Qarax xalay ka dhacay Magaalada Laascaanood

Published on February 4, 2010 by   ·   20 Comments   ·   print

Xalay fiidkii waxaa qarax lala beegsaday ciidamo ka tirsan Maamulka Somaliland oo marayay Agagaarka Hotel Xamdi ee Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool

Qaraxa ayaa laga maqlay dhammaan xaaafadaha ay Magaaladu ka kooban tahay ,waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay isku wareejiyay ciidan gurmad ahaa oo yimid goobta uu qaraxu ka dhacay ilaa saakana ku sugnaa halkaa.

 Si cad looma oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxii xalay , dhinaca kale lama oga ilaa iyo hadda cida ka dambeysa falkii xalay.

 Qaraxa ayaa noqonaya kii 3aad ee magaalada ka dhaca mudo 3 Isbuuc gudahood ah waxaana horay uga horeeyay laba qarax oo midkood lala bartilmaameedsaday Gudoomiyihii Gobolka Sool qaabilsanaa Maamulka Somaliland wuxuuna dhaawac ka soo gaadhay Godoomiyihii waxaana ku dhintay mid ka mid ahaa ilaaladiisa, waxaana qaraxa labaad oo ahaa mid meel lagu qariyay ku geeriyooday 4 Askari waxayna dhaawacyo ka soo gaadheen tiro kale .

Qaraxyada ayaa u muuqday mudooyinkii la soo dhaafay kuwo ku soo badanayay Magaalada Laascaanood ee hoos tagta Maamulka Soomaliland .

Ma jiraan ilaa iyo hadda ma’uuliyiin ka tirsan Maamulka Somaliland oo ka hadlay qaraxyada ka dhacaya Laascaanood wuxuuna mas’uul mar sii horeysay u hadlay Somaliland uu sheegay in talaabo ay ka qaadi doonaan dadka khalalka ku beeraya amniga .



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Faah faahin qarax xalay ka dhacay Magaalada Garoowe
  2. Qarax saaka ka dhacay M. Laasnood oo ay ku geeriyoodeen 4 Askari
  3. qarax ka dhacay M. Laacaanood oo lagu dilay Taliyaha aaga hore ee Somaliland
  4. Faah Faahin Qarax xalay ka dhacay Boosaaso oo keenay dhimasho iyo dhaawacyo
  5. Qarax xoogan oo xalay ka dhacay Baydhabo

Readers Comments (20)

  1. Axmed carab says:

    Asc dhaman ilahay waxan ogabaryay naa samir iyo iman dadka lagageriyoday midkale dadka meshadagan ama somaland hadurten ama puntland maxa yelay somalnd lacagbay kaqatan puntland lacagbay kaqatan mar mid hadorten labada lacagod býý

  2. kayse says:

    waa arin ad loogu farxo in maamulka somaliland ee camiikla u ah itopiya inay kubilaabato maxaa yelay dulmi ayuu dadkii muslimiinta ahaa ku hayaa ee kunolaa mesha ay xukumaan sidaa daraadeed waa muhiim in qarax iyo dilal qorsheysanba lala beegsado wasirada iyo kuwa xukumaada camiilka ah ushaqeeya shacabkana inta aykafogaan karaan melaha xukumada ridada ah haka fogaadeen waayo hadafka waa iyaga ee idinka shacabka ah maha muhiimada waxaa loosamaynayana waxaa weeye dulmiga laidiku hayo in aad kaxorowdaan laidiina xoreeyo sida shacabka gobolada koon fureed laidinkuna xiro kitaabka alaah iyo sunada rasulka sida daradeed wlaalaha beegsanaya raga nidaamkaas kamid ah hadaa tihiin shacabkii waa inaad isgarab istagtaan intaad qarinkartaana aad qarisaan

  3. David says:

    Waxaan aad uga xumahay dadka khalkhalka galinaya dadka ree somali land oo iyagu ah dad nabad ku naalonaya. Sido kale waxan aad uga xumahay dadka ka dambeyay dilki lo geystay ninki qaaliga ahaa ee la oran jiray cumar khalafe oo isago gudanaya wajibadkisa diiniga ah si arxan darri ah u dileen danbilayasha argagixisada al shabaab. Waa wax laga naxo lagana xumado dilka cumar khalafe oo ahaa nin muhiim ah. Waa wax laga xumaado in dad somali isku shegaya in hadal carbeed u laayan dad diintoda daacad u ah. Dadkasi waa dambilayaal wana lala xisabtami dona mar an dhereyn.

