Comments on: Al-shabab oo soo bandhigey Qoryo & Sarkaal ka soo goostey DKMG.

By: Ali Baashi
ORSHE waxaad mudantahay oo kaliya in laguugu oriyo,in waqti badan laguugu lumiyo ma istaahishid.

By: Ali Baashi
CIYOOW ISKAGA CIY SIDII XOOLAHA WAXAAN KUU SHEEGAYAA AMABA AAD OGAAN DOONTAA CIDDI AY GABALKEEDA UU DHACAY,AMA CIY AMA HA CIYIN HADALKAAGA WAX QIIMO AH MA LAHA.

By: Ahmed Pakis
Asc nimanka ku farxa muslimiin baabbi intooda insha Allah qof walba waxa uu lakulmo buu leeyahay qofkan mujaahid isku sheegay oo haddana ku faanaya ciidan ay gaalo soo tababartay si loogu hor geeyo muslimiin haddaan ku farxaya waa la arki ciribta

By: yaabane
To All yet?

Jameecada meesha ku dooda ma wax su aalaha jawaaab u hela ayaa la waaye mise arintaas ayaa layska indha tiraa?

Nimanka soo goostay meel ashahaadada loogu celiye lama hayee sidey haato Gaal ku ahaayeen hadda Muslimku yihiin?

weli ma fahmin sida shababka u yaqaaniin gaal iyo Muslim ninki wax ka faham sanoow shacan u sheeega sida ay nimankaas hadda Muslim ku yihiin marki horayna gaal ku ahaayeen?

By: Muxamed
Cali guure,nin reer mudug ah oo caaqil ismoodi jiray sidaadoo kale dadka kalana doqomo ku sheegi jiray ayaa maalin maalmaha ka mid ah ku yiri nin reerkiisa ah war hebelow doqomada reerkayaga soo tiri markaasuu ninkii yiri bal adiga kow dheh markaasuu yiri war ba,a war anigu doqon ma ihi markaasuu ninkii yiri waan kaa saari doonaaye bal horta adiga kow dheh markaasuu kow yiri ninkiina yiri doqon labaadba kuma jiro reerka yaga.marka ninkow doqonka kaliya ee soomaali miror wax ku qora ayaa cali guura ah wamaca daalika dad aanad kabahooda gaari karin ayaa nacasnimo ku sheegaysaa, tan kale midowgii mujaahidiinta ka dib ayaa cali guure hadli doonaa isma oranin ninyahow indha adakidaa war sow sariig ma lihid? Inaad bartaan waxku qorta kuuma eko laakiin waji kaakinimadaadaan arkaaye uma ekid mid cada sagaala tobnaynaayo.

By: maxamad sh yusuf
alahu akbar alahu akbar alahu akbar wailah mahadi

By: warlod iyo dhuuni raac diid
Ninka sheegtayoow “Mujahid.Takfiir dile” Waa nasiib xumo adigoo sheeganaya in aad ka mid tahay ciidamada dowladda in hadana aad u dhaaraneeysid dad soomaaliyeed. Waxaa kaloo nasiib dara ah in nin Madaxweeyna sheeganaya uu dadkiisa naco in kabadan inta aaynecebyihiin isaga.Waa nasiib daro in Tuug, diinlaawe, calooshiisa u shaqeeysta inuu xaday magacii iyo sumcadduu soomaliyeed.

By: Ciyoow
waxaa layaab ah ninka hada gabal sii dhacaayo wax mooday ee ucaraayo , waxaan leeyahay alshabaab gabalkiinii waa dhacay ,wax badanbaad umada been usheegteen beentiinii weysoo xirantay , waxaana lajoogaa waqtigii ey umada soomaaliyeed ey iska kiin qabanlaheyd ,waxaan idin leeyahay inteeyaan ahlusuna waljamaac cagta idin marinin meesha isaga carara waxba idinma yaalo soomaaliya wey idin fahantay waxa aatihiin!!!!!!!!!!!!!!

By: Bible
Waa been iyo probagando ka timid seefla bodka  koxda software ka sucudiga wana waxbo kama jiran. Mar dhowna waala laabaya software ka sucudiga e lo yaqano islaam. Waxana dalka laga hergelinaya nidaamka dimuqradiyada iyo ku dhaqanka kitabka quduuska ah e bible ka. Beentana wa dhamane. Software ka sucudigana wa expire mar dhow waxan ula jeda islaam.

By: Cali Guure
SCW

Xamarna waa laga baxayaa askari soo goostay haddey jirtana waa loo dabbaal degayaa. Alla is yeel yeel badanaa.

Somalida caadadeed weeye inay mar walba meel u yaacaan.

Yaa xusuusta daynuunaay iwm?. Maalintaasi ayaan go’aansadey inaan marnaba rumayn waa la soo goostay.

Midda kale su’aal muhim ah ayuu weydiiyey qore oo ahaa ninkii soo goosto ma atomatic buu islaam ku noqonayaa. Sida hadalka u dhacayo ninkii shabaab u tago waa islaam walow daqiiqado ka hor la joogey shariif.

Fiqiqaasi nacaseed ama takfiriiga waa kan maanta kala jabiyey mujaahidiinta.