January 2010 Archive

Xaafado ka mid ah Degmada Hodan o ee M Muqdisho o la duqeeyay kadib dagaalkii ka dhacay xaafadahaa saaka

Duqeymo socday in mudo ah ayay ciidamada Amisom ku garaaceen xaafado ka mid ah  Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho waxayna duqeymahaasi ahaayeen kuwo daba socday dagaal ...

More From January 2010

Dagaalo ka dhacay xaafado ka mid ah Degmada Hodan ee M. Muqdisho

Dagaal ayaa maanta xaafado ah magaalada Muqdisho ku dhex maray Xoogaga Al shabab iyo Xisbul Islaami  oo dhinac ah iyo DKMG ...

Raabidada Culimada Muslimiinta oo looga Dhawaaqey Kuwait

Kulan Balaaran oo ay Isugu Yimaadeen Culimo isaga kala yimid Dunida Dacaladeed isla markaana ka dhacay Wadanka Kuwait laga soo Bilaabo ...

Madarasada Ibnu Cabaas ee dhawaan laga sameeyey Baadiyaha Balcad oo Horumarin lagu sameeyey.

Madarasada Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo Tajwiida iyo Culuumta Sharciga ah ee Inbu Cabaas oo dhawaan laga aasaasay Tuulada “Ceelka Tiirow” oo ...

Dhinacyada ku Dagaalamay Warxoolo oo Guulo Sheegtay & Al-Shabaab oo Sheegay inay qabteen Doomo Hub ah

Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin ayaa Guulo ka sheegatay Dagaalkii Saaka ka dhacay Tuuladda Warxoolo, sidoo kalana waxay sheegeen inay Doonyo Hub ah ...

Xisbiga Ismaaciil Cumar Geelle oo la Heshiiyay Xisbiga Shuuciga Shiinaha

Sida aanu ka soo xiganay Shabakadda china.org Mas’uul sare oo ka tirsan Xisbiga Shuuciga ee Shiinaha ayaa Talaadadii Shalay kulan la ...

gaadhi ay lahayd Kooxda P.I.S-ta oo qarax lala beegsaday

qarax u muuqday mid dhulka lagu aasay ayaa lala beegsaday Gaadhi ay leedahay kooxda P.I.S-ta ee loo yaqaano (Ashahaado la dirirka ...

Baladweyne oo Degan & Taliyayaal Ciidan oo la dilay

Magaaladda Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa saaka Degan waxaana Dib u furmay Dhaq-dhaqaaqii ganacsiga, isku socodkii Dadweynaha iyo Gaadiidka ka ...

Dagaalo xoogan oo ka socda Warxoolo & Tuur Coosweyne

Dagaalo Xoogan oo u dhaxeeya Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin, Al-Xisbul Islaami iyo Kooxda Sheegata Ahlu Sunah Wal-jamaaca, ayaa ka Bilowday Deegaanada Warxoolo ...

4. Dhimasho & 8 Dhaawac ah oo ka dhashay Duqeyn AMISOM geysatay

4 Qof ayaa ku Dhintay 8 kalana waa ay Dhaawacmeen Duqeyn Arxan daro ah oo ay Ciidamada AMISOM si xiriir ahi ...

Khasaarihii ka dhashay Dagaalkii Baladweyne & halka la kala joogo

6 Qof ayaa ku dhintay 15 kalana waa ay ku Dhaawacmeen Dagaalkii Barqanimadii Maanta ka dhacay Gudaha iyo Daafaha Magaalada Baladweyne ee ...

Doon ku Bas-beeshay Meel u dhaw Xeebta Kismaayo

Doon u rarnayd Ganacsato Soomaaliyeed isla markaana siday Bagaash kala gadisan ayaa ku Bas-beeshay Meel dhowr Mayl u jirta Dekadda Magaalada ...

Dhinacyadii ku Dagaalamay Baladweyne oo isku horfadhiya Deegaanka “Qowladda”

Warar horu dhac ah oo Goordhaw naga soo gaaray Magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in Ciidamadii Kooxda Sheegata Ahlu Sunnah Wal Jameeca ...

Askari u dhashay Norway oo lagu Dilay Afqaanistaan

Askari ka tirsan Ciidamada Gumeysiga ee Norway ee hoos taga Ciidamada Gaashaanbuurta NATO ee Afqaanistaan ayaa ku geeriyooday Qarax Bambaano oo ...

Yurub oo isku Raacday in DKMG ah loo Tabobaro 2 Kun oo Askari

Ururka Midowga Yurub ayaa Go’aan ku gaaray inuu Ciidamo Tababarayaal ahi u diro Wadanka Uganda si ay halkaasi Tababar ugu siiyaan ...

Dagaal Xoogan oo ka Dhacay Baladweyne

Dagaal Xoogan oo la isku adeegsanayo Hubka Noocyadiisa kala duwan una dhaxeeya Ciidamada Al-Xisbul Islaami & Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin oo is-garabsanaya ...

Al-Shabaab oo Sheegtay Qaraxa Caawa ka dhacay Xalane

Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin ayaa Shaaca ka qaaday inay iyagu ka danbeeyeen Falkii Qaraxa ahaa ee Galabta ka dhacay Fariisinka ugu weyn ...

Dagaal xoogan oo Galabta ka dhacay Ceel-gaal

Dagaal Xoogan oo u dhaxeeya Ururka Al-Xisbul Islaami iyo Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin oo isku dhinac ah iyo Kooxda Sheegata Ahlu Sunnah ...

Al-Shabaab oo 428 Neef Zako ahaan u qeybiyay

Wilaayada Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin ayaa Maanta Xoolo gaaraya 428 Neef oo isugu jira Lo’ iyo Ari u qeybiyay Dad Masaakiin Fuqara ...

Qarax Weyn oo Caawa lala beegsaday Xeradda Xalane ee ay Deganyihiin Ciidamada AMISOM

Qarax Weyn ayaa Goordhaw lala Beegsaday Xarunta Xeradda Xalane ee Ciidamada AMISOM, waxaana Sheegtay Qaraxaasi Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin oo sheegtay inay ...

« Back    More »