Xaaska Dhaqtarkii laayey CIA-da Mareykanka oo ku Faantay Falka Ninkeedu Fuliyey.

Published on January 8, 2010 by   ·   45 Comments   ·   print

Dhaqatii Isqarxiyey & XaaskiisaXaaskii Dhaqtarkii Reer Urdun ee Humaam Khaliil Albalawi ee Weerarka Isqarxinta ah ku Dilay 7-dii Sarkaal ee CIA-da Mareykanka looga Dilay Afqanistan ayaa Sheegtay inay aad ugu faaneyso Ficilka uu sameeyey Ninkeeda, waxayna Shaacisay inuu Fuliyey Howlgal aad Muhiim ugu ah Dagaalka looga soo horjeedo Mareykanka ( Sawiro ).

 

Gabadhaas oo lagu Magacaabao Difni Beyraq una dhalatay Dalka Turkiga ayaa  Warbaahinta u sheegtay inay ka warheshay in Ninkeedii uu isku Qarxiyey  Saldhig Mareykanku kulahaa Afanistan Maalintii ay Taariikhdu aheyd 30 Dec kadib markii uu Taleefon u soo diray mid kamid ah saaxiibadiis oo Pakistan joogo.

 

Waxay intaa ku dartay inay aaminsaneyd in Ninkeeda oo 33 jir aha uu halkaa u tagay inuu sii wato Waxbarashadiisa Dhaqtarnimo, laakin ay naxday markii ay maqashay Geeridiisa.

 

Gabadhaas oo haatan ku nool Magaalada Istanbul ayaa cadeysay in Ninkeedu 10 Maalmood ka hor u sheegay inuu go’aansanayo sidii uu Turkiga ugu soo noqon lahaa, waxayne cabirtay inay ku shakisneyd inuu la shaqeynayo CIA-da Mareykanka ama uu ka tirsan yahay Ururka Al-Qaacida.

 

Gabadhan oo u warameysay Jariidad ka soo baxdo Turkiga ayaa tiri:“wuxuu ahaa Qof ad’adag oo go’aanleh, hadii uu arinkaasi sameeyey wuxuu ku sameeyey rabitaankiisa, cidna wax kuma qasbi Karin”.

 

Mas’uuliyiin ka tirsan Al-qaacida ayaa sheegtay Mas’uuliyada weerarkaas wuxuuna ahaa kii labaad ee ugu weynaa Taariikhda CIA-da marka laga fiiryo Dhinaca Tirada Dhimashada Saraakiisha, waxayna Sheegtay Al-qaacida inay kaga aargoosaneysay Hogaamiyayaal uu Mareykanku ka Dilay sida Baytulaahi Maxsuud iyo Nin Magaciisa lagu soo gabiyey Abuu Saalax  Al-Soomaali iyo qiyaadaad kale.

 

Mas’uuliyiin hore oo Mukhaabaraad ah ayaa Sheegay in Sirdoonka Dalka Urdun uu Qortay Humaam Khaliil Albalawi oo ah dhakhtar si uu u dabagalo Al-Qacido iyo Daalibaan.

 

Humaam Khaliil Albalawi ayaa horey ugu xirnaajiray Islaamiyiinta  laakiin Mukhaabaradka Mareykanka iyo Urdun waxay iska dhaadhiciyeen oo u maleeyeen inayba leexsadeen oo ay ka Fogeeyeen dhanka waxay ugu yeeraan Xagjirnimada.

 

Gabadha uu ka tagay dhaqtarka Isqarxiyey ayaa sheegtay inay isku barteen Jaamacada Istanbul Xiligii uu Daraaseynayey Dhaqtarnimada waxayna in mudo ah kuwada noolaayeen Urdun halkaas oo ay ugu dhashay 2 Gabdhood kahor intaysan kunoqon Turkiga Bishii October 2009.

 

Ninkan laayey CIA-da Mareykanka ayaa ka soo  jeeda Magaaladii uu ku dhashay Abuu Muscab Al-Zarqaawi oo ahaa isna Urduni Mareykanka Cashar lama ilaawaana ku siiyey Ciraaq, waxaana laga abaabulay Urdun Jawaasiistii loogu talagalay Dabagalkiisa.

 

Wiil ladhashay Dhaqtarka Laayey CIA-da ayaa sheegay in walaalkiis aad uga carooday kadib markii ay Ciidanka Urdun u Xireen Gargaar uu u fidinayey dhaawacyada Falastiiniyiintii Yuhuudu Sanadkii la soo dhaafay ku Xasuuqday  Magaalada Qaza.

 

Sarkaal horey uga mid ahaan jiray Sirdoonka Mareykanka ayaa Wargeyska The Times u sheegay:“hadii aan ahaa lahaa Usaama Bin laadin Cadawgeyga halista ah wuxuu ahaan lahaa CIA-da, wixii Afqanistan ka soo gaarayna waxay aheyd Dharbaaxo adag”.

 

Madaxii hore ee CIA-da u qaabilsanaa Raadinta Usaama bin laadin Michael Scheuer ayaa sheegay in Saraakiisha la dilay ku jiraan 5 tii Sarkaa ee Mareykanka ugu Muhiimsanaan marka laga hadlayo arimaha Al-Qacida wuxuuna hadlkiisa ku daray:“marka aad weyso Khubaro nuucaas waxaa dhib ah inaad badalkooda heshid iskaba daaye marnaba lama helayo Badlkooda Mustaqbalka dhaw”.

