Comments on: WFP oo Howlaheedii Koonfurta ka joojisay & Al-shabab oo ka Hadley.

By: Cali Guure
akh Xog ogaal

ACW

Waxaan ula jeeday sida ay reer woqooyiga ula dhaqmeen hay’adaha UN-ta.

Inta aan war hayo waxay ku qasbeen hay’adahaasi jooga \hargeysa ama burco iwm inay shaqaaleeyaan keliya Somalida woqooyiga dega.

Sidoo kale waxay ku qasbeen in hay’adaha samafalka sheegta ee ka jira woqooyiga Soomaaliya badankooda yihiin kuwa keliya ka fulin kara mashaariic ku sheegga gobolladaasi.

Ma\ahan inaan barakaynayo falkaasi laakiin xagga talada ama sax ha ahaato ama wax ha ku jireenne reer hargeysa way ku guulaysteen in hay\adaha \UN-ta laba goor maalaan;

1- xagga shaqaalaynta dadkooda

2- muujinta hayadahooda maxalliga ah.

wixii sir ah ee ay ka dhex heleyaan waaba haddii aysan camiil ahayn dee waa u dheer tahay.

shabaab iyo xisbul islaam sheekadooda waa xees bees. meelaha ay ka taliyaan malaha aragti midaysan oo u gooni gooni ah iska daa inay leeyihiin hay’ado samafal u sameeya.

Tusaale waxaan u soo qaatay sida shabaabka gedo ama bay uala shaqeeyaan unta halka kuwa kismaayana xoogga ku haysta u wadaamaysanayaan.

ninka yiri lacag baad ah waa jizyo wuxuu hadlay diin xumadiisa. axkaamul jizya bal dib ha u eego haddii uu wax akhrin karo.

Allow xaqa nagu sug

By: MISKIIN
WFP   waxaa loo sameeyey awalba inay niyad jab ku rido beerelayda somalida

runtii waxaa hubaal ah in somaali isku filantahay

teedka kale waxay rashinka ku soo beegaan marka beeruhu noosoo go;aan si suuga looga saaro badarka noosoo go ay

By: cali
Allaylehe gedoodii la baray gaalo qudhunleey!!

xataa haddii ay Al-Shabaab baad ka qaadaan LNGOs-ka sida WFP waa arrin sax ah … waayo waa JIZYAH waa tii la yiri ka qaada gaalada iyagoo dulaysan!!!

By: xog-ogaal
cali guure maxaad ula jeeddaa reer waqooyiga si fiican looma fahmin taxliilkaas ee fadlan caddee

By: Gumeysi diid
Allahu akbar, wlaalaha al-shabab allaha guul siiyo. Wayo hay’adahan ngo-yada ee wfp ay kamid tahay waa cadowga kowad e somalia leedahay qurunka hala ceyriyo, waxa kujira sirdoon gaalo iyo dhabadhilif, waxayna keenan wadanka raashin dhacay o uray. Allaha qabto cadowga umada islaamka. Guul alshabaab

By: Cali Guure
Shabaab kama run sheegin ka istaagidda haya’dahan mowqif cad oo ku fadhiya islaamka.

Hore ayaan ooga hadlay arrinkan isaga oo tafsiil ah.

Malaha mowqif cad oo qeexaya mowqifkooda. Haddana khilaafkan iyaga iyo WFP waxaa uu ka dhashay bixiya lacag iyo ka gata mesagada beeralayda Soomaaliyeed ama raashin ha keenina marka beeralayda wax beeranayso.

U fiirso sheekadu ma’ahan sheekadan cantariga ee Cali dheere akhrinayo.

Mowqifka saxda waxaa uu ahaan lahaa

-gaaloy la taga xoolahiinna aad ka soo qaaddeen dunida Islaamka.

- Shaqaalihiina ha kaga baxeen Soomaliya muddo kooban oo intaasi ah

Laakiin dhinacna waxaa ka shaqeeynaya hay’adihii kale sida Cobi oo Gedo saldhig ku leh iyo kuwa kale oo UN iska leedahay oo ilaa imminka shabaabka la shaqeeya sida WHO.

Marka yaa la is xiijin iyo takbiir la akhrin iyada oo xaqiiqda laga hadlayn.

Xisbul Islaam

iyaga warkooda waa cad yahay. Waxay dhaheen waan soo dhowaynaynaa wixii dadka wax u qabanaya.

