Waxaa aad u kordhay tirada askarta Mareyknaka looga Dilay Afqanistan tan iyo bilowgii Weerarkii Isbaheysiga NATO ee uu Marekanku hogaaminayey Sanadii 2001 lagu qaaday Afqanistan waxaana haatan inta ay sheegteen la diiwaan galiyey dhimashada 1000 Askari oo Mareykanka kaligiisa sida uu qoray website si gaara u diiwaan galiya dhimashada Akarta Mareykanka ee Ciraaq iyo Afqanistan.
Moqicaas madaxabanaan ayaa sheegay in 54 Askari oo Mareykana Afqanistan lagu dilay tan iyo bilowgii Sanadan halka sanadii hore lagu dilay 316 Askari oo katirsanaan Ciidamada Mariisinka Mareykanka.
Sanadii la soo dhaafay ayaa noqotay tii ugu dhimashada badneyn Askarta Mareykanka tan iyo Xiligii ay weerareen Dalka Afqanintaas Sanadii 2001.
Dhanka kale Abaanduulaha Ciidamada Mareykanka Admiral Michael Mullen ayaa ka digay inay sii kordhi doonaan khasaarooyin Ciidamadiisa ka soo gaaraya Afqanistan, Xili Dagaal adag uu ka soconayo Magaalada Murja oo ay mareykanka iyo Xulafadiisu mudo kabadan 10 Cisho gali la’yihiin.

Related posts:
Waar heedhe ma waalateen somalimirror, miyaydaan maqal gaalo jabkeeda waa qarsataa. hadii ay yidhaahdaan inta iyagu is dishay ayaa 1000 ah waa macquul laakiin inta lagaga dilay ALLE ayay u xisaabsan tahay ee idinku waxaaad ku qiyaasi kartaan
ugu yaraan 7 ilaa 8 kun oo askari ma gaalo ayaad warkooda run moodeen .
waagaan yaraa ayaan bartay gaalo jabkeeda waa qarstaaaa.
Allahu akbar gafuur waynayaasha ama qadaadwaynaasha waa in la gumaadaa.
Gaalo jabkeeda ayay qarsataa sidaa awgeed tirdan kooban lama rumaysan karo. Markii boqol laga dila ayay dhahaan hal baa nalaka dhaawaacay. Alla been badnaa
Almuhim hal gafuur wayne oo jahannama loo diraa waa khayr u soo hoyday mujaahidiinta.
Allow gaalo jabi wixii ka soo harana u sii mujaahidiinta qaniimo.
allaahu akbar allaahu akbar.
waa alla mahadii, hadba meel say ula dumayso maraykan gaalo oo dhan iyo daba dhilif way udhamaan markay ciraaq is dheheen waad ka nasateen hadana waatanaa afqanistaan bay ku hoogeen mujaahidiinta allaha xoojiyo meel ay joogaanba waa guulaysanayaane
(wal caaqibatu lil mutaqiin walaa cudwaana ilaa cala thaalimiin)
BISMILLAAH.
ALLAAH SUBXAANAH HA U GARGAARO MUSLIMIINTA HANA
midooyo sufuuftooda , hana kabo dhaawacooda, hana halaago gaalada iyo munafiqiinta iyo inta u basaasta cadawga ALLAAH SUBXAANAH.
gaalooy ku bishaaraysta waxa idinka horeeya waa
jahannama iyo cadaab xanuun badan.
WALLAAHU ACLAM.
Alahu akbar*Alahu akbar*Raxamanakow u gar gar***
Allhauma*Unzilala*Kitaba*Sarical*xisaba*Ahazama*Axazaba*Ahazim hum*Wa zilzilhum
Ameeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeen.
Mujahidnata isalmaka meel walba oo ay jogan guuuuuuuuuuuuuuuul
Asc dhaman waydhaman donan gumaystayashu gushana waxay uharidonta musliminta in sha allah
At least, Osama Bin Liar iyo qashinkiisii way kala eryeen.
Jahanama waxay sugeysaa kuwii Wahaabiga ahaa oo Rasuulka CSW ku caasiyay oo asxaabihii Ilaahey uuntay qabuurahooda baabi’iyay.
