Comments on: Waa wada jaajuus!

By: ammaano
asc kkkkkk

waan qoslay masha alah shiiqu naftiisuu u baqay waana sida maanta haysata dad badan oo xaqii aay uga carareen.

naftu orod bay kugu aamintaa kkk fakataa kama fatuura

ilaahow na xifdi

walee wuu cabiray xaqiiqda jirta maanta

qaayr alaha ku siiyo

kkk asc wr

By: Nusaymo
A/C

Sh.Axmed waa walal aad u cabir fiican allaha xifdiyo waxaan la yabay sida uu tabanayo waxa jira oo anaga na haysta oo aan hooskeena ka cararnay been waxaan jirina iyo wax jira oo naftu noo buunbuuninayso samankaan waa saman diintu ay dhinbil oo kale ay tahay oo aan gacanta lagu hayn karin ilaa qof allaah uu iimaan ugu diiqay mahane allena waxaan ka baryaynaa inuu iimaan wanagsan ina siiyo dhamanteen qofkaan alle ka cabsana wax kasta ayuu ka baqaa oo alle qayrkiis ah…

By: Khayr sheeg
Asc shiiku wuxuu si faacan u cabiray waaqica maanta ay Muslimiintu ku noolyihiin meeshay joogaanba ha noqotee in badan diintoodii uga tageen waxa gaaladu ula baxday argagixiso,ashahaado la dirir,mukhaabaraad,sirdoon,dabagal w.i.m.

Waxaa kaloo moodaa in sheekhu si gaar ah tooshka ugu ifiyay xaalada dhabta ah ee ka jirta qaybo ka mid ah gobolada somaliya oo hada ay dardar uga socdaan arimahan shiikhu sheegay nin walbana uu gaarey inuu maryihiisa aamini waayo su’aashuse waxay tahay yaa Ragaan umada ku fasaxay?? hadaad markii hore ragaan iska qaban lahaydeen maanta Cobra & jabiso dadka nolosha ku liqaysa ma noqdeen amaa daadku dhiniciina nooga soo galay.

By: aniiso
asc wr wb.Bismillaah Walxamdulilaah walaa ilaaha ilalaah waxda la sharikalah waana Maxamed rasuulalaah scw. ama bacdi.. Walaalayal Allaah swt waxaan u weydiinaynaa walaalka inuu Caafimaad deg deg ah siiyo diintana ka fitneen. Walaalaha sharafta leh ee muslimiinta ah waxaan lee yahay Sugnaada diintaan dhib ayaa lagu soo faafiyeey iyo yaraan sidii ayeeyna u noqoneysaa, marka walaalku wuxuu sheegaya waxna waa ka sex wax kalana wallaahu aclam balse anaga hooyo somaliyeed ahaan waxaan idin kula talin lahaa siiba raga muslimiinta ah in ay baqdin walba jirta in ay iloobin baqdinta mowlaha samaawaadka iyo arladha inta u dhaxeeysa iska leh wax uu Allaah swt ku qadarey mooye in ayna waxba kugu dhici karin, hadey doowladaha caalamka ay isku yimaadaan ey rabaan in ay ku dilaan kuma dili karaan ilaa Allaah ku qadaro mooye.Mideeda kala mu,miniinta dhabta ah waxaa lagu yaqaana marka lagu imtaxaano diinta in ay iimaanka u sii siyaado in ay kufaar iyo munaafaqiin kabaqaan iska daaye weyba ku sii adkaadaan, ha baqina waligiin arladha muslimiinta ayaa loo soo direy in ay hogaamiyaan idinkuna dabo gurasho ama caraar ama garka xiir ayaa ku fakareysaan qaarkiin subxaanallaah waxaana idinkula talin lahaa in aad siirada dib u akhrisaan asaxaabada sidey uga adkaadeen kufaar oo dhan islaamkana kor ay uqaadeen.Allaah swt waxaan weydiisaneynaa inuu diinta naga fitneenin iimaankana nagu sugo khatumadana khayr nagu khatimo aamiin.

By: dhamac
salaan ka dib waxaa codsan lahyaa inuu sheekhu cadeeyo ula jeedada maqaalka qormada soo socota sh axmed waa naqaana lakiin waxani waa siree iyo sarbeebe sheekh bal noo cadee ilaahy khayr ha kusiiyo ha ku fahan siiyo

By: Aar Cabdullahi lusaka
A.C/W.sheikh Ahmed xikmad badan ayaad leedahay ee qaybta labaad ayaan kaa sugaynaa wajasakalaahi khayran.

By: Maxamed
Ala maxaad runta sheegtay Sheekh Axmadoow…Si fiican baad u taabatay waaqica maanta, waxaa la yaab leh laakiin dadka sidaas camero iyo qalab kale sidaas uga baqayaa , haday allah sidaas uga cabsan lahaayeen, wax badan baa hagaagi lahaa.

Qaybta labaadna ku soo dar

Allah xaqa ha na waafajiyo.

By: Samadoon
Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu.

Jazaakallaahu Khayran Sh Axmed, waxad si farshaxanimo heer sare ah u cabirtay una soo gudbisay dareen jira oo la oran karo waa buufis & khaakhaayir wadaado badan xaga dacwada iyo fidinta diinta alle kaga dhacay heer uu geyeysiiyey cabsidaa aad ka sheekaysay Iwm, hase yeeshee ma laga yaabaa qormadaadani haday inshaa’allaahu dhinac dawayn ka tahay in ay darafka kalena wax tar u noqoto walaalaha aafadaasi asiibtay allaah ha inaga najeeyo iyagana haka bogsiiyee, wax tarkaas oo tusaale ahaan noqon kara hadii uu xanuunka asiibay la yaabanaa oo la khajilsanaa in shaydaan u qurxiyo oo u tusiyo mushkilad caam ah oo aan isaga keli ku ahayn sidaas awgeedna uu naftiisa ku qanciyo “Wixii qayrkaa qabo qosolkaa ku dhan” sidoo kale waxa waxtarka ka mid noqon karta in qormadaadani u sahasho ka dhaadhicinta uu dadka kale ee aan ibtilaysnayn ka dhaadhicinayey in waxani wax jira oo waaqiciya yahay isagoo ku ducaysanaya          allahayow cid wax nala fahamta hanoo waayin, Calaa kuli xaal walaal waa aragti shakhsi ah oo sax iyo qaladba ka suurtoobaan, waxanse aan aad kuugu bogaadinayaa kaagana hambalyaynayaa adiga iyo walaalaha kale ee bahda somali mirror toosh ku ifinta aad tooshka ku baadi goobaysaan caqabadaha, kurtumada & god- daloolooyinka looga soo dhacay dacwadan barakaysan iyo geedi socodkeediiba, waxana idiinka digayaa in aanay marna idin qalin daarin idina niyad jebin yoolka aad higsanaysaana idinka madal hufin aniga iyo qayrkay oo fadhi ku dirir ah kobtan oo kalena hadal badni wax ugu soo qora.

Wajazaakumullaahu khayran, Wabaaraka Fiikum Wafii Sacyikum aamiin, aamiin,aaaaaamiin.

Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu.

Akhuukum Fillaahi Samadoon