Al-shabab oo soo bandhigey Qoryo & Sarkaal ka soo goostey DKMG.
By Somalimirror on 8 Feb, 2010 3:05 PM in Main, Wararka
Xarakada Shababul Mujaahidiin ayaa maanta xaruntii hore ee Guul-wadayaasha ee Magaalada Muqdisho ku soo bandhigtey 50 qori(AK47) iyo Sarkaal ka soo goostey dhanka Ciidamada DKMG ah.
Sarkaalka oo lagu magacaabo Baashe Axmed Urur ayaa sheegay inuu ka tirsanaa ciidamo ka tirsan kuwa DKMG oo ku xareystaan xarunta Warshadii hore ee Nac-naca.
Waxa uu sidoo kale sheegay inaanu wax dhibaato ah kala kulmin xoogaga Al-shabab si wanaagsana loola dhaqmey, sida uu hadalka u dhigey.
Waxaa sidoo kale goobta ka Hadley Afhayeenka Al-shabab, Sh Cali Maxamuud Raage, waxa uuna bogaadin u jeediyay Sarkaalka u soo galey ee dhanka DKMG ka soo goostey sida uu sheegay.
Sh Cali Raage, baaq ayuu u jeediyay ciidamada DKMG, waxa uuna ugu baaqey iney qaataan go’aanka Baashe Axmed oo kale, wax dhibaato ah oo ay la kulmayaana aanu jirin.
Ma jiro hadal dhanka hogaanka ciidanka DKMG ka soo baxey oo ku aadan sarkaalkan iyo hubka maanta Xarakada Al-shabab soo bandhigtey.
Daabaco


ALAHU AKBAR ALAHU AKBAR NASRIGI MUSLIMKA AYA SODHAWATAY DHAMAN CIDAMADA KALANE SIDAA IYO SI LAMIDA AYAN U RAJEYNAYA IYO HANUN KAFOGANSHO AY KAFOGANAYA CADWGA ILAHEY MUJAHIDINTANE GACMO FURAN AYEY IDINKU SODHAWEY NEYSA WABILAHI TOWFIQ
Maxamed calikar | Feb 8, 2010 | Reply
Waa allah SWC mahdiisa
Kuwa kalane ee imaanka Qalibigooda ku harsanyahay way isa soo dhiibayaan in sha allah
Dalmar | Feb 8, 2010 | Reply
maasha allaahh ilaahay ayaa soo badbaadshay walaalkaas ….
walaalaha alshabaab waa inay ninkaas wanaaajaan waayo kuwa kalaa laga yaabaa inay ku daydaan oo iskaga soo hoosbaxaan gaaladsa amisom..
ilaahoow soo hadee dadkaas la khalday salaama…salaama
salmaan | Feb 8, 2010 | Reply
alaahu akbar waa guul alaahuma yaa muqallibal qaluub quluubtooda kuwaas diintooda kusoo aadi iyo ineey iskaga sootagaan kufaarta eey lasafan yihiin nacalat haku dhacdo gaalada gafurka weeyn ee na xasuuqa maalin walbo
amina | Feb 8, 2010 | Reply
Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar guul intakalana isa sodhiiba waxaan leyahay baasha alaha barakeyo
Abu sumaya | Feb 8, 2010 | Reply
Dagaalkii Propgandada ayaa bilowday anigu u maleynmaayo ineey wax ka jiraan.
ujeedada laga leeyahay waa un in la yiraahdo ciidamadii jabuuti lagu soo tabobaray ayaa bilaabay ineey goostaan.
Hassan | Feb 8, 2010 | Reply
woow layaab dhab ahaantii manta hadii ay somali caaqilkoda uu garad leeyahay ma aysan ahaateen mid ay malinwalba iyo sanadwalba isku dilaa si malayacni ah,,,
maanta markii aad leedahay allaahu akbar kafirintii ba jabtay miyadan ogeen in aad tahay kaafir midka ugu wayn alshababow iyo dadki racsanba mise ogtahay inad ka daran tahay isreal realy taa danbi maba iga soo racayo waxa tahay hadii aan shego
Horta somali waa maxay ??????
