Comments on: XUSUUS QORKAYGA – 1 (CEELKA YAA KA CABAYA?)

By: Caydiid
Sh. Maxamed Idiris Khayr Alle ha siiyo, waxaan kugu taageerayaa gabaygan uu Timacade goor hore uga digay somalida qabyaaladda iyo qaadka:

1. Nin qalbi la’ Quraan kaw akhriyey, qaaf dheh ku harraadye.

2. Kutubaha sidii lagu qarriray, qiil la’ aakhiro’e.

3. Qayrkii ka hadhe waa ninkii qalay walaalkiise.

4. Qod la riday qudhaanjada gashaa, qoob dad waw halise.

5. Hadduu geed qallalo roobku, waw qamac kaliileede.

6. Dirxiga qudhunku uma soo uro, ee waabuu quudsadaye.

7. Qasaaraha dhexdeenna ah haddaan, layska qabanaynin.

8. Qabaa’il iyo jeeroo la naco, qaadkan lagu waashay.

9. Qasdi jeerooy wada yeelato ay, qawlka ku heshiiso.

10. Qabyo weeye Soomaalidaay qiiradaadaniye.

By: Abu Xudayfah
mashaa allaah sheekhoow 1 horta aniga waxaan ahay wiil kamida dhalinyara somaliyeed  run ahantiina culimada waa idhaha dadka islaamka adigana waxaatahay indhaheenii hadaan somalai nahay sheekhoow walaahi waxana kuu jecla ALLE darti illaah ha inaag dhigo kuwa harsada cashriga alle maalinta dhibta badan intaa kedib sheekh waa arin fiican waana sax in somalai ay tahay wax qabsada lehna karti hadana NIMCAD KASTA NUSQAANTEEDA LEHE SOMALI WAA DAD QABYAALAD YAQAANA ADUUNKANA WAA WAX LAAG TEGAY

By: Falis
Shiikhoow intaad balo cir iyo dhul meeshay jirtay aad soo tirisay ayaad uultimana nasri ayaa soo dhow ku soo gabagabeysay, adigoo xitaa ishaar fiican aadan bixinin!!!

Wxa soo socdaa ka weyn waxa aad hdeer soo tirisay eee shiikh shiikhoow shiikh shiikh iska dhig!!

By: gure
a/c, jazaka allah shiikhunaa ilaahey ha kaa abaal mariyo dacwada aad wadid adiga iyo inta kula howl gashaba, somalida  intooda indheer yar garadka oo diin iyo duunyaba ku fiicana hadeey gacanta is qabsan laheyd oo feker saliim ah keeni lahayd sideey lacag tacbashada u keenen way wacanaan lahayd. ilaaheyna qalbiyadeena ha isku soo dumo. wasalama alaykum