  4. David says:

    Marna lagama yaabo in somali land iyo somalia ba laga hergeliyo diinta carbeed dadka awsaakh da ah ee leynaya dadka u adeegaya shacabkodana wey guuldareysan donan wana laga adkaanaya mar dhow. Waxaana ka hana qaadi doonta dalka somalia xukumad dimoqradiya oo ku dhisan ama raacsan kitaabka quduuska ah e Bible ka. Dambilayasha argagixisada na maxkamad aya la so tagi doonaa shacabkana wa la xureyn doonaa

  5. ahmed qoorgooye says:

    alaahu akbar, waxa ka bilaabatay cariga waqooyiga somalia in la qaadhsiiyo ku dhaqanka kitaabka alle, waxa magaalada laascaanood hadda ku sugan niman ka socda MOSAD, CIA iyo Ethiopia waana sababta loo jaray isgaadhsiinta magaalada waxayna ku sugan yihiin hotel hamdi oo xalay mujaahidiintu weerartay waxaana la rajaynayaa in ay maantaba ka cararaan.diinta ku dhaqankeeda cidna laga baryi maayo, waxa fusuq lagu jirona waa laga baxayaa, markaas ayaa nimco bilaabanaysaa. waa in laysu taagaa kitaabka ilaahay (swt) cidii diidaana waa mujrim….wabilaahi towfiiq.

  6. abshir axmed faras says:

    asalamu calaa man itabacaalhudaa,intaas ka dib waxaa iigu war danbysay goobtan iyadoo ah goob ay aaraada isku waydaarsadaan dadka mu,miniinta ahi,wax waa laisku diidaa waxna waa lagumidaysnaa, waa yaabkayabkiise yaa u fasaxay inay kufaartu nala sheeko wadaagaan. kaafirkaan u sheega in allaah geyigeenna ku xifdiyey diintiisa muqaddaska ah,wixii kufaar ahaa oo horreeyey amadanbeeyeyna sanka ciidda loo diray, ifkana dulli ku sugnaada aakhirona cadaab daran inshaa allaah,,,,,,

  7. abdulahi says:

    acw,
    waar maanta ayey somalimirror ugu daraayeen oo ay noo soo geliyeen fikrad nin murtad ah oo ilaahay ku kufriyey.war waxan oo kale ha u ogolaanina inuu dadka muslimiinta soo dhexgalo oo meesha wax ku qoro fadlan.

  8. ASAD says:

    David qaniiskii ku xaaray was, kolay dabada ayaad u dhigataa baadariga kaatoliga walaashaa wase, hadaad gaal tahay ILAAHAY ayaa kula xisaab tamaya ee ka bax arimaha dadka muslimiinta, tii ku xaartay wase

  9. Waaisagii says:

    Kan David isugu yeeray, Eydii ku dhashay was qurun yahow baqtiga ah ka du’ afkaaga diintayada wanaagsan. Bibleka aa sheegaysaa wuxuu ka kooban yahay 3000 oo version oo aan siku wax sheegayn. Baadariyadiiniina waa kuwa wiilasha yaryar kaniisadaha ku kufsanaya. Kii Soomaali sheegta ee diinta ka baxana Al-Shabaab aa bilaawe ku kala jeexayda waa haddii uu Soomaaliya joogo, haddii aa qurbaha ku nooshahayna nolosha aa ku googo’aysaa. Weerar kasta oo Soomaaliya lagu soo qaadana waa la idinka adkaanaa.

    Waa u jeedaa inaa dhahaysid Soomaaliland iyo Soomaaliya. Waxaa iska cad inaa tahay kuwa aaminsan goosashada. Markaa diinta ma waxaa uga baxaysaa ictiraaf raadis? Inshallaah, Soomaaliya oo mid ah oo Islaam lagu xukumaayo waa arkaynaa.

  10. abuu cabdalla says:

    kkkkkkkkkkkkkkk
    waa qosol gariir
    david ma afsoomaliguu yaqaanaa?
    mise waa nacas xumoo gaaloobay?
    ma kii la yidhiba ilaahoow kaasi diinta
    futo xumo makala baxay.

  11. Cawil says:

    Qofka David labaxay Insha ALLAAH goordhow seefta islaamka ayaa kugu dhicidoonta idinka ALLE.

