Comments on: Al-Shabaab oo Maamul Cusub u dhisay Deg/Garbahaarey.

By: Cali Guure
Cali ruwaybidah

Cali Guure waxa uu yahay bilaa tazkiya saaxada jihaadka ayaad ka helaysaa. ma’ahan mooryaan cimaamad xirtay oo gaaaleysiiyay mujaahidiintii kale ama kala dhantaalay midnamadii mujahiidiinta.

Cali Guure mahana nin aqabalaya diktaatooriyadda Godane iyo fulaynamadiisa. Cali Guure waa waalaal muslim ah oo doonaya dawalad islaam ah oo hadiyiga rasuulka loo maro.

Waa nin u naxayaa dadkiisa daadsan meel walba ee aan ku qaraaban beenta shabaabka

Waa nin aamisan in jihaadkan la socdo mashruuc siyaasi oo lagu badbaadinayo guusha dhabta ah ee shabaab rabaan inay luuq la galaan ama dhumiyaan.

Waa nin aanan marnaba aqbalayn inay shababaab ka tarjumaan shareecada islaam iyaga oo tuuraya ama duraya culimadii islaamka.

Waa qoys reer guure wa bilaa tazkiya u huray diinta naf iyo maal jihaadka.

\maxaad tahay adiga waxba, qalin ku dhiigle, jaahil murakkab ah oo weliba af xun la soo taagan.

haddii aad diintan wax ka taqaan waxaan ku dhihi lahaa\; Wax ma tacliiqin kartid miyaa adiga oon caaytamin ama aflagaadoonin. Mise luuqaddii shaarica ee shabaab ku caan baxeen baad moodday in aad gadi karto.

Calaacal iyo suufi kulahaa. ninkii shabaabkaad caabudayso ama taqdiisinayo khilaafa waa suufi, jaajuus, camiil, jaahil iyo qabali. War orodo akhlaaqda islaamka iyo adabka niqaashka soo baro.

haddii kale sug inta lagaa karbaashayo. jaahil miskiin oo weliba jald ruwaybidah ah.

Weel maran weligiis ma daato. Bal maamul baa laga hadlayey markaasi wuxuu ka hadlayaa calaacal.

mujaahidiinta dhabta ah waxay karbaashi doonaan kuwan banneystay dhiigga mujaahidiinta doonayana dhuminta miraha jihaadka.

By: cali
Kan cali guure la baxay waa id gumuc ku dhacay oo buka calaacal badanaa ma suufi bakhti cunay baa

By: Alfurqaan
TO CAJIIB:Bro waxaan ku weydiinayaa goormaad aragtay shacab la weydiiyo maamulkooda?ka bilow maamulada somaliland puntalnd iyo kan shariif midna kuma iman rabitaanka shacabka balse musuqmaasuq bay ku yimaadeen.Ta kale nidaamyada aannu ku hoos nool nahay ka bilow kenya itobiya illaa yurub iyo north america waannu ogolnahay maxaan ku diidnay kan shabaab?ma inagoo islaam ah baannu nacnaa islaamka. sabab la aan meeqa ayaa ku dhiman jirtay k/furta somaliya before shabaab?qabaa,ilku dhibaatooyinkii ay isku hayeen dib ma u fiirisay?waxaa loo baahan yahay in si  caqliyaysan loo fakaro, shacabkanu wuu bahaloobay shabaab cid aan ahayn oo hayn kartaana maba jirto waxaan ku qanacsanayn in yar oo uu qabiil dilooday misana aan garaadkoodu wali gaarin saxxa iyo khaladka in ay kala saraan.Bal fiiri kuwa dawladda sheegtaa ciidankoodu waa wada sarqaan san yahay, Alhusunna-Wal malez waa wadda sarqaan qaadna ruugayaa qabiil iyo qabqable dagaalna waan naqaan halka ay reerka ku furi doonaan waa reer hebel jifo heleb iyo balaayo iyo in amxaaro la adeegsadaa soomaalidu sida ay rabto cid taqaan ma leh.Ta kale ee aan aadka ugu qoslay waxaa ay tahay waxgaradkii mee ayaad tiri war waxgaradka sow maahan kii 20 sanno jifo jifo qabiil qabiil dadka u kala guraayay ee qabqablayaasha u shaqaynayay ma kuwaasaad rabtaa wax danbe in la weydiiyo.Public service aad sheegtay hadduuba sidii hore ka fiican yahay oo waxaa jiray dad shaqaale ahaan u qornaa waligoodna aan soo shaqo tagi ta kale gedo oo kale waxayba ay ku xiran tahay Kenya inta ay somaliya ku xiran tahay waxaa ka badan inta ay kenya ku xiran yihiin sida waxbashada oo kale saxaaib dadkani qabqable qabiilayste mid tuug ah iyo mid balwadi dilootay oo jecel umaddu in ay u le,ato qamri iyo qaad waa in laga qabtaa shacabka konfurta maanta nabadda ay heleen waa mid muddo la sugaayay

By: cajiib
Fadlan somali miror qoraalkan sii daaya!!

