Wilaayadda Jubooyinka ee Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin ayaa ugu Baaqey Shacabka ku dhaqan Goboladda Jubooyinka inay Hubka Qaataan kana hortagaan Cadowga Saliibiga ah ee Islaamka ku soo duulay.

Gudoomiye ku xigeenka Wilaayadda Jubooyinka Sheekh Xuseen Cabdi Geedi oo arintaasi ka hadlayana waxa uu yiri “Waxaan ugu Baaqeynaa Umadda Muslimka ah Guud ahaan, gaar ahaan Shacabka looga Bartay Jihaadka ee ku Nool Jubooyinka inay Hubkooda Qaataan kana hortagaan Cadowga Saliibiga ah ee Islaamka ku soo duulay”.
Sheekh Xuseen wuxuu intaa ku daray“Hadaba, Alle Mahadii markan waxaa inoo furmay Al-baab ka mid ah Al-Baabadda Janadda, Waana Al-baabka Jihaadka iyo Is-tish-haadka”.
Hadalkan ayaa imaanaya xili Xuduudaha u dhaxeeya Qeybo ka mid ah Jubooyinka iyo NFD ay Ciidamada Kenya Soo dhoobtay Ciidamo badan isla markaana ku qalabaysan Gaadiidka Dagaalka Noocyadiisa kala duwan.
Shalay Barqadii ayay ahayd markii Diyaarad Helicopter ah oo joog hoose ku socota ay kormartay Magaalada Kismaayo isla markaana ay Xabado ku rideen Maamulka Degmada Kismaayo inkastoo aysan haleelin.
Diyaaradaasi ayaa loo malaynayaa inay ka soo dul kacday Markab Dagaal oo taagan Badweynta Hindiya gaar ahaan meel u dhaw Xeebta Kismaayo, lamana sheegi karo Ujeedka Rasmiga ah ee ay u socotay.
Isku soo duuboo, Dhaq-dhaqaaqyo Ciidan oo Bad, Bari iyo Cirba leh ayaa ka socda Koonfurta Soomaaliya oo inta badan ay Gacanta ku hayaan Islaamiyiinta Soomaaliya, waxayna wararka Qaar sheegayaan inay jirto Qorshe Dagaal oo ay isla wadaan Kenya, Itoobiya, Maraykanka, DKMG ah, Kooxda Sheegta Ahlu Sunnah Wal Jamacaa oo ku wajahan Dhamaan Gobolada ay gacanta ku hayaan Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin iyo Xisbul islaam.

Related posts:
inshaa alaah iimaan iyo adkaan bay noo siyaadin waana ka guulaysanaynaa isbahaysiga sharta ee soo socda waxba tari maayaan kamana awood badanayaan isbahaysgigii tigreega iyo kenya iyo cabdulaahi yuusuf iyo america
Xasbunallaahu Wa nicmal wakiil
Allaahuma ijcal keydahum fii nuxuurihim
wajcal tadbiirahum tadmiiran caleyhim
Yaa Qawiyu yaa matiin
waxaa kahoreeya in umadu jihaadka aado in ay midoobaan kooxaha sheegta magaca mujaahidinta ayna umada kadaayaan tagfiirinta ay kuhayaan markaasi ayeey umadu ukici kartaa jihaad dhaba oo aan ahay mid ayada dhaxdeeda ah islamar kaabnna loodaayo culimada
Sh cumar faaruuq ,sh shariif axmad Nuur
Sh. umal iyo guud ahaan culimada lagu yaqaano waraca iyo cilmiga
Degdega shabaabka iyo fahamkooda xagga diinta oo khaldani waxaa uu u soo jidayaa ummada soomaliyed dibaato badan. oo ay ka mid tahay tan hadda taagan.
waxaan ALLE ka baryayaa inuu xaqqa nagu sugo hadii ay shabaabka khayr yihiin guul siiyo hadii kalena ummada ka hor leexiyo anagu waxaanu ku wareeray culumo aan isl socon oo qaarba qaar leeyihiin waa khaldan yihiin..
