December 2009 Archive

Ganacsatada Bakaaraha oo si kulul u Cambaareeyey Duqeymaha AMISOM.

Gudoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaara Cali Max’ed Siyaad Cali dheere ayaa si kulul u Cambaareeyey Duqeymaha Joogtada noqday ee ay Ciidamada AMISOM ka geystaan Magaalada Muqdisho Gaar ...

More From December 2009

Fadhiyada Baarlamaanka KMG oo u furmi la’a Xubnaha oo kala maqan

Golaha Baarlamaanka, ee DKMG oo maanta mar kale fadhi Muqdisho ku yeeshay ayaa lagu kala dareeray ka dib markii uu buuxsami ...

Qeybo ka mida Wadada Muqdisho & Afgooye isku xirta oo la dhisayo.

Howl lagu dayactirayo qeybo ka mida wadada u dhaxeysa Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose iyo Magaalada Muqdisho ayaa maanta halkaa ...

Al-xizbul Islami oo ku kala aragti duwan cunaqabateynta Eritrea la saaray.

Sh Salman Sahal oo dhanka arimaha Bulshada ugu qaabilsan Ururka Al-xizbul Islami oo Maanta Saxaafada kula Hadley deegaanka Ceelasha biyaha oo ...

Gudi ka dhana Jiritaanka Soomaaliya oo looga dhawaaqey Deg. Dolow.

Degmada Dolow ee Gobolka Gedo, waxaa maanta looga dhawaaqey gudi ay qeyb ka yihiin xubno ka mida Baarlamaanka KMG iyo Dowlada ...

Maamulka Luuq oo Howl-gal Amaan sugid ah sameeyay

Maamulka Al-Xisbul Islaam ee Degmada Luuq ayaa Habeen hore Howl-gal lagu sugayo Amaanka ka sameeyay inta u dhexeysa Degmada Luuq iyo ...

2 Qof oo lagu Tacsiiray Baladweyne.

Maamulka Xisbul Islaam ee Gobolka Hiiraan ayaa Maanta Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolkaas tacsiir kula fuliyey labo dhalinyaro ah  oo lagu ...

DKMG ah oo ku baaqday Joojinta Dagaalada Gaalkacyo.

DKMG ayaa baaq nabadeed u jeedisay Maamulada ku dagaalamaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, waxayna ka codsatay inay Dirirta joojiyaan ...

DKMG oo u diyaargaroobeysa Dagaalo ka dhan ah Xoogaga Islaamiyiinta.

Cabdi Xaaji goobdoon oo ah Afhayeenka Golaha Wasiirda DKMG ahna lataliyaha dhanka warbaahinta Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa Maanta shaaciyey in ...

2 Askari oo NATO Afqanistan looga Dilay & dhimashadooda sanadkan oo kor u dhaaftay 500 oo Askari.

Isbaheysiga NATO ee Gumeysta Afqanistan Dagaalkana kawada ayaa Shalay Shaaciyey in 2 kamid ah Ciidamadooda ladilay, kuwaas oo midkood ahaa Canadian ...

Itoobiya, Jabuuti iyo DKMG ah oo soo dhaweeyey Cunaqabateynta Eritrea.

Dowladaha Itoobiya, Jabuuti iyo DMG ah ayaa si isku mid ah u soo dhaweeyey Cunaqabateyntii dhawaan Golaha Amaanka Q.M uu ku ...

Faah faahin Dagaal kharaase gaytay oo Maanta ka dhacay M. Gaalkacyo

11 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen sidoo kalena ay dhaawacyo ayaa ka soo gaadhay ilaa afartameeyo qof dagaal ...

Faahfaahinta Dagaaladii iyo Duqeymihii Galabta ka dhacay Muqdisho.

Ugu yaraan 10 qof oo Rayid ah ayaa ku dhimatay in kabadan 20 kalana wey ku dhaawacmeen Dagaalo iyo duqeymo Xoogan ...

Golaha Dhaqanka & Midnimada hawiye oo ku baaqay in lakaalmeeyo Dadkii uu Ceyrteeyey Dabkii Muqdisho.

Golaha Dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ayaa maanta ugu baaqay Qeybaha kala Duwan ee Bulshada Soomaaliyeed sida Ganacsatada, aqoonyahanka, waxgarad, qurbajoogta ...

Xoghaya Warfaafinta Xizbul Islaam oo Muqdisho ku qabtay Shir dhinacyo badan taabanaya.

Shir jaraa’id oo uu Maanta Magaalada Muqdisho ku qabtay Xoghaya Warfaafinat Ururka Xizbul Islaam Sheekh Max’ed Macalin ayuu kaga hadlay arimo ...

Dagaalo iyo Duqeymo ka bilowday Muqdisho.

Dagaal Xoogan oo ay Barbarsocoto Duqeyn Culus ayaa goordhawka qarxay Qeybo kamid ah Degmooyinka Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmooyinka Hodan iyo ...

DKMG ah oo soo badnigtay dhalinyaro ay sheegtay inay u galeen.

DKMG ah ayaa maanta Xarunta  Madaxtooytada Villa Somalia ku soo badhigtay 3 dhalinyaro ah oo la sheegay inay ka soo goosteen ...

Dhibane Soomaaliyeed oo laga soodaayey Xabsiga Guantánamo oo ka warbixiyey dhibaatooyinka halkaa loogu geysto Muslimiinta.

Max’ed Suleymaan Barre oo ah Muwaadin Soomaaliyeed oo Maalmo ka hor laga soo daayey Xabsiga Mareykanka ee Guantánamo ayaa ka sheekeeyey ...

Qeybo kamid ah Wadada Warshadaha oo dib u furmay.

Waxaa maanta dib u furmay Wadada warshadaha oo Malmihii ugu  dambeeyey ka xirneyd inta u dhexeysa Kuliyada Jaala Siyaad iyo Ex-control ...

Golaha Amaanka ee Q. M oo isku raacay cunaqabateyn la saaro Eritrea

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ogolaaday in la meel mariyo  qaraar la hor geeyay oo qeexayay in Dowlada Eritrea la ...

« Back    More »