Maamulka la badalay iyo ka lagu badalay sababtu maxay tahay mase shabaab uun baa og? Shacabka degaanka iyo waxgaradkooda goormay magacaabista iyo doorashada madaxdooda xaqii ahaa loo soo celin doonaa oo uu islaamku siiyey? mase nin xoog ku qabsaday iyo dhiig ayaa usoo magacaabaya ciddii doono?

Aaway mas’uuliyintii u adeega bulshada sida waxbarashada io caafimaadka mase shabaab amniga, garsoorka iyo dcawada ayey uun diin u fahmeen oo iskool iyo isbitaal ma furaan inay kuwa iskoolka joogay dagaal u wadaan maahane isbitaalkana dhaawaca geeyaane?!1!

By: Cali Guure
Maamul cusub kulahaa. Allah ayaan darro weynaa.

Fahamkooda maamul ma dhaafsiisno:

-Guddoomiye

-Madaxa amniga

-Madaxa garsoorka

-Madaxa dacwada

Hadaa mablaqahum minal al idaararah al sharaciyah wal rasmiyah or casriyah.

Haddii Gedo gobol tahay afartaas ruux oo dhumanaya maxay ka qaban karaan.

Imasa maamul iyo maareyn ayey u baahan tahay magaalo kasta oo shabaab u sameyeen waxay ku magacaaben maamul? Ninkii habka idaarada noocay rabta wax ka yaqaanno waa garan karaa in meesha jirin idaaro xitaa iyaga u siman yihiin iska daa in ay tahay idaara ama maamul dhaqaajin karta baahida magaalo madax gobol.

Koronto

Biyo

waxbarasho

shaqooyin

Hawlaha guud

waddooyin

Laysan bixin

nadafad

Tijaaro

iwm

halkan iyo meelaha ay joogaan midna kama jirto.

Marka ha iska weeraga caddaysato.

Faysal:

Miskiin.

Maxaa raggii hore looga qaadey haddii sidaa loo amaaney? Maxay ku kala geddisan yihiin iyaga iyo Afgaan oo ku doodaya waxaan ahay amiir gobol oo aan la beddeli karin ilaa aan ka dhinto.

Malaha iskaga waxa uu haystaa kitaab almaawirdi halka reer gedo ka haystaan kitaabka ikhwaanka ee demoqraadiga!!!.

Macallin Cabdi

Warkaada waa qubane in kasta walxa sax ku jiraan.

Waxaan kuu sheegayaa wax la yiraahdo wahaabiya ma jiro ee waxban ha is xiijin.

Shabaab iyaga wata wixii ay isku gebo gabayn lahaayeen haddii aysan isa sixin

By: Alfurqaan
ACWB:  TO  QAASIM

Maamulka cusub waa maamul islaam ah islaamkuna ma kala sareeyo.

Haddii aad tahay Cali wanaag,Afgaduud,Gacanweyen(intaasiwaa absame)ama aad tahay Gaalgale,Zinjibaari-jareer,ama ma dhibaan iyo aabbe laaye(intaasina waa Harti)maamul waa lagu siinayaa insha allah marka qoladda aad tahay soo sheego boon iyo bilis iyo isqarin danbe waa dhamaatay kolay intaas un baad tahay ankee haddii aadan aabbe lahayn

boos waa laguu hayaa  kkkkk

Soo qadim araajidda hana la daahin haddaan u soo soconaa waqooyin bari halkaas iska xaadiri cadaalad maantay kuugu dhawdahaye

By: ru sheeg
macallin cabdi xaaji yuusuf,keligaa baa qabri gelaya,xaqiiqadana waad ka fog tahay taariikhsda calanka madow ma taqaanid,meel aan tawxiid lagu dhaqinna waad joogtaa baan u malaynayaa ee wax soo baro.

By: Muxamed
Macalim ma tihide masiiba yahay ka dul tag amada ha waswaasininee waxaad la caqli tahay nasaarada oo dad lumay quraanku ku sheegay waayo calankii maxamed cawaale alifayna waad noogu yeeraysaa calankii tawxiidku ku xardhanaa ee suubanaha scw. Uu wadan jirayna waad xaqiraysaa

By: abu abdirahman
asalamu calaykum

To: Qofka Lamagac Baxay Macalin Cabdi Xaji ..

