Comments on: Is barbardhiga, Nolashada Haweenka Muslimiinta & kuwa reer Galbeedka

By: waaniye
bismilaah

waxaan leeyahay somali mirror jasaakumulaahu khayran sida aad noogu soo gudbiseen waaqica xun ay ku nool yihiin qoysaska gaalada ah iyo sida sharafta badan ay dadka muslimiinta ah u noolyihiin, islamarkaana fudaydka badan.

waxaana idinka filaynaa qoraaladaan oo kale iyo wax badan  o ku saaabsan arimahaas in aad noo soo tabisaan si ay ugu cibraqaataaan dadka moodayo in ree galbeedka gaalada ah in ay fiicanyihiin ama sida layiraahdo xoriyadda dumarka i.w.m. ay macnaheedu tahay in dumarkii alla sharfay oo xitaa ninkii dhamaa ee ragga ahaa ayaga uu u adeegaay  looguna suureeyo wax xun si ay duliyadaas faraha badan ay noo soo tabisay shabkada ugu ridaan , inta qarsoona wayba ka badantahay

kuwaa idinku eedeeyay in aad soo sheegtaan dumarka soomaaliyeed ee daafaha aduunka ku dhibaataysan way saxanyihiin , in kastoo ay tahay wax un ku dhacay dhibaatada caamka ah ee dadka oo idil wada taabatay , laakiin run ahaantii yaman oo kale ama sacuudiya dumarka usoo qaxay waxay ku noolyihiin nolol aad looga qiiroodo  aadna loogaa yaxyaxo loogan yakh yakhsoodo oo waxaa yaaco magaalooyinka waa waeen gabdho yar yar oo qaar tuuksanayaan qaar badana wax xun ku hoos wataan sida la ii sheegay ayadoo waliba  xumaantaas lagu ogyahay nasiib daro , marka waxay ila tahay in ay adkeeyaan wadaada xamar jooga arinkaas oo aynan ogalaan in gabar ay kaligeed maxram la’aan safarto siiba safarka jidka ah ee ay tarhiibka uyaqaanaan waa in laga celiyaa alaa irsaaqad badane,   ,  dhibaatadaasna wa mid aaad ubalaaran oo aan la malayn karayn marka waa in waxbadan laga fakiraa oo laga fiirsadaa ama qaab ahalnimo ama qaab xukun ama qaabkalaba ha ahaatee.

waxa kaloo ku jira tahriibayaasha gabdhaha qaar hooyooyinkood dahabka kasoo xado si ay ugu tarhiibaan iyo in badan ooo ka dhuunta waalidkood dabcan halkaasna inkaar waalid ku shaqaysta, iyo waxaa kamid ah ee yaman ku arkay qaar nimaanka uguurasado si markay uur yeeshaan ama muddo kadib uga dacwoodaan meelaha quranyada midoobay oo kale si ay dhoof ugu helaan, marka musiibooyinku aad ayay u badanyihiin ay lasoo baxaan dumarka banaaka u baxo kuwa ku nool wadamada gaalada ahna warkooda daa ayagaaba ninka ka awood badan ayaa la sheegaa, qaarna waxay ukala noolyihiin saparate oo ah ninka in uu iska dhigo in uusan qabin islaantiisa meel kalana uu dago cidiisana meel kale ay dagantahay sii uu bal gaalada qaabkaas xoogaa shilaamad ah ugu helo , ama waxaa laga yaaba in uu baryo gurigiisa laakiin qoraxda haday soo baxdo waa in uu isku taagi labiskiisa si uu isaga dhigo nin booqasho ku yimid, waa kadeed ka mid ah kadeedka ay ku jiraan dadka hungurigu wadamadaas gaalada ah geeyay , wax dhibataadaas ka dhalan karana allaahu aclam , ugaaloobidda shilaamaad yarna aaad ayay soomaalidu ugu badaTAY AY KA MID TAHAY IN MARKA BAASABOORJKA LASIINAAYO  loo shardiyo in uu gaaLlada wax ka doorto ama wadankooda wax ka difaaco ama lagu dhaariyo maxkamadooda horteeda in uu daacad uyahay boqoradda ingiriiska .i.w.m walaahul mustacaan

wabilaahi tawfiq.

By: Inj Maxamed
Mawduucaan waa mawduuc aad iyo aad muhiim u ah

waxan jeclaan lahaa in aad ummadda Somaaliyeed usoo gudbisaan mar kale oo ku beegan waxa loogu yeero sideeda march si ay ugu cibro qaataan gabdhaha soomaaliyeed ee eelagu khaldayo waxaan jirin.

By: Cali Guure
Somalimirror iyaga oo mahadsan waxaan ku raacsanahay Allegaman fikradiisa.

Qora fadlan dhibka gaarey dumarka Soomaaliyeed ee qaxay ama lagu halakeeyey gudaha iyo dibbada.

Sidoo kale ka hadla daawooyinka lagu beddelayo ee dumarkeenna ku waasheen oo laga keenay shirkadaha gaalada oo dhan.

