Nin Mareykana oo lagu soo eedeeyey inuu Soomaali badan Sharcidaro kugalinayey Mareykanka.

Published on February 24, 2010 by   ·   5 Comments   ·   print

Dowlada Mareykanka ayaa Gobolka Virginia ka qabatay Nin lagu eedeeyey inuu ku dhawaad 300 oo qof oo Soomaali ah si sharcidaraa ku galin rabay Dalka Mareykanka.

Marqaatiyaal lahorgeeyey Maxkamada Virginia bilowgii Bishan ayaa Sheegay in Ninkaas oo lagu magacaabo Antonio Josef uu ka horqirtay maxkamada inuu 272 qof uu u sahlay Fiisooyin been abuura kuwaas oo dalka Kenya loogu qeybiyey Dadkaas si ay u galaan Mareykanka.

Mas’uuliyiinta Dambibaarista ayaa sheegay in Ninkaas oo 35 jira Dambibaarayaasha u sheegay inuu codsi kaga yimid dhanka Al-Shabaabka Kenya laakiin uu diiday inuu saacido.

Ninkan oo 5 tii Bishan laxiray ayaa sheegay inuu Kenya joogay Bilooyin si uu u saacido sidii Soomaalidu dalkugal uga heli laheyd qaar kamida dalalka Koonfur Ameerika oo laga carabaabay Cuba.

Lama sheegin in Soomaalidii la siiyey Fiisooyinka ay galeen mareykanka iyo in kale.

Maxkamada ayaa sheegtay in Ninka Falkaas sameeyey uu yahay Nin dhalin yaro ah oo qaatay Diinta Islaamka Xili uu kujiray Xabsi Mareykanka kuyaal Sagaashamaadkii qarnigii tagay.

Sidoo kale waxaa la sheegay inuu leeyahay Xaas iyo 5 Caruura.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Mareykanka oo Qirtay inuu la kulmay Muqaawamada Ciraaq
  2. Sh Shariif & Safiirka Mareykanka ee Kenya oo wada kulmey.
  3. 2 Askarta Mareykanka oo Ciraaq lagu Dilay.
  4. Saraakiil, Xildhibaano & Shacab Soomaali ah oo Kenya lagu xiray
  5. Mareykanka oo qirtay inuu Dagaalka Helmand kala kulmay iska cabin Xoogan.

Readers Comments (5)

  1. Muumin says:

    Gaaladii Ilaahay ayaa argagax ku riday, ilaahay ha idin duleeyo.

    Guusha Islaamkaa leh, jabkana gaalada.

  2. maxamed/bhdle says:

    alle hakasiidaayo gaalada maadaaba uu yahy muslin

  3. Runle says:

    Hala xidho, waayo sharuucda ay wadamada nabda ah dajisteen haloo ilaaliyo Soomaaliyeey ileen keenii waan duminaye.

  4. ruunta waa ay macantahey says:

    asc.inta wang jacel janda rabi haageeyo ina daaliim ah ee diiga isamka dhib yarku daadiyo rabi haa duley.

  5. Yaaaaaaahuuuuu says:

    Shite!!!!!! Xarfaanka shaqadii way kaxumeeyeen!!! Police ka iyo tuugu way kala xanaaqaane, sirdoonka iyo kukhalasku way kala xanaaqaane. Biisad iyo jiiru way kala xanaaqaane, nin waalan iyo ciyaalku way kala xanaaqaane, ruux tuugsada kii allaha kusahlo dhahay kala xanaaqaane. Islaamiyiinta iyo mareykanku way kala xanaaqaane, naag qaawan iyo wadaad sheekh ah way kala xanaaqaane, nin dukaan haysta ninkii wax igadhin dhaha way kala xanaaqaane, somali iyo xabsi way kala xanaqan




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Mareykanka oo Qirtay inuu la kulmay Muqaawamada Ciraaq
  2. Sh Shariif & Safiirka Mareykanka ee Kenya oo wada kulmey.
  3. 2 Askarta Mareykanka oo Ciraaq lagu Dilay.
  4. Saraakiil, Xildhibaano & Shacab Soomaali ah oo Kenya lagu xiray
  5. Mareykanka oo qirtay inuu Dagaalka Helmand kala kulmay iska cabin Xoogan.

Latest Headlines