Ra’isul Wasaaraha DKMG Cumar C/rashiid oo u waramey Wakaalada wararka ee Reuters ayaa daboolka ka qaadey in ciidamadoodu diyaar gaarowgii ugu danbeeyay ugu jiraan qaadida weeraro ka dhanna Xoogaga Islaamiyiinta ee ka soo horjeeda.
Waxa uu sheegay inuu qorshahoodu yahey, kahor dhamaadka bishan inay Magaalada Muqdisho kala wareegaan xoogaga ka soo horjeeda.
Sharmaake oo arintan ka sii hadlaya waxa uu sheegay Ciidamadoodu diyaargarowgii ugu danbeeyay inay ugu jiraan fulinta qorshaha dagaal ee horyaala, ka dibna u dhaqaaqaan inay xoogaga ka soo horjeeda kula legdamaan Dalka intiisa kale, sida uu hadalka u dhigay.
Waxa uu tilmaamey howl-galka Milateri ee ka socda Dalalka Afganistan & Ciraq ee Mareykanku hor boodayo ee ka dhanka ah Al-qacida mid la mida in looga baahan yahey Soomaaliya.
Waxa uu ka digay hadii qorshe Milateri oo kan Afganistan la mida aan Soomaaliya loo dajin inay ku sii xidideysanayaan Xoogaga jooga ee ku afkaarta kuwa hadda ka dilaacey Yaman, ka dibna Soomaaliya saldhig u noqoto Xoogaga Argagaxisada ah sida uu hadalka u dhigay.
Waxa uu beesha caalamka ka dalbadey ineysan dhayalsan xiriirka Caqadiga ah ee ka dhaxeeya Al-shabab iyo Al-qacidada Yaman.
Xaqiijinta Hadafkooda ayuu ku sheegay dagaal saf mara oo ka dhanna waxa uu ku tilmaamey Argagaxisada, kuna saleysan xaga Caqiidada, waxa kale oo uu intaa raaciyay hadii Al-qacidada Yaman la jabiyo inay Soomaaliya soo gelayaan ugana sii gudbayaan Caalamka si ay Amaanka u khal-khal geliyaan.
Dhinaca kale waxa uu Reer Galbeedka ka dalbadey in la taageero Soomaaliya, gaar ahaan Faqriga iyo ka hortagida arimaha Burcad Badeeda in laga taageero.
Isha; Aljazeera.net

Related posts:
afqarbash ma khamruu laweeray
maqaadbay kadharjeen
Waxaas war qarow ah oo uu sheegay nin jiifa marka shar’ma’arke warkaas haka laabto.
Afqarbasha lahaydee
Hadaan dhiigu kaa qubanin
Wuxuu qaamud koodgalay
Hadaan Ciida loo qaybin
Hadii adan quwaax siimaynoqon
Oodan qixi waayin alaylee
Qurmuunoo qooryo xero beelay
Cumarow tan iyo maalintii taangiga leydinku keeney waxad lahadeen waxay ku sifeyneynaa laba 7aad! rabbiga aad caabudaan ee beesha galbeed iyo mareykan talo iyagayba ku cadahay oo shilinkii ey iyana caabudu jireen maba hayaan!! arkmey kugu fiicnaan lahayn inaad Alle uso noqoto oo safka gaalada kasoo baxdo intaan mowjka ama xirka Jihaadku ku qaadin, sidii Nebi Nuux wiilkiisi ku yiri marku safka gaalada galey, wiilkayow nasoo raac oo doonta soo fuul, markuusu dhahay war odayahow buurtaa dheer baan biyaha ka fuulayaaye iga tag! intii hadalka aan dhamaanba Hir weyn oo buura baa la tegey wuxna kamid ahaadey kuwa qarqoomey. Allow na badbaadi oo iimaanka nagu sug,aamin.
BISMILLAAH,WALXAMDU LILLAAH.
WASSALAATU WASSALAAMU CALAA RASUULILLAAH.
ammaa bacdu.
Waxaa adkaan ALLAAH SUBXAANAH.
ee ina sharmaakow adi iyo shariifow
aakhiro la gala oo la kulma qolada
aad jedclaataan inay guushu raacdo.
khaadumul-ISLAAM.
binfaqiih@hotmail.com
WALLAAHU AKBAR WA ACAZZ WA AXSAN
BISMILLAAH,WALXAMDU LILLAAH,WASSALAATU WASSALAAMU CALAA RASUULILLAAH, ammaa bacdu.