Marka Hore waxaan kuu sheegayaa inay qabaliyad kaa buuxdo si kasta aad uqarisana waxaa laga dareemayaa qoraalkaga. waxan kaloo kuleeyahay armay fiicnaan lahayd intaadan qoraalkan aadka udheer aadan soo qorin in aad diinta barato caqiidadana iska dhisto sababtuna waxaa weeyaan calanka madoow aad aflagaadeynaysid oo aad tusaalaha usoo qaadatay khamriga kii gadaayay waxaan kuu sheegayaa in ay suno tahay oo ay nebiga scw kasugan tahay inuu calan cad iyo mid madow oo ay kuhoos taalo laa illaaha ilallaah ay u ahayd calan taasi waa taa waana diin xumadaada iyo jahligaaga.

Waxaad kaloo tiri kuwaan waxay leeynaayaan dadka nool kuwa dhintayna waysoo fagayaan, waxaan kuu sheegayaa in meesha laga saaro sanamyada ay caabudayaan suufiyada adiga oo kale ah oo ay ku sheegayaan awliyada waa loo baahan yahay diinta ayayna ka mid tahay, odayada ay suufiyada adiga oo kale ahi sheegayanaan inay ku aasan yihiin meesha ay ku duugan yihiin soo ma ogid qaybtoo inay iska dhahaan iyagoo raba inay dadka masaakiinta ah lacagta kaga qaataan ”waxaan ku aragnay nuurkii shiikh hebel or odaygii qabiil hebel” kadibna ay qabri wayn meeshaas kadhisan kadibna ay caabudaan oo way wax uqalan. hadaba kuwaas ma waxaad leedahay hadii lajajebiyo oo dadka caqiidadaas shirkiga ah laga baabi’iyo oo layiraahdo alle kaliya caabuda maxaad oranaysaa waa khawarij iyo dad dhintay bay soo fagaan.cajiib caajib!

Tan kale waxba maraykanka iyo reer yurub toona ha oran doowlad bay noo dhoobdhobeen runta maaad iska sheegtid oo tiraahdid qoomkaasi si fiican bay noola shaqaynayaan. sababtuna waxaa weeyaan caqiidadaada baa ah suufiya, suufiyana waa layaqaan ilaa xiligay soo baxeen dadka salafka ah way necbanaayeen waxayna jeclaayeen oo soo dhawaysan jireen gaalada taariikhda dib u akhri.

Khawaarijta:

Waxaan layaabanahay intuu jaahil walba iska soo ordo oranaya khawaarij weeye mujaahidiinta.

waxaa wanaagsanaan lahayd inad barato maabaadi’da khawaarijta iyo caqiidadooda, aan anigu wax kaaga taa taabto.

1. khawaarijtu dadka oo dhan gaalo ayay u aamin san yihiin wixii iyaga laga reebo. shabaabku taasi ma qabaan?

2.khawaarijtu xoolaha ay dadka kale qowracaan ma cunaan. shababku ma qabaaan taas?

3.khawaarijtu islaamka ayay ku ad adag yihiin gaaladana way ujilicsan yihiin bal iska dhaafe lamaba dagaalamaan. shababku ma sidaasaa?

inta kale adigu culumadada waydii oo ku dheh iisheega khawaarijta waxay aamin san yihiin. su’aalahaasna adigaan kaa rabaa jawaabtooda. teeda kale waxaad iisheegtaaa meelaha ay shababku hayaan iyo meelaha suufiyadadu hayaan iyo xitaa ku dar ku isku sheegaya dowlad goboleedyada xitaa ku dar gaalada aad qalbiga ka jeceshahay wadamadooda iyo kuwa ay shabaabku maamulaan yaa amni badan? waxaan kuu sheegayaa inaan anigu ku noolahay wadamada reer galbeedka isku sheega inay xaga amniga horumar ka gaareen, hadana waxaan kuu sheegayaa wadanka aan joogo inay habeen kasta iyo saacad kasta ay ka dhacdo intaad oo jariimo oo isugu jira dil, dhac, kufsi iyo wixii lamida, hadaba ka waran meelaha ay mujaahidiinta maamulaan maku haysaa intaas?????

Ugu dambeyntii waxaan kuu sheegayaa adiga iyo kuwa kasoo horjeeda mujaahidiinta alle ka baqa oo joojiya aflagaadada iyo dacniga aad ku haysaan mujaahidiin alle sw dhiigooda u huray. waxaana idiinka digayaa hadii aad saan kusii socotaan oo aan idiinka baqayaa inuu hart attack idinku dhaco, sababtuna waxaa weeyaan hawshaan waa kudaysay ama habaartama amase calaacala iyaagana soomaliya katalin doona insha’allah….allow ugargaar mujahidinta jebi ku wa qalbiga ka neceb iyo cadowgooda allow kuwa neceb ku dil caradooda sidaad quranka ku tiri ” ku dhinta caradiina”..

By: Ayanle
Waa wax loo baahnaa