Mowqifkayga ku aadan mowqifka xisbul islaam

Xisbiga waa ku khaladan yahay.

Maxay tahay sida saxda ah:

-In labadan Urur sameeyaan hay’ado samafal ah

-Shaqaalaha iyo madaxda hay’adahan yihiin xubnahooda lagu kalsoon yahay

-Ku qasbaan dhamaan hay’adaha inay u dhiibaan waxay hayaan labadan hay’adood ama kuwa kale ee Soomalida lagu kalsoon yahay qura

-Iyaga gargaar siiyaan ama gaarsiiyaan dadka tabaalaysan.

Yaa ilaa imminka sidaa oo kale sameeyey?

Waxaa sameeyey qolyaha reer waqooyiga oo u ku qasbay dhamaan hay’adaha sheegta waxa lagu magacaabo UN-ta inay shaqaaleeyaan keliya reer woqooyi keliya. Xitaa ma ogola reer koonfurka.

Ilaahow labadan koox ku toosi sida loola dhaqmo dadkan tabaalaysan iyo hay’adaha ka been sheega gargaarka ee haya lacago iyo raashin badan.

By: Abuu mujaahid
AS/CL walaalayaal sln ka dib waa ilaahee mahaddiis in ay gaalo joojiyaan cuntadii dhacay gaal wuxuu wax bixiyaa labo mar uun ogaada

1-marka ay noo soo goáan dalag beera ah oo waxay rabaan in ay ku  jebiyaan waxa noo goáy oo dalag ah.

2-ilaahaa idinku dhaarshee inta ku nool muqdisho ilaa afgoi inta u dhxayso oo ilaah mar uun ka baryaan in uu quudiyo miyuu alaah quudin waayaa gaal wuxuu nacayaa in ay muslimiintaas ilaah baryaan .

waan ku taageersanahay walaalkay al-akh al-mujaaahid sh.cali dheere hadalka ka soo yeeray wana sax haday umada islaamka ee soomaaliyeed ay ku dhqmaan.mahadsanidiin macsalaama

By: xassan
AS WR WB SALAAN KADIB  WAA WAX AAD LOOGU FARXO TILAABADA EEY QADEEN URURKA ALSHAAB, UMADA SOMALIYEED INTA EEY TUUGSI KU JIRI LAHAAYEEN WAXAAN FIICAN INEEY BEERAHOODA BEERTAAN OO EEY QUUTKOODA SOO SAARTAAN HADII KALE WAXAA QABANEEYSA QAACIDADII DHAHEEYSAY  QARAAR MALAHAN NINKAAN QUUTKIISA AAN AWOODIN OO WALIGII WAA LOO TALINI MIDA KALE WAXAA IISOO BAXDAY FRQIGA U DHAXEEYA ALSHAAB IYO KUWAAN ISKU MAGACAABAY AHLU SUNA

MEESHA EEY ALSHABAAB MASAALIXDA UMADA KA SHAQEYNAYAAN AHLU SUNA KUWA SHEEGANAYO WAXAA EEY BALANSANAYAAN FANAANIINTA WAAYAHA CUSUB SI EEY WAX UU ILAAHAY XARIMAY USAMEEYAAN BALA HA IDINKU DHACDO ILAAHAY IDANKII

By: Geedi
MAashaa allaah .

warku waa war fiican raga commentska dhiibtayna waa rujaal aan khayr badan u rajeynayo waxaa ii muuqata kuwii duliga ahaa ee somalida nala sheeganayay inay sii daciifeen.

guushu wey dhowdahay waase la is imtixaamiye hala sabro dadoow

By: muayid
xaqiiqdu waxaa weeye  hadba intii ilaahay lagu xidhnaado  ayaa barwaaqo la helaa  hadii aad  ibna aadam isku xidho  kaas ayaa wax laguu galin  oo suu doono  kaa yeeli  faqrina ka bixi maysid  hadaba  soomaaliya  waa wadanada aduunka  u barwaaqayasan  ee kuwa raba inay reer galbeed inagu xidhaan  oo aan qoxooti  ku noolaano  waligeen  diida  kuwa raba inaan  dad noqono  oon  qayrkeen  ka hoosbaxno  aan taageero   waa dardaaran  dib laga  xasuusan doono