Masar oo Africa u direysa 100 Caalim si ay uga hortagto isbalaarinta Shiicada.
By Somalimirror on 8 Feb, 2010 10:47 AM in Main, Wararka
Dowlada Dalka Masar ayaa go’aansaneysan inay dirto inkabadan 100 Aqoonyahano iyo Fuqaho isugu jirta, waxayna isku balaarin doonaan Wadamada Muslimiinta ah ee ku yaala Qaarada Africa.
Arintan ayaa imaaneysa Xili wararku cadeynayaan in Dowlada Iiraan ay aad isugu faafineyso Mandiqadaas oo ka koobaan 12 Dowladood oo African ah.
Dowladahaas ayaa kala ah: Chad, Jabuuti, Burkiinofaaso, Gini kunaakari, Soomaaliya, Gaaboon, Nayjar , Sinigaal, ayfarikosto, Maali, Muritaaniya iyo Banji.
Daabaco

Masar iyagaaba wadankooda kiniisado kadhisaya ee maxay wadama kale caawin, Horta Masar saafi hakadhigaan hana kadayaan cunaqabataynta ay xataa masaajida kusoo rogayaan.Inta ay arimahaas jiraan cidkale waxba ufaa iidayn maayaan waa hadii ay dawladu kadambeeyso dirida hadii kale oo culumadu ama jaamacadaha islaamiga ah ay kadambeeyaan waa Ok.
Mujaahid | Feb 9, 2010 | Reply
BISMILLAAH.
100 culimo baa maamulkaas fircooniga ahi u diray afrika si shiica looga hortago waa sida warka loo dhigaye !!!!!!!!!!!!!!!!
haddaba ummaddu ma indha la’a mana wada dhaga la’a ee waxaa horyaalla xisaabatankaan :
imisa sunniyiin ah oo ku jira jeelahsa maamulka fircooniga ah ??
waxaa lagu qiyaasaa ilaa 5000 oo ikhwaanul muslimiin ah iyo boqolaal kun oo si talan taali ah loo xiro ama loo dilo ama loo kufsado ama loo dhoofiyo ama la xasuuqo oo sunniyiin isku jira ah sida salafiyiinta iyo jihaadiyiinta iyo suufiyiinta iyo dadka takhaatiirta ah iyo muhandisiinta iyo aqoon yahannada kale ee sunniyiinta , haddaba ma suura gali kartaa 97 malyan oo sunni ah oo ku nool masar baan cirib tiri haddana waxaan difaacayaa sunniyiinta afrika !!! sow wax lagu qoslo ma ahan !!! war heedhe war waa dhammaaday !!!!! ninkii diintiisa raganimo uu ku difaaco haya ha falo kii qori qaadan lahaa iyo kii seef qaadan lahaa iyo kii qalin qaadan lahaa iyo kii si kale ku difaaci lahaaba sow ma aragtaan [ xaraamigii baa haddana xoolaha ilaala a ah ].
marka yaan la is daalin war waa dhammaaday ee hurdada ha laga kaco !! waxaana dhici karta in uu asagu sii faafinayo shiica iyo wax ka sii daran ee macnaha sida loo yiri xaqiiqa uma ahan ee xaqiiqadu waa sunni meelkasta baa dagaal looga hayaaye shiica kaliya ma ahan shiico raafido waxay ka soo dhex baxday uurka yuhuudda saas daraadeed kan masarna waa yuhuuddii giriiga sida la yiri haddaba yuhuuddii banuu qaynu qaacna waa kuwaas khaliijka haysata haddaba yuhuud iyo nasaaro iyo shiico waxay ku bahoobeen inay la dagaalaan sunniyiinta oo qura !!!!!!
haddaba iska ilaasha muslimiinta sunniga ahay [ kula jira kaa jire ], waa waxa na haysta haddaan nahay soomaali , bal fiiri nin sheeganaya ISLAAMNIMO haddana gaala u shaqaynaya !!!!!!!!!!!
WALLAAHU ACLAM.
khaadimul-ISLAAM | Feb 10, 2010 | Reply
masar waxaa dhanto iiraan manta sababtoo ah yuhuud ay kaalmo u yihiin masarida xukumadooda
lkn iraan daba dhilifnimo wa dideen wana raga dhabta ah islamnimada sunniga ah alle ha fahansiyo aamiin an leyahay!
TAGEERE MUJAHIDINTA ISLAMKA | Feb 10, 2010 | Reply
Masar iyo Iiraan, waxaa shar badan iiraan.
Qamaan Bulxan | Feb 10, 2010 | Reply