Orshe | Feb 8, 2010 | Reply
ALAAHU AKBAR ILAAH BAA MAHAD LEH GARANSIIYAY ASKARTAAS IN AY KA SOO BAXAAN SAFKA GALADA WAXAAN RAJAYNAYAA IN AY ISA SOO DHIBAAN KUWA KALANA,, WAXAA LAGU AYQAANA MARKII GALADU AY RABAAN IN AY KU DUULAAN MUSLIMIINTA IN ILAAH FASHILIYO OO JAB SOO GADHO INTA AAN ILAAH KU SALIDHIN GACMAHA MUJAHIDIINTA,, IMA NASRA WA IMA SHAHADA,,
mujahid | Feb 8, 2010 | Reply
kkk alshaydan waxay cagta saartay wadadii burburka waxaan wadanka loo soo tababaray 23kun milatery 8kun police.8kun militry police 11kun nabad sugid ama c.i.d kolba sida ad utaqano.waxaa kale oo diyaar ah 36kun oo ciidamadii hore ah police,militry,c.i.d. ciidankaas oo tiradoodu garayso 86kun askari. ciidankas wuxuu dhamantiis diyaar noqonaya 4ta bisha 4aad 2010 waxaan filaya in an wax kaqaban doono dhibta somalia.aniga qasatan waxan hada tababar ku so qaatay dalalka djabouti,uganda,tanzania iyo iiraan.waxan ka tirsanaa mamulki maxkamadaha islamka waxa kamid ahaa mujahidiintii chance ka u heshay in loo ogolado in ay ladagalamaan gumaysigii ethopia waxan ku dhawacmay 2bo jeer.hadana waxan ka tirsanahay mujahidinta xooga dalka somaliyed ee hada u diyaarka ah ladagaalanka khawaarijta qarniga. waxan rajaynaya in aan keeni doono guul degdeg ah oo waarta maalmaha soo socdo insha allah habeen kasta waxan tukanaa qiyaam waxan ku ducaysanaa in aan chance uhelno dagaalka khawarijta qarniga. qiil danbe maharin iyo diintoo lagu qaraabto somaliyey toosa kaca waad qalibanteene.w.c.wr.wbrkth
mujahid.takfiir dile | Feb 8, 2010 | Reply
To All Taageerayaasha mooryaan diimeeda
qoladan Soogoostay ma islaameen mise weli waa gaalo maadaama ay Shabab u yimaadeen?
wixi soo goostaba ma si automatic ah ayey u Muslin yihiin mise Ashahaadka ayaa loo qabanaa?
kuwa doonaya in ay soo goostaan ma gaalaa weli inta ay ka soo goosanayaan?
mise arrinta jawaab laay oo meel wax laga bixiyo ayan la arag?
Diin iyo dano shaqsiyeed | Feb 8, 2010 | Reply
ASSAALAAMU CALEEYKUM dhammaan,intaas ka dib waxaan la hadlayaa Hassan ninka la yiraahdo oo yiri waxaa bilaabmay dagaalkii propogaandada,Hasanoow waxaan kuu sheegayaa islaamku inuusan oggleyn beenta oo ay xaraam tahay waxayna ka mid tahay dambiyada waaweyn,oo waxay gaartay inuu NABIGEENII suubanaa SCW uu yiri,xadiis macnihiisu ahaa in qofka mu’minka ah uu ka dhaci karo dambi laakiin aysan suurtagal ahayn inuu beensheego,marka sideey macquul ku noqonee in rag ALLAAH dartiisa u jihaadaya inay been sheegaan,arintan beenta ah waxaa lagu yaqaanaa kuwa ka soo horjeeda mujaahidiinta oo gaalo iyo gaalo racyaba leh,propogandadana waa wax ay keeneen gaalada oo ah inay daka ku marin habaabiyaan oo ay ra’yulcaamka qaldaan laakiin mujaahidiinta arinkaas iyo waxa la midka ahba way ka fogyihiin midda kale ma ku qanci la’dahay soo bandhigista ay soo bandhigeen arinkaas waxaan kuu arkaa inaad qar iska tuur ku jirtee ALLAAH uga baq waxa aad ku hadleyso.
Hasanoow ogoow mujaahidiinta haddii ay been sheegaan oo sida kuwa ka soo horjeeda ay caadeysteen inuu ALLAAH garabkooda ka baxayo,marka waxyaabo badan baa isagaa kaa qaldan ee isa sax.
WABILLAHI TOOWFIIQ!!!
