February 2010 Archive

Al-shabab oo joojiyey Howlihii WFP ee Soomaaliya

Bayaan ka soo baxey Xafiiska Arimaha la socda Hay’adaha Ajnabiga(OSAFA) ee Xarakada Shababul Mujaahidiin ayaa lagu joojiyey Howlihii cuno qeybinta ee WFP ka wadey Soomaaliya.

More From February 2010

Maamulka Al-shabab ee G/Banaadir oo Xukuno ridey.

Maxkamada Maamulka Xarakada Shababul Mujaahidiin ee Gobolka Banaadir ayaa maanta xukuno ku ridey rag horey u soo xirtey oo ku eedeysnaa ...

“Shirkada Telesom waa Damal hadhaweyn oo dadku hadhsado” Abwaan Gaariye

Maamulka iyo Golaha sare ee shirkadda Telesom ayaa 27th February, 2010 kulan ballaadhan la yeeshay saamilayda shirkadda (Shareholders).

Sh Axmed Madoobe:“Kenya wax lug ah oo aanu ku leenahay ma jirto”.

Sheekh Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo ka tirsan Ururka Al-Xisbul Islaami ayaa ka hadlay Arimo Dhowr ah oo ku saabsan ...

Burcad Badeeda oo $3.7 Million ka qaadatay Markab.

Ciidamada Shisheeye ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya ayaa sheegay in koox Burcad Badeed Soomaali ah oo ilaa Bishii June heystay Markab ...

Meydadka 3 Qof oo Muqdisho laga helay.

Meydadka 3 Qof oo la sheegay inay toogasho ku dileen Ciidamada AMISOM ee fariisinka ku leh wadada Maka Almukarama gaar ahaan ...

Sh Xasan Daahir:“Walaalaha Safka iskula jira aad haleysu Ixtiraamo”.

Gudoomiyaha Al-Xisbul Islaami sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa Maanta sheegay in loobaahanyahay inay is ixtiraamaan isla markaana isgarabsadaan Xoogaga Islaamiga ah ...

Xumayd Ghul: Daalibaan dhowaan ayey la wareegeysaa talada dalka Afgaanistaan

Xumeyd Ghul oo ah khabiir ku xeel dheer arrimaha ammaanka, horeyna u ahaan jiray madaxa ugu sarreeya ciidamada sirdoonka dalka Baakistaan ...

Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise‏!!

بسم الله الرحمن الرحيم Bismillah Raxmaani Raxiim  

Sh. C/Raxmaan Abyad oo markii ugu horreysay xabsiga lagu soo booqday

Sh. C/Raxmaan Axmed Cilmi (Abyad) oo tan iyo 18kii bishan ku xirnaa xabsiga magaalada Kobenheegan  ayaa maanta markii ugu horreysay loo ...

Burcad Gaari rakaaba u gashey Deegaanka Bacda.

Qof rayida ayaa ku dhintey rasaas shufto hubeysan huwiyeen gaari rakaaba oo marayey agagaarka deegaanka Bacda oo ka tirsan Degmada Matabaan ...

7 rayida oo ku dhaawacantey iska hor’imaad dhex marey ciidamada DKMG.

7 qof oo 4 tahey macalimiin ayaa ku dhaawacantey rasaas labo ciidan oo ka wada tirsan DKMG isku weydaarsadeen agagaarka Isgoyska ...

1000 Askari oo Mareykanka looga Dilay Afqanistan.

Waxaa aad u kordhay tirada askarta Mareyknaka looga Dilay Afqanistan tan iyo bilowgii Weerarkii Isbaheysiga NATO ee uu Marekanku hogaaminayey Sanadii ...

Nin Mareykana oo lagu soo eedeeyey inuu Soomaali badan Sharcidaro kugalinayey Mareykanka.

Dowlada Mareykanka ayaa Gobolka Virginia ka qabatay Nin lagu eedeeyey inuu ku dhawaad 300 oo qof oo Soomaali ah si sharcidaraa ...

Al-xizbul Islami oo iska fogeeyay Qaraxii Habeen hore.

Afhayeenka Ururka Al-xizbul Islam, Sh Maxamed Macalin oo maanta shir jaraa’id oo uu qabtey kula Hadley ayaa ka warbixiyey Qaraxii Habeen ...

NATO oo Afqanistan ku Xasuuqday 33 Qof oo Rayida.

Ugu yaraan 33 Qof oo Rayida oo ay ku jiraan Haween iyo Caruur ayaa ku dhintay Duqeymo ay Dad Barakacayey u ...

Heshiis Dhexmaray Al-Shabaab iyo beel dagta Dh/Mareeb.

Maamulka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee Gobolka Galgaduud ayaa Shaaciyey inay Heshiis dhinacyo badan taabanaya wada gaareen Besha Yabardhoorekace ee Degta Gobolkaas ...

Prof. Maraykan ah oo Islaamay

Ilo Saxaafadeed Sacuudiyaan ah ayaa sheegay in Profosoor Maraykan ah uu islaamay ka dib markii uu kaga Dhawaaqey Shahaadataynka Masjidka Al-Amaanah ...

Ugaas Max’ed Wali:“Warmidooba oo Ilaahey S.W midnimada uga baqa”.

Ugaas Max’ed Wali Sheekh Axmed oo ah Ugaaska Beesha Sade ayaa ugu baaqay Xoogaga Xisbul Islaam iyo Shabaabul Mujaahidiin inay midoobaan ...

Al-shabab oo ka Hadley Qaraxyadii ugu danbeeyay ee ka dhacey Muqdisho.

Afhayeenka Xarakada Shababul Mujaahidiin, Sh Cali Maxamuud Raage oo bahda Saxaafada shir jaraa’id oo uu qabtey kula Hadley maanta ayaa ka ...

 More »