Markii hore waxaan iri duco:
qof walba ALLAAH subxaanah ha la kulmiyo qofka uu jecelyahay, qofkii jecel ALLAAH
iyo RASUULKIISA iyo MUUMINIINTA wuu la kulmi aakhiro inshaa-ALLAAHU TACAALAA .
qofkii jecel gaalada iyo munaafiqiintana iyo kaafir buush iyo jaksan iyo obaama iyo natanyaahuu iyo munaafiqiintooda faraha badan haddana sii jecel in ay gaalada iyo munaafiqiintoodu libinta ka qaataan muuminiintana wuu la kulmi aakhiro kuwaas uu qalbiga ka jeclaaday kuna dhintay jacaylkooda.
saas awgeed xaq iyo baadil ma kulmaan ciidan ALLAAH iyo mid shaydaana isku mid ma noqdaan oo guushu waxay ku danbayn mar walba ciidanka ALLAAH SUBAXAANAHUU WATAACAALAA.
haddii ina sharmaake uu afkiisa iyo uurkiisa ka jeclaaday in sida gaaladu muslimiinta ugu laynayso afqanastaan iyo falastiin iyo ciraaq iyo shiishaan ay ku sameeyaan gumaadkaas oo kale muslimiinta soomaaliya waa gaalnimo cad oo aan geed loogu soo gaban ee warka sii caddeeya si aad u galbataan.
WALLAAHU AKBAR, WALLAAHU ACLAM.
binfaqiih@hotmail.com
maxaa huradaaye beenta ku wata. war meesha isakaga tag. al risaaq ha la tijaabiyo ( ina cabdirisaaq maxamoud abuukar ) . koleey reer kaaraan waxaan bari ka iman lagama dhaadhicin karee.
Caku qofka marka uu doonayo in uu cabbiro wax uusan ku qanacsaneyn.
Ina C/Rashiid wuu og yahay in uusan xoogagga Islaamiyiinta dhayalkaas Xamar kaga saari karin mooryaantiisuna ay qadarkaas dhanneyne tolow yuu isku halleynayaa maxaase lagu yiri si uu hadalkan ugu dhiirrado.
Dagaalku waa caqiido oo waa run ee isagu caqiidadee buu heystaa meesha muslin iyo gaalo is hayee isagu xaggee ka tirsan yahay????
markii xabashida wadanka so gashay waxaa lagalay oo lagu duntay. badda madwo. lakin ninkii lahaa badda maddwo wa laxumeyay asaagii oo waran haaysto ayu ku sugihayaa kuwi kuduumanjiray.wa layaab xagee laguduman doonaa?. nafjeceelna wa midii qaburiyeenta logaso caraaray shaleya.
akh fiidhoon
alxarbu khudcah.
Dagaalkan haddii uu dhaco waxaa ka soo bixi kara:
1) in Mujaahidiinta ku adkaadaan oo xamar qabsadaan dabadeedna qaddiyaddu weji dowli kale qaadato
2) In shariif iyo mooryaantiisa guulaystaan -laa qaddarallaah- oo markaa la iswaydiiyo “Anna hadaa” oo jawaabtu noqoto waxaan maalin walba ka sheekayno “Qul huwa min cidni anfusikum”
3) In miisaanka caskariyeed isbeddelin oo xaaladdu ahaato sida ay hadda tahay oo shacabku ku jiro dhibkan.
Marka yaan la yareysan cadowga kaa horjeeda
Alow ale kolay dowladayada wey xuren xamar wana laga sifiyay kuwan kitabka ku ben aburtay siru fii ardi al laah kunu junidi laah somal lana la li al qacida
ASL_CLyKum
Salaan kadib maanta somaliya waxa ka jiro waa fidno wayo waxa is leenaayo waa dad muslimiin ah taas darteed aanun u ducayno dhmantod in Allah uu ka faydo dhibka & imtaxaanadka wsc
Allahu akbar in abdirashid inu galada jecelyahay shaki kumajirto warkisa wacadeye sharifkana wa lamid e mujahidinta qoriga hasofestan jihad xaqiq ah aya hada bilawday e halaso ordo dhalanyaroy.ALLAHU MANASUR JUNDAK AMIIN
asc walaalaha xoriyad doonka ahoow.waa ku dhalay isoo raac ma jirto walee.sababtana u leeyahay baa waxay tahay.in aabihiis alaha u naxariistee uu ahaa wadani soomaliyeed.isagana uu yahay khaa,inul wadan.markaad isla barbar dhigto hadalada ay gaalada media u isticmaalaan neceybka ay u qabaan muslimka ama diinta islamka.ay isla isagii lasoo shirtagaan iyagoo isku sheegaya inay yihiin somali,muslim,sunnah.mida kale aan la yabao waxay tahay ereygaan (alqaacida) ma jirtaa qof farta iigu fiiqi karo in ay soomali ku jirtay qaraxii sept 11?dagaalka lagula jiro muslimka waxa ka dambeeyo zoinist yahuud ah yahuudina iyagaa ka taliya usa,england.wax ay qiranayaan gaalada qaar ee ah in ay jiraan naceyb islam loo qabo uu qof muslim sheeganaayo leeyahay waxa jiro argagaxiso “alqaacida”ilaahoow umada islamka ka dhex qabo kuwa af ka islamka ah uurka ka gaalka ah.mida kale ee aan isweydiiyaa waxay tahay.dowlad ku sheega mooryaanta iyagoo helay hub badan iyo gaalo welina xamar aan gacanta ku dhigin 2km ku oodan bunkarkii villa somaliya iyo taangi amisom.maalin kastana ku booteeyo waxaan magaalada xamar ka sifeyneynaa argagaxisada.taloow ma diidiin bey soo saaran yihiin?omar buluq buluq yaa kula taliyoo ku yiraahdo isaga noqo north america.rag kaa qamarjisan baa banaanka loo eryee.mise waxaad is leedahay 500 mooryaanta ah baa kuu qaban doonto magaalada muqdisho?mise kuwii maxaakiimta ee iyaga ay ugaarsadaan sirdoonkii ethopianka ee walwalka iyo walbaharka ku nool?aduun iyo aaqiro seegtayee xageed ku dambeyn doontaan.guusha waxaa leh mar walba kuwa kor ka yeelay KALIMATUL CULYAA mujahideenta.ilaahayna waxaan uga baryaa in ay ku guuleystaan la dagaalanka gaalada iyo af ka islam uur ka gaalka.wabilaahil towfeeq!
