February 2010 Archive

Shil Khasaare dhaliyey oo ka dhacey Buundada B/Hakabo.

2 qof ayaa ku dhimatey 10 kalena dhaawacyo kale duwan ayaa soo gaarey ka dib markii gaari Xamuul oo ay la socdeen kula rogmadey Buundada Magaalada ...

More From February 2010

Askar NATO looga dilay Afqabistan & Diyaarad Mareykanka uga buburtay Ciraaq.

Isbaheysiga NATO ee Dagaalka kawada Dalka Afqanistan ayaa Shaaciyey in 3 kamida Askartooda wadankaas lagu dilay 24 kii Saac ee la ...

Biikole:“Cafis uma baahnin anaga balankeenu waa inaan iyaga wadanka ka xoreyno”.

Qaar kamida Xubnaha DKMG ee horey looga saaray Gobolada Baabay iyo Bakool oo haatan Abaabul kawada Degmooyinka Doolow iyo Yeed ayaa ...

Holand oo Ciidamadeeda kala baxaysa Afqaanistaan ka dib Bur-bur ku yimid Xukuumadeeda

Ra’isul Wasaaraha Holand Jan Peter Balkenende ayaa Sheegay Axadii Shalay inuu Ciidamadiisa ka jooga Wadanka Afqaanistaan kala soo baxayo inta lagu ...

Qaraxyo Khasaare geystay oo xalay ka dhacay Muqdisho

3 Qof ayaa ku geeriyooday 2 Qarax oo Is-xigay oo Xalay 09:00 Fiidnimo iyo Qadar daqiiqado ah ka dhacay Agagaarka Isgoyska ...

Dagaal Gal-gaduud ka dhacey.

Dagaal uu khasaare nafeed ka dhashey ayaa qeybo ka mida Gobolka Gal-gaduud maanta ku dhex marey ciidamo kala taabacsan Xarakada Shababul ...

Al-xizbul Islami oo si rasmiya u sheegtey Dagaalkii Dhoobley

Afhayeenka Ururka Al-xizbul Islami, Sh Maxamed Macalin oo Saxaafada kula Hadley Shir Jaraa’id oo uu qabtey ayaa sheegey cutubyo ka tirsan ...

Shil khasare dhaliyey oo ka dhacey G.Sh/Hoose.

2 Wiil oo Walaalo ah ayaa maanta gaari ku diley inta u dhaxeysa Deegaanada Calamada iyo Ceelasha ee Gobolka Shabeelada Hoose, ...

Maamulka Luuq oo is-hortaagay in la xuso Mowliidka.

Maamulka Al-Xisbul Islaami ee Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa Amaro ku aadan inaan la xusi karin “Mowliidka” in la baneeyo ...

Haweenay Waayeel ah oo 3 Askari ku dishay Afqaanistaan

Afahayeen u hadlay Xarakadda Daalibaan oo lagu Magacaabo Qaari Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in Haweenay Waayeel ah ay ku Dishay 3 ...

Al-shabaab oo cafis u fidiyey Xubnaha DKMG ee kusugan Doolow & Yeed.

Sheekh Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo kamida Mas’uuliyiinta Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Shaaca ka qaaday inay Cafis u Fidiyeen Xubnaha DKMG ...

Hey’adda Haro oo Deeq dhar ah gaarsiisay dadka tabaalaysan ee ku dhaqan M. Garoowe

Hey’adda  Samafalka ee Humanitarian Africa Relief Organization (Haro) ayaa macaawino dhar ah ka qeybiyay Xerada Qaxootiga ee Kaam Riig ee Magaalada ...

Kooxda sheegata Ahlu Sunnah & DKMG oo heshiis isla gaarey.

Ka dib wada hadalo adag oo Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya ku dhex marey DKMG & kooxda sheegata Ahlu Sunnah ...

Al-shabab oo ganafka ku dhuftey codsi uga yimi WFP.

Xarakada Shababul Mujaahidiin ayaa sheegtay inaaney u ogolaaneynin Hay’ada barnaamijka cuntada ugu qaabilsan QM, ee WFP iney dib uga howl gasho ...

Sarkaa ka tirsanaan jiray DKMG ah oo isku Dhiibay Xisbul Islaam & Al-Shabaab

Saraal ka tirsanaan Jiray Maamulkii hore ee DKMG ah u qaabilsanaa Gobolka Hiiraan ayaa shalay galinkii danbe isku dhiibay Xoogaga Al-Xisbul ...

Sh. C/Raxmaan Abyad iyo rag kale oo ay booliiska Denmark xabsiga dhigeen

Sh. C/Raxmaan Abyad oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee sida aadka ah looga yaqaan dalka Denmark iyo guud ahaan dalalka ...

Xisbul Islaam oo amaro ka soo saaray Gobolka Hiiraan.

Maamulada Xisbul Islaam ee Degmooyinka Baladweyne iyo Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa Maanta si kala goonigooni ah Dadka deegaanadaas ku nool ...

6 Askari oo NATO Afqanistan looga Dilay.

Isbaheysiga NATO ee Dagaalka kawada Afqanistan ayaa Shaaciyey in 6 kamida Askartooda Khamiistii Shalay lagu dilay Dagaalka Xoogan ee Maalintii 7 ...

Xaaladihii ugu dambeeyey ee Magaalada Dhoobley.

Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose oo ay Shalay Dagaalo Xoogan ku dhexmareen Ciidamo kala taabacsan Xisbul Islaam iyo Shabaabul Mujaahidiin ...

Dagaal khasaare dhaliyey oo ka dhacey Dhoobley.

Dagaal uu ka dhashey khasaare kale duwan oo dhimasho iyo dhaawacba leh una dhaxeeyay xoogag kala taabacsan Sh Axmed Madoobe iyo ...

« Back    More »