 

Dilka kooxdaas Saraakiisha ah ayaa dhabarka ka jabisay Fariiqii Mareykanka u qaabilsanaa Macluumaadka ku aadan Shabakadaha Dagaalyahana Pakistan iyo Afqanistan waxeyn dhibaato xad dhaafa u geysatay Dadaaladii lagu qorsheynayey Dilalka Hogaamiyayaasha Islaamiyiinta sida ay sheegtay New York Times.

 

Mas’uul Sare oo ka tirsan Ciidamada NATO ee Afqnistan Dagaalka ka wada  oo qariyey Magaciisa ayaa sheegay in Weerarkii Khuuset ee CIA-da lagu  laayey uu sababayo in laxiro Saldhigaas ay CIA-du u adeegsan jirtay Dilalka Qorsheysan ee ay Fuliyaan Diyaaradaha Duuliya la’anta ah.

 

Saraakiishii lagu Dilay Weerarka ayuu ku tilmaamay “Maaheyn kuwa Computerada iyo Warqadaha wax ku qora  Macluumaad kasta Maskaxdooda ayuu ku diyaarsanaa… cid soo celin karta marjirto Macluumaadkii lagu waayey dhimashada Saraakiishaas”.

Humaan Khaliil Albalawi oo la sheegay inuu yahay dhaqtarka isku qarxiyey CIA-da( 33 jir )

Humaan Khaliil Albalawi oo la sheegay inuu yahay dhaqtarka isku qarxiyey CIA-da( 33 jir )

Muuqaalka Magaalada Zarqaa ee uu ka soo jeedo Dhaqatarka laayey CIA-da

Muuqaalka Magaalada Zarqaa ee uu ka soo jeedo Dhaqatarka laayey CIA-da

Xaaska uu ka tagay Dhaqtarkii laayey CIA-da

Xaaska uu ka tagay Dhaqtarkii laayey CIA-da



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. 8 Kamid ah CIA-da Mareykanka oo Afqanistan lagu laayey.
  2. Tirada Dhimasho ee Ciidamada Gumeysiga Mareykanka ee Dalalka Afganistan & Ciraq
  3. Mareykanka oo Eretrea ku tuhunsan gacan siinta Xoogaga DKMG ah ka soo horjeeda.
  4. Gaashaandhiga Mareykanka oo Shaaciyey in 88 Askartooda ka tirsan ay Isdaldaleen 6 Bilood Gudahood.
  5. Amaanka Dadka 14 Dowladood Mareykanka uga safraya oo la adkeeyay.

Readers Comments (45)

  1. alcadaala says:

    ALLAHU AKBAR

    ALLAHU AKBAR

    allah ayaa mahad leh, allah dhabarka ka jebiyey cadawga diinta, allaha limiyey macluumaadkii ku wajahnaa islaamka.

    waxaa cad in ay jiraan hallis kale oo ku wajahan gaalada insha alah waana la gaarsiin dooonaa.

  2. abdi says:

    ilaahay ha u naxariisto ninkaa shahiiday oo gaalada xun xun laayey oo cadowga ah.
    dadkiisiina ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo.

  3. abu ahmed says:

    Allaahu Akbar
    alahaa ha ka abaal mariyo sida uu laayay cadowga islamka sidaas oo kale u laaya cadowga qof kasta oo muslim ah sidaas ayaa laga rabaa in uu jab u gaarsiiyo wabilaahi towfiiq

  4. Muumin says:

    Ninkaas is qarxiyay addunkana waxba uma tarin dadkiisa oo uu soo bartay siddii uu u daaweyn lahaa, aakhirona waxaa sugeysa cadaabtii Alle, illeen nadtiisii uu Ilaahey ugu tukan lahaa ayuu si ula kac ah u qaaday.

    7 qof oo gaala uraaya ah dartoo baan isku dili anigoo ah dhaqtar da’ yar waa qaldan tahay. 7 qof uu ninkan laayay makes no difference. There are over 50,000 Americans in Afgahnistan.

  5. abubakar says:

    sc/ waaruteed ee waa mujaahid sidoo kale iyana waa gabadh muslimada oo nool waayo waxa uu naafeeyay caddaw gii umada islaamka waxana uu ahaa nin ay dhibtay dhibaatada ay kuhayaan muslimiinta caalamka meelkasta oo joogaanba haba udaraadaan kuwa kunool falastiin afkanistaan ciraaq soomaaliya suudaan baakistaan yaman iyo qaarkale oo badan oo aanan halkan kusoo koobi karin

  6. m.b.dayib says:

    adduunyada aad arkaysaan rag baa ku nool cadawga islaamka kaga imaanaya meel aan la filayn.