Ku: cali guure soomaalidu waxay tiraahdaa dudun in la dugsado iyo in la dareensado la iskuma daro dagaalkan caalamiga ah ee u dhexeeya mujaahidiinta iyo gaalada xaqa iyo baadilka diinta islaamka iyo dimuqraadiya mujaahidiinta wada inaad qaarna amaanto qaarna aflagaadaysid taasi waxay la mid tahay nin dudun dugsaday oo hadana dareensaday. Caliyow labac labac shaqo rageed ma ahan meel ku adkayso oo mowqif laguugu soo hagaago yeelo, gaaladu waa iskugu mid mujaahidka kismaayo joogo iyo midka kandhahaar joogo halka adiga cali guure ah aad aflagaadaynayso kan kismaayo joogo una ducaynaysid kan kandahaar joogo idan sow uma muuqatid nin kaga aqoon yar gaalada cadawga islaamka ama gaaladu ay ka badiso dadka ayla dirirsantahay? Suubanuhu.scw. Markii uu ulaqimayey kalimatu tawxiid warfaadkii abuu daalib ee abuu jahalna uu lahaa abuu daalibow ku dhimo diintii aabayaashaa! Cakuye nimuu abuu jahal kaga aqoon badan yahay kalimatu towxiid, cali guurow cakuye nimuu ameericanku kaga aqoon badan yahay alshabaab.
Waxaan ilahay uga barinay inuu jab aan kakicidlahayn uu kala kulmiyo meelkasta ooy dagaal ku aadaanba
Xanuunaan bugsoonayn
Balaayaan dhamaanayn
Rabi badi idiiyeel
Burbur iyo dhibatiyo
Balaayo an xal loohin
Sida biyaha roobkiyo
Dabayl badaha fujisaa
Bulshadiina lagayeel
masha allah
waa wax lagu farxo
Sida caadiga xisaabatan formula ayaa loo sameeyey la yiraahdo (inta ay sheegtaan oo lagu dhuftay toban)
Muxamed
ACW
Saaxiib Mujaahidiinta Afgaan dagaalkooda iyo kan Soomaliya ka socda labaduba waa isku mid in kasta oo heerarkooda kala geddisan yihiin.
Sixiddooda adiga waa kuu halaag iyo mujaahidiintii oo laga hor yimid.
Keliya waxaa ay ku kala geddisan yahay kan Afgaan waa mid xikmadaysan waxaa uu leeyahay hoggaan leh marjiciyad culimo, garanayo awooddooda iyo xadkooda aanan u oogin xuduudda si cashwaai ah.
Kan Xisbiga ayaa u dhow kan Afgaan marka laga reebo wujuux mucayan markeeda aan ka hadli doono.
Halka Shabaabka ay u muuqdaan kuwa ka fog hadafka loo jihaaday.
-Ka fog tabarta iyo xeelada saxda ah
-iska hor keenaya shacabka
-dhisi waayey dawlad Islaami somaliyeed
-Diiday calankii iyo xuduudkii bilaa xikmad
-banneystay dhiiga mujaahidinta iyo shacabka
-Lahayn cilmi sharci walaa xalqa waaxidah
-Hubeeyey suufiyo xikmad darro awgeed
-Abuuray hoggaan cult keligii talis ah
-Milmid doonay iyaga oo midnimo ka fooganaya
-Beelo u adeegsaday jabinta beelo kale
-La iman waayey barnaamij siyaasi ah (xisbiga waa la mid)
-Ka dhuumanaya shababka ka hor shacabka
-Leh shuura iyo qudaad majaahiil ah
-U turin shacabkan jabay
-Muujiyey muminiinta dhexdooda adag adayg badhil ah
iwm
Marka nin yahow horena waad ka jawaabi wayday arrimahan iwm. Haddana weli waxaad u hadlaysaa sidii adiga oo gorof buuxa ah.
Kala garo waxa laga midaysan yahay iyo waxa aanan meesha oolin.
Shabaab waxay yihiin Cali Guure iyo Soomalida midna ooga sheekayn meysid. Qaar reer Cali Guure ayaa Shabaab ah oo cilmigooda dhaafsanayn xanaajirtooda.
Xalka waxaa uu ku jira horaan u qorey. Haddii aad diidayso daliil ku diid. Haddii ay dheehayso daliil iyo xujo ku dheeh. Haddii aad yeelayso xujo ku raac.
