Pro.Oogle:“Yurub waxa kusii kordhaya Cadaawada Islaamka iyo Muslimiinta loo haayo”.

Xoghayaha Guud ee Mu’tamarka Islaamka Pro. Akmalu diin Ixsaan Oogle ayaa muujiyey walwalka uu ka qabo Kororka Cadaawada Reer Galbeedku u hayaan Islaamka iyo Muslimiinta Dalalkooda kunool wuxuuna tuslaale u soo qaatay Mamnuucidii Switzerland a ku soo rogtay Minaaradaha wuxuuna carabaabay inay arintaasi tusineyso Dhibaatada lagu hayo Islaamka.

Ogle oo Shir’jaraa’id Shalay ku qabtay Magaalada Qaahira ee Dalka Masar ayaa yiri: “wadciga hada taagan waa wax laga walwalo wuxuuna tilmaamayaa dhibaatooyinsii kordhaya sida wixii ka dhacay Switzerland ee lagu Mamnuucay Minaaradaha iyo Aadaanka waana marxalad Cusub oo sii kordhineysa Cabsida iyo Colaadinta Islaamka”.

Waxa uu sheegay ogle in Garabyada Xagjiriinta ah ee Dalalka reergalbeedku Dicaayad ay Doorashooyinka ku galaan ka dhigteen Colaadinta Islaamka iyo ehelkiisa taas oo ay ku doonayaan inay kuhelaan Codad badan.

Xamlada Yuhuuda ee Qudus lagu Yuhuudeynayo ayuu ka yiri ogle: “ waa Mowduuc Xasaasi ah dhamaana waan ka murugsanahay maxaayeely qudus marka loofiiriyo Caalamka Islaamka waa mid kamida Goobaha Muqadaska ah ee 3 ah qofwalba oo muslimana wuxuu Ictiqaadsan yahay inay waajibtahay ilaalinta Qudus”.

Hanjabaadaha yuhuudu ku sheegeyso inay weerareyso Iiraan iyo Suuriya ayuu sheegay inay Khalkhal galineyso Xasiloonida Gobolka.

www.somalimirror.com

Daabaco Daabaco

2 Comment(s)

  1. nacas xun yaa masuuliyada islamka u dhiibay duligaan shaaribada dhaa dheer ee calaa calaya waxaa dadka muslimka ah sharaftooda k soo ceshan karaan iyaga oo dagaal adag gala walaahan doqon calaacalaya sida kan oo kale islaam ineysan waxba tareynin viva alqaacida iyo amiirka islaamka sheekh usama bin laadin iyo dhamaan inta jecel inta neceb ilaah ha soo hanuuniyo alaahu akbar

    guriceel boy | Feb 8, 2010 | Reply

  2. way oo way yaa ii dhiiba xilka maqaar saarka ah ee uu hayo !!

    waa xil been ah oo magac uyaal ah oo larabo in lagu xumeeyo sharafta iyo suurada islaamka

    maaha nin ka qiiroonaya dhibka islaamka ee waa Qawda maqashii waxna hawqaban,

    inta ay mas,uuliyadda islaamka ay sheeganayaan nimanka shaaribada dheer islaamku hormar magaarayo

    ilaahaw Quwee wiilasha Qoryaha uqaatey Qiimeynta islaamaka iyo difaaciisa

    nuuradiin (abuu dujaana) | Feb 9, 2010 | Reply

Fikrad ka dhiibo