Markab siday dhuxul oo uu dab ku qabsaday Dekeda Muqdisho

Published on January 30, 2010 by   ·   1 Comment   ·   print

Markab siday Dhuxul kuna xidhnaa Dekada Magaalada Muqdisho ayuu maanta dab qabsaday wuxuuna Markabkani ahaa mid sida lagu helayo wararka ka ag dhow maamulka Dekadda ay sheegayaan in markabkan laga soo saray dhuxusha uu sido Dekedaha Macmalada ah ee yaalada gobolkada koonfureed ee dalka.

Si rami ah looma xaqiijin waxa uu dabka Markabkan qabsadayi ka dhashay  iyo sidoo kale khasaaraha ka dhashayba ,waxayna wararka hor dhaca ahi tibaaxayaan in Markabka uu noociisu yahay mid dhex dhexaad ah .

Ma jiraan ilaa iyo hadda cid isku howshay daminta Markabka uu dabku qabsaday waxaana la xusi karaa in Dekadda Muqdisho aysan heysan qalabka lagula dacaalo dabka iyo sidoo kale shaqaale u heegan ah damninta dabka ama u taba baran

Ma ahan Markabkii ugu horeeyay ee uu dab ku qabsado Dekeda Muqdisho waxaa horey Dekadda uu dab ugu qabsaday ilaa dhowr Markab kuwaas oo aan lagu guuleysan damintooda.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Markab Dab qabsadey oo Dekeda Muqdisho ku soo xirtey.
  2. Markab AMISOM u siday Saanad oo Maanta Xayiray Howlaha Dekeda Muqdisho.
  3. Dooni Xamuul siday oo uu Dab ku qabsaday Dekada Magaalada Boosaaso
  4. Markab Dekeda Muqdisho ku Xiran oo Qarka U Saaran in uu Dego
  5. Markab dhibaato geystey oo Dekeda Muqdisho ka furtey baxsadeyna.

Readers Comments (1)

  1. Cali Guure says:

    ACW

    Ayaan darro weeye in shabaab dhulka ay ka taliyaan ay oggol yihiin in la jaro dhirta loona dhoofiyo dibadda ama dalka lagu isticmaalo.

    Markaan u sheegnay waxay ku andacoodeen in geedka qallalan keliya oggol yihiin in la jaro.

    Abaareynta degaanka Soomaliyeed waxay dhawaaci hab nololeedka reer miyiga Soomaaliyeed.

    Caddaalad baa fiicane xisbigana ma dhaamo.

    Haddii ay aqoon jiri lahayd waxay dadka ku dhiiirin lahayeen inay keenaan jikada isticmaasho dhagaxanta taasi oo bisiness fiican u noqon lahayd tujaarta, badbaadinna lahayd dhirta iyo eco system Soomaliya sii bakhtinaya.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Markab Dab qabsadey oo Dekeda Muqdisho ku soo xirtey.
  2. Markab AMISOM u siday Saanad oo Maanta Xayiray Howlaha Dekeda Muqdisho.
  3. Dooni Xamuul siday oo uu Dab ku qabsaday Dekada Magaalada Boosaaso
  4. Markab Dekeda Muqdisho ku Xiran oo Qarka U Saaran in uu Dego
  5. Markab dhibaato geystey oo Dekeda Muqdisho ka furtey baxsadeyna.

Latest Headlines