    Carbal isisheeg meesha aad joogto.

  12. uma ahmed says:

    ilaahow noo naxariiso maxuu futo xumo kala baxay diinta islaamka kan sheeganayaa david duf ku bax
    waar waa kagan duliga ah waxan ku sheegayaa laascaanood adigo kale in ay fadka ku soo qadan baaba qalibi xanuun keenta gaal qadhmuun in uu magaca laascaanood sheego
    lakin mid baan ku sheegayaa laascaanood dadka degaa waa kuwii ka qaaday duliga ay wadeen kuwan gaalo raaca ah ee walina ku faanaya magacay gaaladii ay camiilka u ahaayeen u bixiyeen
    ogowna ma dhacayso in reer laascaanood marnaba ka raali noqdaan ilawshaha dhiigi ay dudaadisay gumaysi nacayb iyo la dagaalan gaalo diintay u hibaysay ka badan 100 kun oo rageeda ah ayey wali u taagan yihiin in aanay caro darwiish gaal iyo gaal raac toona waxuna waa ayaamo ee sug .

  13. garaad cabdi aadan(toocsadde) says:

    waxa aan aad ugu farax sanahay in magaalada laascanood ay si fiican gacanta ugu dhigaan ciidamada s/land waayo maanta reer laascanood iyo reer buhodle ma garanyaan dantooda iyo dawlada u u fiican toona qabqablayaasha marba calooshooda u shaqaysta yaasha ahi ma u daneynayaan dadka shacabka ah ardayda, midna uma danaynayaan waxay hadba daba cararayaan hadba cida lacag wadda war u daneeya dadkiina goboladaa lascanod,buhodle aad ayay dib ugu rideen uma danaynayaan shacabka iyo dadka masaakiinta ah ee ku nool goobahaa, hadaba aniga oo ah arday u dhasahy g,buhodle, waxaan leeyahay dadka wax garadka ah odoyaasha, dhalin yarda labada gobolba ha la isu yimaado oo marba yaan calan la taageerin lacag wada lacagna yay idin qaadin ee dhinac ha loo go,o , dadkana ha loo daneeyo iyo da,yarta dhibaataysan ee aan haysan wax barsho taam ah,,,GARRAAD CABDI AADAN (toocsadde)

  14. mubaarik says:

    waxa maanta wax lala yaabbo ah dadkan reer laascanood ee laga qaaday xoryadoodii ee ciidamadu ku dul wareergsan yihiin, waxa wax lal sii yaabbo ah xaabsadde oo aan ka diir naxayn waxa lagu hayo magaaladda lascanod waxa dadka fajiciso iyo la yaab ku noqtay xaabsadde oo hogaaminaya wasiirada u kacay lascanod iyo ciidamada la socda,, c/laahi cirro marna dad weynaha uga uu khud badayn meel fagaare ah taas oo aan ilaa hadda la garanayn sababta, xabsadana waligii miyuu daba socon tuugtan s/land waad iman soo noqod danbe lascanod

  15. Abu cabdullaah says:

    Asc,INNAALILAAHI WA INAA RAAJICUUN, gaal aan gaal kala jirin baad tahay daved
    walle sheekh maxamed axmed rooble (BOQOLSOON) alle ha u naxariiste mar hore ayuu sheegay in somaliland baarlamankeda eyku jiraan gaalo
    caruur badana loqaaday israa’iil siloso baro diinta yahuuda SUBXANALAAH
    dalkan islaambaa iska leh waxaan islaam aheyn laguma mamulayo taa ogow gaalyahow jahanamo allaha ku geyee ma DIINTA ALLE baad ledahay carab baa laga kenay,walaahi ninki ku dilo waa ahlu qeyr murtad baad tahay u bahan in madaxa laga goyo, MUJAHIDIINTA waxey qoraga u qateen waa dokale iney ifka ka qareyaan kana sifeyaan.waxaa ficnaan laheyd meesha aad jogto inaad shegto,si lakugu fududeyo jahanama lageyow.
    INSHA ALLAAH gacanta MUJAHIDIINTA ayaa ku dhiman,