Somali waxaa ugu damiir liita odoyaasha iyo waxgaradka xamar jooga ee talin kara, waayo maxasta pm’ka lagu garaacayo, hantida lagubayo, kumunaanka qoys ee la barakicinayo, ardayda la aqoon tirayo, carruurta la aagoontimeynayo, aqoonyahanka la leynayo miyeysan dadkoodi aheyn? Miyeysan matalin qabiilooyinkooda? Maxay arrintaan uga dhiidhiyi la’yihiin oo garabyadaan maxasta isku dhex haysta go’aan rasmi ah uga qaadan waayeen, sidii dawladdii Abdullaahi Yusuf ay har iyo habeyn u qeylin jireen.
Anigu waxaan qabaa, haddii odoyaasha iyo waxgaradka xamar daggan kacaan oo ay caddeeyaan go’aankooda miisaan ayey yeelan lahaayeen oo qolooyinkaan dagaalamaya qaddariyaan.
War meesha ka kaca oo meesha xaqu jiro raaca, kana hor imaada dadka dulmiga wada ee gubaya guryihiinna iyo carruurtiina, inta aan galleey dhacday la inku siin xagar-dheer iyo ifo.
Bismillah..
wallaahi kan waxaa ka daran oo ka liita DIIN ahaan iyo CAQLI ahaanba daddka ugu yeeraya inuu yahay”Raiisul wasaare”..
waxba yaa la isku daalin warkiisa.
horay baa warkaas oo kale Munaafiqiin asaga ka waawayn u yiraahdeen……waxaan ku leenahay “Barxadda is keena”
a/s waan idiin salamay walaha muslimiintaa meelkasta oo ay dunida ka joogaan gaar haan walalheen asoomaaliya run ahanatii waxa dalkeena qaribaayo waa qolo si qaldan diinta u fahanatay iyo kuwa kursi doon ah oo aan garaneyn qaabka loo raadsho kursiga kuwa sida qaldan u fahmay diinta waa alshabaab kuwa kurisiga sida qaldan u doonayana waa xizbul shaydaan xizbul islaam lama yiraahdo wa adanbi ninkii sidaas ku tilmama oo yiraahda xizbul islam ba ala yiraahdaa waayo diinteen maqabto in lalayaayo umad islaam ah ayado dano gaar ah lafiirsanaayo ilaah haka qabto umada islamka fahma yaan idiin leenahay oo barta macnihiisa waa kuwa ka yimid afganistaan iyo juzuru qamar ilaahna kayaba nooga baxa dalkeena dallaka ka timaadeen fisqi iyo calmaniyadba kumayaree waan is naqanaaye soomalidana ilaah ha tusiyo xaqa wa bilahi tow fiiq
Ina C/Rashiidna waxaad ugu yeedhaan magaca ah “Ra’iisul Wasaare”, madaxweynaha waxaad ugu yeedhaan kaliya: “sheekh shariif”. !!!!!!!!!
ina cabdirashiidoow miyaad hajabaysaa ma sidaasa madaxtinimada war waxaad ka mid tahay madaxda nalagu dirqinaayo ee aanu diidanahay ee fadlan isaga tag maya soo ma aha waayahay hashiisku meel dhawbuu kuu yaala qaado oo ku dhaqan kitaabka alle iyo sunada n.maxamed[n.n.k] maya soomaaha bal waxaad ku hanjabayso keen markaa.