Sida wararka madaxa banaan tibaaxayaan, 17 ka mida Ciidamada Canada ee ku sugan Dalka Afgaanistaan ayaa ku dhintay qarax miino oo lala beegsadey kolonyo cidamadooda ah oo xilligan marayay Gobolka Kandahar ee dhaca koonfurta Dalka.
Weerarkan waxaa sidoo kale ku dhintay Wariyad ka shaqeyneysay TV-ga BCB oo iyaduna u dhalatey iska Dalka Canada.
Sida isla TV-gan uu ka soo xigtay Taliyaha Ciidamada Canada ee ku sugan Dalka Afganistan, Jeneral Daniel Maynard waxa uu sheegay weerarkan inay uga dhinteen 4 Askari iyo Suxufiyada.
Waxa uu sidoo kale sheegay Taliyuhu in weerarka ay sidoo kale uga dhaawacmeen 4 Askari iyo qof shaqaale ah oo Dowlada Canada halkaa u joogay.
Ra’isul Wasaaraha Dalka Canada Stephen Harper, ayaa tacsi ka diray khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ciidamadiisa ka soo gaarey weerarka lala beegsadey.
Joogitaanka ciidamada shisheeye ee ku sugan Dalka Afganistan, xilliba xilliga ka danbeeya waxay sii kordhineysaa khasaaraha joogtada ah ee ka soo gaaraya weerarka aan kala go’a laheyn ee Xoogaga Islaamiyiinta la beegsanayaan.

Related posts:
allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar waa waxa lagu farxaa gaalada allaah ha jabiyo aamiin aamiin.
maashaa allaah
allaahu akbar,,,allaahu akbar, allaahu akbar walillaahilxamdu,,ilaahoow gaalada iyo gaala raac dhameeeeeeeeeeeeeeeeeeeee
allaahu akbar allaha u ziyaadiyo jab iyo hoog yaa is gaaray mid kadaran baa idin sugeysa insha allaah kuwa la midka ah ee waddankeenna jooga iyo munaafiqiintoodaba allaah ha halaajiyo aamiin walaalaha somalimirror allaha idin cizeeyo inta kale sa uma akhriyo hillaacna waa iska ok
madixiibaaba laga wada qabsaday in yar oo allaah xaqa fahamsiiyay mooyee allaha guuleeyo walaaleheen meel walba oo ay dunida ka joogaan aamiin
Aad ayaan ugu farax sanahay qasaaraha soo gaaray kufaarta alajabiyo cadawga ilaahay
Allaah Baa Mahadaa Iskaleh Inta Kalana allaah Habaabi,iyo oo Xooga Islaamka Kuhaysata
ilaahoow sug mujaahidiinta ggobwalbooy joogaan..
ciraaq,soomaaliya,afghnistaan,falastiin,qawqaaz ,pakistaan iyo aljazaairba..
ilaahoow dadka fahansii wadaadxumayaasha u bahdilaya cadawgooda ee aan shaqo kale hayn …cay ay caayaan mujaahidiintaas mooyee
waxa laynooga baahanyahay sabir waayo gaaladii iyagoo daallimiin ah bay samrayaan..salaama
as/cl alaahu akbar maasha alaah waa arin ka farxisay mujaahidiinta iyo umada islaamka kana murugeysay gaal iyo gaalo raac muratd ah waxaan ka sii jeclaan lahaa in tan oo kale loo gaysto AMISOM iyo daba dhilifkood oo la qarxiyo
maan shaa alaah maanshaa alaah alxamdulilaah aat iyo aat ayaan ugu faraxsanahay kufaarta la atay farxat markaan arkay walaahi waan ladhawaqay mahat alaah ayeey usuknaatay ilaahayoow mujaahidiinta garabsii usuk oo kuhanuuni qeerka dhamaantena ilahayooew nagu hanuuni wanaaga
Ilaahay ayaa mahad iskale asaga kaliya ayan ugu mahdinayna jabka soo gaaray galka labaxay canada ilaahay hajabiyo maraykan iyo kuwa kuracday dagalka afgan ilaahay hasugu mujahidinta daliban