Comments on: 35 qof oo Afgooye lagu Tacsiiray.

By: Murcib
assalaamu aleikum..

akhi Xog-Ogaal, sidee baad ku ogaatay in dad kaan shareecada oofinaya aysan ka’ahayn dhab? ogow qof kii caaya mujahidiinta asba in uu leeyahay cadaab kulul.

haddi adigu aad ogtahay sida jihaadka XAQQAHA uu yahay ama loo galo,orod soomalia aad oo ka bilaow!

haddii kale iska aamus!

wassalaam

By: xog-ogaal
Asc

Dadka islaamka ahi ma aha in uu afkaar urur ka soo fushay uu raaco mar haddii aanay waafaqsanayn kitaabka Alle iyo sunnadii rasuulkiisa.  Matal Ashubaab ama Xisbul Islaam ayaa nagu booriyey in la jahaado ma aha fikir iyaga ka soo jeeda ee in la jahaado waa qodob diinta islaamka waafaqsan, laakiin waa in jihaadku ahaado kii rasuulka oo kale lagama qaadanayo mid ka duwan oo madaxda ururadaasi ay iyagu sidii ay doonayaan dadka wax ugu sheegaan, waayo iyaga laftooda haddii ay dhab ka tahay in ay jihaad xaqa jihaadaan waa in ay meel iska dhigaan waxyaabaha shaqsiga ah. Ruuxii isaga oo qalbigiisa ay ku sugan tahay in uu xukun doon yahay ku dooda jihaad toobad ma laha haddii uu laayo dad islaam ah.

Sidaas darteed shareecada oo la dabaqo waxay la macne tahay in uu Alle ku xukumo ee uusan ruux aadami ahi xaq u lahayn in uu isagu sidii uu doono kaa yeelo. Waxaa sidii uu doono kaa yeeli kara Allaha ku abuuray ee ku leh oo keliya. Ruux shareeco Alle doon ahi kuma gorgortami karo madax weyne aan noqdo haddii kale jihaad socon maayo. Ninkaas jihaad kuma jirin wax alla wixii uu dad dilayna cadaab kulul ayuu ku geli doonaa insha Allah.