anigase rayigaya ragga leh abu cabdillaahi usaama ayaan hoos tagaynaa waxaan filayaa iany wareersan yihiin waayo isagii ayaan meel saarayn oo meel uu haytsa anay jirin
waslaam
Qabyaalad diid iyo halgame mahadsanidiin
Xasbunallaahu Wa nicmal wakiil
Allaahuma ijcal keydahum fii nuxuurihim
wajcal tadbiirahum tadmiiran caleyhim
Yaa Qawiyu yaa matiin
AaaaaaMiiiiiiiiin
walaalayaal Dhagarta Cadawgu Waa Balaaran Tahay,
waana is bahaysteen intii meel kasta oo ay joogeen gaalo iyo gaalo raac si ay ula dagaalamaan islaamka,
balse ilaahay waa jabindoonaa inshaa allaah
(Sayuhzamul jamcu Wayuwaluuna dubur)
kaliya inaga waxaa laynaga rabaa
in aan xoojino taageerada mujaahidiinta Naf iyo maal maskax
To: Ibn Mubaarik
ilaahay Xaqa Haku tuso Xaqii ayaa mugdi kaagalaye
war maxaa culumo ah maxaase jihaad looga dambeeyaa ?
ma nimanka Qoxootiga u ah gaalada ee mid walba uu Kuhoos Noolyahay Gaal Qurmey oo ilaahey aan aqoon,
isla markaana gaalka iyo mujaahidiinta jecel gaalka ! oo naftiisa uusan ku aamini karin mujaahidiinta iyo islaamka balse galsooniada kuhaysta gaalada Kirishtaanka ah ee saliibiga ah
sxb nimanka aad sheegtey ee
Sh cumar faaruuq
sh shariif axmad Nuur
Sh. maxamed cabdi umal
iyo kuwa kale ee dalka iyo dibadiisa jooga siiba kuwa puntland madaxka u ah ee isku badaley Siyaasiyiinta ama Hogaamiye dhaqameedyada
waxba lagaweydiinmaayo jihaadka Socda
kaalintoodi ayay gabeen
Hawl Rag kale leeyahay ayay bada dhaboolaqayaan
waagay kaharaan ama loo yimaado ayaa laxisaabtami doonaa inshaa allaah
ilaahay mujaahidiinta Quwee oo Cadaw Gooda Jabi oo Guusha Kasii
insha allah,waxaa la arki doonaa,, Obama,Kibaki ,meles iyo sharifka oo isku meel lagu maxkamadeynaayo oo kitaabka allaah ay alshababul mujaahidiin ku maxkamadeynayaan,, waana isku mid ilaheybaa ku yidhi qur’aanka walmunaafiqiin walmunaafiqaatu walkaafiriina bacdahub awliyaa’u bacdi,,ilaahow gaalada isbaheysatay Jabi,,ilaahoow malaa’iga haaga amar in ay laayaan gaalada
in sha,aalaha waa ku jabayaan gaalada iyo waxa soo raaca ilah baa ka wayan kana qaban kara muslimiinta waa gushooda yaa mar hadii dhulkaga laguugu yimaado waa ansax inad dagalanata oo jihada alha akbar
Ibnu mubaarak magaca aad wadato waa magac qiimo leh AbdullaahiIbnu Mubaarak wuxuu ahaa caalim,mujaahid deeqsi oo taajir ah, waxaa la yiraahdaa sanadna wuxuu xajin jirey sanadna wuu jihaadi jiray RAXMATULLAAHI caleyhi,marka ragga magacyada qiimaha leh ee salafkeenii magacyadooda ahaa la baxo ama isku magacaabo oo haddana aan wax ka fahamsaneyn diinteena sharafta leh ayaan la yaabaa,magaca aad la baxayso cidii kaaga horeysay ee aad kaga dayaday waa inaad taariikhdooda barataa haddii kale ha isaga boodin maca waxaan intaas arar uga dhiganayaa ninka meeshan taladiisa ku soo dhiibtay oo la baxay Ibnu Mubaarak oo haddana mujaahidiinta dhaleecanaya amaba duraya ayaan la yaabanahay,midda kale hadalkiisa waxaa ku jira:”aniga ra’yigeeyga”,diin marka laga hadlayo ra’yi waad ka soo tageysaa oo halkaas ayaad ku tuureysaa oo waxaa lagaaga baahanyahay daliil inaad wax walba ku saleeyso,marka waxaan ka digayaa magacyada salafka ee qiimaha leh ragga la baxayo ee hadda diinta iyo dadkeeda uu la dagaalama si toos ah amaba si dadban inay arinkaas iska ilaaliyaa oo ay ALLAAH kaga baqaan.
