Comments on: Maamulitaanka Wakhtiga‏

By: Yuusuf
Albanna waa qoraa caan ah oo runtii fikir fayaw sida waxaanan jeclaan lahaa in shabakada somalimirror.com ay u samayso bog dhan, waayo wuxuu leeyahay maqaalo fara badan oo iskugu jira Diini, Bulsho iyo Aqoonta kalaba.

Albanna walaal dedaalkaaga halkaa ka sii wad

By: Miskiin
Salaan qaaliya kaddib.

Waxaan u mahadaniqi qoraaga, maqaalka qiimaha badan uu inoo soo bandhigay. Illaaheey kheyr badan hakaa siiyo.

Sidoo kale waxaan jeclahay inaan ku celiyo hadalkaan qiimaha badan ee uu yiri, Abduljibbar Saed Omar (Fikir ka dhiibo| Jan 22, 2010)

‘waxaan kaloo ka codsan walaalkeena c/qani xaaji iyo walaalaha kale ee kara inay soo jeediyaan tacliin anfaac leh sida maqaalkaanoo kale iwm. waxaan kaloo ka codsan akhristayaasha qiimaha leh inay ayagana naftooda oo kaliya uga faaiadaysane usii faaideeyaan dadkooda kale sida sxb ehel iwm.

ps: bahda Somalimirror guuleysta!!!!!11

By: Abduljibbar Saed Omar
A/C.

Waxaan si aada ugu riyaaqayaa walaalkayga noo soo bandhigay maqaalkaan aadka inoo anfacaya khaasatan soomaali hadaynu nahay, maadaama aynu lahayn dowlad taag leh dadkuna ubadanyahay dad aqoontoodu yartahay waqtigoodana ku beeldareeya fadhikudirir iyo siyaasad aan la fahansanayn.

waxaan kaloo ka codsan walaalkeena c/qani xaaji iyo walaalaha kale ee kara inay soo jeediyaan tacliin anfaac leh sida maqaalkaanoo kale iwm. waxaan  kaloo ka codsan akhristayaasha qiimaha leh inay ayagana naftooda oo kaliya uga faaiadaysane usii faaideeyaan dadkooda kale sida sxb ehel iwm.

waad mahadsantihiin dhammaantiin.

By: axyaawadani
manshaa allaah walaahi waan raadiyay warqad tilmaamaysa qiimaha waqtiga uu sidaan uu kale ah waana tii aan naftayda daba dhigi lahaa yacni ku dhaqmi lahaa waxaan aqriyay warqad ay gabar walaasheena qortay uu ay ugu magac dartay QIIMAHA WAQTIGAAGA WAA QIIMAHA WAQTIGAAGA sidaas daraadeed waxaa lagama maarmaan ah in aan waqtigeena ka faa iid aysano

By: umucamaar
sww waa maqaal aad uqiimo badan allaha ka abaal mariyo qoraaga waana kafaaidaystay xaqiiqatan,maxaayeelay wuxuu naxusuusiyay qiimaha waqtiga oo ah nolosheena ,hadaan beeldarayno waqtigeena ay kadhigan tahay anagoo beel daraynay nolosheenii ,

allaha nawaafajiyo inaan kafaa idaysano waqtigeena

By: Bashir
asc wr wb,

Walaal aad ayaad ugu mahad santahay maqaalkan, Waxa aan isleeyahay waxa uu Cinwaanku ku quruxbadnaan lahaa haddii aad ka dhigno\

“MAAREEYNTA WAQTIGA”

By: umshuhadaa
asc wr wb. Walaalkan maqaalkan qiimaha badan soo qorey oo uga faa,ideen doono walaalo badan insha Allaahu, waxaan Allaah swt kaga baryaraa inuu akhlaas kaga dhigo anakana nagu anfaco aduunyo iyo aakhiro,waxaan kaloo ku dhahayaa jazakallaahu khayran jazaa.

By: hindi
waan kusalaamay