Qaar kamida Culimada Azhar oo kahoryimid dhismaha Madaaris Shiico.

Published on February 8, 2010 by   ·   No Comments   ·   print

Culimo katirsan Jaamacada Azhar iyo Mas’uuliyiinta daarta isku soo dhaweynta madaahibta Islaamiga ayaa ka horyimid Mashruuc  lagu aasaasayo  Maraakis lagu bixiyo Duruusta Shiicada oo lagu waday in laga sameeyo Dalka Masar arintaas oo uu iclaamiyey  Hogaamiyaha Shiicada Dalkaas Axmed Raasim Nafiis.

Wakiilkii hore ee Azhar Maxmuud Caashuur hadana ah Madaxa Daarta isusoodhaweynta Madaahibta Islaamiga  oo la hadlayey Shabakada Islamonline.net ayaa yiri:“Lama aqbali karo in halkan laga dhiso Maraakis lagu bixiyo duruusta Shiicada”.

“ogeysiinta Aasaasida Markaskan waa amar  ku tacaluqa Masar oo ay ku taal Azhar Al-shariif, suurtagalna maahan in laga barbar dhiso Maraakis ka sheekeyneysa Shiicada iyo Shiicoobida” ayuu hadlkiisa siiraaciyey.

Sidoo kale Caashuur ayaa yiri:“ uma baahnin Maraakis waxsheeceysa oo Masar ka hirgasha, maxaayeelay waxaan jecelnahay Aalubeydka sida ay qabto diinteena Xaniifka ah”.

Dhanka kale Drs. Aamina Nasiir oo Caqiidada ka dhigta Jaamacada Azhar ayaa iyana sidoo kale ka hortimid qorshaha  lagu sameynayo maraakistaas Shiicada Masar ama dowlad kale oo suniyaba waxayna sabab uga dhigtay inay doonayaan in aakhirka Shiicadu lawareegto Masar.

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Jabhadda culimada azhar oo weerartay go’aankii Dr. dandaawi ee niqaabka
  2. Golaha Sare ee Al-Azhar oo kulan Degdeg ah ka yeelanaya Mamnuucida indha Shareerka.
  3. Culimada Azhar oo Sh Al-qardawi ku taageeray Xarimida u dabaaldega Ciidda Christmas.
  4. Ardeyad dhigata Jaamacada Azhar oo loo Jirdilay indhashareerkeeda
  5. Qaar ka mid ah Culimada & Ducaadda Soomaaliyeed oo tacsi u diray ehelada Sh. Ibraahim Suuleey رحمه الله تعالى

Readers Comments (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Jabhadda culimada azhar oo weerartay go’aankii Dr. dandaawi ee niqaabka
  2. Golaha Sare ee Al-Azhar oo kulan Degdeg ah ka yeelanaya Mamnuucida indha Shareerka.
  3. Culimada Azhar oo Sh Al-qardawi ku taageeray Xarimida u dabaaldega Ciidda Christmas.
  4. Ardeyad dhigata Jaamacada Azhar oo loo Jirdilay indhashareerkeeda
  5. Qaar ka mid ah Culimada & Ducaadda Soomaaliyeed oo tacsi u diray ehelada Sh. Ibraahim Suuleey رحمه الله تعالى

Latest Headlines