Xumeyd Ghul oo ah khabiir ku xeel dheer arrimaha ammaanka, horeyna u ahaan jiray madaxa ugu sarreeya ciidamada sirdoonka dalka Baakistaan ayaa ugu baaqay dowladda Baakistaan in ay la bahowdo xarakada Daalibaan, maadaama ay waqti aad u dhow gudihiis xarakadu kula wareegi doonto talada dalka Afgaanistaan.
Ghuul ayaa sheegay dowladda mareykanka iyo huwanteeda waa lagu jabinayaa Afgaanistaan, maamulka dalka Baakistaanna waxaa looga baahan yahay in ay sii diyaar gareeyaan qaabkii ay mustaqbalka xiriir kula sameyn lahaayeen xarakada Daalibaan.
Mas’uulkaa hore ee reer Baakistaan ayaa tilmaamay “in xiriirka ka dhexeeya Ilaam abaad iyo Waashintoon in aysan wax dan ihi ugu jirin dadka reer Baakistaan”
Waxaa kale oo uu raaciyay “Waxaan laga fursan doonin in Daalibaan ay la wareegaan talada Baakistaan, maxaa yeelay xubnaha Daalibaan ma aha dad ka yimid meera ka mid ah meerayaasha kale, isagoo is weydiiyay “Sidee ayey u suuroobeysaa in la is hortaago dad doonaya in ay dalkoodii ku soo laabtaan?”
Xumeyd ayaa sidoo kale tilmaamay in dowladda mareykanku ay Baakistaan ka dooneyso in ay ka dhisnaato dowlad Booliis u noqota Mareykanka, una xaqiijisa aujeeddooyinkeeda iyo ajandayaasheeda ku aaddan mandiqadan, mana doonayaan ayuu yiri in dimuqraadiyaddu ka hirgasho kuna xididdeysato Baakistaan maxaa yeelay ayuu yiri arrintaasi mareykan dan uguma jirto.
Hadalka khabiirkan sare kasoo yeeray ayaa soo beegmay xilli ay Mareykanka iyo xulufadiisu ku jiraan dagaal ay ku qaadeen meelaha ay ka taliso xarakada Daalibaan, dagaalkaas oo ay kala kulmeen iska caabbin aad u adag oo kaga timid dhanka ciidamada xarakada Daalibaan taasoo u geysatay ciidamada gumeysiga ee Mareykanka iyo huwantiisa khasaare aad u baaxad weyn oo naf iyo maalba isugu jira.
Xigasho: Almoslim.com

Related posts:
B I S M I L L A A H.
ALLAHAYOW guusha mujaahidiinta u dadaji,gaaladana jahannama u dareeri, guulayst walaalayaal.
WALLAAHU A C L A M.
Mashaa Allaah Waasaadaal Fiican Alla Hakuguuleeyo Malimiinta Talada Dalkooda Iyo Dadkood Muslimka Ah Gaaladana Alla Ha,uduleeyo Dalkooda Iyo dadkoodaba Muslimiinta
Allah akbar waa runtiis xumeyd daaliban iyo pakistan wana sidii dhacday 1990dii markay ruushka ka gulaysten. Hadana wa tabti hore wayna qabsandonan pakistan markan inshallah
allaahu akbar waa ilaahay mahadiis waa meeshii islaamku ka soo noqon lahaa,daalibaan iyo muslimiinta jihaadka ku jiraba ilaahay ha guuleeyo. gaaladana ilaahay dhulka ha simo oo ha baabi,iyo. aamiin
Waa arin lagu farxo, qof waliba wuu ogyahay in reer galbeedku ku jabayaan dagaalka afganistan koor ay ahaado way ka carari donaan waliba iyagoo murugaysan oo niyad xun. waxay karan la’yahiin meel ay ka laabtan. lakiin waxaa loo yabaa kuwa dawadhilifka u ahaa sida bakistan iyo karasaay
Hal abuurka maansada
Hiraan ugu habaaraye
Alow haad uloog iyo
Hami iyo dhib aanbixin
Huwantiyo wayaanada
Nasaarada hubkeedana
Gacmeheena kuhubiyo
Fay aan ka hananaa
Horteed aan cadaabnaa
hanadada jihaadkana
Hanbal yaan udirayaa
Hilin kaad maraysaan
Halaqiyo gudgudihiyo
Wixii hoos maraayaba
Rabibaa kuhayn abid
Hogaan aanay marikarin
Inaad libinta haysana
Ducaan heegadaw dirin
Hamaynkiyo dharaartana
Baryaan haatuf leeyaa
Hiilkaygu waa duco
Iyo inaan nataw huro
Hanti wixii an haayana
Hadaan haysto doqonaan
Hala garan ayaan ahay
Kuwaa soo hantaataca
Hadalkoodu wuxu yahay
Sida hawl dameeraad
Hag inaan niraah naa
Hadalkale waxaan iri
Bulshayahay hayaan baan
Heegada u guuraye
Yeynaan ukala harin
Hawshaa inoo taal
Ninwaliba halkiisaa
Heegan looga filayaa
Habciyo isjiidluna
Waa hoone taladiis
walaalayaal aan is weydiino awoodii dawladihii aduunka ugu xoogga badnaa meesh ay martay. aniga waxaan sheki ku jirin in karaamo ilaahay ku taageeray ciidankiisa, waayo? dawladaha qaarkood waxay dhahaan dawlad hebla waxaan ku qabsankaraa 24saac, meeday arintaasi? dabcan quwadoodii oo dhan oo laysku biiriyey waxaa ilaahay ku jebiyay jabhad AK47 wadata sidii fircoon iyo muuse marka hala arko awooda ale hana ladareemo sida ay wax u socdaan,aduunkii wuxuu geli la’yahay magaalo la yiraahdo marja.
Maasha ALAH, ayaan dhow waa lakala bixi ee halaga laabto intay goori goor tahay wadamada gaalada.
Asc
Bahda Somalimirror waan idin salaamey
waxaan idinka codsanaayaa inaad ii sheegtaan aqbaartaan meeshaa aadkasoo xigateen adinka oo mahadsan
mashaki ayaa kaaga jira in mujaahidiintu guulaysanayso? horaa taa allaah u ballan qaaday hadaad iyaga qoxooti u tahay askari qoro marjah halagugu gawracee/