Comments on: Qasaaraha Duqeymihii Muqdisho oo sii kordhay & Barakac ka bilowday Degmooyinka qaar.

By: malyuun
a/s walalayaa waan idin salaamay waxaan halkaan ka dheebanyaa fikradayda marka hore waxaan dhahay qof qofkale yuu ii deenin soomaali hadaan nahay wax walbo anagaa gacmahayna ku kaynsanay ilahaay haloo noqdo gacmah hala taago  soomaali wax haysto waa imtixaan lakin waa lagabixi doon aniga waligay waan ku hamin jiray wadankayga in aan waxa walboo ay noqoto aan u horayo naftayda lakin waxaan kaniyad jabay markii la baabieyay walaalahayga dakaatiirta ahaa walaah waan ka xumaaday lakin qof walbo  waxii ilaahay uqoro ayaa ku dhacayo aniga baranayo diktoornimo wan qoostay lakin hadan waxaan go aan ku gaaray walalahas geeriyoodiin in an booskood booxiyo lakin soomaaliya marbay noqon doontaa meel wanaagsan sabarka aan badino wax walbo way imaanayan in sha alaahh         waxaan idin leeyahay walaalaha fikradah dheebanayoo yaa lagu dinbaabin dadka sabtoo ah waxii qaldan ilaah baa ig anaga ka shacb ahaan waxaa naga rabaa ucad  yaa la dhihin qofkaas waa gaal waa murtad aan dhahno oo kilya alah soo hanuuniyo ok waxaan ku qldamay naftayd iyo shydaan waxaan asiibay alaynaya ka ahaatay macsalaao

By: maafiyo
asc. umada soomaaliyeed waxaan ugu baaqaynaa meel kastooy joogaan inay gacmaha is qabsadaan

wixii cadw ku ahna ay mid u arkaan kala qaybsanaanta dhaxdooda ha is ka dhaafaan cadawga shacab kooda gumaadayana ay is ka qabtaan……………..

By: runsheeg
salaan kadib WALAALAYAAL DADKANI MIYUU CAQLI BEELAY WAA MAXAY CALAACALKAN KA SOO YEERAYA ODOYAASHA HAWIYE IYO SHACABKA HAWIYE YAABA IS GAARAY WALI MA QAXBAA WAXAANI MA DHIMASHAA WAXAN HADA DHACAYAA WAA BILOW ILAA AY MAALINTII DHINTAAN BOQOL ILAA LABA BOQOL OO HAWIYE AH DADKII XAARAANTA KU KORAY KU NOOLAA WALIGOOD GURYIHII AAD DADKII LAHAA DISHEEN HADAN KU AASTEEN HOOSTOODA MA WAXAAD U MALAYNAYSEEN INAAD NABAD UGU NOOLAANAYSAAN AMA AMXAARO AMA MARAYKAN HA NOQOTO MARBA KUWAA ILAAHAY IDINKU ASIIBAYAA HADANA UGANDA IYO BRUNDI BERINA GAALO KALE AYAA IDIN BAABINEYSA ILAA AAD XAARAANTA JIRKIINA LAGA GOOYO ILAA ILMIHII XAARANTA KU DHASHAY DHINTO OO DAD NADIIF AH OO SOOMAALI AH KU SOO HARAAN WAA LA IDIN DILAYAA WAAYO WAX KALE MA FAHANTAAN ODAY MA LIHIDIN NABAD DOON MA LIHIDIN KAN HADA IDIIN HADLAY EE NABADOO AHAAN U HADLAY IMISA QOF OO SOOMAALI AH MASAAKIIN AH BUU DILAY OO WALIBA GURYAHOODII KU JIRAA HADA MIYAAND WAX ISKU SHEEGIN WADAADO XATAA MA LIHIDIN MOORYAAN ISWADADA DHSHAY BAAD TIHIIN NAAGUHUBA HA UGU DARNAADEEN AAKHIRKANA WAAD DHAMAANAYSAAN

