lagalahaa Dalka Imaaraadka oo ay saaraayeen Shaqaale gaaraya 24 ayey Burcad Badeed Soomaali ah Afdubteen sida uu sheegay ...

Daalibaan oo duqeysay Saldhiga Bagram waxyar kadib markuu ka baxay Obama & Diyaarad NATO laga soo riday.

Xarakada Daalibaan ayaa bayaan ka soo baxay oo lagu faafiyey Barteeda Internetka ku Shaacisay inay Duqeysay Saldhiga Milatari ee Bagarm ...

Hay’adda WHO oo sheegtay in howlahii Caafimaadka ee ay ka waday Soomaaliya ay la socon la’yihiin dhaqaalo la’aan

Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa sheegtay in howlahii caafimaadka ee ay ka waday Dalka Soomaaliya ay la socon la’yihiin dhaqaalo ...

Khilaaf soo kala dhex galey DKMG & Kenya.

Beryahan danbe waxaa soo xumaanayey Xiriirka ka dhaxeeya Dowladaha Kenya iyo tan FKM ee Soomaaliya, waxa uuna khilaafka ka dhaxeeya ku ...

Doon Spain laga leeyahey oo la afduubay.

Sida warbaahintu tabisey Shaley, koox ka mida Burcad Badeeda Soomaaliya waxey ka afduubeen Biyaha Badweynta Hindiya ee Soomaaliya doon ganacsi oo ...

Obama oo Xalay si qarsoodiya ku tagay Afqanistan.

Madaxweynaha Mareykanka Obama ayaa Xalay saqdhexe booqasho Qarsoodi ah oo lama filaana ku tagay Dalka Afqanistan, dib ayuuna uga laabtay saacado ...

Qaraxyo qasaare geystay iyo Dagaalo Xalay ka dhacay Muqdisho.

Ugu yaraan 4 kamida Askarta DKMG iyo 2 Qof oo Rayida ayaa ku dhaawacmay Qaraxyo Bam Gacmeedyo ka dhashay iyo Rasaas ...

Xubin kamid Golaha Dhaqanka Hawiye oo Lafoole lagu Dilay.

Xubin kamida Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Haweye ayaa Shalay Gabal dhicii lagu dilay Deegaanka Lafoole oo kamida Deegaanada loo barakacay ...

Mudaharaadyo loga soo horjeedo joojinta Xijaabka oo Brussels ka dhacey.

Boqolaal Muslimiina ayaa isugu soo baxey Magaalada Brussels ee caasimada Dalka Belgium oo ka ka gadoodsan xanibaad iyo diidmo lagu sameeyay ...

Sh Umal oo Beeniyey eedeeynta Warbixintii Q.M loogu soo jeediyay.

Sheekh Max’ed Cabdi Umal oo kamid Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa been lasoo dhoodhoobay ku tilmaamay Warbixin dhawaan ka soobaxday kooxda la socodka ...

Gudoomiyihii D.X/Jajab oo goordhaw lagu dilay Qarax Miino.

Qaxar Miino oo ay ku geeriyoodeen Dad uu kamid ahaa Gudoomiyihii Degmada Xamar Jajab ee Magaalada Muqdisho Axmed Qoorleex ayaa goor ...

Askar Yuhuuda looga Laayey Koonfurta Qaza.

2 kamida Askarta Yuhuuda ayaa la dilay 3 kalana waa la dhaawacay kadib Dagaal dhexmaray iyaga iyo Muqaawamada Falastiin oo ka ...

Shirka Hogaamiyaasha Carabta oo Maanta ka furmaya Liibiya.

Magaalada Sirta ee Dalka Liibiya waxaa Maanta ka furmaya kulankii 22-naad ee Madaxda Dalalka Carabta waxaana kulanka loogu Magacdaray Taageerida Difaaca ...

Dagaal u dhaxeeya Ciidamo kawada tirsan DKMG oo goordhaw Muqdisho ka bilowday.

Dagaal leysku adeegsanayo hubka nocyadiisa kala duwan oo u dhexeeya Ciidamada Milatariga iyo kuwa Booliska oo ka wada tirsan DKMG ayaa ...

Sh Shariif & wafdi la socday oo Muqdisho ka dhoofay.

Madaxweynaha DKMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Saaka ka duulay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho waxayna wafdigaasi ka ...

 More »