Comments on: Dr. Axmed Xaaji oo la filayo inuu dhawaan dalka soo gaaro

By: Maxamed Siciid
Assalaamu Calaykum.

Alxamdulillaah in Shiikheenii Dr Axmed uu inoo soo noqday isagoo caafimaad qaba, aad iyo aad baan ugu farxay inuu dib dalka ugu soo noqdo, Somalimirror aad baad iiga farxiseen adxakallaahu sinnakum.

Waxaan ka walwalsanaa sheekha anoo og in Umadda muslimku ay u naafoobeen dhimashadii Culimadii Soomaaliyeed Sheekh Maxamed Rashaad iyo Sheekh Cabdulqaadir Garre, allaah yarxamuhumaa.

Ilaahay culimada ha inoo xifdiyo.

Asalaamu calaykum.

By: abu/Abdalla
MARXABAN BI/SHEIKHAL KARIIM. Alle cilgaaga ha nagu anfaco. Waxaan ka fikirayey wixii aan oran lahaa ninka dhibsanaya sheegidda culimda. Waa yaabe yaa la sheegaa haddaan culimada la sheegin. Alle ha ku toosiyo, culimada oo afka lagu taagaaye waa gaf Alle agtii.

Sheekha waxaan leeyahay waa ku salaamayaan walaalaha masjidka AL/Tofiiq ee Coventry UK

Wabilahi towfiiq

By: naasix
BISMILLAAH.

samatar.

markaad  leedahay  warkaaga waa la ogaa inuu sidaan noqonayo , ma  faal  baad  ku  aragtay mase  waa  laguu  waxyooday ???  cilmi qayb waxaa og oo kaliya  ALLAAH WAXDAH SUBXAANAH.

culimada reer puntland iyo somaali land haddii ay ka  fakadaan axmaaro waxaysan ka fakanayn basaasiinta axmaarada hoos ordaysa ,ee naseexo guud uun baan soo jeediyay , hadalkayguna kuma salaysna meesha aad u  fasiratay ee  warka aan kuu jilciyee , ciidamada gumaysiga waa laga xoreeyay  meelihii ay  ku soo duuleen ee soomaaliya waadna og tahay inay  faraha ka gubteen , fadliga ALLAAH KA SOKOW waxaa ka hortagay culimada mujaahidiinta ah ee jooga goobahaas , haddaba ragga is haya hadda waa raggii shalay magaca wada watay ee la yaqaan , haddaba waxaa hadda  muuqata in bari iyo waqooyi culimada jooga ay qarka u saaran yihiin in la iibsado oo maamulada ka jira labadaas gobol ay culimadaas gataan , marka sow in culimada  lala dardaarmo ma fiicna maadaama  adiga iyo inta kula talada ahi ay ka gabanayaan culimada oo ay u mujaamalaynayaan oo sidii niman raba inay culimada kala geeyaan u hadlaya war sow  ma ogid in  raggu isku ceel ka soo cabbeen ??  waxa  kala waday waa shaydaan iyo  maslaxad adduun .

calaacalna la igama maqal, ee meeshaad ka keentay adaa lagaa rabaa haddaadan iska been abuuranaynin !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

ALLAAHU ACLAM.

By: DAARDAARTA
JAALE QABYAALAD DIID . AFKEYGA LAGAMA MAQAL MADAXWEYNE IYO WASIIR  DHOOF KOOD IYO DEGITOODA AYAAN KU FARXAA, AGTEYDANA QIIMABA KAMA LAHA DADKAAS  .HADABA FIKIRKAAGA KU AADAN KAAS WUU KHALDANYAHAY.WAXAAN KU HEESTO SI FIICAN U FIIRI SOMAALI MIROR  SI FIICAN MARKEY KUU DHACDANA JAWAAB SAAFI AH ISOO SII . QEELADII YEERTABA LA ISKAMA DHEX ROOREE.

By: samatar
naasix

warkaaga waala ogaa inuu sidaan noqnayo maxaa yeelay culimadaas horeey uga hadlen dagaaladaan weyna ku shegeeen in aan dagaalka nocas faido keneen maantana inaad calaacashid oo tiraahdid maad nasoo gartiin ma ah wax laga sugayay waloow ay iyaga ay dareemayeen in arini sidaas noqneyso waxba ha ku cabsiin culimada waala idin xirayaa iyo waala idin kufsanayaa waxwalboo ku dhaca go’aan beey ka qateen dagaal dad muslimiin u dhaxeeya ineey dhexdabashaan .

By: Kahyre
Shiikha iyo culimada Soomaaliyeedba mar labaad baan leeyahay soo dhawaada, cilmigiinana Alle ha nagu anfoco.

Ka dibna walaalka dhibsanaya sheegista culimada iyo muxaadarooyinka ay jeedinayaan bal dib ha isugu noqdo!

By: QABYAALAD DIID
To: Daardaarta

Madaxweyne ayaa dhoofay & wasiir baa soo dagay waa la qoraa dhibna uma ragtide maxaad u dhibsaneysaa sheekhyada Sheegiddooda & muxaadaraadka hadaadan adiga rabin dad baa jecel oo laga yaabo inay booqasho & cilmi doonba ugu tagaan sheekha yimid

ee bal dib isugu laabo Wa shukran

By: nuuradiin (abuu dujaana)
maashaa allaah waan soo dhaweynaynaa sh dr axmed

wuxuu kamid yahey culumada Qaybata mudan in la ixtiraamo

marka laga reebo

sh c/qaadir nuur faarax (gcamey) iyo

sh daahir aw cabdi

By: yusuf
allah caafimaad ha siiyo sheekhaas si u islaamka ushaqeeyo si buuxda

By: Kahyre
Waa ku faraxsanahay caafimaadkiisa iyo imaanshihiisaba ee Ilaahay ha nabad keeno, hana xifdiyo, diinta iyo ummaddana ha ku anfoco.