By: xog-ogaal
Asc

Somalimirror fadlan sii daaya tacliiqayga

Ilaahay ha u naxariisto dadka shacab ah ee xaq darrada lagu xasuuqayo, beddel khayr lehna Allah ha ugu bedelo Xasuuqa ku meel gaadhka ah, xasuuqsom, xisbul jinn, iyo Alhabaab.(DKM, AMiSOM, Xisbul Islaam iyo ALshabaab)

Dadka tacliiqa dhiibtaa waxan u malaynayaa in badankoodu ay wax ku xukumaan hadba warka ay Mareegaha wararka ka akhriyaan iyo siduu u dhadhamayo, taas waxa aan u leeyahay inta meeshan tacliiqa ka dhiibatay ma jiro qof keli ah oo ka hadlay ama ugu yaraan tawdiixiyay sababta sidan u dhacday, cidda mas’uuliyada iska leh, wiqaayadeeda iyo sida lagu xallin karo toona, bal se waxa uun indhaheenu ay ku dhacaan waxa markaas aan bil cayaan u aragno ee inoo muuqda.

waxa aan aad ula yaabaa marka aan arko khabar ku saabsan Dagaal, bara kac iyo xasuuq ka hadlaya,oo walibana intuba ay saamayn xun ku leeyihiin Soomaalida, (cidda la dilay waa soomaali, cidda la xasuuqay waa soomaali, cidda la qarxiyay waa soomaali, cidda labara kiciyay waa soomaali, cidda gaajoonaysaa waa soomaali, cidda nafaqo darro u dhimanaysaa waa soomaali, cidda…cidda….cidda….) hadana ay qaar leeyihin Allahu akbar ilaahay aya cadawgii Ilaahay halaajiyay oo jabiyay wallaah waa wax aad looga murugoodo, goorma ayay dadkii soomaaliyeed inta aan kula fikirka ahayn noqdeen cadawgii ilahay, mise waxyi iyo aayaad Nabi Muxammed (scw) ka dambeeyay ayaa idinku soo dagay oo idiin sheegay in ciddii ra’yigiina khilaaftaa ay tahay cadaw ilaahay.

mar-marka qaar waxa aan is idhaahdaa soomaalida iyo Xarakooyinkan Islaamiga ah miyaanay ahayn wada Ahlu sunne (sunni), waayo waxaan la soconaa in dhaqanka Shiicada ay tahay in Sunniga ay ka neceb yihiin Gaalka caadiga ah, sifadaas haddii aad ku sifawdona waxa halis ku jirta Ehlu sunninimadaada.

Ugu dambeyn waxa aan Ilaahayka baryayaa in uu Soomaalida xaqa fahansiiyo, ciqaabkiisana intaas noogu joojiyo kollay arrintu waa “fa bimaa kasabat eydiikum”.

ws wr wb

By Xog-ogaal

By: xog-ogaal
Asc

Ilaah ha u naxariisto dadka shacab ah ee xaq darrada lagu xasuuqayo, beddel khayr lehna Allah ha ugu bedelo Xasuuqa ku meel gaadhka ah, xasuuqsom, xisbul jinn, iyo Alhabaab.(DKM, AMiSOM, Xisbul Islaam iyo ALshabaab)

Dadka tacliiqa dhiibtaa waxan u malaynayaa in badankoodu ay wax ku xukumaan hadba warka ay Mareegaha wararka ka  akhriyaan iyo siduu u dhadhamayo, taas waxa aan u leeyahay inta meeshan tacliiqa ka dhiibatay ma jiro qof keli ah oo ka hadlay ama ugu yaraan tawdiixiyay sababta sidan u dhacday, cidda mas’uuliyada iska leh, wiqaayadeeda iyo sida lagu xallin karo toona, bal se waxa uun indhaheenu ay ku dhacaan waxa markaas aan bil cayaan u aragno ee inoo muuqda.

