Comments on: Dhinacyadii ku dagaaley Gal-gaduud oo Hadley.

By: Muumin
KKK Alla wuxu been badanaa! War sida isku dhaama!

By: abu sayaaaaf
alaaaaaaaaahu akbar walalahay walaaahay ilaahay dartii ayaan idiin jecelahay waana wax laagu farxo in suufiyo iyo cubaadul qubuur la eryo alaahu akbar

By: Leeb
aya Mahad leh na xariis Iyo nabad galyo nabigeena korkiisa ha ahaato intaa kadib shayadhiintii shisheeyaba u deegi jiray hadji dharbaaxo ku dhacday mel kastana way kaga dhici insha alaah shayadhiinul mufsidiin idinkun Somali mirror waliginba taagera kuwa dhibta iyo Hagar daamada ku haya umada soomaaliyeec ee ka daashay dhibta iyo xabada iyagaba kadaran warlordadii walahi

By: haji
as/wr/wb

salaanta islaamka ka dib sida uu sheegay cali dheere hadii ay arintu tahay waa sidii la rabay laakiin aniga waxay ila tahay in sida uu hadalka u dhigayo aysan ahayn dhinaca kale cali dheere waa isaga dhahaya waxaan iska diidnay in nalagu daaliyo kuwan soomaalida ah dabadeedna ay cadowga si fudud ku soo galaan muxuu ugu diyaargaroobi waayey dagaal dheer oo dhinac walba uga imaanay koley waxaan u malaynayaa in hadalkiisu yahay nin daad qaaday xunbo cuskay.

dhanka kale ninmaka sheegta inay yihiin ahlu sunah wal jameeca waxaan lee yahay waxaad haysaan waa been iyo qurune intaad allaah ka baqdaan ka daaya dadka iyo dalka waxa aad ku haysaan oo ah inaad cadowga u soo hogaamisaan

By: Barakatulaahi
ASC, Waxaa aad iiga yaabiyay sida uu wararka u qoro Somalimirror oo ah in uusan xaqqa ku taagnayn, xaqqana waa in aad sheegtaa xitaa haduu kharaar yahay aakhirana waxaa lagu soo saarayaa adiga sidan oo kale been u qoraya, waayo, waxaad qarinaysaa dhiigii walaalihii ku halaasamay Dh/mareeb.

Sidaas daraadeed waxaan bahda Somalimirror kula talin lahaa: 1)in ay wararka ay qorayaan ay runta ka sheegaan 2) in ay iska ilaaliyaan inay dhinac u iishaan 3) ama in aad caddaysataan oo dhinac iska taageertaan sida ina cabdulle Calasow warkiisa caddaystay, laakiin xaga jecli xaggana jecli waa calaamatul-munaafiqiin.

Wixii aan khalday waa naftayda iyo shaydaan wixii aan saxayna xagga alle ayay ka ahaadeen ee wabillaahi Towfiiq

By: WARDHIGLEEY
WALAALAYAAL WAXAAN AHAY NIN REER DHUUSAMAREEB AH, SIDA XAQIIQDA AH WARKA UU SHEEGAY SH CALI DHEERE WAA SAX, WAX DAGAL AH KAMA DHICIN GALINKI DANBE SHABAAB IYAGA AYAA ISAGA BAXAY SAWIRADA LA SOO GALIYAY WAA GURICEEL SAWIRO HORE OO KAYD U AHAA, NIMANKA SOO GALIYAY

By: idil
waa allaah mahaddii haddii ay walaaleheen ka hortageen magrigoodii maashaa allaah allaha guuleeyo xaq u dirirka kuwa gaala soo bahaystay jab baa u dambeeya guushana intii allaah dartii u dagaallameysa baa heleysa walillaahil xamdu

By: Bucul
Talaabada walaalaha mujaahidinta ay qaaden waa talaab muhim u ah walaalaha sababto ah waxay ahaayen rag tiro yar isla markana dhan walba u cadawgu ka jiray waana ugu hambalyaynaya inay mar walba taktik caskari aya samaynayan