  7. muayid says:

    ilaahay ha ka aqbalo shahaadada islaam ka wuxu usoo hooyay guul

  8. c/lahi sayful islam says:

    asc all ikhwa waa farxad wayn oo umada musliminta usoo wada hoyatay firi wiilkan wa dhaqtar weli da, yar noloshisa meel fican marayso aya waxa u ka dordiday difaca diinta u ku jihadida jidka alle walaken ma dhiman ee wa nol yahay nolol aysan daremayn qunyar socodka rali geliya galada oo ka careysiya alle wayne czw allaha ka aqbalo qofkasto fursadas ay so marto ha uga fa,ideyo muslimin mustad cifinta jazakumulah somalimirror

  9. umu cabdirahim says:

    asaalaamu Caleykum:: Alaahu Akbar Allaahu Akbar ilaahay baa mahad leh swt nin cadawga dhabarka ka jabiya alle swT mahadiisa waaye ilaaahay waxaan kuu weydiin janadul fardowsa lagaa waraabiyo ilaaahay inta hartay cadawga ahan dhabarka ka jabi Amiiin Yaa Allaah barakulaahu fiikum

  10. bur haan says:

    ASC WR WB WAXAA QALAD AH IN NIMANKAN CIA LA LEEYHAY INAY DULMI WADAAN OO AY DADKA DHIBATEEYAAN SABAB TOO AH WAXAY KU QASBAAN QOFKA INUU XOOG KULA SHAQEEYO HADII UU LA SHAQEEN WAAYO AMA WAA DILAAN AMA WAA WALAAN OO NOLASHIISAY KU CIYARAAN MARKA WIIL DHAQTARKA AH IYAGA WALAY ILAA UU NOLASHIISA IS DHAFIYO WAAYO HADII LAGUGU DHIBO NOLAHSA WAAD NACEESA MARKA ILAHAY HA UNAXARIISTI WIILKA DHINTAY
    AMIIN

  11. Mahamad says:

    Allahu akbar wan kufaraxsanahay wuxu sameeyay hummaan khalil waxan ogo baqaya islaamka cadawgoodo meshe ku arkaan is ay ku weeraraan? ???????? ?? ???? ?????? al mujahid:binxasan?

  12. Abuu mujaahid says:

    as/cl
    alaahu akbar waa ilaahee mahadiisa waana wax laga sugayay mujaahidiinta in ay u geeystaan gaalada waana arin lagu farxo falka uu geystay al-akh al-shahiid humaan al-khaliil alaha janatul firdaws haka waraabiyo waxa uuna ka farxiyay inta muslim ah ee caalamka macsalaama

  13. amina says:

    inshaa alaah waqtigaanba meel kaqurux badan uu aduunyawa ugu sooshalaayneeynin ayuu jiraa

  14. godane says:

    walaala yaal waxa la rabaa in labartilmaamsado galada laakinse ilmaha muslimiita iyo ku abtirsada islaamka aan la bar tilmaamsan sida kuwa soomaaliya isku qarxinaayo oo kale geese waxa la dhahaa ninkaa n oo kale ilaaheey ha ugu abaal mariy janantul firdowso amiin aamiin

  15. cawaale says:

    asc dhalinyarada soomaaliyeed iyo aabayaasha waxaan kula talin lahaa in aaneey nadhaafin labada gabdhood ee uu ka tegay geesigaasi, waa in la koriyaa dabadeedna la guursadaa

  16. Abu sumaya says:

    Alaahu akbar wakaa mujaahid

  17. MUKACAB AL_HIIRAANI says:

    INNAMAA YATAQABBALA-ALLAAHU MINAL MUTTAQIIN.
    HAKATHAA NAXSIBUHU FII CIDAADI ASH-SHUHADAA WALLAAHU XASIIBUHU.

    WALAQAD NASARAL ISLAAMA FII AGHLAA SHEY’IN KAANA YAMLIKUHU WAHI NAFSUHU FASHTARAAHAA BIHI BAARIIHAA WARABBIHAA, FANADCUU LAHU AN YASKUNAHU FII JANAANIHI MACA ZUMRATIL MUTTAQIIN

    ABAADA RIQAABA MAN JAW-WACA MALAAYIINA, WAQATALA MITHLA THAALIKA ABRIYAA LI ANYAQUULUU LAA ILAAHA ILLAA ALLAAH.

    AKHATH-TA THA’RAKA WASHAFEYTA SUDUURA QOWMIN MUMINIIN YAA AKHAL ISLAAM!!!

  18. RiDwAn says:

    Allaahu akbar allow ka aqbal walaalkeen allow ka aqbal xaqiidi waxa uu sameeyay arin aan aad ugu farxo dhawaan goortii aan maqlay camaliyadaan qofkii aan arko waan ugu sheekeenaaye alxmd llh… alxmd llh… alxmd llh.
    waxaa farxd kale ah in aysan ku keedsan jirin sirta compurt iyo waraaqo balse maskaxda ay ku keedin jireen ilaahne dhagartoodi wuu ladilay oo faah faahin kale ma ka heli doonaan kuwa hada ka haray ee sirdoonka ah.

  19. Ibnu Cali says:

    Allahayoow Jannadii geey Khaliil Albalawi fardowsa ilahayoow ku arsuq!! gaalo aad beey u jabtay………..Mujahidiinta weey guleeysteen

  20. Anwar says:

    Frace oo ganaaxaysa haweenka xidha xijaabka loo yaqaan Burqa

    08/Jan/2010 Haweenka muslimiinta ah ee xirta niqaabka ee ku nool dalka Faransiiska ayaa lagu wadaa in ay la kulmaan ganaax aad u culus.

    Sharci cusub oo ku saabsan arintan ayaa maanta la horgeeyay baarlamaanka dalka Faransiiska.