BILLAAHI TOWFIIQ.
Xasbunallaahu Wanicmal Wakiil…… Ayaan leenahay annagoo kaga dayanayna nebigeenna calayhi salaatu wasalaam markii cadaw kala duwanoo fara badani madiina ay ku hareereeyeen.
Wallaahi warabbul kacba sayuhzamul jamcu wayuwalluunaddubur caajilan aw aajilan, shaki la’aan waaye taasi waxaase garanaya uun inta Ilaahay garansiiyay.
Guud ahaan mujaahidiinta ilaaahay yaqiinta iyo tawfiiqda waafajiyay haloo duceeyo, waana sida gudoomiye ku xigeenku sheegay oo waa fursad ina laga faa’iidaysto mudan oo shahado in lagu qaataa ay lagama maarmaan tahay ilaahay hana waafajiyee.
wala layal ducada hala badiyo insha alalah
alahu subxanahu watacala wuxu quranka ku yiri
*WA MAKAROO WA MAKARU ALAHI WALAHU KHEYRU AL MAAKIRIIN*.
Hadii Al-shabaab laga hor bayro oo ay dalka Soomaaliya oo idil la wareegaan, muxuu yahay manahajka ay Soomaali ku hagayso. Hadii ay Soomaali ogolaato in Usaama dalka Soomaaliya loo hibeeyo, aduunka ayaan taas ogolaanayn.
Sanku neeflaha waxaa ugu garaad liita nin guushiisa ku faruur xiray argagaxiso mugdiga iyo godod ku dhumaalaysanaya. Guul kasta oo dadka noocaas ah horseedaan waxay la mid noqon tii Daalibaanka. Dhawaa ama dheeraaba waa ay burburin oo waa la cirib tirin.
Markaan jabino gaal iyo munaafaq islaanimada ku gabanaya eebe idanki sow argagax iyo rucbo ku noqon mayso ethiopia iyo kenya.
sow muslimka daciifka ah xiniinyo labo dhagax ka adag la soo bixi maayo. sow dowlad islaami ah oo xaq ah soomaaliya noqon mayso.
sow nin walba isku taagi maayo maraykan.
Nin ka garab dagaalamaya nin leh kitaabku waa kansanka wadnaha gala, ee sheeg islaanimada uu haysto. Nin leh kitaabka alle lagu xukumi maayo soomaliya nin uu waardiyeynaya, ee sheeg islaanimada uu haysto.
Haddii rasuulkii alle maanta lasoo bixin lahaa oo ladhihi lahaa ninkaan waxaa ladhahaa shariif waxaana waardiyeeya gaalo waxuu ladagaalamayaa koox sheeganaysa muslimiin oo doonaysa inay kitaabka wax ku xukunto yuu lajirsan lahaa yuuse cadaabi lahaa.?
insha alaah waanu guulaysan doonaa tani waa nasri ilaah siinayo mujahidiinta mar walba ooy isa soo bahaystaanab ilaah ayaa siiya libinta mujahidiinta sbahaysiga galadu iyo wixii la socdaba way jabayaan ilaah waxuu yiri guusha mar walba waxaa iska leh mu mininta,, ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR,, XASBUNA ALAAH WA NICMAL WAKIIL,, ILAAHOW U GAR GAAR MUJAHIDIINTA AAMIIN AMIIN AMIIN,,,,
ACW
Waxaan ayaan darro ah markii la rabay in loo niqaasho si cilmi ah ama militari laakiin sheekada waxaa loo beddelay hala ducaysto keliya. Taasi waa tii suufiyadda oo magac salafiya loo huwiyey.