By: jab libaax
WAXAAN U ARKAA ARIN IN NALOO IFTIIMIYA AANU UBAAHNAYN. WAAYO UMADA MUSLIMIINTA AH WAXAA DAWAQIYAY WARBAAHINTA GAALADA OO BEEN AAN JIRIN MUSLIMIINBADAN AY KU SEEXISAY LAAKIIN QOFKII CAQLI LE WAXAA UU GARANKARAA ILAAHAY HADALADIISA DHAHIRAN IN UU 1400 OO SANA KAHOR UU INOO SHEEGAY. (ISAGOOLE WAXA AY AFKA KASHEEGAYAAN WAXAAKAWAYN WAXA AY LAABAHOODA IDIINKU QARINAYAAN) MARKA AADBAAN UGU MAHAD CELINAYNAA INANKA WARBIXINTAN SOO SAARAY OO AH MID AAD LOOGU BAAHAN YAHAY UNA SOO BAARA AQRISTAYAASHA WARAR MAANKOODA WAX KABADALIKARA WAAD MAHAD SANTIHIIN

By: xaaji
AS WR WB SALAAN KADIB AAD IYO AAD AYUU U MAHADSANYAHAY WALAALKA NOO SOO ARUURIYAY XOGTA KU SAABSAN GUUD AHAAN NOLOSHA KA JIRTA GALBEEDA GAAR AHAANA NOLSHA EEY KU NOOLYIHIIN HAWEENKA REER GALBEEDKA  RUNTII WALAAKEN WAXAA UU SHEEGAY WAX XAQIIQA WALIBA WAXAAN DHIHI KARAA WAX YAR AYUU NOOGA TAATAABTAY EE HADII DARAASAD AAD U BADAN KASO SAMEEYN LAHAA WAX BADAN AYUU NOO SOO GUDBIN LAHAA LAKIIN INTAANBAABA NOOGA FILAN AYAAN QABAA  SI KASTOOY AHAATABA WAXAAN RABAA INAAN INAAN IDIIN SHEEGO GUUD AHAAN HABLIHI MUSLIMIINTA GAAR AHAANA KUWII SOMALIYEED WAXAA EEY MEELAHA LA TAAGTAAGANYIHIIN XAQAANAGIIBAA LAGU CAYAARAY XORIYADII BAA LAGA QAADAY WAXAANA ARITAA KA DHAADHICIYAY REER GALBEEDKA OO LA DAMACSAN INEEY KU RIDAAN GODKA EEY AYAGA KU DHACEEN ILAAHAY GABDHAHA MUSLIMAADKA XAQA HA TUSO SIDA EEY U SHARAFANYIHIINA HA FAHANSIIYO AAMIIN

By: abdilaahi
waa warbixin aad iyo aad u qiimo badan , runtii aad baan ula dhacay sida isbarbar dhiga loo sameeyey, una soo bandhigteen wanaaga islaamku leeyahay iyo wahmiga saaran  dadka ka qaday nimcada islaamku leehayay somalimirror you are the number of my information sources

By: c/naasir xaashi c/lle
walaal farqiga u dhexeeya labadaan qolo waa kan u dhexeeya cirka iyo dhulka oo qofna wuxuu raacay Ilaahay kitaabkiisii midna wuxuu raacay shaydaan iyo hawadiisa , waxaa layiri Ri, (waa ari cadka kiisa dhadig) haday bari leedahay dabadeeda ayey ku qarsan lahayd ) marka reer galbeed haday wax garanayaan Eeyaha macaabudeen oo khansiirka macuneen ayagoo og jeermiskooda iyo qurunkooda , waa dad u nool sida xoolaha kaliya waxay kafakaraan calooshooda iyo farjigooda .

By: Bashiir indhagaduud
maasha Allaah, waa akhbaar aad u muhiim ah, waxaa hubaal ah lamaanayashaa muslimka ah inay nabad iyo raaxo ku wada noolyihiin, halka kuwa gaaladda ah buuq iyo jahawareer daris la yihiin.waxaa kaloo run ah inay ciyaalkoodu ku noqdaan caasi waalidiin oo qaarkood ayba ka tagaan ayagoo aan qaan gaarin caawinaad iskaba daa ay caawiyaan waalidkood, waxaad arkeysaa mararka qaar ilmo iyo waalidkiis 30 sano ka dib lagu leeyahay wey heyshiiyeen oo dib u midoobay waxayna ku noolaayeen isku magaalo mana isla hadli jirin iskabadadaaye booqasho. ilaah ayaa ka magan galnay taas.

Alle ayaa mahad leh islaamka naga dhigay.

By: Allemagan
Bal falanqada labaad ka dhiga dumarka Soomaalida iyo sida dagaalka bilaa macniga ah madaafiicdu u xasuuqday.  Waxaan filayaa inay SomaliMirror ay wanaagsanaan lahayd inaad shacabka Soomaalida ah dhibka haysta ka hadashaan intaad maaweelada aad ka soo guuriseen dad wahmi ku nool meesha kaynaysaan.

Bal noo sheega tira koobka inta dumar Soomaaliya bada ku qarqay ayagoo wadankooda ka baxsanaya. Bal noo sheega inta dumar Soomaali ah cidla nacab ku fara xumeeyay, inta saxarah ku dhintay iyo inta xabisyada aduunka hada ka buuxa.

By: abu fatima
Dadka kii inkirayoow

Waa amaan islaamkuye

Kii aan ogaynow

Waa nolol iftiinliyo

Aayiyo walaalimo

Qof ilaah yaqaanana

Abid lama ansimikaro

Ubad waladka gaalaa

Dumarkuna astaan bay

Uyihiin sidoodaba

Diinteena asalkaa

Midu waa abootiyo

Umaa iyo ayeeyiyo

Eediyo walaasheen

Inantaanu dhalay iyo

Afadeeni weeyaan

Raga ruux ardaalaa

Eedeeya waligiis

An amaanin oo dila

Miday uurku qaadaan

Miday araxda seexshaan

Miday ooridiistahay

Inantii udhalay iyo

Waa mid ina adeertiya

Ilaahii na uumana

Aman buu ujeedshaa

Ruuxii u asxaanfala

Aduunyada wanaag buu

Aayatiin uleeyahay

Aakhirana janaa sugi

wali maan dhamayn laakiin intaas hordha uqaata