Ali Baashi | Feb 8, 2010 | Reply
TO:Diin iyo dano shaqsiyeed midka isku magaacabyoow waxaan ku leeyahay adiga isa sax marka hore oo waxaad hadalkaaga cinwaan uga dhigtay mooryaan diimeed,waxaan ku weydiinayaa mooryaan iyo diin meel ma wada galaan??? Jawaabteeda adiga ayaan kaa sugayaa.
To:mujaahid takfiir dile,adigana waxaan ku leeyahay mujaahid ha isku magacaabin ee waxaa tahat jaajuus gaalo u shaqeeya,waxaa waayahan dambe badatay in magac wanaagsan oo qiimo leh inuu qof la baxo haddana markiiba AALLAAH ayaa kashifa oo hadalkiisa markiiba wuxuu weerar ku yahay diinta iyo dadkeeda,marka ha isku magacaabin mujaahid maxaa yeealay waxaa tababar ku soo siiyey dowlado kiristaan ah oo ah uganda iyo tanzania iyo weliba kuwo shiica ah waa iraanee haddiiba ay run tahay sida aad sheegeyso adiga faan ayaad u aragtaa laakiin waa kuu dullinimo oo waxaa isaga kaa qaldamay waxa lagu faano iyo waxa laga faano marka adigoo kale aniga waxaan ku magacaabi lahaa:”marqaan takfiir”.
WABILLAAHI TOWFIIQ!!!
Ali Baashi | Feb 8, 2010 | Reply
To orshe iyo murtad takfír ama ugaandha taakeera ama israaiil taageera yaa idin yaqaano mujaahidiintana markey idin qabtaan shuban waad kuwaalan doontaan tankale waa jaben murtadiinta alaahu akbar ilma amxaaro waajabayaan insha alaahu
Abu sumaya | Feb 8, 2010 | Reply
Ninkii Murtad taageera oo hadal ku difaaca waa Murtad..
Xaqna uma laha inuu aduunka kusii noolaado Xukunkiisu waa dil meeshii lagu arko.
Waan ku faraxsanahay Towbada Askarigaan Caaqilka ah.
Gaaladuna ha ogaatay inay ayaga na hubeeyaan.
Mujaahid | Feb 8, 2010 | Reply
Anigu 2 beri ka hor ayaan qoray arinkan inu yahay khidad halis ah una baahan fiirsasho waxaa mudadanba ladiyaarinayey noocyo horle oo dagaal e mujaahidiintu ha qabeen digtooni ninki ciidannimada wuxun ka garan wuu ifahmey
Abu-salman | Feb 8, 2010 | Reply
XIZBIGA ALLAH AYAA GUULEYSAN MUNAAFAQIIN, RAACA WALAALAHIIN YUGANDA IYO ZINAWI, WAA LABADA NINE EE KUFAARTA U AH QABAANKA, SEEFTII AYAA IDIN SUGI, MOORYAAN WAXAA AH KUWA KUFAARTA LA SAFAN, KHAWAARIJNA WAXAA AH KUWA KUFAARTA RAACAY, LACNATULAAHI CALAL KAAFIRIIN WAL MUNAAFAQIIN.
MUSLIINTA GUUSHOODII WAA IMAN KA NAXOW SILIC U DHIMO
muslima | Feb 8, 2010 | Reply
waxaa xaqiiqa markasta oo imtixaan iyo xaalad adaga lagalo inay cadaado xaqiiqada dhabta ah ee dadka quluubtooda ku jirta hanoqota aduunya jecel ama hanoqoto qabyaalada oo ah sanama soomalidu wax kasta ka hormariso,caqiida faasid ah i.w.m….