Warwareeg waa laga roon yahay.
Janna iyo naar waxaa noo haya waa Allah. Jacaylka mujaahidiinta waa masallo diin ah, sixiiddoodana waa diin. Waana midda kaa maqan.
ASL_CLYKUM
SaLaan kadib walal galo jabkeeda way qarsataa ee meesha ey qorteen 1000 waxaad ku dartaa hal ebar sidaan ka dhig 10.000
Wayo wariyihii ciraaq ee lagu dili jiray bagdaad ayaa horay u sheegay in waxay sheg taan lagu daro ebar waxayo mar uu tagay wariyahaas garoonka bagdaad ee ku dagaala maayeen marekan ka & dowladii ciraaq ayuu mareekan ka sheegay in looga dilay 10 askari meesha uu wariyaha uu arkay 100 marka sidaas oo lasocda wsc
muxamed walaale hala yaabin waxaa sugan midka jooga afqaanistaan hadalka soomaalida qaarkeed caadaysteen ee ah inay dhahaan waa xarbu fitnah marka waa arin ay kala dhaxlaan dhalanteedkaa iyo laba boglayntaa asaaskoodaana xun oo xaqa lga iilay
Cali guure. Hadii aan mid mid u kor istaago warkaaga waxaad tiri waxay diideen calan iyo xuduud dayib calanku sow ma ahan kii uu hindisay maxamed cawaale ee aan oran jirnay calankayagow cawaale waadna caawisee cawaale sow kan marka la taagayo loo istaagi jiray ma ah lana salaami jiray? Kii ninkii diida shirki buu diiday uu aqoon u leeyahay adiguna ka jaahil tahay halkaa waxaan ku gawracay xarkada cilmi ma yaqaanaan halkaad cali guurow shirki dhexfadhido. Xuduudan ayaa sheegaysana waxaa xariiqay ingiriis iyo faransiis sanadkii 1916-kii ujeedaduna waxay ahay divade and rule in muslimiinta midnimadooda lagu kala dhantaalo si loo gumaysto abid si ay gaaladu u helaan kuwa wadan calan iyo xuduud u dooda alwadanu liljamiic wadiinu lilaah. Waxaad tiri banaystay dhiiga mujaahidiinta adigoo ula jeeda axmad madoobe taa waxaan kaa iri axmad madoobe haybna anaa kaa xiga hiddana anaa kaa aqaano waa nin loosoo daweeyey inuu mujaahidiinta isku diro kalana dilo daliilna waxaa kuugu fulan tiknikadiisa taalo saldhiga polic-ka ee libooya kenya. Waxaad tiri midnimo ayey diideen taas waxaan kaa iri adba waad ogtahay midnimadu maalinkii ay dhacday ee aan halkan ku dabaal dagaynay saskii iyo argagixii ku dhacay aad hadli aqoon wayday xitaa uu ku baafiyey wadaad yare oo ah ninka oogu shar badan dadka halkan wax ku qora. Waxay dhisi waayeen dawlad islaami ah taana waxaan kaa iri dawlad islaamka ah ee ka dhisan min ceel buur iyo ceel waaq ee halka amiir leh halka kitaab leh halka ciidan leh hadaad arki wayday hadeed soomaalidu waxay tiraahdaa waayeel aan cirka u jeedin cirka lama tusi karo (??????????????????????????????????????????????????).
———————————————————————————————————————————————————————————————————————————-
“Kuulama imanayaan maahmaah, illaa haddey kuula yimaadaan, waxaan kuula nimaadnaa xaq (Jawaab celin xaq ah) iyo midda ugu wanaag badan xagga fasiraadda (waa xaqqiiye)”
—————-
—————-
Ka: Somalimirror
FG:
Walaal Muxamed annagoo ka cudurdaaraneyna in aan ku tasarrufnay tacliiqaaga waxaan tir-tirnay aayaddii aad far laatiiniga ku qortay ee macneheeda ahaa “Kuulama imanayaan maahmaah (Shubho), illaa haddey kuula yimaadaan, waxaan kuula nimaadnaa xaq (Jawaab celin xaq ah) iyo midda ugu wanaag badan xagga fasiraadda (waa xaqqiiye)”
Muxamed adigoo aad ugu mahadsan dhiibashada bareerahaaga waxaan si xushmad leh kaaga codsaneynaa wixii hadda ka dambeeya in aadan aayadaha Qur’aanka af-laatiin aadan kusoo qorin, taa beddelkeedana aad macnahooda af-soomaali kusoo sheegtid.
