Faransiiska & Belgium oo 1600 Askari Uganda u taba baraya si loogu biiriyo kuwa Amisom ka jooga Soomaaliya

Published on February 9, 2010 by   ·   No Comments   ·   print

Wadamada Faransiiska iyo Belgium ayaa sheegay in ay y ciidamo u taba barayaan Dowladda Uganda ujeedaduna tahay sidii ciidanka la taba bari doonaayi ay ugu biiri lahaayeen kuwa Midowga Afrika ka jooga Soomaaliya .

Sida uu baahiyay Warageysa  New vision  ee ka soo baxa dalka Uganda ayaa sheegay in Faransiiska iyo Belgium ciidamada ay taba bari doonaani ay tiradoodu tahay 1600 oo Askari ,wuxuuna Wargeysku xusay in taba barka ay qaadanayaani ay ka mid yihiin Miino saarista , difaacidda dadka , baadhitaanada goobaha laga shikiyo iyo ilaalinta gawaadhidda ciidanka .

 General Russell Gabriel oo ah madax taba baradda Dowladda Belgium-ka ee dibada ayaa sheegay in muhiimada laga leeyahay taba baradani ay tahay sidii loo kordhin lahaa ciidamada Uganda ka jooga Soomaaliya wuxuuna yidhi “muhiimadu waa tab

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Golaha Amaanka ee AU-da oo dalbadey Kordhinta Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya jooga.
  2. AU oo Xilliga u kordhisay Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya jooga.
  3. Dowlada Faransiiska oo ballanqaadday in 10,000 Askari ay u tababareyso DKMG ah
  4. Faransiiska oo Canbaareeyay Qaraxii lala beegsaday AMISOM
  5. Jabuuti oo sheegtay in 450 Askari ay Soomaaliya u soo dirayso

Readers Comments (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Golaha Amaanka ee AU-da oo dalbadey Kordhinta Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya jooga.
  2. AU oo Xilliga u kordhisay Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya jooga.
  3. Dowlada Faransiiska oo ballanqaadday in 10,000 Askari ay u tababareyso DKMG ah
  4. Faransiiska oo Canbaareeyay Qaraxii lala beegsaday AMISOM
  5. Jabuuti oo sheegtay in 450 Askari ay Soomaaliya u soo dirayso

Latest Headlines