    Sharciga cusub ayaa dhigaya gabadha ku xirata niqaabka meel ka baxsan gurigeeda sida goobaha suuqa iyo dukaameysiga ama jidadka in la ganaaxo lacag dhan 750 euro, artintan ayaan khuseyn waqtiyada ay jiraan xafladaha dhaqanka iyo mahrajaanada oo ay dhici karto in haweenku niqaabtaan, sidaas waxaa qorey joornaalka Le Figaro ee ka soo baxa Paris.

    Sharciga cusub ayaa dhigaaya haddii ninku ku khasbo xaaskiisa in ay xirato niqaab marka ay u baxayso banaanka in la ganaaxo, ganaax aad u adag oo gaarsiin kara in la xiro, sidaas waxaa yiri Hogaamiyaha xisbiga UMP Jean-Francois Cope mar uu la hadlaayey joornaalka Le Figaro.

    Sharciga cusub ayaa saldhig looga dhigey in la dhawro xuquuqda haweenka marka ay dhexjoogaan bulsho casri ah.

    Sharciga cusub ayaa lagu wadaa in aysan ogolaan doonin maxkamadda xuquuqda aadanaha ee Midowga Yurub, waxaana uu ka hor imaanaya xornimada diimaha ee ay sheegaan wadamada reer galbeedku in ay aaminsan yihiin, maadaama niqaabku uu yahay mid diinta islaamka kamid ah, inkasta oo waajibnimadiisa ay tahay mid ay doodi ka taagan tahay.

    Madaxweynaha dalka Faransiiska ayaa horey u sheegay in niqaabku aanu boos ku lahayn bulshada Faransiiska sidaas darteedna ay tahay in laga mamnuuco dalka Faransiiska, waxaana loo badinayaa in sharcigan cusub uu ka danbeeyo khudbadii Nicolas Sarkozy uu hadda ka hor u jeediyey aqalka Baarlamaanka Faransiiska.

  21. sakariye says:

    allahu akbar allahu akbar allahu akbar
    waa arin farxad leh oo qofkasto oo muslim ah inuu kufarxo ay waajib tahay, gaalo way jabtay
    ,mujaahidiintu waxaan leeyhay laba laaba jihaadka aad kaga soo horjeedaan gaalada iyo daba dhilifkooda, nasriga alle waa dhawyahay(alaa inna nasra llahi qariib)

  22. Khayr sheeg says:

    Ilaahay waxaan uga rajeynaynaa in geesigaas islaamkaa inuu ka aqbalo falkiisa una rajeynayo inuu Allaah dartiis u fuliyey Jannaul firdowsana Allaha ka waraabsho.

    Dadkii aflagaadeyn jiray mujaahidiinta dilka nimankaan C.I.A.da ah waa xaaraam ha dheheen waan sugeynaa hadalkooda.

  23. umabdikarim says:

    alaahua kbar alehaka aqbalo xaskiis iyo caruurtiis iyo waliidkiis ilaahay ha u xafiido inshalaahu

  24. Mohamed says:

    Allahu akbar
    Aad ayaan oogu farax sanahay shahiid humaan khalil geesinamada uu muu jiyay oo uu ku laayay gaaladas sidaas ayaa na laaga baahan yahay dhamaanteen in aan gaalada u leno sida shahiid humaan

  25. kalid says:

    any way allaha unaxiisto laakiin 7qof gaalo wax unoqon meyso .fikir aad liita weeye in la isqarxiyo westernku waxey maanta aduunka kuheystan waa cilmi intaad meelcidla ah iskuqarxineysan waxbarta oogaalada cilmi kuqanda.

  26. Abdullahi Abuu salwa says:

    waan ku farax sanahay in la laayo ku faarta maanta dunida ku amar taagleenaysa faraaciinta qarnigan waana wax ku deyasha mudan ninkaasi uu samaaye, waana sayfaullahi waxaanan u rajaynayaa inuu jannada galo xisaab la’aan iyo cadaab la’aan waayo cadawga Allah ayuu naftiisa u huray oo uu dhabarka iyo feedhaha gooye, waa wiil geesi carbayda oo muslima

  27. Ibnu Abdiweli says:

    asc ikhwaanii waa guul usoo hoyatay islamka masha allaah walaalkeen ilaahay haka aqbalo shahiidnimadiisa waxa uu naftiisa uhuray sida islamka u hor mari lahaa guul na uheli lahaa ikhwaanii waa farxad waayo khubaro mareekanka xididadiisa ahaa waana mahad alle usugnaatay ilaahay xaaskiisa xuural ceyn ha uga dhigo maalinta aakhiro amreekaa yoomun mina alayaam dhulka ayaa lasim naaneesaa insha allaah islamka waa midoobi doonaa adiga iyo xulafadaada yahuuda waa niga adkaani doonaa insha allaah laga soo bilaabo bishii August 2009 illamaa laga soo gaaro bishaan january 2010 khasaarahaada wuu sii badanaayaa ikhwaani gaal nagama abood badna lkn anaka ayaa isliidnay ikhwaanii if we repent to our allah and adhere our precious religion guul waan gaareena allow islaamka guul sii somaliana xal u keen allow islamka midee hal doolas kadhig madaxweyne cadaalad ahna xukunka noo gu dhiib asc

