Comments on: Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise‏!!

By: ABDIRAHIM
asc maye looma dabaal dagi karo mowliidka waayo waa bidca ee qofkii u dabaaldaga waxaa u sameeyey wax bidca ah ee dadka munslimiinta ah ilaahay a ka cabsadeena aan ku dhaqmeena quraanka iyo sunada saxiixa ah.

waa bilaahi towfiiq

By: aadan yare
Asalamu alikum

Walaalka Cali warsame ku magacaaban waxaan filayaa wax badan ayaa iska ga qasan…walaal horta xadiisku iyo quranka waa labo waxyi oo Allaah ka yimaaday isna fasairaya…Sunadana waxa ay fasirtaa quraanka..

bal wa aiga radinaya axkaam badan oo ku sugan sunadee.waxaan kuwaydiinaaya: ma ii sheegi kartaa aayad quraan ah oo  sharxaysa sida loo tukado salad walba , oo salaada subax inay tahay 2 rakco duhurna 4 yahay….xagee ka keentay hadaad tukato?

Walaal internet in la isticmaalo ma aha wax bidco ah diintana waxa ay noo sahashay wax walba oo aduunkeena nagu anfacaya inaan samaysano aana ugu horeyno…tasna bidca looma yaqaan ee bidcada la diidanyahay waa mida DIINTA wax aan ka mid ahayn lagu soo daro…ee haku wareego cadeysan wax aan jirin ee diinta qaado sunadana ku dhaqan hadalkaan aan qiimaha laheyn ee ad ku ahdaaqaysano iska daa oo Allaah utoobad keen afkaarta qalafsan iyo shubahaadka kaa buuxana iska nadiifi sunadana afkaaga kadaa oo istoosi ….

By: cali warsame
Cabdirashiid,

Walaal ma dhihin ilaah ayaa mawliidka aayado u soo dajiyay.  Waxaan iri aayad mamnuucaysa in aan nabi muxamad la xuso miyaa jirta.  Haddii ay quraanka ku jirto ayaad noocaa ah, adiguba noo sheeg walaal.

Waxa ahlu xadiiska ay sheegaan ayaa waxay tahay in wixii ay asxaabuhu sameeyeen oo kaliya la sameyn karo.  Waxa kalena ay yihiin wax aan la ogolayn.  Ilaah wuxuu na leeyahay waxa aan quraankeyga ku sheegay oo aan rasuulka idiinkugu soo dhiibay oo kaliya raaca oo ku dhaqma.  Ilaah nama dhihin asxaabihii raaca.  Way kala baxasantahay ee yaan laysku qasin.

Waxaan kaloo ku xasuusinayaa walaal, axaadiista waxaa la qoray ku dhawaad 200 sano nabiga, NINKHA, geeridisiisii kadib.  Ma dhihi karnaa asxaabihii ma qorine waa in la dhaafaa?   Internet asxaabuhu ma isticmaali jirine, Soomaalimirror ma iska deynaa?  Cilmi quraan iyo caqli aadane midna ma yeelayo waxan.  Diintuna ma adka e yaan la adkeynin.  Nabiga hala xuso iyo yaan la xusin wax la isku dagaalo, fidnana loo galo ma ahan haddii cilmi iyo caqli jiro.  Bulshada maskiinta ah waa in loo turaa.

Anigu axaadiista kama soo horjeedo walaal.  Waxaan kasoo horjeedaa in booskii quraanka la galiyo  xadiis.  Waxaan ka soo horjeedaa in qof aan is difaaci Karin lagu dilo dhagax, iyadoo quraanku dhigeyn.  Lana daliishanayo xadiis.   Ma quraanka kariimka ah ayaa na faraya walaal in qof sineystay dhagax lagu dilo?  Saw xadiis maahan waxa ahlu xadiisku ku xugminayaan masaakiinta aan is difaaci Karin.  Walee aaqiro waxbaa jira haddiba laga baqayo.

By: cabdirashiid
takale waxuu ku leeyahay qur’aankii ayaa lagatagayoo axaadiith ayaa la daliishanayaa

hal aayad kaligeed ah ma fahmi kartaa oo aan xadiith kuu cadayn? ogow walaal quraanka waxa fasila axaadiithta  waan garanayaa aayadda aad hadda duuduubka uliqsantahay ee suuratul yuunis lkn quran baa ku soo dagay mawlidka hadaad aaminsantahay waxyigu goormuu go’ay?markaad taa ka jawaabtid.mawliidku goormuu billawday kajawaab????

By: cabdirashiid
asc walaalayaal ilaah ayaa mahad dhammaanteed iska leh intaa kadib waxan leenahay walaalaha xaqa cadeeya allaha ka ajarsiiyo annagana hannagu anfaco lakin anigu waxan la hadlayaa (cali warsame)wuxuu ku leeyahay ilaah swt ayaa mawliidka aayado usoo dajiyey walaal ilaah ka cabso marka kowad marka labaadna haku iftaroon khaaliqa ah warmaalintii ilaah soo dajiyey (MAANTA AYAAN DIINKINII IDIIN KAMILAY NICMADAYDIINA IDINKU TAAMYEELAY DINTA ISLAAMKANA AAN DIIN AHAN IDIINKU RAALI NOQDAY)mawliid ma layaqaanay yaase birthday dhigta oo aan gaalo ka ahayn?ldiinteenu ma waxan labo ciidood ahayn ayey qabtaa iyo ciidul asbuuca?ilaahay u toobad keen xataa markaad wax sheegayso caddaaladda hakatagin magac ayaad shirki ku sheegtay bidco tii ugu waynaydna waa aminsantahay shataana maa baynahumaa