  16. Abdirahman says:

    INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN WAR GAALKA LA BAXAY DAVID MA LA INUGU BILAABAY GAALNIMADII WALEE TAA WAXAA XIGI MID KA DARAN MA MAANTAY MARAYSAA IN CARUURTII LAGA LUMIYAY DIINTA ISLAAMKA IN AY KU SOO DHIIRADAAN INAY KA DHEX HADLAAN SOMALI WALEE TAA WAXAA XIGI MID KA DARAN WAR QUDHUNKAA SHAQO HA LAGA QABTO INTAYSAN DHICIN WAX KA DARAN TA UU KU HADLAYO KALABKAASI

  17. Abdirahman says:

    QOLADA WEBKA ISKA LEH WAXAA UGU NASTEEXAYNLAHAA WAR KA DAAYA INAAD QORAALKA FASAXDAAN WAXAAD KA QAYB QAADANAYSAAN INAAD GAALKAAS OO KALE U XANBAARTAAN AFKAARTIISA ILAAHAY UGA BAQA UMADA KHASAARE HA U SOO HOYNINA KA XIDHA QAYBTAN KHASAARAHEEDA AYAA BADNE NAGA XIDHA FASAADKA

  18. geede says:

    waxa wax laga xumaado ah in websiteku yahay mid
    ay isugu yimaadaa tuugta daarood oo qaar wada buka oo ay hayso cuqdad , naxlin ,murogo iyo ceel oo meel walba lagu cadaadiyo mana aha dad muslimiin sax ah SOOMAALILAND waxay leedahay
    DAMEERKA AAN FUUSHANAY DUUSADIISU MAXAY I QAADI.

    GEEDE

  19. George Christ says:

    Marki an aqriyey dadka waalan e webkan so booqda qeylidoda macna darrada ah iyo fikirka xun e carabi ka dhaadhicisay in ay wanagsanaan laheyd in la helo boqol kun oo rag george w. Bush oo kale ah maxa yeelay waxaa i so baxday dadkan in wajibkoda yahay in dunida idilkeed laga tirtiro waa talabo muhim ah dhabti. Wana la fulinaya go’ankan waayo dadkan waxey qatar ku yihiin amniga caalamka haa waa in la tirtiraa dhamantod

  20. Cali Guure says:

    Somalimirror

    Fadlan manhajkiinna ka run sheega. Khilaafka ahlu sunnaha fii masaail farciyah waa shay jira laakiin in gaalo goobta soo fadhiisato waa ayaan darro.

    Midda Laascaanood way caddahay gaalada Mosaad, CIA iyo Xabashida joogtana waa arrin ciddii dalkan danaynaysaa kama qarsoona. Waxaan la yaabay caqli xumidooda markii ay jareen dhamaan isgaarsiinta iyaga oog in xitaa mareykanka jari waayey communicationka bulshooyinka.

    Tan kale waxa lagu magacaabo maamul goboleedyada Somaliland ama puntland mowqifka dhamaan islaamiyiinta waa:

    1) In Soomaliya tahay mid qura
    2) Qaybinta Soomaliya weligeed la aqbali doonin
    3) In Qabiilada raba inay goostaan aysan heli doonin riyadooda
    4)In dhulka maqan ee Soomaliya la soo celin doono waqtigii ay rabto ha ahaatee
    5) in labadan maamul u shaqeeyaan gaalada oo gaalada sameeyeen culimada degaankaasi deggan ku khaldan yihiin inay taageeraan.

    Mowqifka mujaahidiinta SSC/galmudug ka taagan yihiin

    Kama duwana mowqifka hore ee ay islaamiyiinta dhabta ah ka taagan yihiin puntland iyo Soomaliland.

    Kuwa hadda ku fikiraya Jubbaland ee Absame iyo Bakool/Bay land ee digil Mirifle ama Gedoland ee Mareexaan….dhammaan arrimahaasi waa kuwa lagu wiiqayo midnimada Soomaliya looguna adeegayo waxaan dan ugu jirin shacabka iyo dhulkan midaysan.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Faah faahin qarax xalay ka dhacay Magaalada Garoowe
  2. Qarax saaka ka dhacay M. Laasnood oo ay ku geeriyoodeen 4 Askari
  3. qarax ka dhacay M. Laacaanood oo lagu dilay Taliyaha aaga hore ee Somaliland
  4. Faah Faahin Qarax xalay ka dhacay Boosaaso oo keenay dhimasho iyo dhaawacyo
  5. Qarax xoogan oo xalay ka dhacay Baydhabo

Latest Headlines