Comments on: sheekh maxamad idriis oo socdaal dacwadeed ku soo maray Western Cape

By: Sh. Maxamed ( lusaka
Sheikh maxamed idiris Masha.allah  sheikha alaha la garab galo dacwada wanagsan uu wado aqii maxamed idiris alaha ku dhawro waxan kalo umahad celinaya majlisu bayan ( imamu masjid lusaka )

By: Cali Guure
akh Maxamed Idiris iyo culimada kale waxay noqdeen kuwa laga caajiyey magalada Muqdisho.

Siyaasadda shabaab ee cabsiinta culimada iyo daka wax ku oolka ah waxay u eg tahay tii Kamboojiya. Laakiin meelna ma gaari doonto insha Allah.

Ilaahow culimada sii xiniinyo ay ku caddeeyaan xaqa.

Maanta waxaa loo baahan yahay marjiciyo culimo inta ay shabaab dhumin guulaha islaamka.

By: umu abul waliid
baarakallah sheekhunaa jazaakallaah ilaahay dartii ayaan u jeclahay sheekha waxaan jeclaan ahaa in uu anakana markeena noo yimaado insha allah ilaahay sheekh yada ha inoo xifdiyo

By: daahir maxamuud nuur
jazaahulaahu kherran adaaci almacruuf aad buu udadaalay ilaahay miisaanka camalka haugu daro. anagana waxaa nal ka rabaa ku dasho wan.

By: Aar Cabdullahi lusaka
jazahulahu khayran sheikha runtii dacwo aad u wayn ayuu wadaa,ilaahay haka abaalmariyo.asaga iyo intii soo qaban qaabisay,khaasatan Majlisu bayaan iyo intii soo dhawaysay iyo intii dhagaysatayba.aamiiiiiiiin

By: Rashid Colaad
ASCWW

Waxaa waxaan layaabay igu noqotay inuu qoraagani sooba hadal qaadin Muxaadaradii ugu weyneyd ee uu sheekhu sida weyn u faah faahiyey ee ku saabsaneyd dhibaatada haysata umada la gumeysto ee S/galbeed muxaadaradaas oo baxday habaynkii sabtidu soo galeysay kana bixiyey Sheekhu masjidka weyn ee Sunah.