Comments on: Dadka Reer Baladweyne oo ka seexaweeyey Dhawaqa Diyaarado joog hoose ku socda.

By: Ibrahim Noor
Waxa qofka muslinka ahi ay tahay inuu ogaado in ilaahay arkayo, oo waxa uu falayana Alle

arkayo. Ninka qofaan danbi layahyn dilaayaa

isaga ayaa mujirim ah, wuxuu doono ha ku

marmarsood.

Waxan leeyahay ilaahay ha ka baqo oo ilaahay

adoomihiisa jilisan ha loo daayo. Muslinimada

ayaa sidaa inna faraysa. Ninka xoog kaliya leh waxbaan ku xoraynayaa habeenna ma jirin. Waxa

ka habboon wada tashi iyo isu tanaasul. Sidaasaa arrinku jiraa oo ilaahayna innagu gargaarayaa.

Waxay tidhaa Somalidu geel qoorqabasho kuma cabbo.

Allaa mahad leh

By: xaaji cali
ilahay hagarab siiyo umada reer hiiraan

ee gaaladu diyaaradaha kudul wareejinayaa kuiwa sheegta mujaahidiintuna silaca ulaaynayaan oo leysaga xukumayo murtat nimo

bal ee maskiin kii 24 saac madixiisa magaalada ay kuwareejinayeen xisbulislaam hadna ay leeyihiin waxa uu ahaa nin wanaag san oo waxaa dilay ahlu suna beesha xawaadlana ay leeyuhiin naga qaata mag anagaa dilnaye war been badanaa xisbigu waa heerka munaafiqnimo tii ugu sareysay

awys sheeq xasan daahir aweys awey daacigii reer hiiraan sh xasan mahdi awey Dr kii caalim ka ahaa Cumar Iimaan ubuu bakar mawaxas bay raali kayihiin

By: cali baaba
a/c/w salaan ka dib waa arin muhiim ah oo noo iftiiminayso kumaa sax kumaa qalad waa layaab niman sheeganayo magaca quruxda badan ee ahlu suna waljamaaca oo lasafan yuhuud,iyo gaaladii aduunka oo dhan, iyo kooxda kasoo horjeeda oo la leeyahay INA NAASA QAD JAMACUU FAQSHOOWHUM hadlkaa waxaan kaloo soo dhex baxay shirka hada lagu hayo addis ababa fiiri go’aamada lagu gaaray oo handadaada ah,soo ma cada diyaadaha inay ka xun yihiin jabkii ahlu shirkiga ka soo gaaray baladweyne ee soomaliyey garab istaaga xaq allaad horteegaysaan maalineeeee

By: Allemagan
Nimankan caalamka oo dhan raba inay gaalada ka xoreeyaan ma garanayaan waxa dul heehaabaya iyo ula jeedada ka dambeysa. Waa wax laga xumaado marka dad indha la’ oo aan aqoon sii ridan lahayn ay ummada horboodaan oo ay guul darro u horseedaan.

Aragtida dheer iyo aqoonto waxay ku tusaan waxa suura gali kara iyo waxa dhalanteedka iyo caadifad ku salaysan.