  28. mujaahid xamza says:

    asc
    alle ha ka aqbalo shahiidnimada walaalkeena hogaamiyaheena sharafta badan abuu dujaanah
    abuu dujaanoow wlh blh waad ku faaiiday aduun iyo aaqiro camalkaagiina waxaad ugudatay si la yaqaano waxaan kuu balanqaadeenaa inaan ka seexan doonin leynta alle cadowgiisa xaaskaagii sharafta badneed iyo ilmahaagiina waxee ku jiraan gacanta mujaahidiinta marna ma cidloobi doonaan alle ha ku toosiyo jidka toosan
    qof walboo islaam ah hadana soomali ah waxaa ku waajib ah xasuuqa gaalada iyo murtadiinta
    walaalayaal ku soo biira jihaadka lagu taageeraayo kor ahaanshaha kalmada alle
    alle wuu naga guuleyn doonaa cadowgiisa sida uu inoo balanqaaday anagana waa inaan adeecnaa alle subxaanahu watacaalaa wlh sidaas ayaa inoo qeyrbadane waadna salaamantahiin

  29. abdinasr says:

    allaahu akbar,, ilaahey waxaanka baryaa gadhaas muslimidda ah wiilka kheyr badan saygaagii ilahey haku sahlo,samir iiyo imaan ilahey hakaa siiyo,waxaad tahay geesiyad,dinta islamka wax waynbaad u qabatay,,,,, waxaan kula talinayaa qofkasta oo muslim ah awoodana in nimankaas gaalada ah dhibaateeyo yuusan fadhin,,alxamdulillaah,waxaan allaahka baryayaa mujaahiddaas in uu shahaadidiisaka aqbalo

  30. qabdiid says:

    allahu akbar allahu akbar allahu akbar

  31. MUKACAB AL_HIIRAANI says:

    TO: KALID
    WALAAL,WAXAA YAABLEH INAAD ADIGII DIFAACDO GAALADII BAA’BA’DAY EE MALAAYIINNA BAABI’ISAY OO AAD TIRAAHDO UDHUTIN MAAYAAN 7 QOF OO LAGA DILAY!!!!!!????
    WALAAL HADII CILMI EY WAX KUHEYSTAAN ADIGA AYEY MASKAXDAADII LAWAREEGEEN EE ISKA GAAROO KAXOROW DUCFIGA DAASHADAY QALBIGAAGA.
    ARINBA ARINTA KALE AYEY KABADALAN TAHAY,MARKA LAGA HADLAYO MOWDUUCAN EE SHAHIIDKA(ALLAHA KA AQBALEE) UU KUFULIYAY KUWA ISLAAMKA LADIRIRSAN EE UTAAGAN CADAAWADIISA HABEEN IYO DHARAAR,ARINTAASI WEYKADUWAN TAHAY WADCIGA YAALLA SOMALIYA EE EY KULA’ANAYAAN KUMANAANKA MUSLIMIINTA .
    NINKAN, ASAGOON DHIB GAARSIININ DAD MUSLIMIIN AH AYUU MISANA CADAWGII LAHELAY GAMUUNKII UU LAFIIRSANAYAY,TAASINA WAA ARIN UU QOFWALIBA OO IIMAAN LIHI OO KADAMQANAYA MUSLIMIINTA DHIBKA LAGULAJIRO UU KUFARXAYO CAMALIYADAA ISTISH-HAADIGA (ALLAHA KA AQBALEE)
    AMMAA TEENAN SOMALI AHAAN INA HEYSATA INUU KHALADAAD FARABADANI KUJIRO CID EY KAQARSOONTAHAY MAJIRTO WAAYO WAXAAD ARKEYSAA INUU GAAALKU DHIBKA GAARAYA UU AAD UGA YARYAHAY KAN MUSLIMIINTA KUDHACAYA(DHIIGA MUSLIMKA IYO KAN GAALKUNA MASINNA)
    HASE AHAATEE RAGAA WALAALAHA AH EE CADAWGII OO DHAN ISKUGU TAGAY EE AFGANISTAAN JOOGA WAA DAD SIDHAB AH UTAXADIRAY OO FIQ HI BUUXA OO DIINEEDNA ALLAH UU KUMANEYSTAY OO KALAYAQAAN (AKHAFFU DARAREYN)MAS’ALADA LAYIRAAHDO, MARKA INTA BADAN AHDAAFTOODA WAXEY UBADAN TAHAY MID KHIBRAD LEH OO GAAREYSA YOOLKII LOOGU TALO GALAY,ANNAGUSE XAALKEENA WAA XAAL U BAAAHAN CUQUUL IYO DHAGO DHAGEYSAN KARA OO OGOLAANKARTA RA’YIGA KALE EE LAGAYAABO INUU KHILAAFIKARO KOODA.

    ALLAHUMMA SALLIM SALLIM

  32. Cali Guure says:

    ACW

    Allahu akbar waa geesi Islaam oo gaalada CIA laayey. Ma ahan sida diktaaroorka Godane iyo raggiisa gummaaday mujaahidinta Kambooni, Canoole iyo masaakiintii Shamoo iyo muslimiin/culimo waxban galabsan.

    Gabadhan muslimadda ah maasha Allah hadalkeeda. Qisadii khansa ayay na xusuusisay.

    Sidaa oo kale ayaa loo baahan in loo garto halka cadowga jira.

    Nin mujaahid dhab ah waa og yahay fuley dhumaaleysi ku jirana ha u sheegin.

