Bayaan ka soo baxey Xafiiska Arimaha la socda Hay’adaha Ajnabiga(OSAFA) ee Xarakada Shababul Mujaahidiin ayaa lagu joojiyey Howlihii cuno qeybinta ee WFP ka wadey Soomaaliya.
Bayaanka ayaa lagu xusey dhowr qodob oo Al-shabab u cuskadeen joojinta Howlaha cuno qeybinta ee WFP, waxaana ka mida cabasho uga timid beeraleyda Soomaaliyeed oo ku aadan iney Hay’adu bixiso raashin bilaasha oo suuqa looga saarayo dalagyada u soo go’a.
Raashinka WFP bixiyo oo u badan mid dhacey oo wax tarkiisu yar yarey ayna ka dhashaan cuduro badan, waxaana arimahan lagu ogaadey baaritaan lagu sameeyay keydadka raashinka ee Hay’ada, sida Bayaanka ku xusan.
Waxaa sidoo kale ka mida qodobada, raashinta WFP bixiso oo ay ku dheehan yihiin dano Siyaasadeed, sida iyada oo gacan ka geysata taakueynta ciidamada shisheeye iyo kuwa la sheeqa.
Waxaa sidoo kale bayaankan lagu xusey iyada oo dib loo jaleecayo howl joojintii horey loogu soo rogey WFP, iney ka soo baxeen arimo muhiim u ah Beeraleyda Soomaaliyeed, sida; Dalagyadii u soo go’ey oo suuq yeeshay, Kalsooni iyo heer isku filnaansho oo ay gaareen iyo kobac dhaqaale oo laga dareemay goobihii laga joojiyey Howlaheeda.
Bayaanka ayaa sidoo kale lagu xusey, Zakooyinkii laga so aruurirey Beeraleyda dalagu u soo go’ey iney wax weyn ka tareen Nolasha dad badan oo goobahaas ku dhaqnaa.
Ugu danbeyn, Bayaanka ayaa baaq loogu jeediyay cid walba oo lug ku laheyd Hay’ada WFP, waxaana looga digey wixii maanta ka danbeeya la shaqeynteeda, sida bayaanka ku xusan.
Waxa uu bayaankan daba socdaa kuwo horey uga soo baxey Al-shabab oo howlihii shaqo looga joojinayey Hay’ada WFP, balse hadal Hay’ada ka soo baxey ayaa lagu sheegay iney howlaheeda ka wadeyso meel walba oo Shaqaalaheedu si nabada uga shaqeynayaan.

Related posts:
ALLAAHU AKBAR
waxaa hubaal ah in somaliya dalaga dalkeeda uu ku filanyahay . DALAGA DALEENAA INA DEEQEE DIBADA KIISA AAN DIIDNO,
xog muhiimada waxay cadeeysey in gaajada goboloda koonfurta somaliya ay hoos u dhacdey sanadkii la soo dhaafey
oo maxaa sababey 1= naxariista alle oo soo degta meeshii xuduuda alle lagu ooogo iyo dadkii sakada bixiyay iyo beerihii oo noo baxay iyo isku filaansho ALLAA MAHADLE, gaalooy iyo munaafiq KU DHINTA CARADIINA
as/cl alaahu akbar waa guul u soo hoyatay mujaahidiinta iyo shacabka soomaaliyeed oo ah in la fahmay gaaladaan midna ku dilayo oo ciidan iyo hub kugu dilayo kan kalana uu ku siinayo cunto sun oo dhacday oo ay ka rabaan in shacabka muslinka ee soomaaliyeed in ay gacmaha ka xiraan oo ay suntooda uun ka sugaan waana kaga mahadcelianaynaa amiiradeena mujaahidiinta al-shabaab alaha ka kheyr siiyo wabilaahi towfiiq.
ASC
MaanshaAllah waa wax lagu farxaa, waana soo dhaweynaynaa arinkaas.Waayo gaalo meelksata ayay nooga soo duushay, calqagii,jirahaan,diin,dhaqaalahii,meelkasta waxay isku day yaan in aan ka dabar go,no.
Allah ayaa mahadaa leh dhalintan noo keenay.
Suudaan markii cunoqabateyn la saaray oo xitaa masardagaal la dhex dhigay, waxay suudaan soo saartay qamadi aan weligii la arag iyo sokor, gaalo iyo tuugsigeedana Allah ayaa uga gargaaray.
Marka waan isku filan nahay, beerlayda soomaliyeed ha boqol jibaaraan wax soo saarkooda weliba abaal marin ayaa logu darayaa.
MAANSHA ALLLAAAAH GUUL XAQA U DIRIRKA.
Aad baay u wanaagsan tahay in la joojiyo Raashinkan WFP ee muddada dheer dib-udhaca ku keenay wax soo saarkii isla markaana ihaanada ku ah ummaddii shaqaysan lahayd.
Arintaan waxay u baahan tahay in hadba inta xalka loo heli karo la xaliyo, haddii koonfurta oo dhulbeereed ahayd laga joojiyey waxsoosaarkiina loo jeestay isla markaanaa Sakaddii raashinkaas dadkii Eebe u cayimay la siiyey Waa arin bogaadin mudan.
Dhanka waqooyiga waxaan ka wadaa inta aan Alshabaab ka talin waxaa wanaagsan in dadka la wacyi geliyo isla markaana loo jesto waxsoosaarka, xoola dhaqashada iyo kalluumaysiga si looga kaaftoomo raashinkan aan tayadiisu wanaagsanayn. Dhanka go’aanka ilama haboona inuu camimo dalka oo dhan waayo waxaa jira dadbadan oo ku nool dhul engegan oon dhulbeereed ahay isla markaana aan weli helin cid ku dheerigelisa xal badiil ah. Maadaama aan Alshabaab maamulkiisa aan dhulkaasu hoostegin waxaa fiican inuu ku ekaado dhulka ay maamulaan gobolada kalena talo munaasib ku ah siiyaan. Waxaana qabaa in Taladaas ummadu aad u soo dhoweyn doonto
Mahadsanidin
BISMILLAAH.
ALLAAH baa mahadoo dhan leh , ALLAAH SUBXAANAH
ayaa galadda iska leh inuu ku hanuunshay shabaabul mujaahidiin inay iska fogeeyaan hay’adaha gaalada ee sunta u qooshaya ummadaha
muslimiinta , ALLAAHU AKBAR maxay sun dadka siiyeen ! ALLAAHU AKBAR maxay dad muslimiin ah cudurro aydis iyo kansarku ugu daran yahay
sabab ugu noqdeen , ALLAAAHU AKBAR maxay dad daggan oo nabada fitno ugu horseedeen ayagoo ku gabanaya magaca hay’ad khayreed , maxayse dad si hoos ah u dileen, maxay xaqaa’iq qariyeen , maxay gabdho iyo wiilal kufsadeen !
waxaasoo dhan waxaa lagu dabooli jiray hay’ad khayreed baan nahay ! shabaabulmujaahidiin ALLAAH idinka abaal mariyo wanaaggaas aad ummaddiina u keenteen , xaasidkana ALLAAH ha
idinka qabto , guulaysta oo daba gala gaalada oo laaya kuna gawraca meel kasta oo khaa’in kaafira joogo.
WALLAAHU ACALAM.
illaahey baa wax arzuqa
shabaab guuleeysta ilaaheey ko ha idinyeelo illaaheey ha idinkusugo wadadisa raalina ha idinka noqdo markaas dhawaqa gaal iyo gala raac wax idinka tarimeeyso
Unbelievable how well-written and ifnormaitve this was.