Shabaab malaha xoog ay kaga hortagaan gaalada, kaaga daran malaha xikmad ay ku xeelaydaystaan ay ku ilaaliyaan miraha muhalhalka ay hadda hayaan.
Shacabka ay u cabanayaan waa shacabkii ay cabsiinayeen
Waa shacabkii aysan waxba baran
Waa shacabka u shintirinaya hooggooda iyo halaaggooda
Waa shacabkii ay ku dhex daadiyeen dhiigga mujaahidiintii Kambooni iyo hoggaamiyihoodii Axamed Islam
Waa shacabkii ay ku dhaheen Gaariisa iyo Wajeer baan ku tukanayaa kaddibna si qarsoodi aan ahayn Kenya ka codsadeen inay amaan ka wada sugaan.
Waa shacabkii isaga oo taagersan Xisbiga iyo kambooni gawlaha lagu dul xirtay.
Yaanan been la isu sheegin.
Waaxaad beerato ayaad guranaysaa. Shabaab laba aflaynta ha joojiyeen. Marna inay gaaleeyaan, marna cabsiiyaan oo yiraahdeen waa shacab islaam ah….waxaasi waa tanaaqudh ku tusinaya jahawareerka fikriga iyo caqiidada haystato.
Shabaab waxaa la gudboon inay raacaan sunnada rasuulka scw.
Waxaa u furan hudno, xeelaysi iyo wixii la mid ah.
Haddii aysan la iman barnaamij siyaasi oo ilaalinaya hadafka jihaadkan ha ogaadeen in eedda xikmad darradan ay ku dhaqmayaan qaadi doonaan berri.
Fursad badan ayay haysteen laakiin Godane waxaa uu door biday inuu ka dhigo dhamaan shabaab al muridii amaama shaykhihii kal muqasili lilmayt. Waxaan shaki iiga jirin inaan la arki doonin marka xarbul wadhiis dhaco oo cajad iyo email sheekadiisu ku dhammaani doonto. Allow ceeb astur.
Maanta Xisbiga iyo shabaabka way sii kala foganayaan. Hadalkii sheekh Xasan Dahir ee shalay ninka wax akhrinaya waa garan karaa.
Talo;
Si uusan dhulkaasi iyo mirahaasi u dhumin waa inuu Godane ku soo wareejiya dhallintaasi xisbiga.
Dad baa la yaabi doonaa hadalkaasi laakiin ninka waxa jooga garan waayo ma garto waxa soo socda. Waayo Xisbiga waxaa uu leeyahay aqbilyad shacbi ah oo ka hortegi kara mu’maarad kasta insha Allah ama yareyn karta shartooda.
Waxaa uu leeyahay kaadir Islami Soomali oo idil joogta
Nuuradiin waxa u yiri isaga oo iska hadlaya
“waagay kaharaan ama loo yimaado ayaa laxisaabtami doonaa inshaa allaah”
Khaaariji kasta waa lagu yiqiin inuu aflagaadeeyo culimada Islaamka. Ishii buktaay ku bikaacsade sida ay culimada libaaxyada ula dhaqmaan.
Nuuradiinow, adiga oo gaalada ku hoos nool inaad sidaa u hadasho way kuu ahaatey. Laakiin haddii oggolaato Soomalimirr war kaa yaabin lahaa oo sheekhaada ku saaban baan qori lahaa….laakin waxban iskula harayaa.