runtii waxaa layaab ah in kuwa badan oo ayagu caadaystay wax kasheega walaalaha u istaaga inay kitaabka alle ka oogaan gayiga soomaliyeed inay ku eedeeyaan inay culumada wax kasheegaan inay kaligood xaqa haystaan,kuwa ayagu dagaalka taagan sababay,, laakiin hadaa ufiirsaato maanyare yaashaas waxay taaganyihiin galinba meel maalinkay nin qabiilkooda kaa dhex arkaaan waxaa u muuqda xaqa iyo shareecada la’oogay maalinkay ka waayaan sanamkoodiina oo miyir daboola xasad iyo xiqdi ayagoo qiilbeena raadsada siday wax uga sheegaan mujaahidiinta…
kuwaas ayaga caqiido ama mabda’a go’an oo ay kaduulaan majiro waxay kujiraan walaahoow iyo gabi garaac!. waxay taageeraan oo markasta usacabtumaan kuwa mujaahidiinta kasoo horjeeda waxay doonaan ha’aaminsanaadaan… waxaad marar badan ayagooo mushrikiinta qabuura-galeenka difaacaya,ayagoo salafiyiinta difaacaya,iyagoo caqlaaniyiin muwaadiniin xaqleh kusheegaya bal maraykan iyo xabashi xulufo kusheegaya….cajiib!!.
war iyo dhamaantiis walaalaha xaq udirirka iyo inta raacsanba waxaan oran-lahaa xaq iyo baadil iskuma ega ciribta danbana anagaa leh,yayna marna idin murug galin kuwa ayagu afkeena wax ku qora quluubta shisheeyana wata.. waqtibadan yaaan lagu bixin kuwaas loona jawaabin,ogaadana kuwa badan oo kamid waxay katahay KHAALIF-TUCRIF..qilaaf xaqa halagu bartee waana caqliga maanyare lagu yaqaan…
ugu danbayntii waxaa oranlahaa nasrigii waa soo dhawaaday markastoo aragto xulufo shaydaan isasoobahaysatay ogoow in illaahay kalasaarayo kuwa xun iyo kuwa fiican..cibrana hakuu noqoto kuwii shalay koofiyada qabay oo dadka ku sirayay inay maanta lasaf-yihiin gaalo,mushrikiin,janeraalo cilmaaniyiin ah,dagaal oogaayaal,kuwaas dhamaan ah kuway shalay murtadiinta kusheegayeen.. mujaahidiinta shalay booskay taagnaayeen ay taaganyihii,cadawgoodii boorka isku qarinayay illaahay kashifay.. waxaa iga dar-daaran sabir iyo duco iyo inaan la’isku mashquulin doc-kayeerada aan caqliga usaaxiibka ahayn..
WASALAAMA CALAA MANITABACAL HUDAA
ZAKI- ABUYAXYE | Feb 8, 2010 | Reply
walaalah alshabab waan idin salamayan soo dhawaye , kanaxoow naftaa waa mujaahidinta somaliyeed
abdilaahi | Feb 8, 2010 | Reply
Haddaad akhridid kitaabka “Al-kabaa’ir” ee ka hadlaya Danbiyada ugu waaweyn, waxaad fahmaysaa tirada danbiyada waaweyn, iyo sida ay ukala waaweyn yihiin. Qof banaystay dhiigga qof Muslim ah la yaabi mayo hadduu been sheego. Al-shaabab oo marar badan soo bandhigay 2 qof iwm iyagoo sheegaya inay soo goosteen ayaa maanta doonaya inay noo sheegaan 50 qori iyo dadki watay ayaa soo goostay. Maxaa diiday inay dadkaas soo fariisyaan?
Hadday rabaan in la rumaysto ha joojiyeen gaalaysiinta iyo dilalka
Osman Osman | Feb 8, 2010 | Reply
SCW
Xamarna waa laga baxayaa askari soo goostay haddey jirtana waa loo dabbaal degayaa. Alla is yeel yeel badanaa.
Somalida caadadeed weeye inay mar walba meel u yaacaan.
Yaa xusuusta daynuunaay iwm?. Maalintaasi ayaan go’aansadey inaan marnaba rumayn waa la soo goostay.
Midda kale su’aal muhim ah ayuu weydiiyey qore oo ahaa ninkii soo goosto ma atomatic buu islaam ku noqonayaa. Sida hadalka u dhacayo ninkii shabaab u tago waa islaam walow daqiiqado ka hor la joogey shariif.
Fiqiqaasi nacaseed ama takfiriiga waa kan maanta kala jabiyey mujaahidiinta.
Cali Guure | Feb 8, 2010 | Reply
Waa been iyo probagando ka timid seefla bodka koxda software ka sucudiga wana waxbo kama jiran. Mar dhowna waala laabaya software ka sucudiga e lo yaqano islaam. Waxana dalka laga hergelinaya nidaamka dimuqradiyada iyo ku dhaqanka kitabka quduuska ah e bible ka. Beentana wa dhamane. Software ka sucudigana wa expire mar dhow waxan ula jeda islaam.