Ku: somalimirror waan aqbalay codsigiina dib danbanbana oogu qori maayo aayad quraan ah afka soomaaliga adinkana waxaan mar labaad idinka codsanayaa inaydnaan iga xayirin tacliiqayga aan xaqa ku difaacayo waxaan arkaa inta badan xaqii oo loo xirayo libaasul baadil, iyo baadilkii oo loo galinayo libaasul xaq. Markaan jawaab bixiyana ama waa la tuuri ama waxaa i dul saaran your comment is waiting moderation. Marka ilma adeerayaalow xayiraada i saaran hala iga dul qaado iina ogaala aan aragtidayda raaxaystee
Somalimirror
Masha Allah inaad nala cirbisaan oo aad soo kordhisaan adeegga kala hufidda.
________
Muxamed,
Horta kama aadan jawaabin dhamaan qodobadaan qorey. Waan kuu cudrayaa inaad ka wada jawaabi karin oo horaan idin ka quustay. Laakiin inta aad ka jawaabtay baan kula cirbinaya keliya:
1) Midda calanka aan hadlay waad marin habaabisay. Aniga kama hadlin ha loo istaago iyo hala baryo toona. Waxaan ka hadlay calan iyo magac dawlad Soomaali la yiraahdo. Diin mancisana uma haysid daliil caqli aad ku diidana u malayn maayo inad helaysid.
Marka inaad Tiraahdo Cali Guure shirki baad dhex fariisatay adiga oo aanan fahmin waxaan ku hadlayo waxay ku tusinaysaa fiqhi yaraantaada iyo sida uu dhiigga muslimka kuula fudud yahay.
2) Midda Xuduudaha
Waxaan shaki ku jirin in maanta xuduudo beenaad jiraan. Sidoo kale inay jirto daarul xarbi wa daarul islaam haba ahaado mid khilaafi noqon karta tafaasiilkeeda.
Waxaan in badan aan ku soo celciley inay loo baahan yahay in masladdan lagula tacaamulo si xikmad leh. U fiirso ma oran waxaan aqoonsanahay xuduudda jirta iyada weli dhul Soomalida ka maqan tahay ama aysan jirin khilaafa islaamiyah.
Cidda Xuduudadan sameeyey Cali Guure iyo dhullaabu cilmiga kale uma sheegaysid. Inkiritaanka xuduud beenbeenaadka waxa uu tusinaya sida uu fiqhiga dadka qaarkii u yahay fiqi sagaaro.
Maanta dadkayga Somaliya joogo waxaan ku safarnaa baasaboor Soomali marka aynu carabaha islaamka nala ah aadayno, malaha idinka waxaad haysataan passport khilaafada islaamka kuu sameysay oo free pass ku siinaysa….kkkkkkk
Ka hadalka tabartaa iyo waaqica waa arrinka, inaad xuduud aaminsan tahayna waa arrin kale.
3) Tan dowladda Islaamiya ka jirta min ceel bur iyo rasaka waxan ka iri kkkkkkkkkkkkkkkk.
Yaa nin khiyaali ku nool ama daruuraha daara ka dhisahaya la doodi kara.
Hab jadalan inay dawladdaasi si rasmi idiin jirto, maxaa u diiday Amiirkaada Godane inuu
-shabaab la tukado jumca wa jamaaca
-ka hadlo maxafisha shabaabka
-raaciyaddiisa ka dhexmuuqdo
-xafiis la yaqaan yeesho
-furo ama xiro golahiisa wasaaradeed mase waa dawlad bilaa wasiiro ah!!!
-ka hadlo ama waraysi siiyo warbaahinta ka jirta dhulka aad dawladdaasi khiyaaliga ka dhisan tahay.