waxa aan aad ula yaabaa marka aan arko khabar ku saabsan Dagaal, bara kac iyo xasuuq ka hadlaya,oo walibana intuba ay saamayn xun ku leeyihiin Soomaalida, (cidda la dilay waa soomaali, cidda la xasuuqay waa soomaali, cidda la qarxiyay waa soomaali, cidda labara kiciyay waa soomaali, cidda gaajoonaysaa waa soomaali, cidda nafaqo darro u dhimanaysaa waa soomaali, cidda…cidda….cidda….) hadana ay qaar leeyihin Allahu akbar ilaahay aya cadawgii Ilaahay halaajiyay oo jabiyay wallaah waa wax aad looga murugoodo, goorma ayay dadkii soomaaliyeed inta aan kula fikirka ahayn noqdeen cadawgii ilahay, mise waxyi iyo aayaad Nabi Muxammed (scw) ka dambeeyay ayaa idinku soo dagay oo idiin sheegay in ciddii ra’yigiina khilaaftaa ay tahay cadaw ilaahay.

mar-marka qaar waxa aan is idhaahdaa soomaalida iyo Xarakooyinkan Islaamiga ah miyaanay ahayn wada Ahlu sunne (sunni), waayo waxaan la soconaa in dhaqanka Shiicada ay tahay in Sunniga ay ka neceb yihiin Gaalka caadiga ah, sifadaas haddii aad ku sifawdona waxa halis ku jirta Ehlu sunninimadaada.

Ugu dambeyn waxa aan Ilaahayka baryayaa in uu Soomaalida xaqa fahansiiyo, ciqaabkiisana intaas noogu joojiyo kollay arrintu waa “fa bimaa kasabat eydiikum”.

ws wr wb

By Xog-ogaal

By: ma gabade
ASC BABBI umadda muslimka faraj ha u keeno, gaar ahaan wadankeena soomaaliya , ragga maanta horboodayo siyaasada soomaaliya waa rag badankooda wata baasabooro ajaanib oo caruurtooda si nabad ah ay ugu nool yihiin dibada sida shariif waxa ay ku nool yihiin Yemen halka xasan daahir ay iyaguna ku nool yihiin Masar, waxa meesha waxa ku baa’baaya waa masaakiin aan haysan meel ay u baxsadaan, ee waxaa dhihi lahaa in labadaas nin ay caruurtooda ku soo celiyaan Muqdisho ka dibna madfaca indho la’aanta magaalada ku garaacayo, hadaad run sheegeysaan meel banaan ah iskula baxa oo soo kal badiya umadda masaakiinta ka dhax baxa.

By: kafiirso
waa wax aan loo adkaysan karin laynta shacabka soomaaliyeed .waxaan kaloo loo adkaysan karin axmed diiriye iyo dadka uu madaxda u yahay meesha ay dadka ku wadaan iyo dawlad diinimada,waa dad u bartay inay nooladaan dawlad laan kuna noolaadaan hanti umadeed,hadduu run sheegayo isaga iyo odayaasha kaleba ha ku dhaqaaqeen ficildawladnimo raadis iyo nabad soo celin ah

By: abshir
asc walaalayaaal.

Waa arin naxdin leh in dadkeena loo gumaada sidatan, iyadoon loo kale aabe yeelin, haddana lagu gumaado magac dowladeed. Soo dawladu dadka ma mataleyso, haddan maxaa magaceeda loogu xasuuqi shcabka. Walee waa xisaab taali doona. ilaahay ha u naxariisto inta ku waxyeelootay, ehelkooda samir iyo imaan ha ka siiyo. amiin

By: soomaaliwayn
ILAAHAYAW ADAA SHACABKA SOO MAALI YEED UMAQAN EE KA DULQAAD DHIBAA TADA   AAAAAAAAMMMMMMMMIIIIIIINNNNNNNN

By: Abuu mujaahid
as/cl

inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waa wax laga naxo in ay duqeeyaan cadawga AMISOM dadka islaamka ee soomaaliyeed inshaa alaah dadka meeshaas ku dhintana waa shuhado inshaa alaah alle waxaan ka baryayaa inta ku dhaawacantay in uu caafiyo aamiin inshaa alaah goor dhow ayaa looga aargudaa oo ficil istish-haad ayaa looga aargudaa inshaa alaah waxaa gacantooda ku cadaabi doonaan mujaahidiinta cadawgaan dalkeena ku soo duulay