Ruwaybidhi kasta waa iska hadlaa.
Allow u gargaar mujaahidinta dhabta ee doonaya inuu xaqa mira dhal noqdo
asalaamucalaykum waraxmatullahi wabarakatuhu
Mu’miniinay waxaan socdaa waxba yay idin argagax galinin hortaa jirayba waa uusoo maray wadadaas aad ku taagantihiin naftuma ha,iska nacdee. bal aayadaas macnaheeda dhuuxa oo ku qanca
Alladiina qaala lahumu naasu inna naasa qad jamacuu lakum faqshowhum famaa zaadahum illaa iimaanaa wa tathbiitaa!!! sadaqallahul cadiim
Dadka ra’yigooda ku faahiniya goobtan wexeey u badanyihiin al-shabaab,waxaa is weeydiin mudan kooxdani mexeey u heeysaa jubooyinka aan ka eheey cadaadis, caburis,in la’isku diro qabiilada si eey xukunka ugu sii dheeraadaan, afkooda oo dhib walba u soo jiita, wax hor-umarin bul-shadeed oo eey sameeyeen la’mahayo,jihaadkoodu waa koonfurta oo kaliya iyadoo wadanka badhkii (P-S\ land) eey gaaladu seey doonaan ka yeelaan cideey doonaan AMA eey dilaan AMA eey noolal ku kexeystaan,marka jihaadka ma jubooyinka unbaa,mida kale yaa xaq u siiyay in eey gaaleeyaan adoon ilaahay oo maalin walba tukanaya kaliyana uu idanka dhexeeyo khilaaf maskaxeed,mujaahidiin kuwa isku sheegaya weey islaayeen ka dibna koox walbo inteey diiday towbad ayeey tu kasto isla’saxsanaatay,somaliya jihaad Kama jira ee fitna taagan oo kaliya jiilal somaliyeed oo badan oo aan jaanis u helin nabad,tacliin,tarbiyo wanaag AMA waalid la’aan ahaa ayeey qaldeen kuna dagaal galaan ayagoo gadh waaweeyn oo aan la garaneeyn in uu yahay kii sunada AMA kii munaafiqiinta.
Rasuulka waxba ma cadaabo ee Ilaahay baa wax cadaabo ee bal horta diinta baro oo sidaa wax ula soco.
Mida kale, haddii uu Rasuulku noolaan lahaa wuxuu eedayn lahaa ciyaalkaan qabuuraha Islaamka burburiya oo Islaamka uun inay la dagaalammaan u soo jeestay.
Wuxuu taageeri lahaa Sahriifka oo wado xaq ah ku taagan wuxuuna u mahad naqi lahaa qolyahaan Christianka ah ee nabad geliyay Shariifka sidii Boqorkii Ethiopbianka ahaa uu u nabad galiyay Muslimiintii u nabad doontay dhulka gaalada ah.
Insha Allaah, guushu waxay u hari Shariifka xaqa ku taagan oo nabad ka door biday dhiiga Islamka.
Wabillahi Towfiq.
allaahu mawlaanaa walaa mawlaa la hum
Ninkii jecel islaamkiyo
Ehelkiisa khayrkaleh
Afka waxaan kalee yahay
Uurkana kaqirayaa
Inuu yahay ikhyaar iyo
Ruux amaano mudan iyo
Geesi aan la aafayn
Haduuse eego meelkale
Iskhilaafsho uurkiyo
Oogada saree tiyo
Afka wuxuu kalee yahay
Waa eey munaafaqa
iyo ubad iblii soo
Oogada insaan ka ah
Uurkase ibliis buu
Abtirsiin yihiis galay
Eraygaa waxaan iri
Markaan eegay qoonkaan
Oogada dadkeena leh
Afafkase dugaagaa
Wax kastooy arkaan bay
Aasayaan dhamaantood
Ruuxii u isxaan fala
Badi way inkirayaan
Amxaarada waxay dhihi
Ehlebaan wadaag naa