Comments on: Masar oo amartay in Kaamirooyin lagu rakibo Masaajida & Caro ka dhalatay arinkaa.

By: Abdukadir cadde
SCW WAXAAN FILAAYA IN ARINTAAN AY WATAAN QOLOYINKA KA SOO HORJEDA DIINTA ISLAAMKA DOWLADDA MASSARNE XAQ UMALAHAN IN AY DIINTA ISLAMKA CADADIS SAARTO ARINTASNE WAA ARININ AANKA XUMAANAY AHADII AAANAHAY UMADA MUSLIMIINTA AH EE JOGTA SOMALI

By: abubu
subxaanalaah

waxaan aad ugu farax sanahay in dadka muslinka ah reer masar ay yihihiin dad aad ugu ad adag diintooda dowlada masar waxeey ku dayin malahan hadana uma ayna suura galin sidee wax u rabeen.

waxaana qof walba  oo muslim ah ka dharag san yahay ama og yila hiin in dowlada masar ay u adeegto yuhuuda.iyo nasaarida,  insha gooreey ahaataba waa laga wareegi doonaa. marka uma maleenaayo inay caamiradan hada iyo waqti u dhow ay u shaqeen doonin.

By: muuse
Marka ugu horaysa ilaahay ayaa mahad isleh SW

intas kadib

waxaan leehaya inaalilah wa inaa ilayhi rajicuun waad aragtaan wadamadii musliiminta ahee sida ayfalayaa maa lagamalaynaa cidkale iyo yuuhdaba , carabta iyada walalayaqaa waxa alagu yiraahda cuna ooo iskaraxaysa , madaxdoona kurasta kufadhiya ayaa layirah . wixii yuuhuda iyo gaalada kale so hordhigtona kama hadli kartaan ayaa layirahdaa

war kan masar xukuma Ee Baqaratu Daxik awalba iyosagu dabadhilif ayuu ahaamarkasta . waxaana illhay kabaryaaya in illlaahay xaqa iyo dulmiga yhuudu wado uu jabiyo iyaga madaxdana  illahay toosiyo waa ayaan daro wayn

waxaan shacab reermasar leeyahay arinkaa haladiido halaga mudaharado halaga dagalamo war kaniisadihii baa diidaya markaasay leeyiiin masijidada waxba yeeli myaan .

insha allaah yuhuud iyo gaalo waala madhinyaa waxaa soodhowaday wakhtigii ay babi lahaayeen

wabillahi tawfiiq

By: Bashiir indhagaduud
walle waa yaab arrintaan dowlad islaam ah inay sameyso kama fileyn, laakiin weyba soo baxday, arrintaana waa arrin culus oo aqbalaadeedu ay  ku adkaan doonto imaamyada inkastoo wax ay dowladdu dooneyso aysan ka hor imaan karin.

dalka masar masaajidda inta badan marka salaada laga baxo horey baa laga xiraa waana amar dhanka dowladda ka yimid, haddii tanna lagu soo daro waa kadaroo labo dhal.

mahadsanidiin.

By: guriceel boy
reer masar ilaahban inku dhaarshee iska tuura kufriga wadanka heysta ee u naageeya yuhuuda iyo cadawga allah islamkana soo dhoweeya iskana fogeeya kuwa nuucaas ah

By: ummu Zubeir
anigu waxaan kale  fahmi waayey ineey somali mirror  ey  necebtahay  maser iyo inkale  waayo  xumaato  unbaa  lagu  sheegaa

By: ibnu ali AbuXudayfah
subxaanallaah madaxtii carabta waa taas sida larabo laga yeelaa wax hataraan waxmataraasha

By: khaadimul-ISLAAM
BISMILLAAH.

WALXAMDU LILLAAH.

WASSALAATU WASSALAAMU CALAA RASUULILLAAH.

ammaa  bacdu :

ha la yaabinina maamulka masar ka taagan iyo dhammaan maamulada kale ee ka jira waddamada muslimiintu daggan tahay oo dhan waxay shaqaale u yihiin yuhuudda iyo nasaarada adduunka kibirka ka buuxisay , marka haddii waddama badan oo muslimiintu daggan yihiin sida ciaraaq afaqanastaan lagu fashilmay oo ay ku khasaareen daaqigaan masar haysta waa uu u jilicsan yahay oo waxay rabaan bay faraan asna waa uu yeelaa , haddii la amray in  naagahaaga maryaha uu ka faydo  wuu yeelay !! haddana waxaa la yiri  xamaas ka xiro xudduuda wuu yeelay !!! haddana wax ka sii xun baa la yiri oo ah masaajiddada kaamero ku rakib muxuu ku diidi  illayn waa shaqaalo yuhuud u shaqeeye eh , haddaba waxaa muslimiinta la gudboon inay qorigooda qaataan oo xoog iyo xeeladba isaga qaadaan dulligaas  ay  mooryaantu  u gaysanayso , waana laga adkaan haddii hal saf lawada noqdo , kitaabka iyo sunnadana la wada qaato .

WALLAAHU  ACLAM.