    Allow mujaahidkii jannadii firdowsa gee, ugu dambi dhaaf dadkiisa ficilkiisaa jihaadiga ah innaga naga dhig kuwa jarrimaya gaalada noocay rabaanba ha ahaadeene.

    Gaalada ha ogaadeen marka ay dilaan hal muslim ah in dhiiggiisa ku dhalanayaan boqollaal kale oo mujaahid.

  33. Muumin says:

    When you take an action, you want your action to make a difference.

    Nikaan is qarxiyay what difference does he make? America is still in Afghanistan. CIA will sent more agents into the same area. His actions make America stronger. It is a dumb idea.

    Kuwiinaan ugu sacabatumaaya oo ku guubaabinaaya in lagu daydo, bal yaa idinka xiga inaad is qarxisiin. Qof kale baad doonaysaa inuu is qarxiyo. Adiguna halkaan baad afka taageysaa.

  34. Muumin says:

    Ninka yiri nikaan is qarxiyay gabdhihiisa waa inaan guursanaa! Waa cajiib.

    War ma waxaad moodaa inay ku rabaan inay ku guursadaan? As far as they know, you are just another nigger in the neighbourhood.

    Is qor qor badanaa!

  35. asmaa22 says:

    mashalah allahu akbar allah hakula soo xadryaa nabigeena salalahu calayhi walsam iyo shuhadad malinta danbe allahu kabar sayuhusamul jamcu wayuwaluuna dubur inshallah meelkastoo ay joaganba allah ha jabyo galada allow geesiyo kas oo kale ahan hana dhameene noo soosaar asalmuclaykum

  36. khaadimul-ISLAAM says:

    BISMILLAAH,WALXAMDU LILLAAH,WASSALAATU
    WASSALAAMU CALAA RASUULILLAAH ammaa bacdu:

    ALLAAH SUBXAANAHUU WATACAALAA HA KA AQABALO
    shahaadadaas aad iyo aadka u sarraysa zawjadiisana ALLAAH SUBXAANAH ha ka abaal mariyo sida wanaagsan ee ay u garab istaagtay shahiidkaas intuu noolaa iyo markuu shahiidabayba , taasna waxay daliil u tahay inay ahayd marwo saalixad ah oo sharaf badan , midda kale ee laga faa’idaysanayo waa guurka sacaadada leh ee suura gali kara oo ay isla wadaagi karaan lab iyo dhadig muslima oo ku balamay inay u gargaaraan ALLAAH IYO RASUULKIISA IYO MUUMINIINTA , marka waxaan ku soo celinayaa ALLAAH ha raali kaa noqdo walaashaa muslimidda ahay ninkaagana ALLAAH ha ka aqbalo shahaadadiisa.

    FIIRO GAARA : [ 0 1 ]

    ninka la baxay [dalka] : afkaaga ka daa qoftaa daahirada ah , midda kale buraanburkaaaga iska wado ee dumarka mujaahidiintu waa kaa sharaf wayn yihiin adiga iyo kuwa kula mida ee yuusan afku ku qaloocsami ee baro diinta ISLAAMKA ee aad iska indha tiraysid.

    FIIRO GAARA : [ 0 2 ]

    ninka la baxayna [ muumin ] : shahiidkaas aan u rajaynayno inuu jannadii ALLAAH dhex dabaalanayo baad ka dhigtay inuu jahannama u hoyday marka aad ku miizaanta aqoondarrida kaa haysata fahamka shareecada ISLAAMKA khaas ahaan jihaadka iyo mujaahidiinta iyo sida ay naftooda ugu huri jireen inay ku dilaan naftooda dagaalada ay kalimadda ALLAAH kor ugu dhigayaan, oo cadawga ALLAAH iyo muumiinta ay xanuun aad u badan u dhadhansiiyaan, midda kale laba mid uun baad tahay nin fiqhiga uu ku yaryahay oo dadaalaya , ama nin cilmaaniya oo boor isku qarinaya , ee midka hore haddaad tahay waan kuu naseexayne walaalow waagii hore nafta waxaa lagu goyn jiray jihaadka ayadoo loo jeedo in aan nabad lala soo noqonayn , waxaana dhici jirtay in qofkii raba inuu jannada u hoydo uu isku tuuri jiray seefaha dhexdooda oo uu asna wax dili jiray asna laba loo kala goyn jiray haddii waagaas wax la qarxiyo jiri lahaayeena waa la isku qarxin lahaa waana lagu qarxin lahaa cadawga maadaama ay tahay goob dagaal oo cadawga la hor taagan yahay , midda aad ku tiri aduunka wax uma faa’idaynna waa sax haddaad udduunka ula jeedo gaalada iyo munaafiqiinta ee wuu khasaariyay, dhinaca kale ee waxuu aduun soo bartayna iyo xoolihiisiina wax ka fiican buu ku badashay , dhakhaatiirna waa dhoobantahay daawona iskaba daa oo casal iyo xabbatulsawda la waayi maayo inshaa-ALLAAHU TACAALAA, midda aad yasayso oo aad ku tiri [ 7 qof uu ninkan laayay makes no difference. There are over 50,000 Americans in Afgahnistan.] haa wax way bay u soo kordhinaysaa muslimiinta haddana wax wayn bay ka goynaysaa gaalada , xisaab ahaanna waatan ee la soco :

    ( 7 gaalo ) x (10,000) = 70,000

    taas oo macnaheedu yahay [10,000] oo ka mida ciidamada mujaahidiintu haddii qof walba uu qoorta ka jaro 7 maraykana tirada qoorta laga gooyay maraykanka wuxuu kor u dhafaafi caddada aad tiri way joogaan afganastaan, ee waxaa is waydiin leh ninkaas geesiga ah todobadiisii iyo ka badanba wuu dilaye adigu xattaa hal gaala wali qoorta ma ka gooysay ? mase waligaa dooro xattaa maadan gowricin ??!!, haddaad cilmaani ku raagtayna hadal wax kaa tari maayo ee inta mujaahidiintu kaaga imaanayso iska sug .

