Comments on: Dadka reer Yurub oo maalintiiba 64 Qof ka Islaamaan.

By: bukhaari
maasha allaah walaahay waa farxad aad u weyn iyo guul muslimiinta usoo hayatey in maalinkasta ay muslimaan 64 peoples

By: Adoon Eebe
64 qof maalintii hadday muslimayaan sanadkii 23040 ayaa muslimayaa. Kuwa muslimiinta sheegta ee weli la dagaalamayaa Kitaabka Alle, waxaan leeyahay, “Wa in tatawalow yastabdil qoman qayrakum Thuma laa yakuunuu amathaalakam” Suuratu Muxamed aayada ugu dambaysa.

By: muslim
Asc diintan allaha kor jira watee ka waran haddii muslimiintu diinta u fidin kahayeen sida gaaladu u fidisu diinahooda baadilka ah? tiradu waay sii  badan alhamdulillah.Midda kale haddii aynu sharaf doonayno iyo ina aduunka layna aqoonsado sidii nebiga iyo asxaabtiisa (scw) aynu jidkoodi aynu marnoo wa haddii khayr la doonayo, iyo ina lagu sabro islaamnimada kollay alle wuu imtixaami ruuxi ka runsheega islaamnimadiisa, waxaan ku soo af jaraya hooy soomaalida wali qabyaaladu ku jirtaay ilaahay ka cabsada oo ilaahay way diista inuu idinka nadiifiyo cudurka dilaaga ah ee yahuuda saa u galay maxay nebigeena ku diiday yahuudu waxaa weeye xiqdi iyo xaasidnimo iyo qabyaalad wsc

By: Abdulqadir
Arrinta ku saabsan guud ahaan reer galbeedka soo galaya diinta Islaamku waa arrin sax ah waayo dadka reer Europe intooda badan waxaa in ay diinta Islaamka qaataan ka hortaagan oo kaliya waa aqoon darro iyo waliba been looga sheegay waxa ay diinta Islaamku tahay.

Anigu waxaan dalalka reer galbeedka ku noolaa 22 sano ka badan, maalin maalmaha ka mid ah ayaa gaari aan watay waxaa soo raacay nin Gaal ah oo reer North America u dhashay, sheeko gaaban kadib waxaan u soo taagay kitaab Quraanka tafsiirkiisa ah oo Ingiriis ah. Intii uusan iga qaadin ayuu I waydiiyay waxa kitaabku yahay markaas ayaan ku iri waa Quraan ee akhri. Wuxuu iigu jawabay eray aan aad iyo aad ula yaabay walina aan qalbigayga ka go,in.

Wuxuu igu yiri iga fogee akhrin maayee, markaan sababta waydiiyay ayuu iigu jawaabay “Quraanku waa cudur lays qabadsiiyo”(Contagious Disease)ee iga fogee. Markaan waydiiyay waxa uu ula jeedo ayuu igu yiri qofkii akhriyaa waaa muslimayaa marka ma doonayo in aan akhriyo, waana sababtaas midda ninkaas jaahilka xaqa ka ahi u diiyay inuu Quraanka aqriyo isagoo ka baqaya in qalbiisa nuurka Ilaahay gaaro kadibna uu Rabigii abuuray rumeeyo. Waxaa laga yaabaa inuu TVga ka daawaday dad dhahaya Quraanka ayaan akhriyay kadibna Diinta Islaamka ayaan qaatay.

Waqtigaasi waxay ku dhawayd markii qaraxii New York dhacay waxaana arrintaas kadib soo kordhay dadka reer Europe ee Quraanka akhrinaya kadib marka ay ogaadaan fariinta xaqa ah ee Kitaabka Allaah xanbaarsanyahay iyo in wixii looga sheegi jiray ay been ahaayeenna xaqa rumaynaya.

Muslimiinta ayaa laga rabaa in ay dadka aan wali xaqu gaarin u qaybiyaan kitaabka Ilaahay si ay u ogaadaan ujeedadii loo abuuray iyo xaqiiqada fariinta uu kitaabka Ilaahay xanbaarsanyahay.

By: Zubeir
walaahi  waa  waz lagu  farxo  laakiin somali mirror waxan  kala  fahmi wayay  iney  musliminta  niyada  udhisto  iyo  iney run  sheegeyso  waa  garan la  ahay  waana  kufaraxsanahay  guusha  muslimiinta ilaahey  ha uaqbako  anageneh  ilahey hainaga  dhigo  kuwii sisax ah ugudhaga diinta aamiin

By: ibnu ali AbuXudayfah
manshaa allaah waa wax lagu farxo allaahu akbar walillaahil xamdi lakin hadaan ogaada soamlaay NIMCAD kasta nusqaanteeda ayay leedaahy e waxaad ogaataan in ay hadana dad aad u baadn uu islaamama ku milmeen gaalaad ma dhulalka reer galbeedka

By: sahro
maasha alaah waa guul usohoyatey musliminta ilhey all hakadhigo muslim amiin