Mu’asasada Al-aqsa ayaa kashiftay in Dildilaacyo Waaweyn oo khatar ah ay kubilowdeen Darbiga Bidix ee Masjidka Barakeysan ee Al-aqsa, gaar ahaan qeybta weysada ee dariska la ah Baabu Xidda oo ah mid kamida Albaabada Masjidka wuxuuna haatan dilaacu gaarayaa ila 7 Mitir.
Qoraal saxaafadeed sawiro wata oo ay soosaartay shalay Mu’asasada ayey ku sheegtay in Dilaacu siiweynaanayo siina dheeraanayo maalinba maalinta kadambeysa aadna khatar u siinoqoneyso.
Baritaan iyo dabagal lagu sameeyey sababaha keenay arinkaa ayaa lagu ogaaday Godad waaweyn oo ay Masjidka Hoostiisa ka qodeen Yuhuuda Gumeysata godadkaasina waabadan yihiin waana sii socdaan ilaa hada.

Related posts:
Ilaahayow igadhig midki masjidul aqsa difaaco o yahuda ladagaalamo….amiin
BISMILLAAH.
WALXAMDU LILLAAH.
WASSLAATU WASSALAAMU CALAA RASUULILLAAH.
ammaa bacdu.
MASJIDUL-AQSAA ALLAAH HA U SOO SAARO RAG muslimiin ah oo sax ah oo KITAABKA iyo sunnadii RASUULKA wata oo ka xoreeya yahuudda
la lacnaday iyo nasaarada la socota .
hadde meel hoo u baahan hadal wax kama taro .
jihaad waxaan ahayn laguma xorayn karo , ee waddadeedii way bilaabatay oo hadday ugu dhowdahay inshaa-ALLAAH laga soo bilaabo markii uu gacanta yuhuudda ku dhacay 1948-1967
ee waqti dheer ha u qaadan oo waa laga soo kaban karaa kaliya waxay u baahan tahay in nafta iyo maalka loo huro.
WALLAAHU ACALAM.
Salaan ka dib, qeyr Allaha ku siiyo khaadimul-ISLAAM
khaadimul islam walal muslimka eebbe weyne awoodooda ha tusiyo. aamiin masjidul aqsa jihaad ayaa daawo u ah nin ismood siiya iyo nin ka dhaga adeygaba waa waajib ina saaran
Yahuda allaha jebsho wa cadawga islamka wana sojiren ma’ahan wax hada bilawday yuhudu waliged waxay ahayd cadawga islamka lakin meshas waxa kuficna in lageyo qabil kamida somalida qabilkasi wa duduble maxa yelay waxay jecelyihin jihadka wana dacad qoryahana ad ayay ujecelyihin