4) Tan dhiigga mujaahidiinta,
Waxaad uga jawaaabtay si shacbi ah oo fadhi ku dirir lahjadeed leh. Aniga qabiilkaada iyo tolkaa xididkiisa midna kama hadlin. Waxaan ka hadlay mas’alad diini ah oo aad garab marteen, culimadii Soomaaliyeed ee hooggaamiyaha Xisbiga Islaamka ku jiro idinku diiday. Maadaama aad wareegi caddaysi weli aad ku jirto ha idinku taanaato weligiinna haddii kale xaqa iyo baadhil isma dheehaan.
Tan ah Axmed Madoobe teknikadiisa maxaa geeyey Liboya waa sheegasho aanan waxba ka jirin iyo icraabin jald ah.
Mujaahid axmad Madoobe waxaa uu Amiirkaa inkiray
a) Inuu yahay mujaahid, recordkiisa 20 sano ee Raskiyambooni ayaa beeniyey warka Godane
b) Waxaa Amiirkiina ku andoocaday inuu yahay nin Axmaaro soo diratey , ducaaddii iyo Xisbiga ayaa beeniyey taasi
c) Waxaa uu Amiirkaada ku andacooday inuu Axmad madoobe ka mid ahayn Xisbiga, Xisbiga ayaa si rasmi u tabbaniyey wax Alle falalkiisa oo dhan
d) Amiirkaada ayaa ku sheegay inuu yahay ONLF jawaabteeda Xisbiga ayaa caddeeyay inay been tahay
e) Amiirkaada ayaa ka codsadey inuu la midoobo haddana Axmed Madobe hoggaamiyaha Xisbiga ee jubooyinka ayaa ku xujeeyey tanaaqudka Godane inaan la rumayn karin.
f) Hoggaanka Shabaab ayaa sheegay inuu Galey mujaahid Axmed Madoobe Kenya, waxaa caddaatey inuu joogo jubooyinka.
Marka sheegashadaada Baaruubta waxay la mid tahay tii dabajula aad ka sameyseen oo kale. (Ka hadalkeeda mar kale). Ala ka baq oo warjeeka dhaaf.
Alxamdullilaah inaan baranney markii maxaakimta ayda iyo magaalooyinka jubbooyinka galeen oo aan si fiican dhulkaasi u kala bartay.
7) Tan midnimada aad u dabaal degteen waa riwaayad meelna gaari wayday. Sh. xasan waad hesheen laakiin idin ma keenin mujaahidiintii kambooni oo idil. Waxaad kaga dhaqaaqdeen meel cidla ah. Maanta waxaa uu u habar wacday sh. Daahir, welina war baa ugu dhiman xisbiga.
Marka dabaaldeggiinu waxaa uu noqday short lived one.
Haddii aad midnimo dhab u jeedaan waxaad la midoobi lahaydeen
1) Xisbiga
2) Mujaahidka Axmad madoobe
3) Iyo inta dhamaan taageersan jihaadkan aad rabtaan inaan mirahiisa dhumisaan.
ugu dambayntii daliilkaada ayaadda waxaa uu ku tusinayaa inaad u adeegsatey si khalad ah.
Daliilka iyo madluulka waa inay isleeyihiin.
Marka saaxiib aniga oo kuu hableeynaya inaad caydii badnayd joojisay haddana waxaan kuugu naseexaynayaa inaad dhacdooyinka aadan u farisarato sida aad doonto iyada oo Cali Guure iyo rag badan bartan dhex fadhiyaan.
Ilaahow na tus xaqa iyo kuwa xaqa u taagan.
yaab badanaa waxaa saas yiri isbga waxaa saas yiri xisbiga war xisbiga mwaxyi ayaa uyimaado waayaawe waxeey dhahaan waa wax aan loogu noqon waaxa mahad aad iyo aad ubalaran leh allaahii mideeyay ragii xisbiga magaca weeyn kulahaa iyo shabaabul mujaahidin inshaa allaah ilaaheyna arintaan inuu taariikh karebaan rajeynaayaa oo dulmiga nasaaran hadaan nahay soomali eey noogeeysteen kirishtaanka nooga fiido wax lawa bari iska bu burto inshaa allaah manoqoneeyso kuwa hada isgijinayana markeey usii cadato ayagaa iska sookala ordaayo maxamed dadkan an walifahmin halka aad kahatleeyso waxwa haku dalin illaahey xaqa uukufahan siiyay hakugu sugo dadka dhan mawada fahmaan alwala walbaraa