    FIIRO GAARA [ 03 ]

    ninka la baxay cawaalow shahiidka gabdhihiisu yayna dhaafin maxaad ula jeedaa ??
    meeshaan qooq iyo shahwo lagama hadlin ee mawduuca si fiican u fiiri !! ummadda gabdhahoodu ha kaa nabad galeen ee gabdhahaas sharafta leh ammaan sii , waxaase fiicnaan lahaa inaad soomaali dhalinteeda kula taliso inay qaadaan waddadii uu shahiidku gaalada ku laayay oo kale ee meel soke wax ha ka fiirin ummaddu xoolo ma ahan oo uma baahna in looga sheekeeyo orgayn oo kaliya .

    ninka kale ee asna isku magacaabay khaalidna waxaan kugu iri ninkaas geesiga ahi cilmi kii ugu sharaf badnaa buu lahaa oo ah midka diinta ISLAAMKA , waxaa u dheeraa inuu cilmi aduun lahaa ee adaa cilmi sheegtaye maxaad ku qabatay cilmigaaga , mase anaa haray baad u hadlaysaa oo kaliya !! diinta ALLAAH ha la barto oo haddii la baqayo oo aan nafta aakhiro la siin karin fulaynimada dadka ha lagala fogaado oo iska aamusa oo guryihiina iyo xoolihiina iyo caruurtiina iyo dumarkiina iskala heesa oo faraha ka qaad mujaahidiinta iyo arimahooda .

    WALLAAHU ACLAM, WALLAAHU ACAZZ.

    WALLAAHU AKBAR.

    khaadimul-ISLAAM.

    binfaqiih@hotmail.com

  37. Abu fatima says:

    Markahore ilaahbaan
    Mahadiisa ucelin
    Nabigeena moxamada
    Eebahay hamaamulo
    Maamuus wanaagbadan
    Ha uyeelo mawluhu
    Midaxuga waxaan dhihi
    Muslimiinta oo idil
    Midkastoo majaafaa
    Ama meelba uga dhaca
    Muslimkiyo ilaahood
    Waa inaanu mudankiis
    Midi dhiigle marinaa
    Kii maaga diinkana
    Mahudho aankureebnaa

    Midaxiga waxaan oran
    Khaalid waa nin magac wayn
    Waa masuul inookacay
    Wuxuu gaal malkaha jaray
    Wuxuu madaxya wayn dilay
    waxay maanta ooyeen

    Ilaahay magtiisii
    iyo maalkasii badan
    Khaalid midigta hawdhigo
    Xuurarciin masaal wacan
    Gabdho muunad iyo khayr
    Naftu ay maqsuud tahay
    Hawsiiyo mudashada
    Mina waxan uleeyahay
    Laba maagtay inankaas
    Kuna moosay inuyahay
    Ninaan meelfog eegayn
    Waxaa taa kamurugbadan
    Wuu muquuran doonaa
    Jahanamu marqura dagiyo
    Yey ugu madiixeen
    Muraadkuna wuxuu yahay
    Reer maraaruf oo idil
    Iyo maganta gaalada
    Waxaa ayaga u malagaba
    Muslim meel sare ukacay
    markaan eegay weeraha
    Dadku ay wasacayaan
    Sadex waalan mooyee
    Inta kale maqsuudiyo
    Maashaa alaahuda
    Way wada maraayeen
    midna waa midaan iri
    Ninkastoo namaagaba
    Inaan midigta saaraa
    Saw maahaynin waajiba

  38. wadaad yare says:

    Nin ciil qaba oo laaya dadkuu u ciil qabey isna is dila waa caado gaalada laga bartey, waana fal rajo beelnimo muujinaya ee maahan fal raganimo muujinaya. Maalin kastey ka dhacdaa wadamada gaalada oo dad gaalo ahna fuliyaan falkaas oo kale waxna isma badalaan. Su,aashu waxey tahey intixaar xagee diinta uga jiraa?

    Waxaa la yaab leh in aan loo heleyn caalim muctabar ah oo ogol falalkaas oo kale. Tajrubaduna waxey na bartey ineysan waxba soo kordhineyn meel leysku qarxiyo iyo dad leysku qarxiyo.

    Mar hadaadan mu,asasadii iyo nidaamkii wax yeeli kareyn inaad dhowr qofood disho inaad naftaadi dhameyd u goyso ma ahan wax istaahila sharcigana qiil ugama heysatid.