Bible | Feb 8, 2010 | Reply
waxaa layaab ah ninka hada gabal sii dhacaayo wax mooday ee ucaraayo , waxaan leeyahay alshabaab gabalkiinii waa dhacay ,wax badanbaad umada been usheegteen beentiinii weysoo xirantay , waxaana lajoogaa waqtigii ey umada soomaaliyeed ey iska kiin qabanlaheyd ,waxaan idin leeyahay inteeyaan ahlusuna waljamaac cagta idin marinin meesha isaga carara waxba idinma yaalo soomaaliya wey idin fahantay waxa aatihiin!!!!!!!!!!!!!!
Ciyoow | Feb 9, 2010 | Reply
Ninka sheegtayoow “Mujahid.Takfiir dile” Waa nasiib xumo adigoo sheeganaya in aad ka mid tahay ciidamada dowladda in hadana aad u dhaaraneeysid dad soomaaliyeed. Waxaa kaloo nasiib dara ah in nin Madaxweeyna sheeganaya uu dadkiisa naco in kabadan inta aaynecebyihiin isaga.Waa nasiib daro in Tuug, diinlaawe, calooshiisa u shaqeeysta inuu xaday magacii iyo sumcadduu soomaliyeed.
warlod iyo dhuuni raac diid | Feb 9, 2010 | Reply
alahu akbar alahu akbar alahu akbar wailah mahadi
maxamad sh yusuf | Feb 9, 2010 | Reply
Cali guure,nin reer mudug ah oo caaqil ismoodi jiray sidaadoo kale dadka kalana doqomo ku sheegi jiray ayaa maalin maalmaha ka mid ah ku yiri nin reerkiisa ah war hebelow doqomada reerkayaga soo tiri markaasuu ninkii yiri bal adiga kow dheh markaasuu yiri war ba,a war anigu doqon ma ihi markaasuu ninkii yiri waan kaa saari doonaaye bal horta adiga kow dheh markaasuu kow yiri ninkiina yiri doqon labaadba kuma jiro reerka yaga.marka ninkow doqonka kaliya ee soomaali miror wax ku qora ayaa cali guura ah wamaca daalika dad aanad kabahooda gaari karin ayaa nacasnimo ku sheegaysaa, tan kale midowgii mujaahidiinta ka dib ayaa cali guure hadli doonaa isma oranin ninyahow indha adakidaa war sow sariig ma lihid? Inaad bartaan waxku qorta kuuma eko laakiin waji kaakinimadaadaan arkaaye uma ekid mid cada sagaala tobnaynaayo.
Muxamed | Feb 9, 2010 | Reply
To All yet?
Jameecada meesha ku dooda ma wax su aalaha jawaaab u hela ayaa la waaye mise arintaas ayaa layska indha tiraa?
Nimanka soo goostay meel ashahaadada loogu celiye lama hayee sidey haato Gaal ku ahaayeen hadda Muslimku yihiin?
weli ma fahmin sida shababka u yaqaaniin gaal iyo Muslim ninki wax ka faham sanoow shacan u sheeega sida ay nimankaas hadda Muslim ku yihiin marki horayna gaal ku ahaayeen?
yaabane | Feb 9, 2010 | Reply
Asc nimanka ku farxa muslimiin baabbi intooda insha Allah qof walba waxa uu lakulmo buu leeyahay qofkan mujaahid isku sheegay oo haddana ku faanaya ciidan ay gaalo soo tababartay si loogu hor geeyo muslimiin haddaan ku farxaya waa la arki ciribta
Ahmed Pakis | Feb 9, 2010 | Reply
CIYOOW ISKAGA CIY SIDII XOOLAHA WAXAAN KUU SHEEGAYAA AMABA AAD OGAAN DOONTAA CIDDI AY GABALKEEDA UU DHACAY,AMA CIY AMA HA CIYIN HADALKAAGA WAX QIIMO AH MA LAHA.
Ali Baashi | Feb 9, 2010 | Reply
ORSHE waxaad mudantahay oo kaliya in laguugu oriyo,in waqti badan laguugu lumiyo ma istaahishid.
Ali Baashi | Feb 9, 2010 | Reply