By: qamaan
bismillaah jawaabtu way sugan tahay in loo dabaal dago mwliidku wa bidco cad hadii ay diintu tahay fikir wax lagu bii rinayo asxabtii wan wanagsanaa ayaa wax ku dari lahaa nbai muxamed nnkh kama sugnaan in uu dhigtay xaflad dhalasho mana aysan dhigin kuwii ka dambee yay sida asxabtiisii iyo weliba ta biciyiintii sub xanallaah kuwa fikir kaas qatayna waxa an u malaynayaa in ay yihiin kuwo an ku xeel dheren diinta islamka maxaa yeelay wax yabaha qar kood ma aysan ku dhaqmi lahayen sida bidcada an salka iyo radka midna lahayn gaar ahaan dalkeena somaliyana ad ba loo qaban qabiyaa oo maal iyo hanti fara badan lagu bixiyaa subxannallaah lkn hada way kasii su laysaa bi id nillaah waxaana le yahay suufiyada ilaahay ha idin so hanuu niyo oo diinta ha idin fahan siiyo maxaa yeelay qofkii waxaas ku dhaqma waxa uu ka mid yahay suufiyada wassalamu calayku maca salaama

By: daaher mudugdogan
ASC waxaan anigu aaminsanahay in lagu badbaadikaro in laqaato wixii russuulku ina soogaarsiiyey wixxii kale oomaalaayacni ahna laga tago mawaxaad aaminsantihiin in ILAAHEY ILAAWEY oo RASUULKIISU ilaawey oo bini aadam garteen in NABIGA SCW dhalashadiisa laweyneeyo?dib isku fiirsha walaalayaal madhici karto waxkasto oo aad jeceshahay inaad tiraahdid waa xaq diintu waa kaamil qofna wax kumadarikaro

By: abu abas
laakiin waa inaad sheegtaa waxay suufiyadu la wadaagto shabaab iyo xisbul islaam.

1- seefta ama muslimiinta in la laayo.

2- kuris jacaylka iyo inaan wax kale marin.

3-culimada ahlusanaha oo la caayo,

4-jahliga xaga diinta.

5-nacaybka ay culimada uqabaan.

6-xamaasan aan qiimo lahayn oo inay igu isdilaan kala celinwayday.

7-marka lagu yidhaa waar waxan jihaad maahee muslimiinta ha laynina ooy yidhaahdaan jihaadkii ayaa ladiiday, iyo suufiya marka lagu yidhaa waar badcada iska daaya oo nabiga sidii asaxaabtu ugu saliyi jirtay ugu saliya oo yidhaahdaan saligii nabiga (scw) ayaa la diiday.

8-in la sheegsheego oo meelahaa laga warwarysotw

9-iyo waxyaabo kale oon tiro lahayn

By: Cali Guure
Masha Allah

Qoraal macquul ah. Mowlidka waa bidco ay sameyeen dad diinta doonaya inay wax ku daraan kaddib markii waxyigii la dhamaystiray iyada oo lagu andacoonaya maxabbada rasuulka scw.

Xitaa ibnu Xajar kitaabkiisa fatxiga waxaa uu ku dhacay tanaaqudh markii uu yiri asalkiisu waa bidco laakiin waa bidco xasanah.

Isaga keliya maha ee qaar badan ayaa qaba laakiin hadalkoooda waa axaadiga ku gefeen oo warkooda arrintaasi la waafiqi maayo.

Laakiin waxaa is weydiin leh waxay tahay:

1) Suufiyada Soomaliya iyo madaxooda sida xamaasadda badan ee heerka qaran ee loogu dabaal degayo bidcan, yaa nagu nooleeyay?

2) Shabaab ma leeyihiin moral ay ku diidaan mowliidka iyaga oo banneystay dhiigga mujaahidiinta iyo kan shacabkan miiska ah ee jabay?

Jawaab kooban?

1) Waxaa boorka ka jafay suufiyada markii ay shabaab si khaldan ula dhaqmeen suufiya sii dhimanaysay ama sii dhammaaneysay? Tafaasisha mar kale

2) Shabaab malaha moral xoog badan ay ku reebaan bidcadan iyaga oo banneystay dhiigga mujaahidiinta ama shacabka iyo ducaadda khilaafsan.

Ogow malahi ma reebi karaan. Waxaan leeyahay ma heli karaan dhega badan oo dhageysan kara maadana ay gacanta la galeen dhiig badan oo dad badan oo muslim ah la yaabeen.

Sidaa awgeed seminaarkii ay shaley ka wadeen xamar ee mowliidka kaga hadlayeen waxaa ku habboonaa inay kaga hadlaan sida Xurmada dhiiga islaamka iyo sida loo badbaadin lahaa miraha jihaadka iyo sida midnimada saxda lagu helaa?

laakiin waxaa lagu faaganayaa mas’aladda Mowliidka oo seminaar caalami loo qabanayaa iyada oo kabaairta laga warwareegayo. Ma aqallal xikmah al islaamiyah.

Sheekadu waa taqtuuluna Xuseen wa tas’aluuna damul bacuudha.

Allahuma ustur.

By: Sayfun min sayfulaah
Alle waxaan ka baryeynaa Xaqqa inuu na tuso naguna sugo inta mowdka naga haleelayo.