  39. idil says:

    allaahu akbar waa farxad iyo reen reen tii ugu darreydna wey sugeysaa walaalkeen allaha ka aqbalo shahaadadiisa aamiin carruurtiisa iyo haweentiisa mujaahidadda ahna allaha u xifdiyo adduun iyo aakhiraba aamiin

  40. idil says:

    waxaamahad iska leh allaah subxaanahu watacaalaa,nabigeennana nabad gelyo iyo naxariis dushiisa allaha yeelo,waxaan kaloo u mahad celinayaa intii taageertay wiilka mujaahidka ah ee makrigii gaalada ka hortegay,waxaa dulli ah ninkii walbee ku sheega walaalkeen xummaan kaasi waa jaahil aan kala aqoon ninka xaq u dirirka ah iyo kan gaalada kabaha ka daba sida mey afkooda naga heystaan wax ma tarayaashu,jaa,al xaq baan leeyhay asc wr wb

  41. Adoon Eebe says:

    Isqarxin waa in qofku isagu naftiisa dhib dili karta u geysto..isagoo doonaya inuu cadaw kale galaafto ka dibna janno ku galo..

    Walaalayaal diinta qaybteeda cad oo aan u baahnayn istinbaad ma aha in dedaal qof iyo waxay ila tahay..Alle sareeye wuxuu asagoo inala hadlayaa ina ku yiri ” Ha dilina nafihiina” Al Nisaa..

    Jihaadka inuu qofku shahaado ku qaato isagoo ku jira is difaacaya cadawga madaxa ka guraya isagoo dantiisuna tahay in Ereyga kor noqdo Ereyga kufriguna hoos gasho ma aha is arin geli karta wax geli aragti oo waa la is faray waxaana markaas nafta iyo maalkaba Eebe weyne aan kaga jirineynaa Janno oo ah rabitaanka ugu dameeya ee himilada qofkasta oo muslim ah.

    Jihaadka loolama jeedo in dadka muslimiinta ah la rabo in goobta dagaalka la waro oo ay madaxooda dhiibtaan si loo jaro, waase inay dagaalka geesinimo ku galaan iyagoo ku dedaalaya khasaarada ugu yar dhankooda iyo khasaarada ugu badan ee cadawgooda isla markaan.

    Dhiiga ruux muslim ahina 50,000 oo gaal iska daaye gaalada caalamka ku nool oo dhan buu ka qiime badan yahay. Mucaadalada ah 1 mulim hala dhinto 7 gaal waa qisamatu Diizaa..sideedana calaamada = waxay tusisaa sinaan..mana sina gaal iyo muslim.

    Ninkii raba shahaado cadawka Alle ha u diyaargaoobo hana wajaho yuuse wax isga gacantiisa ku jira waxay doontaba nafta isaga qaadin oo jebin amarkii Eebe oo ahaa Ha dilina nafihiina:

  42. Faysal says:

    ALLAAAAAHU AKBAR

    Waa farxadii ugu weyneed een maqlo in Dhamaan madaxdii ugu sareysey CIA lagu xasuuqay Afghanistaan sida ay iyaguba dadka u xasuuqayaan.

    Mujaahid-kaas Dhakhtarka ahaa ee gumaadka daran u geystay Gaaladaas dhagarqabayaasha ah wuxuu maanta noola simanyahay halyeeyadii Islaamka soo maray ee TAARIIKHDA KA GALAY BAALKA DAHABKA AH.

    RAGANIMADA WAA LOO DHASHAA ILAAHAY HADUU KUU HIBEEYANA SIDAN OO KALE AYAAD NOLOL SHARAF LEH KU NOOLAANEYSAA MARKAAS KA TEGEYSANA SHAHIIDNIMADAN OO KALE AYAAD UGA TAGTAA.

    ALLAHA AQBALO WALAALKEEN MAGACA IYO DADNIMADA MUSLIMIINTA KOR U QAADAY.

  43. awgedi says:

    masha allah subaxaanalaah waa nin wanaagsan oo gaalada kibirkooda jebiayay ilaah waxaan ugu rajkeneyenaa inuu ku soo saaro janada tan ugu sareyso…….. amiiiiiiiiiiiiin
    gaalada ilaah ha gubo hana laayo ilaahoww islaamka qum oo toosi muslimiin mid ka yeel gaal iyo gaalo raac cadaab oo naaaaaaar
    aaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiin
    ilaahoww islaamka nagu dil aaaaamiiiiin

  44. axmed says:

    waa guul ilaahay baan ugu mahad naqeynaa guushaas waana rajeyneynaa guulahaasoo kale iney soo laa laab taan meelkasta oo ay joogaan gaaladaas
    alaahu akbar
    walilaahilxamdu

  45. cabdiftaax says:

    walaal aniga waxaan fikrad ku dhiibanayaa dadka nuucaa ah waxay jecel yihiin jano hadana wadadi naarta ayay jano u maleeyaan ha ogaadaan qofkii naftiisa gacantiisu ay sababsato ahlu naar in uu yahay




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. 8 Kamid ah CIA-da Mareykanka oo Afqanistan lagu laayey.
  2. Tirada Dhimasho ee Ciidamada Gumeysiga Mareykanka ee Dalalka Afganistan & Ciraq
  3. Mareykanka oo Eretrea ku tuhunsan gacan siinta Xoogaga DKMG ah ka soo horjeeda.
  4. Gaashaandhiga Mareykanka oo Shaaciyey in 88 Askartooda ka tirsan ay Isdaldaleen 6 Bilood Gudahood.
  5. Amaanka Dadka 14 Dowladood Mareykanka uga safraya oo la adkeeyay.

Latest Headlines