Comments on: Masar oo Africa u direysa 100 Caalim si ay uga hortagto isbalaarinta Shiicada.

By: Qamaan Bulxan
Masar iyo Iiraan, waxaa shar badan iiraan.

By: TAGEERE MUJAHIDINTA ISLAMKA
masar waxaa dhanto iiraan manta  sababtoo ah yuhuud ay kaalmo u yihiin masarida xukumadooda

lkn iraan daba dhilifnimo wa dideen wana raga dhabta ah islamnimada sunniga ah alle ha fahansiyo aamiin an leyahay!

By: khaadimul-ISLAAM
BISMILLAAH.

100 culimo baa maamulkaas  fircooniga ahi u diray  afrika  si  shiica  looga  hortago waa sida  warka loo dhigaye  !!!!!!!!!!!!!!!!

haddaba  ummaddu  ma  indha la’a  mana wada dhaga la’a  ee  waxaa  horyaalla   xisaabatankaan :

imisa  sunniyiin ah oo ku jira  jeelahsa maamulka  fircooniga ah ??

waxaa lagu  qiyaasaa  ilaa  5000 oo ikhwaanul muslimiin ah  iyo boqolaal kun oo si talan taali ah loo xiro ama loo dilo ama loo kufsado ama loo dhoofiyo  ama  la  xasuuqo oo   sunniyiin  isku jira ah  sida  salafiyiinta iyo jihaadiyiinta iyo  suufiyiinta iyo dadka takhaatiirta ah iyo muhandisiinta iyo aqoon yahannada kale  ee  sunniyiinta  , haddaba ma suura  gali  kartaa  97 malyan oo sunni ah oo ku nool  masar  baan  cirib  tiri  haddana waxaan  difaacayaa  sunniyiinta  afrika  !!! sow  wax  lagu  qoslo  ma ahan !!!   war heedhe   war  waa  dhammaaday !!!!!  ninkii diintiisa   raganimo uu ku difaaco  haya  ha falo  kii  qori qaadan lahaa iyo kii seef qaadan lahaa iyo  kii  qalin qaadan lahaa iyo kii  si kale  ku  difaaci lahaaba  sow  ma aragtaan  [ xaraamigii baa haddana xoolaha ilaala a ah ].

marka  yaan  la  is   daalin  war  waa dhammaaday  ee  hurdada  ha  laga  kaco !!  waxaana   dhici   karta   in  uu  asagu sii faafinayo  shiica  iyo  wax  ka  sii  daran  ee macnaha  sida  loo  yiri  xaqiiqa  uma  ahan ee  xaqiiqadu  waa  sunni  meelkasta baa dagaal  looga  hayaaye  shiica kaliya  ma ahan shiico raafido  waxay  ka soo  dhex  baxday uurka  yuhuudda  saas  daraadeed  kan  masarna waa  yuhuuddii  giriiga sida la  yiri  haddaba yuhuuddii  banuu  qaynu qaacna  waa kuwaas  khaliijka  haysata  haddaba  yuhuud iyo nasaaro iyo shiico  waxay  ku  bahoobeen inay la dagaalaan  sunniyiinta  oo   qura !!!!!!

haddaba  iska   ilaasha muslimiinta  sunniga ahay    [ kula  jira  kaa  jire ], waa  waxa  na haysta  haddaan  nahay  soomaali , bal fiiri nin  sheeganaya  ISLAAMNIMO haddana gaala u shaqaynaya !!!!!!!!!!!

WALLAAHU  ACLAM.

By: Mujaahid
Masar iyagaaba wadankooda kiniisado kadhisaya ee maxay wadama kale caawin, Horta Masar saafi hakadhigaan hana kadayaan cunaqabataynta ay xataa masaajida kusoo rogayaan.Inta ay arimahaas jiraan cidkale waxba ufaa iidayn maayaan waa hadii ay dawladu kadambeeyso dirida hadii kale oo culumadu ama jaamacadaha islaamiga ah ay kadambeeyaan waa Ok.